Barnaamijka Qaraaxo waxaa marti ku ah fannaanadda | Nafiso Niini | Astaan HD 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 05. 2020
  • Maxaa kala qabsan doonaa caawa fannaanadda Nafiso Niini iyo kooxda qaraaxo?
    Nala sug siday noqon doonto falcelinta fannaanaddu

Komentáře • 2,8K

  • @a.qaniwargeys9936
    @a.qaniwargeys9936 Před 4 lety +549

    Gbr hadey ku dhahdo wllsha cml iga so qaad inta ila darento xushmada gbdhahena like dhac ha igu siiyan gbdhahena Allow ino dhowr aduun iyo Aqiraba 🙏🙏🙏🙏

  • @Xariif_1
    @Xariif_1 Před 4 lety +1092

    gabadhaan maskiin waaye wlh intii ila araktay like

    • @zahrazaituni4898
      @zahrazaituni4898 Před 4 lety +17

      She is as cold as ice and as beautiful as diamond 😘

    • @laalahassan3571
      @laalahassan3571 Před 4 lety

      @@zahrazaituni4898 adi sidaas ma tahay 🙄

    • @deekhaabshirdeekha6350
      @deekhaabshirdeekha6350 Před 4 lety +3

      Wax idinka raayayba nafisa ka jirta
      Mashaa allh
      Wey dul qaad badan tahay runti

    • @Xariif_1
      @Xariif_1 Před 4 lety

      Laala Hassan 🤣🤣🤣🤣

    • @Xariif_1
      @Xariif_1 Před 4 lety +2

      Falis Filsan falis Haa wlh

  • @sahrashuuri8446
    @sahrashuuri8446 Před 4 lety +70

    Ilaahey janada hakukaliyo kitaabkana kacaanta midig hakaasiiyo like iisaar

  • @mohamedahmednur9420
    @mohamedahmednur9420 Před 4 lety +483

    wuxuu ku ducaysanjiray nabigu scw habeenadan:-
    أللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا
    ⚘ Allahuma innaka cafuwun tuxubil cafwa facfu canaa ⚘
    like saar si ducada loo wada akhristo🙏

  • @zeynomer8236
    @zeynomer8236 Před 4 lety +274

    Dadkaan gabadha leh dhiig malaha, horto mA ogtahin xadiith dhan sheegaya in muranka ama dooda laga gaabsado xittaa ayadoo lagaa qaldantahay adigana saxantahy! She did a good jobb Allahumma baarik❤️

    • @safiaali9957
      @safiaali9957 Před 4 lety +5

      couldn't agree more. being a patient and tolerant is the best way to deal with these sort of arguments and situations

    • @axmadcumar708
      @axmadcumar708 Před 4 lety +9

      Somali qararac jcl yihin mida kle aya ahed kiina idinkugu awoda badn wa midka caradisa dabola marka somali buuq iska jclyihin no dulqad

    • @saynabalisaleban2904
      @saynabalisaleban2904 Před 4 lety +2

      Somali gacan ku dirir sharaf Lee uya qaanaan🤔

    • @aaminaahmed4233
      @aaminaahmed4233 Před 4 lety +1

      Zaynabbb Omar Masha allh

    • @smfgamers667
      @smfgamers667 Před 4 lety

      Dooda waa wax wanaagsan lagamana gaab sado

  • @bahjobuja535
    @bahjobuja535 Před 4 lety +1172

    Camera manka wajigisa inta u dharsan like taa isaara😩😩🤣🙏

    • @taidermoalimmohamed9948
      @taidermoalimmohamed9948 Před 4 lety +11

      Hhhh abshir barejo hadad muqdisho jogto madina imaw gar ahan suuqlif mesha kawayi meysid🤣🤣🤣

    • @naimamohamedaa1731
      @naimamohamedaa1731 Před 4 lety +4

      Youtupe ayuu leyahay

    • @Luul15
      @Luul15 Před 4 lety +4

      Fb ayuu leeyahy xaggaas ka soo arag abshir caato😂

    • @garaadahmed8819
      @garaadahmed8819 Před 4 lety +4

      CZcams-ka karaadi waxad ku qortaa Abshir zaad waad arki

    • @meymunaqaali304
      @meymunaqaali304 Před 4 lety +2

      @@taidermoalimmohamed9948 anaba suqlif dagan wlh halku ka jogaa🤔

  • @gulledkarama6723
    @gulledkarama6723 Před 4 lety +32

    Omg wlhi wa qof daganan, dabecad,dulqad,hadal naxaris leh,xishod, qurux, intaba ilahay siiyay😢❤️

  • @kingcabdalla2711
    @kingcabdalla2711 Před 3 lety +100

    Iga doono ehelkeyga waa abgaal markey soo baxday kadib inta daawaneyso like iisaara😄😄😄😅😅😅

  • @somalishidan5577
    @somalishidan5577 Před 4 lety +184

    Calooosha I hurtay marka ay dhahday walasha cml ayaan ahay😭😭 intiii gabar ladhaltay ee nasiiibka bdn alhamdulillah hasoo qorto intii gbar labaaan ah ani cml allah ha siiiyo😭

  • @dr.nasiib5466
    @dr.nasiib5466 Před 4 lety +136

    Wallashaa oo kale iga soo qaad ii samir adaa boqoloow ehe intaas qalbigayga damqisay 😭😭 gabdhaha ha loo naxariisto meel kasta oo ay joogaan

    • @mohamedyare2942
      @mohamedyare2942 Před 4 lety +1

      Haa wlhi anigaba waan damqaday xanuun waye wlhi ilaahow gabdhehena noo dhowr

    • @nacimabeauty1168
      @nacimabeauty1168 Před 4 lety +1

      haaa abwe lkn wax yar oo xaraba ah uun waye ❤

    • @dr.nasiib5466
      @dr.nasiib5466 Před 4 lety

      @@nacimabeauty1168 iyadoo xaraaba ah ayaa qaab-ka ay u dhahday ayaa qalbiga damqinaya Meel walbay joogaan gabdheheena sharaf iyo karaamo ku noolaada

    • @dr.nasiib5466
      @dr.nasiib5466 Před 4 lety

      @@mohamedyare2942 aamiin bro

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Před 4 lety +1

      MashaAllah Tabaraka. Wllo.

  • @mohacade4413
    @mohacade4413 Před 4 lety +113

    M.a wagabr dulqad badn ilahy hadayo intii ilajecel gabadhn dulqadkeda like ta ismujiya

  • @odaytv9417
    @odaytv9417 Před 4 lety +127

    Dulqaadka iyo hadal wanaaga
    100 ayaan siiyay anuu masha allah

  • @kahadalwaxakuquseeyoonly4565

    Dunidu waa maalmo
    Taajidka ku dadaala leylatul qadriga allaha nagu hagajoyo
    👇👇

  • @abdullahidahir8385
    @abdullahidahir8385 Před 4 lety +280

    Nadiifa wa qof dagan sida hooyaday nadiifa magac igu qaliyah♥️♥️♥️♥️😍😍😍♥️♥️

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv Před 4 lety +353

    Allah Hoyadey mcn ii Cafi isoduceya plz😭😭😭😭😭masha Allah gabadhan iyo fartuun waaw Xilwa inta ila Aragtay like dhac dhac

  • @saalahabdullahi498
    @saalahabdullahi498 Před 3 lety +28

    Ramadan kan 2021 hadad daawaneysid like saar

  • @isackahmed3263
    @isackahmed3263 Před 4 lety +471

    Gabadhan walahi waa Qof qalbi fiican oo daacad ah,midakale maadaama ay tiri qarash ayaa igu soo baxay Astaan TV waxan ka codsaneynaa in ay gabadha xaal mariyaan oo si fiican loo qurxiyo. Inta inta ila fahantey fikirkaas like saar

  • @abdikadirdeyr5461
    @abdikadirdeyr5461 Před 4 lety +259

    Walaasha camal iga soo qaad markey tiri wlhi wan jidhidhicoodey Allow hablaha noo dhawr

  • @caaqilbille1205
    @caaqilbille1205 Před 4 lety +53

    Walashaa cml iga soo qaad😥 ayey ku tiri hada ka hor baa gabar sidaa igu tiri anagoo hormuud feel igu jirna waxayna isii raceysay wan xanuunsanahy ii ogalada inaan idiinka hormaro wlh hadalkeda cid hadal so dulsaraty malaha oo horan geynay iyadoo faraxsana wey noo mahad noqday alle gabdhahena ha inoo xafido wlh maskiino😥

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh Před 4 lety +80

    Gabadhaan wlhi waa Gob 💙❤
    Camera man Ka Waa xoolo tuur leh😂😂💥

  • @ShaatiWayne
    @ShaatiWayne Před 4 lety +358

    inta time kooda u imaatay like ii saara

  • @mukhber1143
    @mukhber1143 Před 4 lety +151

    Fananada kabta labaxysa inta igu raacsan inlawada sugayo xiise gaarana ledahy liketa ha ila dhafina 😅

  • @khadarcade9910
    @khadarcade9910 Před 4 lety +47

    wlhi gabadhan wa qof aad uwanagsn waliba sabar badan xita waxay dhahday walasha camal iga so qad sorry😢, Astaan waxa idinka codsana nadiifo inad barnamij gaara usameysan oo raali galin'ah🙏

    • @qadraahmett2026
      @qadraahmett2026 Před 2 lety

      Haa wlhi bentaa mahan mrkalan dib Udawan haya barnamijkan xiizo Lee🥺🤣🤣

  • @geraarajpoeml6087
    @geraarajpoeml6087 Před 4 lety +52

    Qalbiga gudihiisa ayay dacad ka tahay
    ❤️ Masakiin dagan waye Mansha allaha

  • @elmiyare382
    @elmiyare382 Před 4 lety +389

    Ilaahey hakula kulmiyo LAYLATUL QADARKA LIKE ii saar

  • @TheLove0
    @TheLove0 Před 4 lety +55

    Fanaanada nafiso nini aniga ha leey balamiyo wa gabadha qalbi wanagsan oo dacad ah dadkas oo kale in lagu ciyaro mahin wallahida wan ka cadhoday 🇩🇯🇸🇴

    • @sagalali5064
      @sagalali5064 Před 4 lety +1

      Haa wllo wlhi qof kaas cml in la dhibo maha

    • @TheLove0
      @TheLove0 Před 4 lety

      Sagal Ali ha huno wa runta waligeed somali qofka wanagsan ee dacada ah iney ku ciyaraan ayeey jacel yihin

  • @kingrashka4749
    @kingrashka4749 Před 4 lety +14

    Gabadhaan waa miskin wlhi
    1Dulqad
    2xishod
    3daganan
    Wlhi wax waliba waa lagu sameyay
    Oh waxaan ka naxay walashaa cml iga so qaad😭😭 Astaan gabadhaan xaqeeda An idinkaa rabnaa hadaan nahay fans kaa Astaan
    Waqtigenan comment kuso qornay 🤣🤣🤣 captain baaro we love you

  • @shacnidhaladkiiboorama5783
    @shacnidhaladkiiboorama5783 Před 4 lety +41

    OH😨 She is So miskiin wlhi❤️☺️😢😩 Inta Dhagaha looga qaylinayey oo Dhanva Way iska Aamusnayd waxay dhahday Abowe Adi Halkaas Fadhiiso Wlshaa Oo kalaan Ahee❤️💔😢😩 Wlhi Daganaan iyo Naxariis Baa ka Buuxda gabadhan Fanaanada ah Go forward wllo❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏😩

  • @ahmedsweg2548
    @ahmedsweg2548 Před 4 lety +101

    Gbdhan islaweyni kuma jirto masha alh i like her attitude 😍🥰🥰🥰🥰

    • @abdikhaniofficial5153
      @abdikhaniofficial5153 Před 4 lety +1

      Maku doooona sxp jaceyl fanaaan kagalay wax dhaaama lawaaaa😂😂😂😂

    • @ahmedsweg2548
      @ahmedsweg2548 Před 4 lety

      @@abdikhaniofficial5153 sxp iso xre hda taqno hhhhhhhh

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 4 lety +819

    Boqorada Kabta wadata hadad sugi la da'hay Like isaar xuux 😂😂😂😂😂🤣

  • @mssramla2900
    @mssramla2900 Před 4 lety +55

    Niinii Dance inee tahay inta ila aragtay😭😭😭😭😭😭horaa loo dhahay qofka aragtida kowad lagoma qiimeeyo

    • @tazliimdaahir9982
      @tazliimdaahir9982 Před 3 lety +1

      𝑎𝑛𝑖 𝑖𝑛𝑒𝑒𝑦 𝑎𝑦𝑎𝑑𝑎 𝑡ℎ𝑦 𝑚𝑎 𝑜𝑔𝑒𝑒𝑛 𝑣𝑖𝑑𝑖𝑦𝑜𝑤 𝑡𝑜𝑘𝑡𝑜𝑘 𝑘𝑒𝑒𝑑𝑎 𝑎𝑦 𝑠𝑜𝑜 𝑑ℎ𝑖𝑔𝑡𝑎𝑦 𝑘𝑢 𝑎𝑟𝑘𝑎𝑦 𝑤𝑎𝑎 𝑦𝑎𝑎𝑏𝑎𝑦 𝑖𝑛𝑡𝑎𝑎 𝑢𝑠𝑜𝑜 𝑟𝑎𝑎𝑑𝑠ℎ𝑎𝑦

    • @shucaybshataa4500
      @shucaybshataa4500 Před 3 lety

      Niini baby dance

    • @caashocuud9105
      @caashocuud9105 Před 3 lety

      @@tazliimdaahir9982 ani xita gabar kale ayn uma lenye niini danc

    • @aishakaif4364
      @aishakaif4364 Před 3 lety +1

      @@caashocuud9105 haa anigabo hada ayaan soo raadshay sanadkii hore waan daawadey lkn ayada ma umaleyneyn

  • @hassanserar6975
    @hassanserar6975 Před 4 lety +21

    Qurux iyo sharaf ayeey isku dharsatay. ManshaAllah😍😍😍

  • @kaiffayare5
    @kaiffayare5 Před 4 lety +34

    اقبلت علينا العشر الاواخر فانه ليلة القدر خير من الف شهر تنزل الملائكة والروح فيها بإذن ربهم من كل امر اكثروا فيها من الدعاء. اللهم اجعلنا ممن تستجاب لهم دعائهم. اللهم تقبل منا رمضان واغفرلنا وارحمنا"
    *اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا"* 🤲

  • @shoohh6087
    @shoohh6087 Před 4 lety +60

    Masha allah waa qof dulqad bdn hami leh garab u bahan sister hore u soco 🥰❤😍

  • @ninanaz4176
    @ninanaz4176 Před 4 lety +30

    Manshallah gabadhii ugu dulqaadka badneed Manshallah. Wallahi waan kehelay walaashay 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾Allah haku daayo Ameen. Nin nasiib le baa heli inshallah ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @lakiofficial6108
    @lakiofficial6108 Před 4 lety +68

    M.a waa qof dagan😇 mgca hooyade ayeey wadata illah ha unaxriste😢❤️🙏

  • @kaiffayare5
    @kaiffayare5 Před 4 lety +127

    *Ilaahoow laylaTul qadriga na haleeli"* 🤲

  • @yahyelibangudle7942
    @yahyelibangudle7942 Před 4 lety +23

    Masha allah wa gabar dabecad iyo qurux ilahey u dhaliyy wxy ku fcnaan laheyd iny iska deyso fanaanimda wlhi i like this girl

  • @ahmedrestacoppy8497
    @ahmedrestacoppy8497 Před 4 lety +14

    Gabadhaaan qof degan weeye wlhy mansha allaah ❤

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 Před 4 lety +5

    Masha Allah Nafiiso yar waa qof ilaahay dhamaystiray edeb xishood qurux deganaan 👏👏👏👏

  • @waaruf
    @waaruf Před 4 lety +141

    gabadhan waa fariid 100%
    dulqad 100%
    ilbaxnimo 100%
    deganan 100%
    inti commentiga fursad uu heshay liketa dhac ku sii
    wad mahadsantahin

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Před 4 lety +325

    Hadaa jiif ku daawaneyso
    Like ta ha iLa dhaafin👍👈

  • @Abdifitah430
    @Abdifitah430 Před 4 lety

    Astaan Tv barnaamijkan ma ahan Qaraaxo ee waa Bahdilaad aad Fanaaninta u geysaneysaan dhab ahaanti 💯. Ma ahan inaad ka faa'ideysataan fanaaninta xilaga ay rabaan iney bulshadooda is baraan.

  • @riyakmohamed5973
    @riyakmohamed5973 Před 4 lety +38

    inta an astan firsanaye wlhi cawa aya kaxumadey Gawadan maskiin waye inda le kasohartay aniga intan kabadan mafirsan karo calosha aya kagubtay ilin aya igasodadatay 😢😢😢 gawadan siqas ah halorali galiyo🥺🥺

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 Před 4 lety +125

    Daganaan
    Aamusnaan
    Edab Iyo Ixtiraaam
    Dhago Nuglaan
    Iyo Tanaasul Badan Waxaan Odhan Karaaa Waa Daganaantii Oo Qofa♥️

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 Před 4 lety +73

    Qurux iyo Dulqaad iyo miskiinnimo
    😍😍😍😍😍
    Toloow miyey madax banaan tahay aan ku qabsado Xabadane😁

  • @ibraahimseylax2262
    @ibraahimseylax2262 Před 4 lety +6

    Mashallah gabar somali gabadhii ugu fiicneed ugu dulqaadka badan

  • @maxamedosman9344
    @maxamedosman9344 Před 4 lety +7

    Maasha allah
    Fanaanadan
    Dabeecadeeda maasha allah
    Dulqaadkeedana waa
    Maasha allah
    Walle waan jeclaystay
    Qof laheli kara ma ahan

  • @mohamedali4884
    @mohamedali4884 Před 4 lety +270

    Gabadhan masha allah waa fariid dabeecad iyo quruxba ilahey siiyay lkn fanan nimada mafiicno waxaan jeclaan lahaa in ay iska deeyso hadii qoraalkeyga u garayo insha allah

    • @elifabdi.5333
      @elifabdi.5333 Před 4 lety

      😂😂 bowe surwaal io funaanad ayey xerata wlhi tiktok adna hees ayad ka hdlysa

    • @mohamedali4884
      @mohamedali4884 Před 4 lety +6

      @@elifabdi.5333 abayo aduunka qof walbo waxbu soo maray waxas wax kadarana dad sameyo ayaa jiraan lkn gabadhan dhaqankeeda hadeer an arkaye qalbigeda laga dareemaya in ay tahay qof wanagsan qofkana wala waanin karaa lkn gabadha haku dheeran kkkkk ilahey ubari bes ah

    • @elifabdi.5333
      @elifabdi.5333 Před 4 lety +1

      @@mohamedali4884 😅oky wll thnkz allah so hanuniyo ayadana

    • @fartundiri8557
      @fartundiri8557 Před 4 lety +1

      Qofka nafdiis asaga uu xor ah

    • @zeynomer8236
      @zeynomer8236 Před 4 lety +1

      mohamed ali I liked ur positivity ❤️ and yes she has a good heart wallahi, she was so kind, and simple maa shaa allah. Waxa aad uga helay kalsoonideeda. Qofka sida uu jirkiisa ku daboolo ma adka lakin sida uu dabecadiisa uhagaajiyo wa challenge runti 😩 Ilaahayow sidaa abuurkena uwanaajisay dabecadeena uwanaaji❤️

  • @abdulkadirjimale3977
    @abdulkadirjimale3977 Před 4 lety +99

    Wllsha cml iga soo qaad😭😭😭 wllhi caloosha Iga hurisay gabadhan maskiin😢

  • @muhanadupdul3554
    @muhanadupdul3554 Před 4 lety +53

    "Aboow Walasha cml igasoo qaad"
    Alla miskiin
    Halka maray haddi aan baruud ahan lahaa
    Waan ka warejin lahaa maskinta

  • @beerjacayltube9282
    @beerjacayltube9282 Před 4 lety

    maanta waxaan quudhay comment gabadhan mashaa allaah runtii astaan way ka badisay way ka xanaajin kariwaayeen

  • @baariaxmad4520
    @baariaxmad4520 Před 4 lety +146

    Alla maskiin sanaaa gabadha😢
    Walasha iga so qaad iisamir ayey tiri adiga Boqoloow ehe😭
    Qarash ayaa isoo galay OMG 😭

  • @samowcade12
    @samowcade12 Před 4 lety +86

    Gabadhii ugu horeysay oo fahantay inay prank tahay labadan nin wey isyaqaanan ayey tiri

  • @arjantiinmedia8689
    @arjantiinmedia8689 Před 4 lety +4

    Wlhi waxan qiraya inay tahay ugu da da yar ugu dabciga wabagsan biladda mel
    Kle yaan kageynin hakagudonsiyo yaaa
    Igu raacsan wa number one gawadha
    Dhanka dabciga wanaagsan always iska fataxsantahay masha allh

  • @kalthomamahdi4860
    @kalthomamahdi4860 Před 4 lety +3

    Muna Mizki-caadi maha inan 9 bilod Fanka ku jirtay ayay_Dulqaadkeeda Eegayaan Fanaanadu MA iyadaa wali wax aragtayba rer MuQdisho Caadi maha 💞💞💞
    From Hargaisa

  • @ashrafhakimi4400
    @ashrafhakimi4400 Před 4 lety +530

    Qofka Dacas la'an dawanoyo muqalkan like ha igu sharfo

  • @updyrahiinhero3370
    @updyrahiinhero3370 Před 4 lety +276

    Miskinta yar inta ka heshay dulqaadkeeda 🤞😎

  • @sadiamohamed375
    @sadiamohamed375 Před 4 lety +3

    Waa gabar aad u aqli badan weey fahantay ineey is yaqaanaan dadkaan masha Allah quruxeey allah haku xafido

  • @abwaanxagaraawi5902
    @abwaanxagaraawi5902 Před 4 lety +2

    Dhanka dumar kaalinta koowaad ayey kaga jirtaa Nadiifo
    Dulqaad 100%
    Deganan100%
    Hadal jilcani 100%
    Masha'allah gabar aad u degan waaye.
    Dhanka Raga wali ninkii Mukhtaar Soçial ahaa ee aan waliba dunida ku arkin qof lamid ayaa ku jira kaalinta koowaad inta aan soo arkay raga la tijaabiyey dulqaadkooda

  • @iddikasee660
    @iddikasee660 Před 4 lety +84

    Manshallah the lady is so cool wlhi she maintained her temper very generously

  • @maankagaming
    @maankagaming Před 4 lety +101

    Wllshaa cml iga so qaad kulaha maskiin calosha i xnnty wlhi..😭

  • @mohamedabdisalamibrahim8420

    Waa gabar caqli badan way fahamtay inay soo heshiiyeen, waxay dhahday labadiina waad istaqaanan indhahaad ka wada hadlaysiin.

  • @ahmedjama9861
    @ahmedjama9861 Před 4 lety +1

    walahi way ku yar yihiin hablaha somalida gabar sidan oo dhan u dul qaad badan oo u qalbi fican.... xata hadalkeedu uu dagan yahay masha allah.😍😭 hablaha oo dhan yaa sidaa ka wada dhiga.

  • @Iskutashi
    @Iskutashi Před 4 lety +56

    Wlhi gabdha waa miskiin intaa arkay wax ka maskinsan maba arag wlhi waanba calool xumaaday😭😭😭🙈

  • @imranhassan7148
    @imranhassan7148 Před 4 lety +38

    Astaan Xabda Kabta Faraqa saaraneeysay waxeey iskuugu dhadhajinaayaan aan fahmi la'ahay mise Waa noo meceeynooyiin. Ineey noo meceeynaayaan inta ila fahantay like iisaaraa

  • @dekomohamed3363
    @dekomohamed3363 Před 4 lety +4

    Gabdhaha soomalida ah waa habdho 💯 wanagsan lkin ragga ayaan ka dhimanay wlhi waana sababta ey ajaanibta u wada guursanayaan

    • @cumarhobyo9700
      @cumarhobyo9700 Před 4 lety

      Ina Adeer Ragga oo dhan mawada Xuma, Ajaanibta loocararayana Caana Ka cabimayaan, Ee Qaarbaa Cadaab ah.

  • @samiyamohamed859
    @samiyamohamed859 Před 4 lety +1

    Maan shaa allah nadiifo dagan allahku xifdiyo abyo lamahelaanbad tahaye one love😍 boqorada dulqaadka allaa yaa cisak lguma cuno queen dumar horay usoco😍

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 Před 4 lety +126

    absolutely waa qofki 3aad ee ugu dagan barnamijkan
    1 nadifo niini
    2 fartuun mohamed
    3 Roose cade
    sedexdaas u codeeyey qeybta dagananta iyo dabecada mashallah wan idin wataa 👏👏👏

  • @baariaxmad4520
    @baariaxmad4520 Před 4 lety +335

    Qofta kabta siibaneysay inta umaleeysay caawa like-ta isku muujiya ✔️

  • @amamiinofficial1988
    @amamiinofficial1988 Před 4 lety +10

    Masha allah qurux iyo xishood ❤️

  • @Abdiqaadir_17
    @Abdiqaadir_17 Před rokem

    Gabadhan waa fariid 100% nafiso niini horey u soco walashey

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 Před 4 lety +42

    Intaan daawanaayey BARNAAMIJKA QARAAXO NAfiiso Niini waa qofkii ugu degana ee aan arko wlhi
    LIKE 🙏

  • @faysalsugaal7104
    @faysalsugaal7104 Před 4 lety +34

    Gabadhani waa boqorad Mansha allah 🙏🥰

  • @Omar-xv6ph
    @Omar-xv6ph Před 4 lety +3

    We can't wait mrs shoe 😄✌

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 Před 4 lety +1

    Gabadhii ugu dulqaadka badneed wlh beerka ayey I xanuujisay markeey dhahday walashaaa oo kale iga soo qaad 🥰🥰

  • @IskeYare
    @IskeYare Před 4 lety +20

    Mansha Allah qurux, daacadnimo, cod macaan, iyo dulqaad bay isku darsaty 😘❤😘❤🙏🏿

  • @iqramoktariqramoktar2227
    @iqramoktariqramoktar2227 Před 4 lety +21

    Miskiin wllhi 😭dad saan ah baa kunool adunka mash allh 🙏🏻♥️

  • @truckgps5892
    @truckgps5892 Před 3 lety +5

    😂😂😂😂😂 why can every interview be this good 💥

  • @warsamemohamedelbardaawi5563

    Time keyga ku imaaday inkastoo soo daahay 😂😂 inta iga dambeyso like ha iisaarto

  • @maxamedqays1631
    @maxamedqays1631 Před 4 lety +171

    Hadaa tahay team
    Captain baruud
    Likta haila dhafin
    TEAM BARUUD

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 Před 4 lety +95

    m.a samida hoyadey wlhi maskin waye hoyadey oo kale alla yaraxma gabadhi nadifo la dhahaba hoyadey aan ku soo xasustaa😭😭

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 Před 4 lety +4

    Maaasha Allah Samir beey lee dahay good job🙏♥️💙💜💙💙💙💙💙👍👍

  • @shamsosharaf8861
    @shamsosharaf8861 Před 4 lety +1

    Waa gabadhii ugu yareed uguna dulqaadka badney markii lagu daro fartuun ayadane masha allaaah

  • @thuglife3774
    @thuglife3774 Před 4 lety +159

    I LOVE YOU WLL WAAKU JECLAHAY
    WAA ADIGA COMMENTIGEYGA AQRINAYO❣💯🙏

  • @khalidabuhadi1529
    @khalidabuhadi1529 Před 4 lety +204

    Ilma adeera yalow if walo ku nahye liketa ha ila dhfina

  • @maryamahmad2967
    @maryamahmad2967 Před 4 lety +5

    Mash allh❤❤❤❤👍
    Thanks nadiifo aadiyo aad😍ban usoodhwen qofjirta weeye😅waxn kudortey magcaqueex dabdn😃😍😍😍😍
    inta iguracdan likgisar

  • @abdullahisuni2808
    @abdullahisuni2808 Před 4 lety +5

    Masha allah wlh gabadhaan ayada cml yaa dadka dhan kawada dhiga like dhac iigu siiya aqyaarta

  • @heynoshchannel3164
    @heynoshchannel3164 Před 4 lety +18

    Gabadhaan Ahlu Sharaf Weeyee Fanka Ha Laga Saaro🙏❤

  • @nalayabshir3133
    @nalayabshir3133 Před 4 lety +34

    Waawarey dulqaadbadanaa maasha alaah maasha alaah ilaahey hanookaadayo qaali maatakabilaabato asxaabtaada ayaa kamid ahay

  • @abdaleibrahim1906
    @abdaleibrahim1906 Před 3 lety +5

    Masha Allah she is Amazing person and she have good qalbi ❤💯 ilah hadhafo

  • @guliedhuman3212
    @guliedhuman3212 Před 4 lety +1

    Gabadhan qarashbaa ka baxay waad ka xumayseen barnaamijkii.., AstaanTv Dhibaatada ka daaya dadka.

  • @akhappyofficial6540
    @akhappyofficial6540 Před 4 lety +157

    Inta jiifto ayago dhargsan oo filinka sugeso like ta hilowin🤣🤣🤣😜

  • @hodanadam8929
    @hodanadam8929 Před 4 lety +31

    Walasha camal igaaso qaad markey tiri I cried to be honest even though I’m fasting wallahi maskin waye inanta waay igaa dulqad badan tahay 100%

  • @bagamudodhargan6441
    @bagamudodhargan6441 Před 4 lety +1

    *She is the best walahi nafisa*

  • @manaldaud9938
    @manaldaud9938 Před 4 lety

    Ax misikiin wlhi wllo daaya dadkan oo kale wlhi waan ka naxaya wlhi wllo waa gabadha miskiina Wlhi waxaan ka naxaya dhaqaalaha kabaxaya 🙏🙏🙏🙏

  • @kimz1043
    @kimz1043 Před 4 lety +302

    intaa nagta kabtaa👠👠 sugeisaa like sarr somaliyey😆😆

    • @micnamalahan
      @micnamalahan Před 4 lety +2

      Sxb 👟 waa u Dammbeysaa. Habeenka ciida insha Allah, sababta oo ah adigankaa ka bad badiyay kabta!.

    • @garadegaraadka5793
      @garadegaraadka5793 Před 4 lety +1

      Waaa kudaalat naagta kabta labaxayso

    • @kimz1043
      @kimz1043 Před 4 lety

      @@micnamalahan 😂😂😂 hayey @micnamalahan

  • @najaahqueen1798
    @najaahqueen1798 Před 4 lety +8

    Camermnka wajigisa rabnaa dadka dhiby
    Qoftan waa gbdh dagn murunka an ka helin masha allh hblha soomliyed 100% waa boqoroh

  • @matakalahalakumakama6644
    @matakalahalakumakama6644 Před 4 lety +1

    Walaahi nadiifo waa qof aad u dagan sida anigoo kale. Lakiin naag kasta oo la soo habaaray baa mar kasta iigu soo hagaagta. Ilaahayow nadiifo oo kale isii Aamiin.

  • @falismohamedmohamudfaalis8164

    Gabdhaaaaa dulaaqaaada badan Masha Allah ilaheya haku barkeyo abyo macan Nafiiso❤️💯💯💯