SIDA LOOGA JARO NAFTAADA QOFKAAN KU RABIN - ARRIMAHA JACAYLKA - Ayub Axmed

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • TALO SII - sida looga jaro naftaada qofkaan ku rabin

Komentáře • 625

  • @ilhancadey7950
    @ilhancadey7950 Před 2 lety +33

    Ilaahey ajir iyo xasanaad haka siyo waxa no noqotay garab hada nahay qalbi jab💔😪

  • @abdirahmanaden3768
    @abdirahmanaden3768 Před 2 lety +33

    Masha Allah wallal Ayub you have totally hit the points correctly and this is due to your critical thinking and the smart brain with beautiful reasons

  • @aaminoibraahiim9051
    @aaminoibraahiim9051 Před 3 lety +78

    Waan kan wll ayup
    Inta ku xiraaan Ayub like isar first one

    • @media-mb1fm
      @media-mb1fm Před 3 lety

      Ku soo dhowaada channelkeyga lawaad suhayb saajid media 2
      Baxda ku heran channelkeyga
      czcams.com/video/4i0c2m0DdZg/video.html n

    • @aaminoibraahiim9051
      @aaminoibraahiim9051 Před 3 lety

      Falso wye kaga

    • @user-vr4zr4bq1t
      @user-vr4zr4bq1t Před 2 měsíci

      ❤❤❤

  • @ahmedhussainmohamedsomali256

    Farintas Aniga Kuso Diray Wllkey Ayuub Lkn Hdan Helay Jwbtaada Waqti Dheer Ka Dib Tnx Sxp+Wll Cimri Dheer io Cafimad Baan Kuu Rajeena🌏💉❣✅

  • @xafsosalwa40
    @xafsosalwa40 Před 3 lety +22

    Aaamin wll ducadada alh no aqbalo adna alh ku dhafo awladada bari alh kaga dhigo. Barnamijyadada jaceylka iyo nacebka xirirada wan ka helaa keep going

  • @hannahahmed9979
    @hannahahmed9979 Před 3 lety +42

    Masha Allaaah walaaalo waayo aragnimo iyo xikmad baa kugu dhan waa runtaa way ii shaqeeyeen aniga qaabkan aad noo sheegtay jasakalaa khayr dhiirigaliyaheena🙏💯🙏

    • @naaaduzpoy5089
      @naaaduzpoy5089 Před 2 lety

      Ayub qisada rayaan kugu dhiirigalisey manala wadaagi kartaa

  • @hafsiitahassan6271
    @hafsiitahassan6271 Před 2 lety +21

    Thank you apowe wallhi wey ishaqeese arintan wallhi Anoo ciil ihaayo oo wax qabsan la sida uu ila dhaqmo uu mantana daqiiqad iiga marmen thank you apowe😭😭❤️

    • @Qalanjo92
      @Qalanjo92 Před 2 lety

      Sis maxa sameysay o ku shaqeyay ?

    • @xamdaqaali9207
      @xamdaqaali9207 Před rokem

      Hafsay mxaa kuu shaqeye

    • @halishmohaa2912
      @halishmohaa2912 Před rokem

      Abayoy qoral nala wathag plz mxa kushaqeyey

    • @miskiudgoon
      @miskiudgoon Před rokem

      Na maxaa kuu shaqeyay 😢xaladada ayan ku jiraa runtii😢

    • @cumaraxmed4556
      @cumaraxmed4556 Před rokem +3

      @@xamdaqaali9207 hhhhhhj ar mxaa qaldan gabarta dhiirigilin ta ayee qaraty ninkee ula tagty weyna ku guuleysaty

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 Před 3 lety +59

    "We're not just telling stories, we're changing lives" and you just change mine

  • @Rpsettastone
    @Rpsettastone Před rokem +5

    Walaalehee, waxaan codsanaa ducadiina, jeceel dhib badan buy illaahi igu imtaxaane, wa wiil illaahi iyo diin rabin oo xumaan iyo shaydaan doortay. Waan la hadlay oo siiyay dacwah diinta iyo wanaag, lakiin shaydaan buu doortay mana ijeclo, qof xun buu noqday. Qalbiguu iga gooyay, wiilkale ma jeclaankari, illaahi 6 sano aan ka codsanaaye inuu i ilawsiiyo lakiin illaahi ma icaawinaayo. In aan ilaawo aan rabaa. Dua please in Shaa Allah.

    • @sacda323
      @sacda323 Před rokem +5

      walaal Illahay wuu caawiya adomadiisa mumininta ah baryadana wuu ka ajiiba allah isaga yidhi ibarya waan idin ajiibe lkn laga yabee inad adigu la imaanin sababaha ducada rabi ku aqbalo dadka aad ledahay iisoo duceya waxaa kaga roon in aad adigu si dhaba illahay ula shekaysato oo ka dalbato waxaad rabto Allah waa deeqsi ani ahaan waligay kama waayin waxaan ka barayay adina alle haku siiyo waxaad jeceshahay abayo oo khayr kuu ah

  • @BILAL1.
    @BILAL1. Před rokem +4

    Inkasta oo uu muqaalkaan mar danbe iso gaaray
    hadana waxaan ahaa qof aad ugu baahan thank you
    Macalin👍

  • @najimamohamudhassan1634
    @najimamohamudhassan1634 Před 2 lety +12

    Intanbaba iga badan walhi farxad ban daremy ilahy haka rali ahado wllky 🥰🥰🥰

  • @jowharatul_qalbi33
    @jowharatul_qalbi33 Před rokem +35

    Qof inan waco waxaa igu dambaysay 2022 alxm 🤲🏻✍️ maxaa qiso yaab leh igu dhacday😢

    • @maryanawess
      @maryanawess Před rokem +4

      Abaayo qisadaada wax ma iiga sheegi kartaa xabiibti 😢😢

    • @salmoahmed6670
      @salmoahmed6670 Před 7 měsíci +1

      😭😂 waad ikala soo hormartay 😂😂

    • @salmoahmed6670
      @salmoahmed6670 Před 7 měsíci +2

      Isku mid ayaa nhy wlhi lkn ani xooga bilowyin ayaa ka aausa nahay ilahyow sanado anoo Ka aamusan itus 🤲😭😭

    • @nimco3965
      @nimco3965 Před 7 měsíci +1

      Intee lagalaso xariira abowe

    • @najmohassansalad7229
      @najmohassansalad7229 Před 7 měsíci

      Abayo mxaa sameysay​@@salmoahmed6670

  • @eekaadanofficial989
    @eekaadanofficial989 Před 3 lety +46

    Ani cml bey igu dhacde will aan xirir lahen ba mrka farin uqoro mabq firinayo bas anine waba lafhmey wa ugooy mxa lur fantashiro fil ardhi no calacl mrksta sharfkada wx kaga muhimsan mlaha qofka tartib waka dhamn krtin dhamntenba hamika ugu aan lenhy wa ina rabi rali galino Allah naga ralinoqda 🤲

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 Před 3 lety +8

    Wll mcn dar ilahay ban ku jeclahy wlhi tageerahaaga number 1 ban ahay vedio ad leedahy ima dhaafo labadaada channel ba adban ugu xidhanahy dhiirgalintadu wax badan bay iga badashay runtii jazakallah khayran Huuno qali
    From Somaliland
    Subax wanaagsan anaga wa duhur bay no tahay

    • @media-mb1fm
      @media-mb1fm Před 3 lety

      Ku soo dhowaada channelkeyga lawaad suhayb saajid media 2
      Baxda ku heran channelkeyga
      czcams.com/video/4i0c2m0DdZg/video.html z

  • @happyabdirahman869
    @happyabdirahman869 Před 3 lety +12

    Wlhi waan arkey midas wanku daqmay wana ku najaaxey alx dibna uguma laabanin 😍😍😍

  • @fardowsaabdi258
    @fardowsaabdi258 Před 2 lety +4

    Asc wa Runta Walal.Maashaa Allaah.Caqligaaga Wanagsan Allaah Swt. Ha Kuu Dhowro Aamiin.

  • @isbedellobahanyahy9113
    @isbedellobahanyahy9113 Před 3 lety +7

    Wan kusalamay xaqiiq hadalkad tirahday m.a aniga hore utijabiye wu I hirgalay hore usoco sxb wa dadhal badhan tahy

  • @user-sg6wv6og1d
    @user-sg6wv6og1d Před rokem +3

    Masha Allah rayaan❤ yarisay habo soo Barbara caruurta Allah kuu barakeyo walal

  • @user-wz5qp3qg3f
    @user-wz5qp3qg3f Před 9 měsíci +1

    Thanks dear brother you are giving us beautiful tips and we took it advantages

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 Před 2 lety +8

    Very indeed thanks mr Ayub 👏🏾👏🏾🙏🏾🙏🏾✌🏾✌🏾

  • @Mudeeca__
    @Mudeeca__ Před rokem +1

    Hadda ayaan tijaabiyay inaadeer waanu iishaqeeyay thank youuuu 🙏🏻

  • @aichadaoudwaberi6653
    @aichadaoudwaberi6653 Před 5 měsíci

    aad ayaad u mahad santhy wll ayub really advice wanagsan ayaad nasisay hadaan nahay kooxda qoraalkooda laga soo jawabayn

  • @aishanoorosman9395
    @aishanoorosman9395 Před 2 lety +3

    Masha allah ilaahay ha barakeeyo rayaan gabadeeyda ayeey ko magactahay masha allah❤❤❤❤

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 Před 11 měsíci +4

    ❤😢10bil kohor baa qalbi jabna kudawaday kdib xarir kle samestay 8bil kadib 🎉❤qalbi jabay

  • @mulkishariif8041
    @mulkishariif8041 Před 3 lety +5

    Wakula joognaa ustd meel walba 🙏🙏🙏🥰

  • @anisaapdi4337
    @anisaapdi4337 Před rokem +3

    Masha Allah wa wiil aan tageyro iso raaca inta igu racsan

  • @MarwafaraxMarwa-if5kz
    @MarwafaraxMarwa-if5kz Před rokem +3

    Masha allah

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 Před rokem +4

    Waad mahadsan tahay taladaad wan qatay wanaa tijabin ilhay baana talo saaran

  • @noname-jg3vl
    @noname-jg3vl Před 2 lety +1

    Profilekisa ayan boqda kadib mood ayn galaa😭balse hda kadib ma booqan insha allh shukran wll ayuub

    • @samsamali4206
      @samsamali4206 Před 2 lety

      Midas Waa xanun abayo anigaba wan so Arkay Balse gaon ayan ka gadhay Mel walbo ayan blovk ka saray number kisa na waan delete gareyay mudo 2 bil ah kadib isaga isoradiyay

  • @ayanhussein5644
    @ayanhussein5644 Před 2 dny

    Shukran wll

  • @nuramaxamed9117
    @nuramaxamed9117 Před 4 měsíci

    M.a anigu wan sameyaya. Bartasana ku jaray xidhidhka masha allh wllhi qof walba way an facaysa taladasu😢🎉

  • @user-vg3rd6fu2z
    @user-vg3rd6fu2z Před 8 měsíci +1

    Wll ayuub allh ku sharfo arin aya ihesato fikir idilay talo u bahanahy xage kala Soo xariraa 😢 mahad sanid 🙏

  • @ifraaxileys
    @ifraaxileys Před 6 měsíci +1

    Ayub wall waan kutagera taloyinkagana wey i an facen in badan inta aabahy magacisa igu qoran lkn ani gabar ban ahy ok suaal ?hadan nin xulanayo maxan ku xushaa oo ninkas aan is guursan rabno🤔

  • @youngtooky122
    @youngtooky122 Před 3 lety +9

    That is true wlaahi masha allaha ayub❤️

    • @media-mb1fm
      @media-mb1fm Před 3 lety

      Ku soo dhowaada channelkeyga lawaad suhayb saajid media 2
      Baxda ku heran channelkeyga
      czcams.com/video/4i0c2m0DdZg/video.html z

  • @raxmaali8887
    @raxmaali8887 Před měsícem

    Wa talo qadasho mudan shukran wll ayub

  • @haniahmed3481
    @haniahmed3481 Před 3 lety +9

    Qof aad kala tagteen sidee qalbigaga uga saari kartaa plz jawaab? mahadssnid

  • @jackyhongjackyhong2415
    @jackyhongjackyhong2415 Před 2 lety +1

    Asc nice to meet you mr ayub i live Djibouti you are good person you give people good advise thank you for that doing

  • @moyu4418
    @moyu4418 Před 3 lety +6

    Mashaallah sxbkey Ayub.. May Allah bless you. Shiine windrush.

  • @daudi613
    @daudi613 Před rokem +3

    That was absolutely 💯 correct 👏

  • @roodoramaas9256
    @roodoramaas9256 Před rokem

    Alle ha idin barakeeyo adiga iyo familkaga iyo dhamaan muslimiinta

  • @Shuaib_abdullahi_official

    Waan ku soo biirey, Alle ha ku xafiddo🥰🥰🥰

  • @laylaladan2741
    @laylaladan2741 Před 2 lety +1

    Waxaan kuu ballan qaadayaa inaan tan samayn doono now. thanks adeero 👍👍👍💙💙💙

  • @somalimedia2424
    @somalimedia2424 Před 3 lety +3

    Wlh ani waaye wiil kaas waana ku faaiday suheyb Allha xifdiyo

  • @hodanmohamed6020
    @hodanmohamed6020 Před rokem +1

    Masha Allah dear brother

  • @user-xd1wg8oj6e
    @user-xd1wg8oj6e Před 6 měsíci

    Thanks wall dhiira Galin baa kaasiiqaaday

  • @najmaomarmohamed6129
    @najmaomarmohamed6129 Před 3 lety +6

    masha allah wll ayuub waqtiga hakuu wacnaado🥰🥰

    • @media-mb1fm
      @media-mb1fm Před 3 lety

      Ku soo dhowaada channelkeyga lawaad suhayb saajid media 2
      Baxda ku heran channelkeyga
      czcams.com/video/4i0c2m0DdZg/video.html z

  • @ayaanmatn6383
    @ayaanmatn6383 Před 3 lety +5

    Mashllh aalle ha ku xiftiyo wll qali 😍

  • @user-ve8iu5ne8i
    @user-ve8iu5ne8i Před 3 měsíci

    Aniga waxa tahy wll dhiri galiyahyga Alle ha ku barkeeyo

  • @Iskutashi
    @Iskutashi Před 2 lety

    muqalakaan mudo ka hor ayaan daawaday anaa si sax ah ugu faaiday mahadsanid Mr ayuub

  • @mulkishariif8041
    @mulkishariif8041 Před 3 lety +10

    M.a Rayaan yariisey allaha kuu dhowro carruurtaada ❤🙏

    • @media-mb1fm
      @media-mb1fm Před 3 lety +1

      Ku soo dhowaada channelkeyga lawaad suhayb saajid media 2
      Baxda ku heran channelkeyga
      czcams.com/video/4i0c2m0DdZg/video.html z

    • @mulkishariif8041
      @mulkishariif8041 Před 3 lety

      @@media-mb1fm kula jooga channelkasta ustd🙏🙏👏👏

  • @user-op5wz4of1k
    @user-op5wz4of1k Před 3 měsíci

    Walal adoo mahadsan iisheeg meel qaas ah een kaala sooxariiro arin baan rabaa inaan kaala tashado saad iilataliso

  • @halishmohaa2912
    @halishmohaa2912 Před 2 lety +1

    Mxa keno markaa isdigashan inuu sawirathisa baraha bulshatha sodigo ustadh

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 Před 3 lety +4

    Mash allah jwb sax ah wlhi alle ha ku xafido😍😍😍

  • @boloalifaiza8435
    @boloalifaiza8435 Před 3 měsíci

    Manshallah ilahay hakuxifdiyo aduun iyo aqiro 😊

  • @muscabhashi4959
    @muscabhashi4959 Před 3 lety +4

    Manshallah saxiib aniga in ad iga hadali unbaad umalaysa keeb going

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 Před 7 měsíci

    Mansha Allaah tabarakallaah Rayan yar Illaahay ha ku xifdiyo

  • @rahmarasmi8790
    @rahmarasmi8790 Před 2 lety +2

    Mncha Allah
    Ayuub
    Allah ha ku daayo
    Inantada yar 💋🌹🌹

  • @user-zc8nm1kk4p
    @user-zc8nm1kk4p Před měsícem

    wax badan ayan ka faaidey walal ayub ahmed jiiroow joog masull

  • @adontiallah4202
    @adontiallah4202 Před 3 lety +5

    Waxa tahay qof aqon uleh masha Allah

  • @kariimaahmed3560
    @kariimaahmed3560 Před 2 lety +1

    Jazakallaah Walal Ayuub🙏❤

  • @sihaammmuxudiin
    @sihaammmuxudiin Před 3 lety +1

    Waaw rayan ana gabadheyda aya la dhahaa wa faahinad maahirad ah alle hano barakeeyo dhamantenba

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 Před 2 lety +1

    MaanshaAllaah Tabaarakallaah Jazaakallaah kheyran

  • @asmadawlad560
    @asmadawlad560 Před 2 lety

    Ustaad ayuub alle Haku xifdiyo Aakhiro iyo aduunva

  • @user-wd2vo4sl4c
    @user-wd2vo4sl4c Před měsícem +1

    Ustaad xagee kaala soo xiriiraa please iisoo jawap

  • @barwaqofarah2848
    @barwaqofarah2848 Před 2 lety +1

    Jazakallah wllhi wey i canfacday

  • @KaltuunMommy-ln7cd
    @KaltuunMommy-ln7cd Před 5 měsíci +1

    Masha alaah 😊😊😊😊❤🥰😍

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před rokem +5

    Waxan ku suganahay sanado aan qosol beena jillo 😭💔 qalbigaygu wa bilaa nasiib plz qof kasta oo arka comment gaygan iiso ducee wll wlsha ookle ayaan ahay 😭😭😭

    • @nasromacalin5501
      @nasromacalin5501 Před rokem

      😭😭😭😭 abyo qalbiga alaha ku qaboojiyo wlhi xaladaada waan dareemi Kara

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet Před rokem

      @@nasromacalin5501 Ameein wllo mhdsanid 😭❤️

    • @hiboqaali6481
      @hiboqaali6481 Před rokem

      I feel like u abyo 😭

    • @shukri_alihussein3045
      @shukri_alihussein3045 Před rokem

      Wll badria wlh Aniga kusugan xaladaan now meel aanku nafiso ayaa rabaa ila so xiriir hade macquul thy adigane waxaa ku rajeynaya hada in aadku jirto nolol wngsn o aad kaso gabsatay

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet Před rokem +1

      @@shukri_alihussein3045 Hyh wlllo number kaaga iiiso qor

  • @sulekhacumar508
    @sulekhacumar508 Před 3 lety +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @nacimanacima4981
    @nacimanacima4981 Před 3 lety +2

    Keep going bro u ar my teacher waxbadan ban kafaidi guul wcn

    • @media-mb1fm
      @media-mb1fm Před 3 lety

      Ku soo dhowaada channelkeyga lawaad suhayb saajid media 2
      Baxda ku heran channelkeyga
      czcams.com/video/4i0c2m0DdZg/video.html z

  • @ayaancabdullahi1791
    @ayaancabdullahi1791 Před 2 lety +1

    Mansha allaah ayuub wad mahadsanthy

  • @SowdoCfataax
    @SowdoCfataax Před 3 měsíci

    Asc wllo allh ku xafido magaceygu waaa sowdo waxan jeclaadey nin xaasle eh waxan wada socona ( 5) bilood mar walpo aaan isdhaho kahar kama hari karo waa sii jeclanaa mana ahey waxan iska yeel yelayo 😢 xitaa dartiis si uu alle iinac siiyo ayaan u dukada sallatu leyl waana nin kadan beeyo oo kacabsado xaaskisa markaan wadasocono aaaan meel isku raacno wuuiga fogada dad wada soconin cml iila dhaqma xaas kisana wuxuu dhaha ayada ijecel oo iga daba cararta ane ma aamin sani nin sidiiso kale ma helesid cml ilhayna waan baryaa mana aki inaaan nacooyo waana uso dhawaanoya mar walpo wuu isoo waca hal mar kuma dhageesto qof walpo isoo waco ayagan umaleya😢😢

  • @canabxasan2648
    @canabxasan2648 Před 2 lety +1

    Shukran wlhi wllkeyga

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 Před 3 lety +5

    Aamiin aamiin aamiin

  • @IbraCade-he4gy
    @IbraCade-he4gy Před 2 měsíci

    Mahadsanid macalin ayuub❤❤

  • @user-dq8fd8cc6o
    @user-dq8fd8cc6o Před 10 měsíci +1

    Waxaan adinkaga waramayaa aniga qisadayda waxan is jecleen wiil sanadkuna waa 2016kii xiligaa aniga aad baan u yaraa waxaan kuheshiinay guur wan is guursanay alx waxuuw alle nasiiyay awlaadenii ugu horaysay sanad kadib waxaan dhalay cunugeygi 2baad asiga wuuw isbadalay xaga anigana aaan jcl xad dhaaf ah usiqaaday awladayda abahooda waxaan walacay cunugeygi 3xaad isla markaana aniga oo walac ah xanuusan weliba xalad adag kujiro ayaa lay furay waxan ahaa qof mar walba oyso oo asiga ka fikirta qorax may ii dhicin mana ay iso bixin ilaa aaan asiga kafikiraayo mayee waqti wuuw socday ilaa aan ka dhalay cunugeygi 3xaad anigo isla sidii ah ilmahayga marwalbo aabahooda ayey iwaydiiyaan ana waan iska ooyaa oo xitaa waan rabi lahaa inuuw noosoo noqo aniga siduuw doono ha iiladhaqmee ilmhayga kaliya iifarxaan waxaa igu batay murugdii oo hintii cunadii ayaan cuni wayay waxaan kufekiray inan katago magadii layga yaqiinay asna uuw joogay si aan wax ayar oo xasilooni ah udareemo ilmahaygi ayan kaxestay magala cusub dad cusub iyo meel aan aqoon ayaa kashaqo bilaabay inkastoo ay aad iigu adkeyd shaqada hada waxaan kudabari jiray caanaha cunada iyo kirada waxaa ila joogy walasheuda yar oo ilmha ii haan jirtay alx xanuunkii xogaa waan kaso kabsanayaa oo murugadii oo kafikirkii badna waan joojiyaya habenkii ayan murugdaa xogaa waxaan kaaray heer aan 2malin aan so xasuusan qofkii wan xasustaa malintaan is dhahay alx 2malin dhan qalbikaaga kumuuw soo dhicin i.n isbadalka wuuw sii socondonaa ilaa heer waxaan gaaray aanba ilaaway i nuuw nool.yahy iyo inkale 3sano ayey igu qadatay lkn dhibka aan ka dhaxlay waxaa weeye inan qlbigayga qofna uuw aamineynin kalsooni xakeyga ay jirin ilamhii uuw igu dayacayne anaa ushaqeysta oo korsada alx iso duceeya wllyaal inuuw ilahy ila garab kalo korinta awlaadada xogaa wAna xanun sanahy inuuw ilaahy icaafiyo
    Intaa waxaan idinla wadaagay inaadan ogaadaan qof walbo oo adiga oo jecel ku dhawacay malin uun inaad ilaawi doonto i.n

    • @maidohussain-it9nd
      @maidohussain-it9nd Před 6 měsíci

      Alxm iLhyba mhdleh biniadmka dhan waxa la barta marka xanunsanthy iLhy Danbi dhaf hakaga dhigo mcnto

    • @Faatima223
      @Faatima223 Před 5 měsíci

      Ilaahay ha kucaafiyo dhibtana hakaa qaado aamiin

  • @AbuukarClahiwaasuge
    @AbuukarClahiwaasuge Před měsícem

    Mansha Allah Tanks walal qaali ❤❤❤

  • @NimcoYasiin-o6u
    @NimcoYasiin-o6u Před měsícem

    Mashalha ilaahy Haku barakeeyo

  • @qaaliladaninaxersi951
    @qaaliladaninaxersi951 Před 2 lety +1

    Walahi wan arkay Allah mahad lah sikasto uh dhibtooday hadanah Axl wan kah gudbay waqtiga xumaa oo murugta

  • @deqoabshir8400
    @deqoabshir8400 Před 4 měsíci

    Mashllh wa dhiiro gliye ficn allha ku xafido wllo

  • @nimcomuhummedcali
    @nimcomuhummedcali Před 2 lety

    Mnshlllllh wllky runti hdl badan oo aaan qof wlb ka waayi ayaan kaa heli runti thnkz wlllky

  • @cabdixakiimmohammed4321
    @cabdixakiimmohammed4321 Před 3 lety +11

    Asc wll Ayub waa ku mahadsantahay sida quruxda badan ee markasta noo dhiira galiso, waxaan wataa hal su'aal taas oo ah waxaan bilaaway xariir cusub waxaana lawadaa gabar aan isbaranay xariirkeena neh waxoo socdaa mudo bil ah waxaana usheegay inaan karabo mustaqbal ooo aan xitaa ubandhigay guur saan ka dareemaaye meh hadalkeeda waxeey iila muuqatay qof raali ka ah kaliya ubaahan waqti inaa siiyo waana sameeye waxaana rabaa inaa si dhaqso ag uguursado maxaa marka wll ugu biirin kartaa oo ugu caawin kartaa si aan xariirkeeyga ugu guuleysto si dhaqso ah neh uguursado insh'alaah ❓

    • @media-mb1fm
      @media-mb1fm Před 3 lety

      Ku soo dhowaada channelkeyga lawaad suhayb saajid media 2
      Baxda ku heran channelkeyga
      czcams.com/video/4i0c2m0DdZg/video.html z

    • @ifraxifraxmohamed7419
      @ifraxifraxmohamed7419 Před rokem +2

      insha allah waad kuguleysaneysa inkasty one year kasowaregaty

  • @madinoabib5948
    @madinoabib5948 Před rokem +1

    Waaaaaaw walakey ilahay haku xafido Amin Amin Amin Amin ❤❤❤💯

  • @faadumocabdilahi8589
    @faadumocabdilahi8589 Před 2 lety

    Mnsha lah alle caqliga haku barakeeyo waan jecelahay qisooyinkaga

  • @quruxhaweenbintucarab7374

    Mahadsanid ustaad💞💞

  • @allowiirumeeriyadayda3710

    Mahadsanid🥰
    Waan dhagaystay sifiicn a

  • @xamiidaousmaan7936
    @xamiidaousmaan7936 Před 2 lety +1

    Maasha allah jazakallah kheyr wll qaali 👍👍

  • @sihaamyuusuf4890
    @sihaamyuusuf4890 Před 2 lety +1

    Maasha allh wll qli ale ha ku xifdiyo ♥️🙏

  • @Michael-gf3gy
    @Michael-gf3gy Před 2 lety +3

    Taasi ani bay iheysataa boowe thanks ♥️♥️♥️😍😍😍👍👍😭😭😭💔💔

    • @maidohussain-it9nd
      @maidohussain-it9nd Před 6 měsíci

      Sorry iLahy haku saqiro wll Telka uu Yaqanay iska badal wll mudo 1 bil kdp midkga soo Cesho

  • @naciimocabdulahi2793
    @naciimocabdulahi2793 Před 2 lety

    Mahadsanid ustaad suhayb saajid media

  • @munamohamud194
    @munamohamud194 Před 3 lety +2

    Mahadsanid walalo

  • @shukriabdirahmandalabey8869

    Mansha allah wllken raxmanku ha ku dhawro aamin rayan yarey edo mcnto allaha ku barakeyo aamin💝💝

    • @media-mb1fm
      @media-mb1fm Před 3 lety

      Ku soo dhowaada channelkeyga lawaad suhayb saajid media 2
      Baxda ku heran channelkeyga
      czcams.com/video/4i0c2m0DdZg/video.html z

    • @shukriabdirahmandalabey8869
      @shukriabdirahmandalabey8869 Před 3 lety

      @@media-mb1fm masha allah wan dhawnahay walken raxmanku ha ku xifdiyo

  • @MwalimuJunior-dp6uv
    @MwalimuJunior-dp6uv Před 7 měsíci

    MashaAllah that's great

  • @rayanibrahim152
    @rayanibrahim152 Před 2 lety

    Wad mahdsantahay Wall talo fiicn alle haku barakeeyo

  • @saara9703
    @saara9703 Před 3 lety +4

    Mashallah Ustaad waan talao muhiim ah anigane waxaan ku darsanayaa taladaan Hadii adan ruux ka hari karin oo adan naftaada ka jari karin wali qalbigeeda ayuu ku weyan yahay marka qalbigeeda shaqo gali ilaa aad ka ogaato inuu qalbigeeda ka dhamaaday uguna shekeey naftaada inaa nolaan kartid qofkaas la aantiisa kuna duceyso allahuma inuu acuudu bika munal cishqi runtii guul ayaad ku gareysaa inshaallah midka kale ha wada siinin ruxne qalibkaad wax la har si aad ugu gudubto isbadalada wayaha iyo waqtiga

    • @media-mb1fm
      @media-mb1fm Před 3 lety

      Ku soo dhowaada channelkeyga lawaad suhayb saajid media 2
      Baxda ku heran channelkeyga
      czcams.com/video/4i0c2m0DdZg/video.html s

  • @MariamAhmed-vz3fk
    @MariamAhmed-vz3fk Před 8 měsíci +1

    Asc walal Ayuub qoraal ayaan doonayaa in aan kuusoodiro talo as a personal see kuugu soo diraa markaa akhii

  • @user-cs3sw8ly4c
    @user-cs3sw8ly4c Před měsícem

    Haa wllhi waa runtaa❤

  • @ayannaziyaad1549
    @ayannaziyaad1549 Před 3 lety +1

    Alhamdulilaha mar hadaad soo noqotay wllky ayuub

    • @media-mb1fm
      @media-mb1fm Před 3 lety

      Ku soo dhowaada channelkeyga lawaad suhayb saajid media 2
      Baxda ku heran channelkeyga
      czcams.com/video/4i0c2m0DdZg/video.html z

  • @user-zj5cs9bj2i
    @user-zj5cs9bj2i Před rokem

    Wll Ayuub dhibka i haysto ayaa ah gabar ayaan jeclahay gabadha aan jecleclahay waxay igu nacday xishoodka iyo sheego la aan marka aan lahadlaayo waanga xishooda sifcna ugu ma sheegeyo😢

  • @user-hf9un3nw4q
    @user-hf9un3nw4q Před 3 měsíci +1

    Ayub aniga ila tali waxan ahay qof jecelka aad u daneya lkn marwalba ama qof walba wanku qasara ee ila tali ayub

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 Před rokem

    Mahadsanid macalin 🙏