Siciid Mire Xaydar ahun | Heestii War Mooge Naftayday

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 28. 07. 2020
  • #caweyskadalmar #srtv #dhaanto
    For all inquiries email dalmar46@gmail.com
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    â–șMAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    â–șSUBSCRIBE
    â–șSHARE WITH FRIENDS
    â–șLIKE
    â–șCOMMENT
    â–șMAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
    somali music
  • ZĂĄbava

Komentáƙe • 24

  • @kimow999
    @kimow999 Pƙed rokem +11

    Heys wareerine, Wardhiigley akteediyo, Howl-wadaagta wacan Wadajiriyo reer Hodon agagaarka Waaberi ka wareyso gabadh kale kaba waayi meyside... Xaafadaha Xamar ❀

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 Pƙed 9 dny

    Erayada Abwaan cabdi bashiir indha buur alla yarxam 😱

  • @maxamudmursal3979
    @maxamudmursal3979 Pƙed 2 lety +4

    Erayadii abwankii waynaa allaha unaxariistee. Abdi bashiir indhabuur

  • @XaawoMoha-kf6fl
    @XaawoMoha-kf6fl Pƙed 3 měsĂ­ci +1

    Heesta gabar Murusade baa leh đŸ˜ąđŸ˜ąđŸ˜ąđŸ˜ąâ€â€â€â€â€â€â€â€

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 Pƙed 9 dny

      Gabar hg loo qaaday orod jeclida ninka heesta sameyy waa abwaan cabdi bashiir indha buur waana hg sacad ree nimcaale

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 Pƙed 2 měsĂ­ci +1

    Cod wacanaa maahllh siciid mire heestan anoo safara gaariga laga daaray waanba soo raadiyaya

  • @sjg87
    @sjg87 Pƙed 2 lety +1

    Ana dhigay warkeed waan sii wadacayaa wahankiyo kalgacalka webigaan ku ridayaa

  • @ahmedabdulleafrah7588
    @ahmedabdulleafrah7588 Pƙed měsĂ­cem

    Assets iSug Nate were Ayad runmoday

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 Pƙed 2 lety

    Waaw

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Pƙed 8 měsĂ­ci

    Nafta hadey war maqleyso jacelka loma dhinten

  • @sjg87
    @sjg87 Pƙed 2 lety +1

    Kol hadaan gacmuhu wadar hawsha u wadaagayn wadaan kuuma bixiyaan

  • @yuusufmahamedcali2742
    @yuusufmahamedcali2742 Pƙed měsĂ­cem +2

    Inan Hg ba looqaaday filaya

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 Pƙed 9 dny

      Aad io aad ninka sameyy aa hg abwaan cabdi bashiir indha buur

  • @habarbiiqday242
    @habarbiiqday242 Pƙed 2 lety +3

    Erayadii Aun ader key abdi bashiir
    Siicid mire suuqa xoolaha

    • @xidig3833
      @xidig3833 Pƙed 2 lety

      Waa abtigey walhi rer cawale faracade

  • @maxamudcabdinur
    @maxamudcabdinur Pƙed 4 měsĂ­ci

    Heestan Xasuus Gooni Ayey iii Leedi Anigo Ad u Yr 2001 io 2002 Ayaa Dhageysan Jiray Riccall Abbe iska Leh Alle ha u Naxariisto

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 Pƙed 3 lety +1

    War mogey nafteyda hays warerine iga da walaca waxan ku leyahay walwalkiyo dhibatada adeysugu wacnaye warwar bad run modey waxan ku leyahay hays warerine wardhigley agtediyo howlwadagta wacan wadajir iyo rer hodan ka wareyso gabar kale kaso wayi meyside
    Kalgacalki wabi ku tur hays warerin

    • @Anshaxa007
      @Anshaxa007 Pƙed 2 lety

      Wahankiyo klgaclkaguba wabigan ku ridaya

    • @khalifmahmud4770
      @khalifmahmud4770 Pƙed 3 měsĂ­ci +1

      6:02 Allaha u naxariisto abdi bashiir in dhabuur abwaankii la almaday

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 Pƙed 3 lety

    Waberi qabriyey u baten aun iti dhimatay

  • @ahmedabdulleafrah7588
    @ahmedabdulleafrah7588 Pƙed měsĂ­cem

    Assets iSug Nate were Ayad runmoday