Barnaamijka Qaraaxo caawa waxaa marti ku ah Fannaanadeena Malyuun Maanka ka daawo Astaan tv 07:00 pm

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 04. 2021
  • Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
    Astaan Tv 2021

Komentáře • 2K

  • @Queenmuhiim
    @Queenmuhiim Před 3 lety +545

    Haben walba naarta musliminta bar
    baa laga xoraya bisha ramadan allow nagu biiri kuwa laga xoreeyay narta 🤲🏽😭😭

  • @baariyowabdallebaariyowabd6193

    Maficno wlhi inad nabiga like kuradiso xaqiiqdii mel kuhabon aya jirta qalbigada iyo afka ka oro ilaah kabaq wlle🙏

    • @mohamedmithowe3923
      @mohamedmithowe3923 Před 3 lety +1

      Really you have talked the fact

    • @shaqoyouTuber
      @shaqoyouTuber Před 3 lety +1

      Sax weye wllhi

    • @aminohasssan3244
      @aminohasssan3244 Před 3 lety +2

      Wlhi wa runta lkn like mala saaro markad aragto hada jeceshahay ha sii aqrinin commentiga

    • @idmannur2874
      @idmannur2874 Před 3 lety +1

      Sidan dadkas u nacayle wlhi ciil kugu dilayan wax like ku raadisid ma weysy rasulluhah marka ku radinesid!

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 Před 2 lety

      Scw scw scw

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 Před 3 lety +137

    Nabigeenii Subanaa NNKH igula Saliya Scw scw scw scw ♥️♥️♥️
    Ramadan Mubarak 🌙🌹💯🙏

  • @shamuurey9338
    @shamuurey9338 Před 3 lety +1376

    Inta reer xamarka Ila jecel farta taaga✌️

  • @badriadahir6305
    @badriadahir6305 Před 3 lety +326

    Wa ramadan iso duceya inu alle icafiya dhagaga ka qalanahayeh

  • @abdi___________raxmaan1897
    @abdi___________raxmaan1897 Před 3 lety +13

    Ramadan kadib hada dawaneso like 👈

  • @TheSalammoussa
    @TheSalammoussa Před 3 lety +17

    From djibouti we like Barnaamijka Qaraaxo. with you ASTAAN

  • @tiialaaiimaqan121
    @tiialaaiimaqan121 Před 3 lety +587

    Astan tv jecliyaa barnaamijyada ay soo dayaan ramadanta inta 2020la socoty like tasaara

  • @abdullahiumal5489
    @abdullahiumal5489 Před 3 lety +331

    Time kayga ayaan ku imi inta uxiistay ismuujiya 👍👍👍

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 Před 3 lety +132

    Kan gadaal saaraan kulhaa aduunka fanaan ogu necbhy saa ogu qoslayay waan fuuray😂 😂😂😂😂😂😂

    • @mceeri7238
      @mceeri7238 Před 3 lety +2

      Inata Cod La Soo Duubo Meelahaas La Bood Booda kkkkkk Qosol Wllahi

    • @Qalbixabxab12
      @Qalbixabxab12 Před 3 lety +2

      @@mceeri7238 😂😂😂😂🤣🤣🤣manoooli runti xalay wax ka qosol badnaa majirin 😂😂😂😂

    • @salmaxussen1274
      @salmaxussen1274 Před 3 lety

      @@mceeri7238 ¹

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 Před 3 lety

      Waa runtis

  • @MkXiddo
    @MkXiddo Před 3 lety +41

    Qamar suugani I can't wait ❤️🔥👑😘

  • @samiiraabdullahi69
    @samiiraabdullahi69 Před 3 lety +1034

    Ree xamar lee qaraaxo uyeela barnajimkaan hdaa ila ogthy like dhac k sii😂🥰

    • @Elitehotelsomalia
      @Elitehotelsomalia Před 3 lety +9

      Wllhi Beentaa Ma Ahan Kii Xalay Maba Ila Shidneyn Ani Ahaan

    • @DARMAAN1
      @DARMAAN1 Před 3 lety +5

      Barnaamijka reer hargaysa igu shidan

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 Před 3 lety +7

      Ree hargeysa xanaqa afku kasaran yahay ree xamarkan qaraxaa dulqad baray

    • @samiiraabdullahi69
      @samiiraabdullahi69 Před 3 lety

      @@DARMAAN1 ma kuwa xnaqa afka horaa ugu shidan

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 Před 3 lety +1

      Xalay madaawanin barnaamijkiii hargeiza 😀😀 mabashidneen

  • @damka5373
    @damka5373 Před 3 lety +43

    Marwadaan mar walba iga qoslisaa Maasha alaah Balse qaabka waxey iska shabahaan farxiyo kaba yare hadaan qaldaneen

  • @alimustafe6781
    @alimustafe6781 Před 3 lety +151

    Inta malyuun manka in aay fadxiya kaba yare u cod eegtahay ila aragtay like ta 😭😭😭

    • @sacdiyoali2128
      @sacdiyoali2128 Před 3 lety +1

      Sax

    • @alimustafe6781
      @alimustafe6781 Před 3 lety +1

      Ma ila aragtay si fican mahad sanid hnoy 😂

    • @sacdiyoali2128
      @sacdiyoali2128 Před 3 lety +3

      @@alimustafe6781 haaa iyo ad adega farxya moda🤣

    • @maryamoxuseen5998
      @maryamoxuseen5998 Před 3 lety +1

      Xaba iskama galin pqordena haku mzaalina kobta haaji our queen nagtan kla jeda isku mel hna dhigina

    • @alimustafe6781
      @alimustafe6781 Před 3 lety

      Walal ha I qalad fahmin kaliya codka uun 👍ayay isku cod eeg yihiin

  • @abasjama9705
    @abasjama9705 Před 3 lety +120

    Farxiyo kabayare inee u cod egtahy inta ila aragte like dhac iisiya

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 Před 3 lety +1

      Walahi hada ayan hooyadey ku dhahayay gabadhan kabayare ayeey uu cod egtahay lkn wey iga diiday lool

  • @fadumomaxmed8874
    @fadumomaxmed8874 Před 3 lety +535

    Ar rer xamaraa cimadidan lmahyznkaro wllhi from garowe inta ilamida liktadhac igu sii😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Před 3 lety +211

    Hadaa Sugi La"Dahay
    Khadar keyow
    Like ta ha iLa dhaafin 👍👈

  • @lugooyojaceyl3078
    @lugooyojaceyl3078 Před 3 lety +11

    Malyun maanka qosolkay ku qurux badan tahay inta ila aragtey like ku dhufta.

  • @fatumamohamed325
    @fatumamohamed325 Před 3 lety +56

    Indha adeegi rer muduga bey lasoobaxday ina adeerteey naag nool ❤️😂🙋‍♀️

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 Před 3 lety +341

    Sharma boy xabadiisa qarastaa lagu kicin rabaa kow kow 😂✋

  • @Talizo9
    @Talizo9 Před 3 lety +232

    Rer muqdisha ku hystaa ani🥰

  • @xamdisaid53
    @xamdisaid53 Před 3 lety +11

    The best waaye wlllhy naaagta mareexaan wlllshei guuul abayo nag nol💯💋☝️

  • @zupeer5991
    @zupeer5991 Před 3 lety +11

    Qurux badanaa malyuun masha Allah

  • @qn__hipa1597
    @qn__hipa1597 Před 3 lety +113

    Malyuun maanka digtonaw ku jirtaa prank miya ay tagan thy😅😅
    Awlaadul caasimah barnamijkan ayagaa ku leh wlhi🥰😘

  • @maymaosman2338
    @maymaosman2338 Před 3 lety +537

    Odaygi xalay reer waqooyga aha mabo igu soconeyn reer xamar ku heystaa is muujiya dadkeygi reer xamar ❤️

  • @sakariyecabdirashiid2480
    @sakariyecabdirashiid2480 Před 3 lety +7

    Manday ramadanka waa 6 masha allah allow qeerkiisah nawafaji aamiin Aamiin

  • @sundusxuseenmaxamed2297
    @sundusxuseenmaxamed2297 Před 3 lety +54

    Dayax dalnuurshe inta sugaysa like ii Zaara 💓🥰🥰

  • @ahmedkheyrabdirisaq4524
    @ahmedkheyrabdirisaq4524 Před 3 lety +459

    Hadii aad afurtay Like dhac Ku siii
    Alxamdulilaahna soo qor

  • @yaxyemichu1575
    @yaxyemichu1575 Před 3 lety +398

    Sharma boy is waitting 💍

  • @hajjikaraama9784
    @hajjikaraama9784 Před 3 lety +12

    qofta dharkay dhigatay wlh kabayre u qab egthay manka inta ila argatay like👍

  • @najmadiamond9666
    @najmadiamond9666 Před 3 lety +38

    Naag wagardhac uma xuma😂😂✌

  • @nasriinmoustaphe6096
    @nasriinmoustaphe6096 Před 3 lety +28

    Astan tv umadeena maha whi fani from hargaysa

  • @YusufSadak-rx7jh
    @YusufSadak-rx7jh Před 3 lety +518

    Inta malyuun manka iney qurux bdn thy hda lee sfcn u arkay like👇

    • @yonisabdul1706
      @yonisabdul1706 Před 3 lety +4

      Hacunin gabadha ee mashallah udheh acuudkee

    • @naimaomar7865
      @naimaomar7865 Před 3 lety +1

      Wxlagacuno umajeedo ayeeyadn

    • @yonisabdul1706
      @yonisabdul1706 Před 3 lety +3

      @@naimaomar7865 uff maseerka jooji

    • @naimaomar7865
      @naimaomar7865 Před 3 lety +1

      😆😆😆😆😆😆alx nuucan mka masero

    • @rumancabdi1534
      @rumancabdi1534 Před 3 lety +1

      @@naimaomar7865 qebtaa qaraaarkaa m.a dheh ceeb miyaaa yahu

  • @mahuraan646
    @mahuraan646 Před 3 lety +15

    Qamar zuugaani☺️I can't wait you😭😭😭😭😭❣😌🙌🏻

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni2188 Před 3 lety +27

    Naag marexan oo ree mudug ah ya la hadal dhahay keep going ina adeer malyun maanka😍

    • @iqraismaciil9124
      @iqraismaciil9124 Před 3 lety +2

      Waa Abgal waceysla kasi tahay joooji marexanka sheegoysid

    • @xalawatinaxurulceyni2188
      @xalawatinaxurulceyni2188 Před 3 lety +3

      @@iqraismaciil9124 kaalay adigu xoog ogadhig abgaal fir iyo farac uma galin nooga hadh gabadha🤬

    • @iqraismaciil9124
      @iqraismaciil9124 Před 3 lety +1

      Hhhhhhhhhh bal riyow waliba iyado maalin cad ah

    • @iqraismaciil9124
      @iqraismaciil9124 Před 3 lety +1

      @@xalawatinaxurulceyni2188 mideeda kale naya Abgal ciil uma qabo umad laso aruurshay mgrty

    • @xalawatinaxurulceyni2188
      @xalawatinaxurulceyni2188 Před 3 lety +1

      @@iqraismaciil9124 adigu unbaa hada ku baryootamayay hadii adiga afkaga isku duqeeyay naa iga dhaamo adiya waxaad sheegaysabo xiiso uma qabee

  • @wiilmudug7021
    @wiilmudug7021 Před 3 lety +99

    Sharma boy marka heli wayseen miyaa xaskisa ku badasheen 😂✌️

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 Před 3 lety +172

    Barnaamijka inta Ka Hesha like✌

  • @abdulahiozil1o282
    @abdulahiozil1o282 Před 3 lety +1

    odaygaas iyo xasan top xaa isku galay

  • @yarantixajikaxajika3647
    @yarantixajikaxajika3647 Před 3 lety +8

    Naag adag weye wlhi😂😂😂😂😂❤️❤️❤️❤️❤️

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 Před 3 lety +19

    Woow caawa waa shidnaa barnaamijka shactiro 🥰😃

  • @ayuubdiinka7678
    @ayuubdiinka7678 Před 3 lety +16

    Astaan tv waad guuleysaten wlhi 🙏🙏🙏🙏🇸🇴

  • @libanhussein2138
    @libanhussein2138 Před 3 lety +1

    Barnaamijku wuxuu ku fiicnaa dad caan ah lakiin waaa barnaamij fiican hore u socda

  • @pretttyhamdi3850
    @pretttyhamdi3850 Před 3 lety +4

    😂😂😂😂😂 wlhi waa geesiyad gabadha kaliyo kuwa kle sida lagu sameyy ka duwned keep going maanka

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 Před 3 lety +96

    Sharma boy xaaskiisa ❤

  • @abdisattarofficial5724
    @abdisattarofficial5724 Před 3 lety +178

    Inta khadar keeyow ila sugasa is muujiya😂

  • @naleye1
    @naleye1 Před 3 lety +160

    Malyuun manka wey fahantay shekeda in ee prank tahay waxee tiri astaan ma aminayi 😂😂😂 inta ila fahan tay like 👍 iisara Boo dheere libaax ❤️❤️❤️❤️

  • @kasanyoovlogs8363
    @kasanyoovlogs8363 Před 3 lety +307

    Qoftaan inay Farxiyo Kabayare U cod ektahay inta ilafahantay like saar👍

    • @nimcooniahmed9901
      @nimcooniahmed9901 Před 3 lety +3

      Hhh wlhi anaa soo qori rabay saaide iskugu cod egyihiin

    • @kasanyoovlogs8363
      @kasanyoovlogs8363 Před 3 lety +1

      @@nimcooniahmed9901 Haa Lahjada waliba farxiya waye

    • @bashiirnur
      @bashiirnur Před 3 lety +2

      Manta dhan ku fikirayay so waa leysku racaay.

    • @Modeeq
      @Modeeq Před 3 lety +2

      Aad iyo aad 😂😂😂 walaalo miyaa aan isdhahay xitaa 😂😂😂

    • @mohameddeeqofficial347
      @mohameddeeqofficial347 Před 3 lety +2

      Wlhi an so waday

  • @rahmahaajiali332
    @rahmahaajiali332 Před 3 lety +31

    Odeygaan intaa ku dilaa kulahaa wlh caadi ma ahan naag nool qoorta laga soo qabtay maskinn 😂😂😂😂

  • @awoelmiali4993
    @awoelmiali4993 Před 3 lety +1

    Malyuun waa quruxbadanthy sis ilove u ❤❤❤❤❤ farxiya kaba yare ayaad ycid egthy

  • @abdinasirnorsalad3332
    @abdinasirnorsalad3332 Před 3 lety +34

    Gabadhaan gaariga albaabkiisa dhoor jeer ayay furtay fadlan gaariga lock gareeya markuu qofka soo raaco oo aad kuhubsataan

  • @siman_shekeyeofficial337
    @siman_shekeyeofficial337 Před 3 lety +101

    War naga soo daaya yaqey wan sugi la ahay malyun manka🤣 RAMADAAN KAREEM 🌙❤

  • @dekkasagal519
    @dekkasagal519 Před 3 lety +158

    Barnamijkan reer xamarku ku fiicanyahy xalay wn fiirsanayy halna kma fahmin lkn cawo qosolka iga dhamady 😅😅

  • @safarle9284
    @safarle9284 Před 3 lety

    Malyuun maanka, caadi maahan horay kuuma aqaanin lkn maashaa Allah, i like dabeecadaada😍😍😍😍, yariistoo fani ah waaye

  • @shakracadeofficial8882
    @shakracadeofficial8882 Před 3 lety +13

    Darawalka halkaan fikrad haleyga gaarsiiyo🙏🙏🙏gaariga lock gali gabadha gaatiga wey iska tuuri gadhay🙏🙏🙏🙏

  • @hanadheykal8245
    @hanadheykal8245 Před 3 lety +236

    Prankign ki ka horeyay iguma socon Ya ila mid ah

  • @halimahashaash5629
    @halimahashaash5629 Před 3 lety +66

    Maanka la'antaaa aan wan dhamaanaa🤣
    Sharma idin arag Astaany😂

  • @mohamedvlogs4309
    @mohamedvlogs4309 Před 3 lety +101

    Aar reer xamaraa Booto badanaa 🤣 Halkanaa kaa Gamaa kulahaa, Waan idin wataa Walahi Saaxiibayaal 🔥🤝

    • @acmpro5735
      @acmpro5735 Před 3 lety +3

      Waa rer galmudug naagtu waliba waa mareexan

    • @imtheshit9388
      @imtheshit9388 Před 3 lety +6

      @@acmpro5735 qabilkeda yaku wediyeyne

    • @mohamedvlogs4309
      @mohamedvlogs4309 Před 3 lety +1

      @@imtheshit9388 😂😂

    • @imtheshit9388
      @imtheshit9388 Před 3 lety

      @@mohamedvlogs4309 runtey maho😂 marexan kulaha maro xaarleh ha ahato hade rabto

    • @Khaatumo411
      @Khaatumo411 Před 3 lety +2

      @@imtheshit9388 reer Xamar soo qabiil mahan?

  • @farahahmed6556
    @farahahmed6556 Před 3 lety +8

    Wlhi Astan waan ka helaa tii hore oga 😂😂😂 khadar keyaw waa idinka suga😂😂😂

  • @xamdaxaaji8002
    @xamdaxaaji8002 Před 3 lety +13

    Masha allah malyuun manka waa gabar dabeecad leh markii lo shegay sidey u qanacday

  • @abdiqaniosman5387
    @abdiqaniosman5387 Před 3 lety +73

    Waxan sugna wa reaction king ck

  • @issehassan8635
    @issehassan8635 Před 3 lety +6

    RAMADAN MUBARAK all Muslim

  • @mr.araale3075
    @mr.araale3075 Před 3 lety

    shaqo fiican aahesan astan tv❤️✌️

  • @Kadir_apdi
    @Kadir_apdi Před 3 lety +184

    Haday iibaxaysa bahasha xamar bey kumacantahy oon hadalkod fahmaya yaa ilamida😂

    • @gandhiye67
      @gandhiye67 Před 3 lety +4

      Inkastoo aan 2 bada dhinac aan fahmaayo hadana xamar ugujeclahay mana aqaan sababta

    • @Kadir_apdi
      @Kadir_apdi Před 3 lety +2

      @@gandhiye67 Haa xamar kuwa joogo waa xarabo iyo dad kala dabeecad eh lakin hargysa waa isku mid iyago dhan isla marki Bay xanqayan

    • @muntaazilly6318
      @muntaazilly6318 Před 3 lety +3

      Saas waye reer xamar hdan nhy lahjadeena ku hesana

    • @maariaali2308
      @maariaali2308 Před 3 lety

      Been maaha wllhi kuwa xamar shidan

    • @maymaosman2338
      @maymaosman2338 Před 3 lety +1

      Yes reer xamar ku heystaa wlhi cawo kle igu baxoysaa

  • @cutieinka2270
    @cutieinka2270 Před 3 lety +11

    Hhh afurka naga bixisaan wlh astaaney mahadsanidin🤣🤣🥰

  • @sacdiyoxasan7239
    @sacdiyoxasan7239 Před 3 lety +2

    Barnaamijkan waan ku heesta waan sugi la'aau inta soonka laga gaarayey♥️

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Před 3 lety

    I can't wait khadar keyow 😀

  • @mustafexaaji4830
    @mustafexaaji4830 Před 3 lety +223

    War Naagtu Caadi Maahan Sharma boy iyo Iyada beerkay iska tumayaaaan Waku Waraaaa caaadiya dhacaysa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @boqoradainakhaliif9196
    @boqoradainakhaliif9196 Před 3 lety +77

    Team khadar keyow yaila mid ah suuxe 🤣

  • @bosschannel6468
    @bosschannel6468 Před rokem +2

    Amarka illahay inantan Malyuun Maanka Dar illahay Baan Uuga Helaa Anagoon Waligay Kulmin Xitaa.
    Balse Maalinka Aan imaado MUQDISHO Waan La Kulmi insha Allah.
    Malyuuneey Wlh Aadbaan Kuu Tageeraa Hadaad Qoraalkaygan Aragtana Ogow inaan Alle Dartiis Kuu Jeclahay Wllo Mcn.❤️.

  • @AbdulRazak-pr9ce
    @AbdulRazak-pr9ce Před 3 lety +12

    dhar aanan dharkaaga aheen dhaxan kaama celiyo lkin hada waa dhar aanan dharkaaga ehen kuma asturo.
    FG: gabdhahoow asturka muhiim uu kuu yahy adi ahaan
    Astaan: gabadha inta ka banaan u astura .
    mahadsanidiin.

  • @drabdillahisaid17
    @drabdillahisaid17 Před 3 lety +11

    The best thing to watch after afur

  • @fardowsaabdiwakiil336
    @fardowsaabdiwakiil336 Před 3 lety +32

    Malyuun maanka wallhi qosol iguma harin 😃😃😄

  • @lovestries
    @lovestries Před 3 lety +2

    I like her smile tho 😂😂yaa ila mida ✌️😂

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 Před 3 lety

    Mashallah malyuun maanka keep gowing tiwn naag nool waa iska dhicisay geedka gadaal fadhiya way idinku dhiiqatay

  • @axmedyare4296
    @axmedyare4296 Před 3 lety +31

    Ck reaction toos ah waaye tan

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ Před 3 lety +23

    Malyuun maanka mooryaan caadiya weeye😂

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 Před 3 lety +14

    *adiga qoralkan aqrinayo wxan ku leyhy Ramadan Mubarak ❣️caafimaad ku bilaabo bisha barakesann kuna dhameso idam alle, amin dheh💖 insha allah🥰🥰🥰🥰*

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia5487 Před 2 lety +1

    Maanka adi la'aanta anwa dhamaana my neggaa sharma words❤🖊

  • @eliasjakaarta7901
    @eliasjakaarta7901 Před 3 lety +106

    Mogadishu dad, bay haysaa xaqiiqdi waxana ugu wacan hilibka geelka.😀

  • @Kadir_apdi
    @Kadir_apdi Před 3 lety +174

    Sharma poy ramadanka kedib raap buu idinku soojafi astaney😂😂😂😂

  • @haibeim7582
    @haibeim7582 Před 3 lety +1

    Malyun waa gabadh farxad badan mansha ALLAH

  • @macabsadeofficial8790
    @macabsadeofficial8790 Před 3 lety +1

    Hhhhh ar inaanta indha adkaa kulahaa astan adiga kuuma bahno bidir love 💘yaho😁😁😁✋

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 Před 3 lety +31

    Ilaa laga badbadi malyuun ma xanaaqin waa iska qosleesay ❤️

  • @beerlulaali5099
    @beerlulaali5099 Před 3 lety +17

    Kaliyaha qaali noqdey maa isoo gadan rabtiin😂😂😂naag adag weeye

  • @khaalidkaamilofficial7166

    Habayn danbe anaa barnamijka marti ku ah

  • @QUEENMAGOOL
    @QUEENMAGOOL Před 3 lety +2

    Reer xamrku funny wye one love❤️❤️❤️💖💕💕💕

  • @anisanuur1859
    @anisanuur1859 Před 3 lety +16

    I can’t wait to khadar keeyow really 😋💚

  • @mareegtaxogaha376
    @mareegtaxogaha376 Před 3 lety +72

    Qasiidadii Nebi amaanka halkan kala socda sxbyl
    czcams.com/video/Z4w75s_7BKE/video.html
    ♥️

  • @Bahjabilan23
    @Bahjabilan23 Před 3 lety +24

    Ina adeeerty indha adeeygii reer muduga ee la so baxdaY jah iska celi dhiiga byo😂😂

  • @ahmedabdihussein9052
    @ahmedabdihussein9052 Před 3 lety

    Astan tv naga saxa qaladka suunka gariga lagu talagay ha xirtaan naftooda qatar ha galinina dadka blz

  • @firdowsaoriginal
    @firdowsaoriginal Před 3 lety +78

    Malyuun maanka gabar aan jeclahay , ilaahow reer xamar noo dhaaf dulqaad badanaa , anoo daawan baan iska sii qiyaasaa inay malyuun miskiin tahay

    • @zaazuumohamed2840
      @zaazuumohamed2840 Před 3 lety +2

      Miskiin aaa😂😂😂😂😂

    • @firdowsaoriginal
      @firdowsaoriginal Před 3 lety +2

      Weli ma daawan saasaan u iri miskiin , miskiin waxaa ula jeedaa gabar dagan oo qabow

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug Před 3 lety

      @@firdowsaoriginal hhhhhhh ugu danbey maxay dhigtay hade😅✌

  • @aizhaadiamond5747
    @aizhaadiamond5747 Před 3 lety +10

    Viva rer xmr waa idn wtaaa👋✊❤

  • @somaliwoodfilmsproduction9576

    Wlllhi adban uga xumaaday malyuun manka mizkiin waaye ana waxan ahay taagero lamber 1 ❤❤❤❤❤❤ lazaa ira aztaaan tv

  • @abdirahmancktube
    @abdirahmancktube Před 3 lety

    astaan tv keep goings

  • @saidmohamed7846
    @saidmohamed7846 Před 3 lety +49

    Yuufle: Biyaha markan kugu shubay kwrn🤣
    Manka: xoog an lahy baan dareemay😂😂

  • @abdihafiidzukij8253
    @abdihafiidzukij8253 Před 3 lety +63

    Inta qadar keyow sugosa like sara

  • @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566

    Sharma boy hees karbaasha ha usoo qaado astaan tv

  • @muunijama6067
    @muunijama6067 Před 3 lety

    Reer muqdisho wada sabir soconaaya mshlh

  • @maryamodahir4335
    @maryamodahir4335 Před 3 lety +39

    Hayoy sharma maxoo dhahay kii kudhiba dharbaxa bac🖐😂😂😂

  • @mohahappy6586
    @mohahappy6586 Před 3 lety +31

    Hayey. Sharma boy xabadiisa ayad dan dan saten miyaa astan raab aya laguso kar bashayaa🤣🤣🤣🤣