QOFKAAN XIRIIRKA U JAR WUU SOO NOQON💔🤔

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • QOFKAAN XIRIIRKA U JAR WUU SOO NOQON
    =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

Komentáře • 495

  • @19-20-w7h
    @19-20-w7h Před 2 lety +369

    Qof walba hadii uu qadan lahaa talada Ah-
    hadaa Qof jeclanaysid Said ha ujeclan laga yaba beri inad nacdo
    hadaa nacaysana si daran ha u nicin laga yabe beri inad jeclato o jacaylkaaga noqdom
    {Wax kaste mel dhexad ba laga istaga macnaha}
    Ayeyday Allaha i xfide waxy dhahda hadad qof jeclanayso lug gudaha hakuugu jirto lugna bananka haku taalo,yacnii ha is wada siin qofka ileen wa bani aadame.
    Kusaliya Nebiga Naxaris iyo nabad Galyo kor kisa ha ahaate💎❤

  • @nuurdiinaaqilchannel385
    @nuurdiinaaqilchannel385 Před 2 lety +69

    Waligey Qof Damcay Inu Tago Kama Daba Cararin Wax Kasta Waxaa iiga Muhiimsan Qiimaha Nafteyda__Thanks Wlal Ayuub

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 Před 2 lety +19

    Ayuub alle dartis ayaa ku jclhy kuwa alle janand alle ku kuulmiyo alle ha nagu daro inta muslin oo dhan insh allah❤

  • @araweelojaamac7070
    @araweelojaamac7070 Před 2 lety +138

    Qof bu xidhiidh naga dhaxeeya mar kasta wan is magna lkn cawa goaaan ayan gaadhaye aha haso celin hadi aduuunku so rogmado ima so noqonayo Mr kasta qalpigayga ayu dhawaca 😭😭😭😭 iso duceeya somali mahamed in allle qalpigayga iga masaxo

  • @anisaali5860
    @anisaali5860 Před 2 lety +22

    Thanks our teacher.
    Really qof bili adana hadu kunaco, Allehii adunkan kukenay ayaaba kujecel.
    Qof katagay fursad ad qof wanagsan kurad satid buu kusiyey.

  • @sabnaaapdilahi3204
    @sabnaaapdilahi3204 Před 2 lety +42

    Jilcsanaanba ma aqaani qofkii iga aamuza weligy ban la hdlin ilaa uu ila zoo hdlo 😚😎

  • @caynimooge105
    @caynimooge105 Před rokem +23

    Wll gaabis ayuu noqday xiriir kaygii ana kama marmo inuu iga tago ma rabo isoo duceeya wll qalbiga i oloolya😥💔😣

    • @marla_arag6880
      @marla_arag6880 Před rokem +6

      Wllshy talo iga qaado adna iskaga gaabso oo naftaada xakamee markaa waxa uu dareemi doonaa qiimahaaga

    • @anisacabdicali7398
      @anisacabdicali7398 Před rokem +3

      @@marla_arag6880 Masha allaah saxiix ❤

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 Před 2 lety +64

    *Waligayna qof kama daba cararin kamana daba carari doono I proud my soul*

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 Před 2 lety +34

    Waa xaaQida dhabtaa ah ilmaheyga abohoodh siidaa kla kulmey I'm feeling heart broken 💔 😢 right now 😢

  • @hoodomo863
    @hoodomo863 Před 2 lety +9

    Best Teacher
    Alle cumriga iyo cafimdkba alle haku barkeyo wlo🤲🏻

  • @abdulahidaahir7791
    @abdulahidaahir7791 Před 2 lety +21

    Wll ayuup runtii in badan kugu xirnaa wax badan kaa faaidey
    Aduun iyo aakharaba alha wax ku dhibo kuma tuso
    Wax walba oo wanagsan ayaad naga mudantahay ❤️❤️

  • @hoodoxasan3277
    @hoodoxasan3277 Před 2 lety +30

    Nimcada inta haysato ma garato taasa xaqiiqa mararka qaar qof kaagi sax da ahaa baa la kulantana adoo ciyaar isaga jira 😭

    • @hoodoshow1301
      @hoodoshow1301 Před 2 lety +2

      Waa dhibatada I haysata 2018 baan la kulmay qof noloshada u qalma oo I jecel balse aniga xiligaas mood naan ku jiray sidas ayaana ku wayay balse nasiib xumo markan wanagiisa ogaday een jecladay isaga jacayl kii ka dhamaday naftayda 3sano way fahmi ladahay qofkas inuu tagay oo una soo noqonaynin nolosha dhan buu qofkas madow iga galiyay

    • @hoodoxasan3277
      @hoodoxasan3277 Před 2 lety +4

      Sorry wax kheyr badan allaha kula kulmiyo iskana ilow horey u soco nasigi ba ku haya jacayl kuma haye

    • @HaYaTAkader
      @HaYaTAkader Před rokem +1

      Xaqiiq wlhi ana lakulmy right person but the wrong time 💔

    • @hoodoxasan3277
      @hoodoxasan3277 Před rokem +1

      ​@@HaYaTAkader qofka wanaagsan marku tago baad ogaan wuxu ahaa sorry sis waxa laga yaaba inta xiriirka ama nolosha aad wadaagtan inaa culeys u aragto ood dhibsato wanagiisi lkn maalinka qofkaas noloshaada ka faaruqo waagu ku baryo ilahow nimcada inta haysano na garansi

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 Před rokem

      ​@@hoodoshow1301wllo ilhay bari waad guulaysan istaqfartaa badso

  • @hiboxaaji1666
    @hiboxaaji1666 Před 2 lety +16

    waa sax ustaad anigeyba ileheysata arintan insha alaah iney i anfacdaan rajeynaya thanks wll

    • @engabdulahi2515
      @engabdulahi2515 Před 2 lety +1

      may ku anfacday wll ? yacni qofkii dib makuusoo raadiyay ?

  • @nuurkey651
    @nuurkey651 Před 2 lety +4

    Siifiican Ayaan Kuu Fahmay Macalin, Waadna Saxantahay 100% Allaha Kaa Abaaalmariyo Dardaarankaaga Dahabiga ah Ee Aad ina Siisay.

  • @queennimcuush5113
    @queennimcuush5113 Před 2 lety +3

    Dhiiragaliye aduun iyo aqiro allh ku xafido cimri dheeera rabi kaga barya waayo ano talo u bahaan baan malin kasto CZcams kaaga hela waliba si dhib yar tnx bro🥰😍😍😍❤💞❣🙏🙏

  • @shukrialiibrahim5714
    @shukrialiibrahim5714 Před 2 lety +9

    Mahadsanid ustaadi ❤Allah ku sharfo Amiin 🤲

  • @maslahmaska7591
    @maslahmaska7591 Před 2 lety +7

    Muqaladada aad Baan u jeclahy welina madhicin anoo mulqaal dhameystay waxba kaa faaidin shukran ustaad

  • @dhuuboqalbidhuubo-ob8mn
    @dhuuboqalbidhuubo-ob8mn Před rokem +6

    Markaad aragto anigoo ilin iga socoto ma ahaa in aan ahay qof daciif ah ee waxaan ku qariyaa xanuunku ihayo💔🥺

  • @hanuuj1744
    @hanuuj1744 Před 2 lety +10

    Xitaaa hadii an si kasto u daalanahy u mashqulsanahy kama marmo muqaaal uu ayoub leyahy sababtoo ah waxaan ka helaaa awood dhiranan kalsooni
    Ku mhdsnd sida quruxda badan ood noo dhirigaliso
    ibni adam nahay abaal ma gudi karnee
    Abaaalkaga janatul fardows allha ka dhigo wax ku dhipo allah kuma tuso ✊

  • @fatimaistahil1190
    @fatimaistahil1190 Před rokem +5

    فصبر صبر جميل.alle samirka hanoo laba laabo❤❣

  • @saedguure5850
    @saedguure5850 Před 2 lety +17

    Thanks Alot our teacher Ayup❤🙏

  • @fardowsaahmeddahir1082
    @fardowsaahmeddahir1082 Před 2 lety +5

    Acw alaha kuxifdiyo naf maal waxaad heysato alaha kuu barakeeyo aniga ayaad moodaa iney iqabsatay xaaladan laakiin mar hore hadaan maqli lahaa fikirkaagan fiican waan qaboobi lahaa alow kuqabooji maamo maashaa alah

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Před 2 lety +18

    Full respect wll🇹🇷❤🎇

  • @lasgo3896
    @lasgo3896 Před 2 lety +13

    arinten aney iheysa taa bal wan tijaabini macalin 💔

  • @deeqogeedi2554
    @deeqogeedi2554 Před 2 lety +8

    Mahad sanid wax walba oo aad so galiso aniga waxbaan ka faaiidaa xitaa hadeysan markaa iquseyn waa ii cashir oo laga yaabee in bari xaalad nuucaas ah aan la kulmo alle ajar hakaa siiyo wll aniga aadbaan kaaga faaiiday xaqiiq mahad sanid markale

  • @burhaandeeq2376
    @burhaandeeq2376 Před 2 lety +1

    the one and only AYUUB AXMED....SHARAFI KORKAAGA HA AHAATO.....WLLE..💖

  • @madiinaabdixuseen104
    @madiinaabdixuseen104 Před 2 lety +8

    Wll qof aqli badan ayaad tahy talo fcn ayaad waqti badan igu caawise allaha kusharfo

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Před 2 lety +6

    Wow😏👌falkan 4bil kahor baan ku dhaqaaqay✔✔✔✔balse haatan rajo iyo dib ugocasho igelinmeyso iyo maxaa intaa aan laguu soo eegin alx
    Mowduuc wacan xaqiiqna ah dhiirinta wax ku qaata 👍👍👍👍👍👍mahadsanid ustaad

  • @rahmadaahir4385
    @rahmadaahir4385 Před 2 lety +12

    ماشاءالله اخي الله يبارك عمرك ❤❤❤

  • @xamdafahiyeofficial9439
    @xamdafahiyeofficial9439 Před 2 lety +4

    Mahdsnid tech Haltaalo oon kaqatay vedio yadad Ayaan kubogsaday xaqiiq Adbaad umahdsantahay🙏
    ALLAH QOOF SAKADA HOWRUMERYO HAMIGIISA🤲

  • @farduusmaxmed2314
    @farduusmaxmed2314 Před rokem +5

    Thnks wll wa marxalad ad udaran oo an waqti xadirkan ku suganahay meel walbana wuxu iga saray Block waxn sameyo maqan 😭😭😭😭😭😭

    • @mazcuudpaazhe9393
      @mazcuudpaazhe9393 Před rokem +2

      hortiba wad faraxsanayde alle u toobad keen nio ha walane😅

    • @nimcoxasan5427
      @nimcoxasan5427 Před 8 měsíci +1

      Abaayo intaanu ku bloc garayn ayaad ka tagi lahyd imka ilaw o iska dhaaf wad ka aar gooosan hadu nabsi Jiro😊

  • @muhsinsharif1199
    @muhsinsharif1199 Před 2 lety +4

    mawduucan aad ayuu ii anfacay jasakalaah khyr suhyb

  • @NimcoCumar-c1z
    @NimcoCumar-c1z Před měsícem +1

    Mahadsanid Wll ayuup😊❤

  • @sihamaragsan302
    @sihamaragsan302 Před rokem +6

    Shukran walal 💕

  • @ilhancadey7950
    @ilhancadey7950 Před 2 lety +2

    Wlhi aniga bisa umaleenaye xaladan inee iheesato Somalia dhan wa wada dhawac qalbiyaan ah 😣

  • @samiihoahmed2244
    @samiihoahmed2244 Před rokem +6

    𝐔𝐬𝐭𝐚𝐝 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐤𝐮 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐝𝐨 ❤️💯

  • @lakiaxmed2918
    @lakiaxmed2918 Před 2 lety +15

    Qof ad kalatagten weligaa haradin kasabir danahaga qabso maxa kudabo dhigay qof bani adama dad isqabay o nolol mcn sowada qatay ba kalataga idinkuna xirir bad kahadlasan

  • @feysalfeyte1802
    @feysalfeyte1802 Před 2 lety +3

    My teacher full respecte

  • @Naske14
    @Naske14 Před 5 měsíci

    Mansha Allah Ustaad Ayuub Ahmed Runtii waxbadan baan ka faaiday❤
    Ka shaqsi ahaan.

  • @Kulmiye.TV.
    @Kulmiye.TV. Před 2 lety +9

    Dadka qaar marka ay xanaaqaan inay waalan yihiin Iyo in kale ma la kala yaqaan.

  • @Khayrfaafi2636
    @Khayrfaafi2636 Před 2 lety +7

    wll ayoub muqaalkan waxaan dawaday wakhti hore gabadh ayaan xiriir igala dhaxeyay wax walba si fiican ayay usocden gabdhi waxay bilowday inay gaabsato iga cag jiido ana maan danayn waxas kadib gabdhi 2 bilood ayay ii jartay ina daysay ilana so hadal ana ma raadin mar walpana online ayay ahaan jirtay kadib 2 bilood kadib shalay ayay so labatay iyada oo oyaysa raali galina iwaydisanysa maxad talo isiinysa wll💔

    • @xamdaqaali9207
      @xamdaqaali9207 Před rokem

      Wllo gabadhi ma,aqbashay mise waad diiday hada intee maresaa xaal kaga

    • @nimcoxasan5427
      @nimcoxasan5427 Před 8 měsíci

      ​@@xamdaqaali9207😅😊

  • @anasamoore
    @anasamoore Před 2 lety +12

    Tusaalooyin Muhiim ah una baahan in si fiican loogu dhaqmo lana hirgeliyo. - Simply Let Go, Be Strong and watch what happens.
    Great Advice Mr Ayub.

  • @cabdishakurjeckzon8389
    @cabdishakurjeckzon8389 Před 2 lety +4

    Teacher of live 🙏

  • @safiyaabdullahi6293
    @safiyaabdullahi6293 Před 2 lety +2

    Yes manta first ahay wlhi anoo dawanaya baan comment gareyna waliba vediowgagan aad buu ii anfacaya cz mida sxbo nahay baa marwalbo iska key ignore gareyo anne marwalbo goan gaar baa irahda so vediowgagan dhiro galin buu iyahay

  • @feysalabdirahaman929
    @feysalabdirahaman929 Před 2 lety +5

    Jacelka bananka wax jiro ma ahan ninkia rabo inu guri samaysto wil iyo gabar iska ilaliya xirirka benta aha e aan hor usocod laheeen hadii kale ogow waxad nici donta ama aad ka amin bixi dontaaa guurka.

  • @mohamudabdijabar2965
    @mohamudabdijabar2965 Před 2 lety +23

    My teacher ❤ keep going 💪 🥰 👏 🙌 💓

  • @saparinali2714
    @saparinali2714 Před 2 lety +11

    Wllhi ana sameyey sidaas intoo sheygin ustadka woona isoo noqday isbuuca ka aamusay asga neh isoo labtay ustaadah waan kugu xeranhy mahdsnid

  • @Saam143
    @Saam143 Před 2 lety +2

    The one and only CZcamsr 🥰🥰

  • @mohamedibraahim4203
    @mohamedibraahim4203 Před 2 lety +27

    Jasakallah my teacher 🥰

  • @moalpha4995
    @moalpha4995 Před 2 lety +3

    Wlhi taladan waxaan qaatay dhowr bilood kahor qoftayda igu xanaaqsan oo idhahday faraha iga qaad xiriirkaaga waan nacay
    2 bilood kadib qoftayda baa iisoo laabtay markay idhahday aan kala tagno haye ban dhahay wnaaag banku rajaynayaa ban dhahy .
    Kadib iyadoo ijecel bay iisoo laabatay hadana xiriirkeenii wuu jiraa

    • @Msshodan4455
      @Msshodan4455 Před 6 měsíci

      Aniga wiil jacelhy iga tagaya intu qalad been dusha iga saraya meel kasto block iga saraay

  • @farhanomar5106
    @farhanomar5106 Před 2 lety +2

    Masha Allah mahadsanit saxiib waxbadan wanka faa'iiday✌😊

  • @hodanabiib5299
    @hodanabiib5299 Před měsícem +1

    Qof waliga arkin khadka ka jeclow 😳 that is big pain . ..... jest lkn sa dadka lo ilapo ilahay w iparay .28 jun

  • @Yaso12346
    @Yaso12346 Před 2 lety +21

    The problem is Qofka la Jecelyahay wuu daawanayaa Hada 😂

  • @ismahanxasan9129
    @ismahanxasan9129 Před 9 měsíci +1

    Wlhi waxaa shegeysid odhan wala igu sameyey waliba block laigu daray lkn malinkan dhirigalinta dhageytay qalbigey wan kasaray oga yaran 6 month lama hadlin hada marabo thnks my bro faraxad igu nolow dhirigalin wacan baaisojedisay everytime

  • @hodanaxmad5905
    @hodanaxmad5905 Před 2 lety +1

    Man shalah wllkay marwalba wxbaan kaa. Faaidaa wll🤩

  • @happygirl3251
    @happygirl3251 Před 2 lety +2

    Masha Allah thanks wllo

  • @ikraamhassanmohamed1080
    @ikraamhassanmohamed1080 Před 2 lety +2

    Ever_day I support you 💌💞

  • @absclass254
    @absclass254 Před 2 lety +1

    Mashalaah walal always ur vidoes ar motivating

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam Před 2 lety +3

    My favorite teacher keep going 🙂

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Před 2 lety +2

    Thanks you teacher jzk

  • @maxameddhame878
    @maxameddhame878 Před 2 lety +5

    Wllhi ninkan runta ku jeclahay

  • @abdifatahmohamed6064
    @abdifatahmohamed6064 Před 2 lety +3

    3casho kahor bay ahayd mrkan iskudhacnay boqoradayda 2 casho ayan siyay ay kunasato xalayna sfcn banu uwada hdlnay anago isuso xiisnay saaid

  • @asmayazzin7161
    @asmayazzin7161 Před 2 lety +1

    Mash allah ustaad aan Wax badan Ka faidaystay

  • @Xabiibatullaah100
    @Xabiibatullaah100 Před 10 měsíci

    Wlhi waa siduu igu idhi😢 aduunkaan kuugu necbahay ee i nabad gali ayuu igu idhi
    Lkn alxamdulilaah malintaas ayaan go.aan saxa ka qaatay 😢

  • @hamzamohamed7568
    @hamzamohamed7568 Před 2 lety +2

    mn sha allah walalo ilhy haku dhawro wadna dhiri galisye

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 Před 2 lety +1

    First comment thank you our teacher 🥰

  • @daakirqaybdiid5532
    @daakirqaybdiid5532 Před 2 lety

    Ustaad ayub go farward

  • @xubicadey7437
    @xubicadey7437 Před 2 lety

    Mashallha walalaky Allha kubarakiyo figrathahada wan kufaithee

  • @wuudhintay994
    @wuudhintay994 Před 2 lety +2

    Dadka dhahan inta badan qofka said loma jclado ama lug lagula jira lugna bananka la dhigta.
    Jaceylka hadu dhab ka yhy maxakameyn krtd.

  • @aminahaaayi3118
    @aminahaaayi3118 Před 2 lety +1

    Really you are the best wlhi waa runtaa

  • @abdiwadud3794
    @abdiwadud3794 Před rokem +1

    Hadiii uu qofku ku dhaho awal ba Kuman jacyln hadan hore u wada soco teen muxu yahay hadalkaasi 🤔🥺

  • @faadumafaarax4490
    @faadumafaarax4490 Před 2 lety +1

    Ma Sha AALaH guLyso WLLky
    ❣️❣️🌹💯💯👌🙏☝️👍🙋

  • @munomaandeeq9393
    @munomaandeeq9393 Před rokem

    Asc waagabar cusub waana kutaageeraa allah hakuunaxariisto àaamiin

  • @sagalmohamud614
    @sagalmohamud614 Před 2 lety +2

    Aad umahsantahay ustad

  • @hawakiinabdille2325
    @hawakiinabdille2325 Před 2 lety +1

    My teacher ❤️

  • @umalkheyrwarsame1147
    @umalkheyrwarsame1147 Před rokem +1

    Waa dhamaatay manta waa 28 /12/2022 insha Allah hore ayan u soconaa

  • @cafiifomahad7376
    @cafiifomahad7376 Před 2 lety +2

    Suheyb sajid wll suaal majiraan wax book ah aad qortey ama aad qoreyso📚

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  Před 2 lety +10

      Wllo mahadsanid Allaha taa ii rumeeyo laakiin maya buug aan qoray hammigeedase waa igu jiraa mustaqbalka

    • @cafiifomahad7376
      @cafiifomahad7376 Před 2 lety +2

      @@ayuubaxmedmedia ada mudan wllkay wan jeclaan lahaa book aad qortey inaan akhristo

  • @adnamahmoud9401
    @adnamahmoud9401 Před 2 lety +2

    Thnks teacher 😘❤

  • @Fartahaaji
    @Fartahaaji Před 2 lety

    Masha allh waafikir fiican thanks walalkeey

  • @user-ln8wi3ok9j
    @user-ln8wi3ok9j Před rokem

    M,a Allah hor Mar wacan zhp mcn ❤❤❤

  • @edelabdillahimohamed3787
    @edelabdillahimohamed3787 Před 2 lety +1

    Wllo rabi janoyinkisa hakugu bishareeyo dhiri galiye ayaaad no tahy

  • @funnypranks561
    @funnypranks561 Před 2 lety

    Wa XoG Run aH wllhi
    CaQLiGa AllE Ha ku daaYo Wll

  • @qasaayeyere3731
    @qasaayeyere3731 Před 2 lety +4

    Wan ku salamay wlhi Allah lagu dhaarta xaqiiqde aniga sida igu dhacday Cawa la Soo noqday telka wthsppka ano Ku jira Gob Buy's ahay wn u qaday runtii iila hada callka ila hada kama Qaban taas ww xaqiiq wlhii wn ku salamay

  • @Axmed_koke
    @Axmed_koke Před 2 lety +1

    Manshallh wllkeen dhalintaad hormuud u tahay

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 Před 2 lety +1

    Mahadsanid macalin

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 Před 2 lety

    Asc qof baa ila egtahay AUN ahmed ceegaag ehel maa tihiin xataa hadaka SUBXAANA ALLAH

  • @SG-GALLARY
    @SG-GALLARY Před 2 lety +14

    Zxb raga hadaan nahay
    Astaanta xun ee aan leenahay
    Waa inaan iska dhigno
    Qof baahan o an gabadha
    La'aanted nolaan karin
    Jecelna inaan si dagdaga wax ku gaarno
    Fursadna masino hablha
    Kadibna way naga xiiso dhacan..
    Halmar ayay noloshayda midan
    Igu dhacday casharkaan
    Kabarta wali ma ilaawin...😎😎

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 Před 2 lety

      Bes exactly waxasba nailigunacay dagdag jojiya 😂😂😂

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 Před 2 lety +1

    I am the first

  • @zamzammohamed6166
    @zamzammohamed6166 Před 2 lety +2

    Keep going wll🥰

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 Před 2 lety +1

    Waa xaqiiq hadalkada wll mahadsanid wll

  • @shuceibyuusufabdullahi8044

    Waxan rabaa inan waxa kula wadaago meel aan kula soo xiriiro u baahanahay

  • @ayaanibrahim9306
    @ayaanibrahim9306 Před 2 lety +1

    My teacher ❤

  • @sacdiyoshiilbarre3363

    Wlh waa xaqiiqo tan waa kugu raax sanahy thnk you wllky

  • @zowdaismail7565
    @zowdaismail7565 Před 2 lety +1

    Thanks teacher 😍😍❤

  • @HibaaqMaxamuud-ow3zc
    @HibaaqMaxamuud-ow3zc Před rokem

    Alle haku xifdiyo wlky ayuub❤❤

  • @ibraahimalas9635
    @ibraahimalas9635 Před 2 lety +4

    Wlhi Videogaan waaxaaba umaleysaa in aniga leyguugu talagalay

  • @qoraasomali978
    @qoraasomali978 Před 2 lety +1

    Masha Allah Horay U Soco

  • @liyaomars
    @liyaomars Před 2 lety +1

    Maashaa’allaah talo wanaagsan

  • @aloorayuusuf5156
    @aloorayuusuf5156 Před 2 lety

    Qof weyn baatahy sxb jazaka allah alf qayr

  • @arwaabdalla2575
    @arwaabdalla2575 Před 2 lety +2

    Waxaaba moodaa Arinteydii in aat dhax takneet balse video ggaga 2 isbuuc ka hor in aat soo dajiso ayaa wanaaksananlaheet