Barnaamijka Qaraaxo waxaa Caawa ku marti ah Fanaanada Iqro Indha Deeq | Astaan HD 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 05. 2020
  • Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
    Astaan Tv 2020

Komentáře • 2,3K

  • @daauudwanaagsane2561
    @daauudwanaagsane2561 Před 4 lety +190

    cawa wan faraxsanahy wayo gapar Aan 7sano jacel wadnay ba xaskeyga ah farxadeeda lama so kobi iso duceyo inu allah iga fogeen

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter Před 4 lety +239

    Waaba sugaaye kobta😂

  • @geenyo1595
    @geenyo1595 Před 4 lety +377

    Intuu barnamijkan socday Shaadiyo wax ka qosol bdn malaheen team shaadiyo farta halasoo taago☝️

  • @kadraali9180
    @kadraali9180 Před 4 lety +391

    marka arko qof 850 like loo saaray waan yabaaa sidey ku dhacday camal.aniga wali xita 40 iima saarin like

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 Před 4 lety +1103

    Nagta kabta👠 siibaneyso hadad inbadan sugeysay Comentigan like Saar👍🏾😅

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 Před 4 lety +1606

    Naagtan kabta👠 Siibane hadad ila sugaysay Comentigan Like👍🏾 saar😅

  • @ugaasomohamed2266
    @ugaasomohamed2266 Před 4 lety +84

    Qoftaan isdii bil ciid oo dhalaneysaan u sugaayay. Finally here she’s 😳😳😳😳😳thank ASTAN TV

  • @afrocomedyshorts7571
    @afrocomedyshorts7571 Před 4 lety +510

    Inta naagtan Markay kabta👠👠 qaadani ilasugeysay wax badan like dhac igutur

  • @ahmedabdinoor5245
    @ahmedabdinoor5245 Před 4 lety +828

    Abayo yadhi kabta 👞👞inta sugeysay farta Taga😅😅😃like dac dac.. midetha kale inta Muna miski iyo Astaan tv markay arinta faraxa kabeheyso 😅 digal ka jojiyen like dac dac.

  • @misssharifo3332
    @misssharifo3332 Před 4 lety +698

    inta qurbaha ku sontay o Hooyo Iyo Aabe u xistay like isar

  • @abdiazizabdikadir4842
    @abdiazizabdikadir4842 Před 4 lety +15

    Waan ogahay jiif baad kudaawanysaaye liketa haila dhaafin wll

  • @diamondd2246
    @diamondd2246 Před 4 lety +14

    Marku wiil kula dhashay waa iska sidaas
    kalsooni ilhw walaal la’aan hana dhigin❤️

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Před 4 lety +660

    Hadaa jiif ku daawaneyso
    Like ta ha iLa dhaafin👍👈

  • @Rashiiddaljir
    @Rashiiddaljir Před 4 lety +107

    Illahay soonta haynaga aqballee liketa hayla dhaafinina

  • @ViralVortexVideos1
    @ViralVortexVideos1 Před 4 lety +50

    This clip was one of the beginning yaah.
    The purity can be felt no camera man nac nac only baarut 😆

  • @shabeelkaxafadiinagalay1710

    Nin waa ledahy anigaba nin waa leyhy hdii maqashay like ii saar 😁

  • @bishaarcaabicabdi8356
    @bishaarcaabicabdi8356 Před 4 lety +529

    Xanaaaqeda 91%
    Dulqaadkeda 10%
    Codkeeda 100%
    Inta igu raacsan like dhac kusiiya

    • @samiraahmed9328
      @samiraahmed9328 Před 4 lety

      Marki hore waay yare dulqadatayba

    • @zuheybcade9995
      @zuheybcade9995 Před 4 lety +4

      Saan cml ayaa la rabaa I liked wlhi

    • @umuzainmohamud1491
      @umuzainmohamud1491 Před 4 lety +4

      Waxan la yaabay dadka dhahayo dulqaad ma leh ilaahow yaa idin ogaada laba kalmadood markii la idin dhaho saad u gubataan

    • @nimcoxirsi9420
      @nimcoxirsi9420 Před 4 lety +1

      9% dheh

    • @nastehaislow407
      @nastehaislow407 Před 4 lety +2

      Qof wlba wu xanaqaa lkn gabdha wax yabaha mala yacniga uma dulqadato san arkayo

  • @axmedcabdiboss9538
    @axmedcabdiboss9538 Před 4 lety +111

    Mrkuu imadey barud muna wey qosashey inta ujedey like dhac😘😘

  • @M.khadar
    @M.khadar Před 4 lety +63

    Qurux badanaa gabadha masha Allah😍

    • @olowali6899
      @olowali6899 Před 4 lety +2

      Moha Roys Qurux majirte wa make up sxb berito facebook kafiri iyado nockala eh

    • @abubakarsadiiq6131
      @abubakarsadiiq6131 Před 4 lety

      @@olowali6899 hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @diamondd2246
      @diamondd2246 Před 4 lety +5

      Olow Ali
      Makeup wax ma qurxiyaa negativ nimada mesha kala tag gabadha inee qurux badan tahay adba wa aragtaaye

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Před 4 lety

      MashaAllah. Wa gabar qurux badan. Quruxdo waa dudaha. Gabadhana waa MashaAllah. Qurux. 😘

    • @nasiibcabdixasan9352
      @nasiibcabdixasan9352 Před 4 lety

      👍

  • @iqlascadey4864
    @iqlascadey4864 Před 4 lety +63

    Inta jif kudawaneysAH like wll qaaliyH

  • @mustafaxmed9066
    @mustafaxmed9066 Před 4 lety +85

    Inta Time kooda ku imaatey like iisaara.😂😂

  • @wiishdowlo1495
    @wiishdowlo1495 Před 4 lety +106

    Qoftan inta ila sugeesay like saara

  • @fardowsamuhumed2127
    @fardowsamuhumed2127 Před 4 lety +7

    😂😂😂😭 finally the shoe we been waiting

  • @misspamba1
    @misspamba1 Před 4 lety +36

    *Walee fariid fariidi dhashay, mansha Allah Iqra gabadh somalyeed way ku banantahay.
    Mansha Allah Af gaabni
    Mansha Allah Dulqaad badan
    Geesiyaad
    Fariid
    Walee bilad baan siin laha hadii ay ii ag joogto
    Big Love ❤️ From Burco Somaliland ❤️ Top Top Top Top my lovely sister
    Astana tv inanta numberkeeda ii soo hela walee hadiyaad baan uu soo diraya*

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Před 4 lety

      MashaAllah. Sax. Asal. Soomaali lakin qofka waa in uu is dajiyo dul qaada samis wey fiican tahey.

    • @misspamba1
      @misspamba1 Před 4 lety

      Salma Ahmed sax wll laakin imisa ayay amusneyd oo amakagsanayd . Walahi way dulqaad badan tahay walahi anaa yabay. Kaabta inay ku dhufato ayay ahayd.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Před 4 lety +2

      @@misspamba1 Wllo. Maye gacan fudey mafiicno afka ayaa laga wada hadla. Ciid wanagsan.

    • @hamdimohamudahmed7928
      @hamdimohamudahmed7928 Před 4 lety

      Ani iigu dhiip aaan ugeeeeyeee

    • @misspamba1
      @misspamba1 Před 4 lety

      Salma Ahmed ciid mubarig walashay qali 😘

  • @iqlaasomar8745
    @iqlaasomar8745 Před 4 lety +55

    Allah sa uqosli😂😂 inta ilamida lik😁😂😂😂😂😂😂😂

  • @teammunish7560
    @teammunish7560 Před 4 lety +146

    Lockdown 😭
    No Eid😭
    Dhar laa'aan 😭
    Like I saara 🇸🇴

  • @ducowaalid8791
    @ducowaalid8791 Před 4 lety +60

    Gabarta cadkeedey goosatay ee xanaaq kama aha because qof walba haduu arko wuxuusan fahmay xoogaa isbadal ah wuu muujiyaa marka inta ila aragtay inay sax santahay like dhac iigu siiya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul iyo gobonimo

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 Před 4 lety +133

    TEAM QARAAXO
    inta mar walba xiisaysa LIKE dhac kusii
    👍🙏

  • @abdirahmanliban5577
    @abdirahmanliban5577 Před 4 lety +58

    Waww Inta qoftan ila sugaysey ee sooman afur wanagsan Like saar👍👉😉

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 Před 4 lety +83

    Inta ila sugeesay xabadan kabaha 👠👠👠 sibaneso cawa wa hena😂😂

  • @Suleimanmoallim
    @Suleimanmoallim Před 4 lety +20

    13:57 WAA INTII AAD WADA SUGEYSEEN 😂😂😂

  • @qadaasbinabdalla739
    @qadaasbinabdalla739 Před 4 lety +19

    Naag kulul weeye wale tanoo kalaa baa dhaqasho gasho xaqiiq m.a😋🤣

  • @bigman148
    @bigman148 Před 4 lety +131

    Eid mubarak musliminta daan gar ahan somalidha walalahyna🙂🙏

    • @vandufle3242
      @vandufle3242 Před 4 lety

      Asc walal Eid mala gaarin ilah ka cabso

    • @maxamedsoomaali93
      @maxamedsoomaali93 Před 4 lety

      Somalida geerisa ama wajeer in aad tahay waan ku dhaarankaraa

  • @superzaara2421
    @superzaara2421 Před 4 lety +187

    baaruud inuu soo dhaqsaday inta dareentay dhac igu sii de liketa😜😜😜😜😜

    • @252Qasaalimedia
      @252Qasaalimedia Před 4 lety

      Super Zara ilhahy dartii hal subscribe ii gu saar

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV Před 4 lety +15

    Kabta cadi mahan san u suga hayay

  • @abdikaniadan2662
    @abdikaniadan2662 Před 4 lety +7

    inta heesta macaan ee kinsi laga qasay like dhac.... kkk xilli fcn ma imaan baaruud

  • @kingsd8516
    @kingsd8516 Před 4 lety +48

    Inta u xiisi donto barnamij qaraaxo like dhac kusiii

  • @abdirashiidmohamed1698
    @abdirashiidmohamed1698 Před 4 lety +44

    yaa soo cararay markuu maqlay kabta like dhac kusii

  • @bbz_ayana
    @bbz_ayana Před 4 lety +61

    Qofta kabta sibaneysi👠 inta ilasugeys like dhac dhac igu sii 😂😂😂

  • @sheegowsheegowband6085
    @sheegowsheegowband6085 Před 4 lety +1

    walahi waanka helay prank astaan tv masha,allaah cawa aad u macanees thanks

  • @caanogeel2238
    @caanogeel2238 Před 4 lety +58

    finally she is Here
    ck reaction can't wait

  • @iskorisii2826
    @iskorisii2826 Před 4 lety +47

    Inta jiif ku daawaneyso ⚡video gaan Like saar 📍

  • @salmocabdi3018
    @salmocabdi3018 Před 4 lety

    Wllh cadaa ma ahan Astaan horey usocda

  • @abdiyare9895
    @abdiyare9895 Před 4 lety +22

    NIO NINKAN DHIß BADNA WAN KU WATA ADEER KEEP GOING..🤞

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey Před 4 lety +23

    Wan sugu la ahay🤣🤣

  • @maankareacts3420
    @maankareacts3420 Před 4 lety +166

    Somaliyey ciiida nabad allaha nagu gaarsiiyo🤲🏼

  • @ifarahabdirahman2670
    @ifarahabdirahman2670 Před 4 lety

    Mashaalaah mashaalaah Waa barnaamij aad u qurux badan inoosoo badiya mashaalaah ❤️😂💕💕

  • @umulkheyrmaxamed8721
    @umulkheyrmaxamed8721 Před 4 lety +5

    Masha allah way cod macantahay

  • @Abdikafar_Hajir
    @Abdikafar_Hajir Před 4 lety +18

    Soonkaan baaruud ayaan kumooday
    Kabtan baara we will never forget you ❤🙏

  • @abdimalikmuridi8529
    @abdimalikmuridi8529 Před 4 lety +109

    Been miyaa fanaanadan waxaa ka Caansan kabteeda🤣🤣🤣🏃‍♂️

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 Před 4 lety +6

    Iqro indha deeq saan u sugeenay wan daalnay fanaanad jirta kuleel bdn👏👏👏

  • @fiidowofficial6224
    @fiidowofficial6224 Před 4 lety +3

    Baaruud inoo barnaamijka ugu qosol badan yahaY intii ila aragtaY like haleegu sharfo✌🤞

  • @boojotv6960
    @boojotv6960 Před 4 lety +37

    Intaan wali kabtan bara sugeso like dhac kusi saan wada jir uguwada sugno😂😂qaraaxo

  • @caliaxmad1436
    @caliaxmad1436 Před 4 lety +11

    🥰🥰🥰🥰 xabada ugu shidan barnamijka like dhac dhac inta sugayso CK

  • @moogeofficial7259
    @moogeofficial7259 Před 3 lety +3

    Inta 17 april 2021 malin ramadaan 5
    Dib udaawanaysa liketa ha ila dhaafin👋🤚🖐💥💢💫🗯

    • @yaxyeym3766
      @yaxyeym3766 Před 3 lety +1

      19 /4/2021 maalin Ramadan 7💥💫🗯

  • @maxamedabdilaahi917
    @maxamedabdilaahi917 Před 4 lety +3

    1:15 indhaha kala fur waxaad arkeysaa iney gabdha mesha diyaar ku aheyd ayna ogeed yacnii faraheeda iyo diraceeda waad arki kartaa si dagan u fiiri ama zoomka soo dhabeyso {var} kkkkkkkkkkk

    • @tawalyusuf1851
      @tawalyusuf1851 Před 4 lety

      Markii la duubay Marnaamijka ka dib ayaa kilibka yar la duubay. Waana isku mid marka ay leedahay ku soo dhawaada iyo marka ay leedahay waxaad daawaten

    • @maxamedabdilaahi917
      @maxamedabdilaahi917 Před 4 lety

      @@tawalyusuf1851 waan kaa diiday midaa si fcn u dawo 1:15-25

    • @somaliweyn535
      @somaliweyn535 Před 4 lety

      Aragti dherida sxb gacan ku tagay

  • @waliidhussein5417
    @waliidhussein5417 Před 4 lety +80

    Qofkaan codkeeda inta ka heshay like

  • @mudicade6325
    @mudicade6325 Před 4 lety +10

    Watching from kenya

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 Před 4 lety +2

    Masha alha keep going 😍😍😘😘

  • @abdirazakmohammed8724
    @abdirazakmohammed8724 Před 4 lety +1

    Aryaa kkkkkkkk wuusoo GALAY master team key. 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️

  • @shuceyblamane1480
    @shuceyblamane1480 Před 4 lety +82

    Ninaa leeyahay qofki maqlay like dhac

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 Před 4 lety +30

    Baaruud mid meel saarta la helay caawa wuxu dad mel saraba 😂😂😂😂😂😂😂 lkn anu waxan ka helay wiilka roos iyo gabadha nafiso dulqaadka wa hibo ilaahay bixiyo qofki dulqaad lahow ilahay u mahdi

  • @anzalabdalla2640
    @anzalabdalla2640 Před 4 lety +18

    Wlhi she was soo funny mansha allah

  • @farxiyoahmed5613
    @farxiyoahmed5613 Před 4 lety +4

    Eid Mubarak 😻

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 Před 4 lety +36

    Gabar beelo ah waaye kabta waa hubkeena wlhi 😁✌

  • @bahjobuja535
    @bahjobuja535 Před 4 lety +84

    Inta jiifka ku dawaneeso qoftan like ta🤣🙏

  • @abdirashidmohammed
    @abdirashidmohammed Před 4 lety +2

    Yaa Ila Arkay sida ugu qurux badan tahay Xijabka 18:57.
    Alla qurux badana gabadhahena markay Xijabka wataan!!!
    Ya Salam👍

  • @zamzamsharafindhadeero7319

    🎧Jaaceeyl ugubareeraa:
    🎧Baradlii kuseexda:
    🥰🥰🥰🥰🥰❤🙏

  • @salebanbilaal2430
    @salebanbilaal2430 Před 4 lety +71

    Hadaadan wali dharka iidkah soo gadan sideydo kLeh 😂like👍

  • @zamzamgeedi5137
    @zamzamgeedi5137 Před 4 lety +27

    Qoftaan saa usugaayey waadaalay anoo safara alx meeshi raby ayaa ksoo fiirsanaa😜😁😁

  • @user-wt3uq1iw7f
    @user-wt3uq1iw7f Před 4 lety +1

    Wlh gabadha waa maskiiin
    Lkn dulmigga diid waaye dhiig bee leedahay iska dhici, hadaad dhimaneeysane dhareerka waa leeyska tiraaaaa👏👏👏

  • @eismailsadi321
    @eismailsadi321 Před 4 lety +7

    Qofta Cod Macaanaa masha Allah ❤🙏❤🙏❤🙏❤🙏❤🙏

  • @nadaabdi3606
    @nadaabdi3606 Před 4 lety +10

    Ciid mubarik khalacidkeyga like Haley siyo😅😅😅

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 Před 4 lety +7

    Naagtan kabta siibane hadad in mudo ah ba sugaysay like

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 Před rokem

    Astaan ramadankan baramijkale

  • @mohammedyasin1051
    @mohammedyasin1051 Před 4 lety +34

    Carwakase Hadal danbe iguso celi??
    Kabaa Kabaa!!!! 🤣🤣🤣

  • @abahajaclkaxusni7922
    @abahajaclkaxusni7922 Před 4 lety +27

    Reee jeddah 🇸🇦

  • @sahromohamed8524
    @sahromohamed8524 Před 4 lety +2

    Wow I really like her voice

  • @rahmoyusuf8825
    @rahmoyusuf8825 Před 4 lety

    Shaadiyo sharaf the one and only Barnaamijka iyada lee ugu shidnayd.

  • @saynabalisaleban2904
    @saynabalisaleban2904 Před 4 lety +38

    11:58 markaasy sii furatay kabta diyaar baaruud waa sigtaay malinkan😂😂😂😂

  • @ahmedsoomaliofficial2129
    @ahmedsoomaliofficial2129 Před 4 lety +37

    Abshir saad camera manka facekiisa idiin sodira like dhac igu cananta😍😍😍🤛

  • @alimohamedisack2734
    @alimohamedisack2734 Před 4 lety +1

    Nin waa leenahay aaaaa! macbuudkoow

  • @queenzapnaa5274
    @queenzapnaa5274 Před rokem

    21/4/2023 miss kab qoftaan xalay barnamijka qaraaxo kob kle la dhcdy ragii miss kob la dhahaa😂😂😂

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152

    Car wakaase hadal dambe iguso celi😂😂😂😂
    Kabaa kabaa!!!👡👡

  • @naciimoabdi2334
    @naciimoabdi2334 Před 4 lety +47

    Qofta in badan sugaaye inte ila mida ah like isaara😁✌

  • @hanamulah2591
    @hanamulah2591 Před 4 lety

    Wallahi gabaadhan xoog ayaa lagu soo geliyay videogeeda wey kaxuntay seey uxanaaqday sixun waxaan waa qalad intiii qof lacaayo ayaa waxaaa ladhahaaa waa lafiirina dulqaadkiisa ceeeb kii wax daqraaa yaa kamasuul ah afhouw

  • @anisohirsi2702
    @anisohirsi2702 Před 4 lety

    mashaAllah waa quruxleey fananadena iqro indho deeq

  • @Mohamed-vj8xj
    @Mohamed-vj8xj Před 4 lety +64

    InTa bishaan dhan sugaysay Like Ha isaarTo🙏🏼❤

  • @roodomaxamedfaarax5662
    @roodomaxamedfaarax5662 Před 4 lety +36

    Qoftaan saan usugyey wn daaly yes🤣🤣🤣🤣

  • @yakubkadar1007
    @yakubkadar1007 Před 4 lety

    Indha deeq iyo shaadiyo sharaf barnaamijkooda aa ugu shidnaa

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 Před 4 lety +6

    Hoo baaruud ayaan maqli jiray hoo 👡 ayaa ka dhacday hhhhhh like taa guji bal

  • @bintaxaaji2189
    @bintaxaaji2189 Před 4 lety +21

    Aaway dadkii dhahaayey naagta kabta sibaneyso an rabnaa waa taas fiirsada😂🤣🤣

  • @xaajixaraabo9402
    @xaajixaraabo9402 Před 4 lety +30

    Camera manku iqra buuro wuu ka dhace juuq umu odhane miyuu baqay xoogeeda🤣

    • @munahahmett6196
      @munahahmett6196 Před 4 lety +1

      iqro buuro kulaha adaba funny ah😁😁😁

    • @kowtheryasin3979
      @kowtheryasin3979 Před 4 lety

      War gabdha ha caayin isku xishood.

    • @xaajixaraabo9402
      @xaajixaraabo9402 Před 4 lety

      @@kowtheryasin3979 wll ma caayinde magacedu waa iqra wayna buurantahay marka intaasi ma caypa ina yasiney

    • @diamondd2246
      @diamondd2246 Před 4 lety +1

      xaaji xaraabo
      Xaaji madoobe adna waa madow dahay kuma caynin😂😂

    • @xaajixaraabo9402
      @xaajixaraabo9402 Před 4 lety

      @@diamondd2246 waa run imad caayin waxan ahay uunbad igu sheegtay sax

  • @abdulyare4686
    @abdulyare4686 Před 4 lety +7

    Walahay baaruud waa iga qoslisay omg war ninkan caadi maaha he is my favorite hore u soce sxb

  • @saxarlaelmi571
    @saxarlaelmi571 Před 4 lety +9

    Qofka kaa galdaran waa la iska dhiciyaa, maadaama eysan ogeyn waa sida ey dad badan u dhaqmi lahaayee.

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 Před 4 lety +37

    Walhi gabadhan soomali dhaba waaye xaga xanaaqa....🤣🤣🤣🤣
    Marka danbe xta marka loo shego wali way sii xanaqsan tahaY...

    • @fartuuncabdi7324
      @fartuuncabdi7324 Před 4 lety +1

      🤣🤣🤣😄😄😄 ma argtay soomaali runaa waaye ana cml

    • @khaliifmahamoutt7037
      @khaliifmahamoutt7037 Před 4 lety +1

      @@fartuuncabdi7324 dabeeecad xun mia tahay sidaYda....🤣

  • @kk-of7vb
    @kk-of7vb Před 4 lety +14

    Mashaa Allah in badan baan sugaynay

  • @miskimukhtar
    @miskimukhtar Před 4 lety +23

    13:58 iqra: hadl danbe igu soo celi. Baaruud: kabaa. 🤣🤣😂
    jagaan ku nahay

  • @aliaabdullahi4858
    @aliaabdullahi4858 Před 4 lety +7

    Walahi bilahi abid intaa sooo fiirsady kuwa kle iqro ayaa u qosol bdn walahi😅

  • @xamdaiftin1454
    @xamdaiftin1454 Před 4 lety +5

    Asad hagio reactionkiisa inta sugaysa 🙌🙌🙌🙌