Video není dostupné.
Omlouváme se.

MAXAMED MOOGE & HIBO MAXAMED. BABAAYGII JAMAAME

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 03. 2016

Komentáře • 80

  • @nimcodheeman5616
    @nimcodheeman5616 Před rokem +8

    "Jiddiinkaagu raaxada ma ka jaahilbaa Weli?" The real wording of true Somali poetry. may ALLAH save them all from the hell fire! Aamiin

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 Před 4 lety +13

    Janadii mahurudaa ilahay haunaxariisto Maxamad mooge hibo Nuura cafimad iyo cimri dheer habryarty iyo adeerkay

  • @maryamaff89
    @maryamaff89 Před 8 měsíci +4

    19/12/2023 waa aduun iyo xaalkiise Maalinteyda ayay ii qurxisay, waxa aan ku jiraa xalal xasuus iyo ka sheekeen u baahan Waayo waxan ahay ruux yimid wadan oo ku cusub yahay kana bilaaway Nolol cusub Ma garan garo sid ay waayaha iyo waqtigu isku badeli doono wn hubaa wuu isbedalaa hadii aan caafimaad iyo nolol ku gaaro wna mid aan ka sheekeyn doono. Qofkasta Waxan alle ugaa baryaa in uu ka saaro waqtiyaga adag😢 Alxamdulilaaah💯🤲.

    • @cabdiraxiincusmaan1051
      @cabdiraxiincusmaan1051 Před 7 měsíci

      Haa walal kulamid ayaan ahay hada ayaan soogalay yurub waxan rabaa ina kabilaabo nolo cus da deeduna waa 20 jir waxaan rajeenaa inaa kasheekeyo mustaqbalka waayaheega nololeed insha alh hadij alle igaar siiyo

  • @guleidahmedguuleedshafi6420

    Yaa dhagysanaya maanta fanaankayga m.mooge allaa how naxariisto wllhi kama xiiso go o heesihiisa ilaa yaraantaydii waa jeclaa ilaa hadana waa dhagaysanayaa
    Aadbaanidiin salaamay inta daawanaysa

  • @cameyofficial8525
    @cameyofficial8525 Před měsícem +1

    Xalada aan caawa kujiro kama turjumayso heesta laakiin ayadan isku dhaafinaayaa allaha ha unaxariisto mooge

  • @JaalleAllemagan
    @JaalleAllemagan  Před 8 lety +13

    Babaaygii Jamaame iyo Cambe Jilib ku yaala. Ubaxaii Janaale iyo Jowharad la mood yaay. Jirkaaga udgoon baa i soo jiidanaayee, wadnaheyga jeexdee. Jeegaan sideedii. ha i oran Jawaab xun. ...

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 Před 2 lety +9

    Reer waqoowi ilahay muxu xigmad u dhiibay somaali Bila reer waqooyi waxba may ahaten

  • @Kaafi_Seeraar
    @Kaafi_Seeraar Před 9 měsíci +2

    M: Babaygii jamaamiyo
    Canba jilib ku yaaliyo
    Ubixii jannaaaliyo
    Jawharaad la moodyeey
    Jirkaaga udgoon baa
    Isoo jiidanaayee.
    Wadnaheyga jeexdee
    Jeegaan sideedbaa.
    Ha I oran jawaab kulul.
    Hiba: Hamadyga jilaal
    Ruuxa uu dibjiraye
    Jilbiskiyo abeesada
    Jirdiinada la hoydee.
    Oo soo maray jiidaal Dheer
    lama moodo jowharade.
    Jiiftadaa hadoodilan ka jiriricoode.
    Janna gale janna janna gale ha ii celin..
    M: Geenyadii jareysani
    Ma taqaan jikaarkee
    Jidiinkaagu raaxada
    Ma mid jaahil ka ahbaa?
    Hiba: Calool jilicsanaantaadu
    Ma hal jeel ku raagaaaa
    Sideen jooharadeeda
    Cayaar ugu jajabiyaa?
    M: Jeertaa gadoodoo
    Jirifka iska kicisee
    Ruuxii hor joogsada
    Howl yari ku jiidee
    Sida jir dhallaan helay
    Ha jirrabin nafteydee
    Waxaan kaaga jeedaa
    Jinna waa inaan wadaagne
    Qarda jeexa iga daa.
    Hiba: Jidibkaan afeestaba
    Goortii uu jilow gabay
    Ee jamatay laabtiii
    Jaangooyo hoodale
    Naftaan xarig jibaan jiba
    Ku xir xiray jihaastii
    Anoo jar Io laaleeys
    Jilbahaa ka soo koray
    Kuuma jixin jixaayee.
    M: Jamaal qurux wanaagee
    Jalleecadaan ku eegaa
    Jacel igu abuurmoo
    Kaa jeesan waayee
    Xaggeed iga jireysaayoo
    Jahadeedbaad ku nooleed.
    Jeexeygii midigeey
    Jidka laysma taagee
    Jinna weey isoo raaac.
    Hiba: Inaan yahaw jidbeysani
    Sabankani jaceelkii
    Jir-jiroole weeyoo
    Jaho male loo raacee
    Jirrid mira ka beermiyo
    Guur waan u joogaa
    Haddeysa jiibtu kaa tahay
    Jimicsigii magaalada
    Joog,joogsi ma aqaan.

  • @Beerdilaacshe14
    @Beerdilaacshe14 Před 6 měsíci +2

    Jidhkaaga udgoonba isoo jiidanayee 2024

    • @kaderismailmiigane
      @kaderismailmiigane Před 6 měsíci

      Abwaan xasan sheekh muunim Ahun
      Mooge AHUN
      Hibo CIMRI CAAFIMAAD KUWAAR

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 Před 3 lety +2

    Mirihii xasan sheekh muumin laxankii xudeeydi codkii hibo nuura iyo m.mooge

  • @user-sf7fv5ol8b
    @user-sf7fv5ol8b Před 11 měsíci +1

    2020 Ayan hababen dhan nagasanayay Jaawigu wax uu ah Hawadka sare Imkana tarikh du wax waye 3/9/2023 Imkana waxan ku dhagasanayah Ko fuur Jawigu waaa Malab Wixi iga dabeyah waa inay Like isaran sii an Ayamah uso xasusto❤🎉

  • @user-dh4gt6px3e
    @user-dh4gt6px3e Před 3 měsíci +1

    Aun: m.mooge liibaan❤

  • @AhmedHayaan-Biribiri_47

    Waa hees cajiiba mooge ayaa inanta ka codsanaya in ay u raacdo meel aanay aqoon iskalana joogto, iyana waata leh " haday jiibtu kaa tahay,
    Jimicsigii magaaladda
    Joog, joogsi ma aqaan"
    Yacni idhaafi.

  • @jallam
    @jallam Před 4 lety +4

    Waxani kaban waaka badan yahee ma maxamed moogaa tumay
    Allaha ku naxaristo
    My favourite

  • @adamosman2552
    @adamosman2552 Před rokem +1

    Babaygii jamaamiyo canbe jilib ku yaallaay
    Ubixii janaaliyo jawhara la moodyey
    Jidhkaagan udgoon baa isoo jiidanaayee
    Jeexaygii midigey jinawey isoo raac
    Inanyaw jibbaysani sebenkani jacaylkii
    Jirjirroole weeyoo jare maleh la raacee
    Haddayse jiibtu kaa tahay
    Jimicsigii magaalada
    Joogjoogsi ma aqaan
    Geenyadii jaraysani ma taqaan jikaarke
    Jidiinkaagu raaxada ma jaahil ka ahbaa
    Calool jilocsanaa kanu ma hal jeel ku raagaa.
    Sideen johoradayda ciyaar ugu jejebiyaa

  • @waleedmohamed3844
    @waleedmohamed3844 Před 3 lety +1

    Hadalba gam Allow ku naxariiso mooge Mooge allahyarxam

  • @xiisstar
    @xiisstar Před 3 lety +4

    Lyc nooga so dhigaa heestan ama qoraal

  • @CkafiXasan
    @CkafiXasan Před 2 měsíci

    23/05/2024 jiliinkaagu raxada ma mid jaahil ka ahbaa ish calaa hees m/mooge libaan iyo hibo nuura yarxamakullah alle ha unaxariisto

    • @AdamOsman-gz3df
      @AdamOsman-gz3df Před měsícem

      Waa: jidiinkaagu raaxada ma mid jaahil ka ahbaa

  • @khalilabdalle9996
    @khalilabdalle9996 Před 6 lety +4

    Jidinkaagu raaxada ma mid jaahilka ah baa hhh M.mooge nin adag Eebe ha u naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin

  • @illaahaybaawayn5867
    @illaahaybaawayn5867 Před rokem +1

    Alle hawnaxariisto
    Maxamed mooge

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 Před 5 lety +5

    Babaaygii Jamaamiyo
    Canbe Jilib ku yaallay
    Ubaxii Jannaaliyo
    Jowharad la moodyey..
    WAAAW. Waxaas ayaa ammaan ah!

  • @ahmedjeylanibinkoo6394

    Www Hala hala wa haben Taladho 10/3/2023 jawigu wa south Africa wayo wayo xasus Garissa Cadey

  • @daadmadheedh4232
    @daadmadheedh4232 Před 3 lety +2

    Haa isoo jiidanaayee

  • @amiir_wadane_kaabe7972

    EReryada Abuwaan Xassan Sheekh mumiin All unxriisto

  • @user-lp1ij2df1y
    @user-lp1ij2df1y Před 6 měsíci

    Oo soo maray jidaal dheer
    Lama moodo jowhareee
    Jiiftadaa hadoodilan
    Ka jiriiricoodeee
    Janna.gale ha ii cilin
    Axyaa hibo nuura hidda dhowrto qof loo hoos gelin karo ma ahan way iska qabatay baahasha

  • @abdilaalow3079
    @abdilaalow3079 Před 2 lety +1

    Hees Aad umacaan babaygii jamaamiyo maalin arbaca ah 23 marso 2022 dalka Austria ka dawanaa

  • @mohamudmohamedmohamed271

    hibo nuura mahamed muuge liiban /2023 /2 /3 habeen axad ah ban dheegaysanaya from kanbala ale how wada naxariisto dhamantodba

  • @janagaleshabeeljanogale
    @janagaleshabeeljanogale Před 5 měsíci

    Heesta qudheen ku arkay
    Magacayga
    Janagale habeenkaas
    Taariikhdu tahay
    23/2/2024
    1: 00 Am Friday

  • @cabdirahamantimohindi74
    @cabdirahamantimohindi74 Před 5 lety +4

    September 9 /2019 tuesday , lengend singers

  • @ahmettcabdi444
    @ahmettcabdi444 Před 4 měsíci

    Jirkaaagaa udgoonbaa isoo jiidanayaaaeeeeee

  • @cabdirisaaqmaxamedhurde8834

    Hibo maxamed hodoon hibo nuura cod dahabley

  • @shineaxmed9312
    @shineaxmed9312 Před 7 měsíci

    Alehaunaxariisto labadaba jadii ha waraabiyo aa miin aamiin

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 Před 6 měsíci

    28/01/2024 suuqa Hargeysa bas dhexdii 😊

  • @alicabdinuur1741
    @alicabdinuur1741 Před 7 lety +2

    Maxmed mooge liiban

  • @ShaaribXasan-oo2vp
    @ShaaribXasan-oo2vp Před 9 měsíci

    Axyaa cod Jamaame cadey jariirow walee maxaan uxiisay

  • @jamamuse4300
    @jamamuse4300 Před 7 lety +1

    Waaw babaygii jamaamiyoo

  • @hibojilibey1179
    @hibojilibey1179 Před rokem

    Aamin ilahay haw naxaristo

  • @CrisaaqCwali
    @CrisaaqCwali Před měsícem

    Really

  • @mahadabdillahi2478
    @mahadabdillahi2478 Před rokem

    Jeegaan sideedii
    Wadnahayga jeexdee
    Ha i odhan jawaab xun
    $$$$$_
    Jiiftadaa hadoodilan
    Ka jidhiidhicoodee
    Jano gale ha ii celin
    Ax yaa cod
    Ax yaa kaban

  • @MaxamedSaxane-jb7bg
    @MaxamedSaxane-jb7bg Před 5 měsíci

    😊

  • @macalinkaxisaabta3868
    @macalinkaxisaabta3868 Před 2 lety

    Woow hala yaa hala 10/8/2022 2:30 pm arbaca hargaisa sh madar area ayan ku faxayaaa 😜

  • @shaafiiromeo4057
    @shaafiiromeo4057 Před 2 lety

    Alla haunaxariisto

  • @jamamuse4300
    @jamamuse4300 Před 7 lety +2

    Waaaw waa hees macaan ladhacay

  • @FaraAhmetAli
    @FaraAhmetAli Před 8 měsíci

    Yaaa salam😢❤

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 Před 4 lety +2

    SIDAA JIIR DHALAAN HEELAY KKKKKKKKKKKKKKK CARUURTA WEEYBA KA BAAQAAN JIIRKA ISAA DAAYEEY DIIQSIGA IYO CAAR CAARAADA KKKKKKKKKKKK , 2019, 25, NOVEMBER.

  • @abshircarab4585
    @abshircarab4585 Před rokem

    Wiil hoog

  • @hasanmuse9763
    @hasanmuse9763 Před 4 lety +2

    Ya itusa jidib iyo jamaame

    • @dhagardiidnasruallaah4213
      @dhagardiidnasruallaah4213 Před 4 lety

      Waa dalkaage waad tagi doontaa inshaa allaah waa dhul aad barwaaqa u ah lkn dad buu waayay inyaro kamida haadii labeeri lahaa Africa oo idil bay kufilnaan laheyd lkn bil caksi maanta inyar baa laga soo saaraa

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 Před rokem

    Geed lab ayuu ahaa halgamaa M. Mooge. Fanka ma cid ayaa reer Waqooyi ku haysata?

  • @idirismouse4365
    @idirismouse4365 Před 3 lety +1

    annigiyo.dugaagaa.abtirsiimanoqonoo

  • @mnxyare9634
    @mnxyare9634 Před 4 měsíci

    Ish calaaa heees🎉❤

  • @farxangaab5509
    @farxangaab5509 Před 4 lety

    Heesta waan jeclhy

  • @IsmailKhan-mf2nb
    @IsmailKhan-mf2nb Před 4 lety +1

    Hees aan dhagaysto in badan

  • @drdhuuxofficialchanel2559

    Qardajeexa iga daa

  • @cabeysaney7689
    @cabeysaney7689 Před 3 lety

    Miraha yaa soo qori kara.

  • @saami5777
    @saami5777 Před 6 lety +1

    Jaalle siyaad ba loqaday waa sarbeeb

  • @abdrizakmohamouddirie5122

    Maxamed mooge

  • @fardooshersi3850
    @fardooshersi3850 Před 8 měsíci

    03/12/23

  • @reflectonwhatsgoodm4980

    ♥️♥️♥️♥️💯

  • @ismahanfagase5494
    @ismahanfagase5494 Před 3 lety

    15/12/2020

  • @dhalaaliyemedia3779
    @dhalaaliyemedia3779 Před rokem

    dagaalka khaatumo iyo somalilnd ayaan dhulbahante u dhagaysanayaa dadkaa siyaasiyiintii nabad iyo nolol ee wakhtigoodu dhamadaay ay ku guurayaan.

  • @runsheeg1xbet969
    @runsheeg1xbet969 Před 3 lety

    Jidiinkaagu raaxada ma mid jaahil ka ahbaa

  • @asadabdilaahi8348
    @asadabdilaahi8348 Před 2 lety

    Assd

  • @xamseaxmed5950
    @xamseaxmed5950 Před 3 lety

    xamse

  • @arahmaanmaanka5845
    @arahmaanmaanka5845 Před 4 měsíci

    Jamami dhul biyamal