Video není dostupné.
Omlouváme se.

siciid mire xaydar heestii warmoog | Original + lyrics

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 08. 2019
  • Video : www.pexels.com...
    ereyadii : cabdikariin maxamed
    Laxanka : abwaan cabdi bashiir indhabuur
    Tr qabashada : 22/04/1975
    The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
    Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
    In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Komentáře • 161

  • @yaasmiinyuusuf7110
    @yaasmiinyuusuf7110 Před 3 lety +43

    Ha is wareerinine
    Wardhiigley agtediyo
    Hawl-wadaagta wacan
    Wada-jir iyo reer hodan
    Agagaarka waaberi
    Ka wareyso gabar kle
    Ka soo waayi maysid
    Dhulkaygii 😍

    • @hayaanmahdi323
      @hayaanmahdi323 Před 3 lety

      alaya cisak walalsan

    • @shaqallechannel629
      @shaqallechannel629 Před 3 lety

      Warmoogeey naftayday kolhadaangacmuhu wadar hawsha uwadaagayn wadaan kuuma bixiyaan alaaya cisak
      Waanadquusanine
      Wadiiqadii shaleemada
      Liidiyo cadiyo nasar waaxyaheediyo

    • @shiineofficialnindulqaadpad
      @shiineofficialnindulqaadpad Před 2 lety

      Yaasmiin abaayo adi xageen kaa helaa

  • @hersare
    @hersare Před 4 lety +16

    Siciid Mire Xaydar Waxaa udhageysta heesihiisa codkiisa macan aawgiis iyo soow codka ullaba celcelina 🥰 Axsan fanaan 🙏

  • @ibrahimhareed6925
    @ibrahimhareed6925 Před 4 lety +101

    23/3/2020 waxan jogaa xaduudka somalia iyo kenya waxan waxan kamid ahay cidamada Gorgor e lo diray beled xaawo anigo difaaca dalka jogo ayan dhagesanaya waxan ku suganahy meel buuro ah qorigeyga wuxu kusi jeeda Kenya xasuuus ayey i lahaan doonta heestan waxan gaaf wareegaya xaduud benaadka

    • @maadeys
      @maadeys  Před 4 lety +5

      wll shaqo wacan annagana ducaan kugu kabaynaa guulayso

    • @barrefiiq5353
      @barrefiiq5353 Před 4 lety +5

      Garissa ayaan jooga aniguna goormaad na soo gaadheysan oo aad naga xoreyneysaan
      Sangadhudhiga

    • @yassinawil5158
      @yassinawil5158 Před 4 lety +2

      Geesi geesi dhalay sxb danta qarankaa ka horaysa waxkasta wakhtigaynu joognaba nasiibad leday sxb

    • @jirda-gooyechannel7028
      @jirda-gooyechannel7028 Před 4 lety

      Guulayso halkaas uga hay anagana wana ku imaan doonaa😍

    • @ramlanor3713
      @ramlanor3713 Před 4 lety

      Guuleyso abwe🥰rabi wadajirkga ha ahado

  • @cabdiraxmaancabdillaahi7556

    Erayadii Cabdi Bashiir Indhabuur iyo laxankii Cabdikariin Maxamed Gacanlow. Waad is waydaariseen labada magac ee Indhabuur iyo Cabdikariin. Waa hees macaan. Alle ha u naxariisto heesaagii codkiisu gaarka ahaa, Siciid Mire Xaydar.

    • @kaydee9766
      @kaydee9766 Před 9 měsíci

      Erayada heesta waa sax waxaa leh oo qisada ku dhacday Abdikarin laakin Maxamud Dabagooye oo markaas abwaanka kooxda ahaa ayuu Abdikariin waydiistay inuu qisada hees uga dhigo waayo abdikarin abwaan ma ahayn ee jacayl xun baa kudhacay, isagoo xerada skoola polizia dukaan ku yaalay hayay ayuu jeclaaday gabadh aad uqurux badnaud oo xerada soo gashay uuna aad uxanuunsaday heesta jacayl dhaba Abdikariin ayaa leh erayadana Maxamud oo kooxda heegan aas aasiheedii ahaa abwaana ka markaana ahaa Qisadaan waxay dhacday 1972 Abdibashir kooxda wuxuu soo galay 1974 kabacdi

  • @feisalhussein6456
    @feisalhussein6456 Před 2 lety +19

    Sannadku waa 2003 waxaan safar u ahaa magaalada baydhabo waxaa gaariga ila saarnaa nin dhalinyara ah oo d’ada 25 jir aan ku qayaasayo oo nairobi kayimid reera buufis ayuu ahaa oo dibad ayuu aad uga sheekaynayey aniga iyo isaga iyo kirishbooyga ayaa gaariga dushiisa sare wada saarnayn markuu mir sigaar ah cabo ayuu inoo qaadayey hees shay mire dacar uu qaado oo ahayd
    Muxuu nabarka caashaquu
    Ii geystay naafadan
    Iyo heeskaan warmoog
    marka ayada ah anigu saamayn iguma lahayn heesaha balse isla marki aan safarki dhamaysannay oo aan muddo yar joogay magaaladi baydhabo ayaan tagey studio heesaha lagu duubo markaasaan u sheegay ereyo ay kamid ahaayeen
    Waadan quusanine wadiiqadii shineemada
    Waliyow caddiyo nasri waax yeheeda
    Waxyeelladii ku gaadhiyo
    Derbiyo isku waabkii
    Ma illowday wacadkii
    Wiilki istuudiyaha joogay horay buu ka fahmay wuxuuna igu yiri heesta warmoog baa layiraahdaa siciid mire xaydar ayaa qaaday album uu soo cusbooneysiiyay cabdullaahi boqol ayay qayb ka tahay hadda ayaan kuu duubayaa 5.000 oo shilin somali ah iska bixi sidi baan ku bixiyay oo la iigu duubay
    Wiilki aan heeskaas ka maqlay daahir ayaa la oran jiray meel uu ku dambeeyey iyo cid uu soomaali ka ahaa ma aqaan mana weydiin runti lkn heeso dareen gaar ah lahaa islamarkaana xasuus igu reebay buu qaadayey caawa ayaan youtube ku dhex arkay heeskaan 20 sanno kadib cajiib cimriga eebbe caafimaad iyo cibaado suubban ha inoogu daro fannaanka qaaday iyo cidda samaysay na jannatul firdows allaha ka waraabsho
    Qoraalka waxaan kasoo qorayaa saqdhexe magaalada paris ee dalka faransiiska mahadsanidiin cid walba oo akhrisa xasuus wacan ❤️

    • @FaatmaaAlfaa
      @FaatmaaAlfaa Před 12 dny +1

      Wa Gabar walshasha Ah wan Kuslaamay wll Aniga waa Marka Igu Horeyso Aan Maqlo 26 Ayaan jiraa

    • @feisalhussein6456
      @feisalhussein6456 Před 10 dny

      @@FaatmaaAlfaa waan kaa qaaday wll waa hees dareen gaar ah xambaarsan runti.

  • @hassanibrahim6816
    @hassanibrahim6816 Před 4 lety +23

    As I seat in my bedroom, looking over the window, the weather is horrible, unforgiving extreme cold and just evolving winter torments my mind, I came along this clip that really soothes the mind and nourished me with sense of memorable love. It brightened my day and here I am setting of to my daily hustle n bustle of London. I salute maadeys tube for the prescription. Am healed and rejuvenated

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 Před 4 lety

      A wonderful song indeed. You must have been born in UK to be bothered by the onset of winter.

    • @wiseguy77
      @wiseguy77 Před 3 měsíci

      Always remember jannah will be perfect. This is which you should strife for always.❤

  • @lashkanogemer199
    @lashkanogemer199 Před 3 lety +8

    Aduun aduun allah ku naxriisto 😥🤲 fanane fan waa ki hore 😭

  • @mariahassan6562
    @mariahassan6562 Před 4 lety +15

    Waliyoow cadiyo
    Nasar waaxyaheedi
    Wardhiigley
    Hodan iyo howlwadaag
    Wadajir iyo waaberi
    Dhul aaan garanaayo
    Laxan iyo wliba cod macaan👌👌👌👌👌👌👌👌
    💙💙

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 Před 3 lety +11

    Waa midkamida fanaaniinta naadirka ah ee soomaaliyeed siciid mire xaydar oo kucaan ah codgariira oo aan fanaaniinta kale lawadaagin fanaan aad aan ujeclahay fankiisa heesihiisa waxaakamida
    1.Warmoog
    2.Ishaaro
    3.Dhabta miyaan kusaaraa with kinsi xaaji adan
    4.Waa inoo arooswacan whith deeqa raage
    5.Subxaan yaaqafaar(qasiido)
    6.Afura axdigii gudatee(qasiido)
    7.Wadanigu maseexdoo(wadani)
    8.Maxaa kula hagaagsan
    9.Xaqmiyaa whith deeqa axmed raage
    10.Madhaafaan
    11.Waxbadhawranmaayee
    12.Duco jacayl
    13.Yaanan go,in daraadaa
    14.Faalis
    15.Waasaymo caashaqu with faadumo duur

  • @bulshokoriye2702
    @bulshokoriye2702 Před 2 lety +4

    I know the song is not 100 years old, but I can stop my self to call it: Vintage. Thanks to Maadays channel for uploading such a rare, and unique song.
    I searched it from CZcams, becz of my sister whom I haven’t seen her decades. Back in old gold days in Xamar, I used to hear her singing this song many different times in the day. I love my sister unconditionally and without spare of any heart feelings. She used to bread my hair, help my homework, feed my young-helpless soul and sang good night sleep. I love you.

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 Před 5 lety +14

    waa Heestii warmoog.
    sanadku waa 1997.magaallada xeebeedka boosaaso.
    wadanku waa barwaaqo oo deyrtii biya badan baa noo da'day.
    Dareewal gaadhi baan aHay ukala baxa gobollada puntland.

    • @falastiinwarsame7868
      @falastiinwarsame7868 Před 4 lety

      Wllo heestaan boosaaso
      Laguma Qaadin Xamar baa laguqaaday

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 Před 4 lety +2

      Falastiin warsame@ walal anigu ma dhihin bosaaso ayaa lagu qaadey .
      Ee waxaan ka wadaa heestaan xilligaan dhegaysan jirey iyo magaaladii aan joogay wagaas.
      Heesta waaya horaa laqaaday .

    • @huseinahmed5083
      @huseinahmed5083 Před 4 lety

      @@axmedsahal7268 kawaran sxp deyrti biyo badan aniga dhashay sida hoyadey ishegtay adne waga ayad darawal gadhi aheyd waa aduun adban kusalamay sxp

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 Před 4 lety +1

      @@huseinahmed5083 isku fac baan nahay sxb🌹😁✋

    • @huseinahmed5083
      @huseinahmed5083 Před 4 lety +1

      @@Ehel_Caashaq1 hhhhh ok sxp adban ku salamya

  • @samadoonwiilqaran20
    @samadoonwiilqaran20 Před 8 měsíci +2

    25/11/2023
    Sacada 01:45 jiida hore ayaan ku dhageysanaya ilaah wadanka nabad hanoga dhigo waan i xiisaay hodan holwaadag wadajir waabari

  • @looyaan323
    @looyaan323 Před rokem +2

    Ruwaayadii guur qiyaano iyo gantaal jaceyl 1975😢

  • @hibonuura7433
    @hibonuura7433 Před 4 lety +10

    Xanuun aandaremayo ayan USO radshe hestan saake 15\5\2020 sbx jmc rmdn 22 yhy wlh son ine thy ano og hadane qlbg idamqay 😭😭

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail Před 8 měsíci +3

    Oh what song 🎵 & beautiful unique voice. Monday 18 December 2023

  • @Qoojistan
    @Qoojistan Před 3 měsíci +1

    Waxaan ku leeyahay
    Waanba ku leeyahay ❤

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Před 11 měsíci +1

    Hadii Aanay Wanaagiyo Samahii kula wadin, Wacdigii aad Tirina, Wirix Beena laga Dhigay, Weji Quruxsanaantiyo Toosnaanta Waaxyuhu, Yeysan Wahabyo Kaa Ridin..... Best of the Best.....

  • @chitopaz252
    @chitopaz252 Před rokem +2

    Kol haddaan gacmuhu wadar howsha u wadaageyn wadaan kuuma bixiyaan. ❤😊

  • @Buneysead
    @Buneysead Před 8 měsíci +1

    Warmoogey nafteydaay adaa quusanine iga daa walaaciga😢
    Hbn arbco so galeyso 19/12/2023

  • @yousufxareed8990
    @yousufxareed8990 Před 5 měsíci +2

    10/3/2024 hargiesa

  • @Eng-liban
    @Eng-liban Před 4 lety +2

    Heesaha siciid mire lagana dhargo waa dhaxal jcyl waay o fanka wuxuu u so galay waa jacayl dartiis inkastoo ui mudo yar fanka uu ku jiray sidaa oo ay tahay heer saee ayuu ka gaaray fanka alle ha u naxariisto ....
    Heesihiisana anngu wehel bay ii yihiin siciid mire

  • @suleymaansalah7677
    @suleymaansalah7677 Před 4 lety +7

    Sxp ada u mahadsan thy
    Saciid mire xeydar allaha U naxariisto
    Heestii ISHAARO meel halagu sheego akhyaarey 🙏

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud Před 3 lety +4

    Shineemo nasar our favorite movie theater in late 70s early 80s

    • @MohamedMohamed-cw3ud
      @MohamedMohamed-cw3ud Před 10 měsíci

      ​​​@siidjaan9577wardhiigleey 2 shineemo ay lahayd Nasar iyo xaawo taako xamarweyne aa ugu shineemo badnayd...cinema xamar, centralle, mizzione and super.

  • @abdullahigargar1047
    @abdullahigargar1047 Před 5 měsíci

    Axsan fanaan alle how naxaristo amiin siciid Mire haydar special voice

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 Před rokem +2

    Ma hadaan gacmuhu wadar
    Howsha u wadaagayn
    Wadaan kuuma bixiyaan?......... Murti balaadhan 🔥🥰❤💯

  • @mohamedhaaji1989
    @mohamedhaaji1989 Před 4 lety +8

    Xaqiiq heestan arinka ay ka hadlayso asago oo ihaysto ayaan daawanayaa xaqiidi jacaylkeda go'aan inaa ka qaato waaye😢

  • @abdishakourdahir9280
    @abdishakourdahir9280 Před 5 lety +1

    Zxp aad io aad baad umahadsantahay saciid mire xeydar wuxu aha fanan qaran alle ha unaxaristo

  • @mohamedabdulkadir7467
    @mohamedabdulkadir7467 Před 2 lety +2

    Ereyadii io Laxankii Cabdi Bashiir Indhabuur ayaa lahaa ee beenta dhaaf

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud Před 2 lety +4

    Nostalgia back to early 80s

  • @marwoladiyalibanxaskisamax3490

    Siciid mire xeydar allow raxmad iyo naxariis siii 😢😢

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 Před 4 lety +2

    Abti macaan saciid ilaahay hakuu naxariisto😭😢

  • @ilbaxtuulo2723
    @ilbaxtuulo2723 Před 4 lety +2

    Heestaan miraha waxaa iska leh cabdi bashiir indha buur AUN

  • @abubakarmohamed1992
    @abubakarmohamed1992 Před rokem

    Allah unaxaristo saciid mire xeydar

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 4 lety +2

    Wooooow Midhaha heesta💗

  • @shaaficimohamed1369
    @shaaficimohamed1369 Před rokem

    Allow ku Naxariiso abti mcn😭🥺🤲

  • @xasanburcohamsheri9367
    @xasanburcohamsheri9367 Před 4 lety +1

    Warmoogeey naftaydaay
    Walaashaa ku diiddee
    Haw kallihin wedkaagee
    Iga daa walaaciga.
    Waa qudh la hadal aad u xoogbadan

    • @regularwarya
      @regularwarya Před 2 lety

      Aadoo weyn sxb ninkii dumar hiil ehelnimo bidaa dhadhamin kara .

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 Před 11 měsíci

      How kalihin Wadkaaga maaha sxb, Ee Waa Howl kale Wadkaagee, Igadaa Walaaciga..... Micnahuna waa weeyba ugu tala gashay inuu udhinto jaceylka... isna wuu fahmay ,,,

  • @hassnaali9864
    @hassnaali9864 Před 11 měsíci

    Waayo waayo🥲 warmoogey nafteydaay 😘

  • @abdirahimzubair6210
    @abdirahimzubair6210 Před 3 lety +1

    Hees murti leh waa Dadkii hore.

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 Před 4 lety

    Anaa dhigay warkeed waansii wadacayaa wahankiyo galkalkee wabigan kuridayaa sicid mire xaydar

  • @gasira1173
    @gasira1173 Před rokem +2

    Inta iga dambeysaay salaanta✋

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 4 měsíci

    Hees xusid mudan AHUN Ustaad Siciid Mirre

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 3 lety +2

    wardhiigley xaafadeydii aan ku so korey jecliyaa iskoolkeygii webi shabeele hoose dhexe

  • @ilbaxtuulo2723
    @ilbaxtuulo2723 Před 4 lety +1

    Ereyada io laxan ka cabdi bashiir indha buur baa iska leh AUN

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 Před 3 lety +2

    Subxaanalaah Gabadhu maxay ninka ula Qaban weyday Qof ku jeceli waa Qaali

  • @abdifatahabdullahi5588

    hees iyo bar allow ku naxaroosto adeer siciiid mire xeydar

  • @maankahaajicawil7451
    @maankahaajicawil7451 Před 4 lety +1

    Sxp mila kala soo xiro isheega waxan rawa ina waxa ku weya diiyo thank you

    • @maadeys
      @maadeys  Před 4 lety +1

      facebook.com/blulbul.1996?ref=bookmarks

    • @maankahaajicawil7451
      @maankahaajicawil7451 Před 4 lety

      @@maadeys thanks sxp aad ayan ku soo dhahay iga aqabal

  • @AhmedMohamed-em1xg
    @AhmedMohamed-em1xg Před 5 měsíci

    25/08/2023 goojacade ku dhagaysanyay heestan.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před 9 měsíci

    Warmogey nafteyda Waxa an ku Leyahay hays warerine wardhigley agtediyo waliyow cade agagarka howl wadag ta wacan wada jir iyo rer hodan waberi agteda ka wareyso gabar kale kaso wayi meysid axsan hes aun

  • @abdikanihassan2964
    @abdikanihassan2964 Před 4 lety +1

    Heestani waa dawada qalbi walbo oo xanun jaceyl dareemayo

  • @fardousaali553
    @fardousaali553 Před 5 měsíci

    War moogay naftaydaay kol hadaan gacmuhu wadar howshu u wadaagayn wadaan kuuma bixiyaan.
    Hadii ay wanaagiyo samihii kula wadin wacdigii aad tiri wirix beena laga dhigay waji quruxsanaantiyo toosnaanta waaxyuhu yaysan wahabyo kaa ridin.😭😭
    2/3/2024 baan dhagaysan.

  • @mohamedhassen733
    @mohamedhassen733 Před 3 lety

    Alle hau naxariisto siciid more xeydar

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 Před 2 lety

    Waaw fanaan xordage

  • @Abwaanmahad
    @Abwaanmahad Před 5 lety +2

    Heestii Mahadsanid heestii ishaaro ee siciid mire xaydar fanka kusoo galay noosoo gali plzz

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před 2 lety +1

    12.9.2021 👊💣
    Dib ugaysan .

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 Před 3 lety

    Allaha u naxariisto Aamiin

  • @xidig3833
    @xidig3833 Před rokem

    Alha unaxriisto abti

  • @ahmedsaha6482
    @ahmedsaha6482 Před 4 lety +2

    wahankiyo kalgacalkana
    webigaan ku ridaayaa
    30/12/2019 xanun wlhy
    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @blvr10
    @blvr10 Před 5 lety +1

    Wwwwww hees iyo bar masuul fasiix waaye kaape dadkii horaa kaharay😂lol waad ku mahadsan tahay adeegaad noo haayso👍

    • @maadeys
      @maadeys  Před 5 lety +1

      waad ku mahadsantahay sxb fikradaada caafimaadka qabta

    • @abdishakourdahir9280
      @abdishakourdahir9280 Před 5 lety

      @@maadeys zxp heestan wan so dagsan wayay +27610925022 number kan whtusp ma igu so diri kartaa mazul

    • @maadeys
      @maadeys  Před 5 lety +1

      hada waxaan filayaa inaad dagsan kartid

  • @awiladen1736
    @awiladen1736 Před 3 lety

    Cadi maha. Heestan.

  • @dulmadoobedulmidiid4655
    @dulmadoobedulmidiid4655 Před 4 lety +1

    Heestu wey saxantahay sidan ayaa ku qoran keydka radio muqdisho laxanka iyo muusigaba cabdibashiir ayaa sameeyay

    • @maxamedkhabiir7828
      @maxamedkhabiir7828 Před 4 lety

      waa maalin jumaca ah 14/8/2020 heestan ayaan dhagaysa nayaa anoo hargesa jooga anoo caqabad na dhextaalo xaaskii aan isku dhaafinaayo

  • @kingrashiid4212
    @kingrashiid4212 Před 4 lety +2

    Watching 19 1 2020 time 12:37 am

  • @islaw940
    @islaw940 Před 4 lety +1

    reer wadajir salaama🤪

  • @shaamlakioffacial4367
    @shaamlakioffacial4367 Před 3 lety

    msha allh scid mire

  • @lumnaabdi336
    @lumnaabdi336 Před 3 lety

    Waji qurux sanaanta iyo tosnaanta waxyuhu yaysan wahabyo kaa ridin

  • @funnyflicks6474
    @funnyflicks6474 Před 5 lety +1

    Sida loo habeeyay muuqalka ayaa cajiiba mahdsnid wallo

  • @shukricisayshukricisay
    @shukricisayshukricisay Před 2 měsíci

    OK waya

  • @nihaal1234
    @nihaal1234 Před 4 lety

    Anna dhigay warkeed waan sii wadacayaa
    Wahankiyo kalgacalkana wabigaan ku ridayaa... Aun saciid mire
    Videogan ashqaraarleh gacantii habeysay iyana allaha barakeeyo

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Před 11 měsíci

    Nice aun.

  • @SafaAhmed-vm8gi
    @SafaAhmed-vm8gi Před 8 měsíci

    Heestan xasuust gooniya ii leedahay

  • @abdiahmad6016
    @abdiahmad6016 Před 3 lety

    Alla unaxriisto afgoye Faris ku aheyn maalinkasto

  • @muxtarim4011
    @muxtarim4011 Před 2 lety

    Xaydar cajaaib buu ahaa

  • @abdiahmad6016
    @abdiahmad6016 Před 3 lety

    Arki jiriya

  • @awiladen1736
    @awiladen1736 Před 3 lety

    My wife ban uqada. Heestan

  • @mohammedh1120
    @mohammedh1120 Před 4 lety +1

    MAADEYS Tube lkn heestaan Eraydeeda waxaa sameeyay Abwaan cabdi-bashiir indhabuur iska hubiya

    • @user-sc7du8tf9v
      @user-sc7du8tf9v Před 4 lety +1

      Haa waa isdaba mariyey uu

    • @maadeys
      @maadeys  Před 4 lety +2

      wax la isdaba mariyay ma jiraan walaal dadkan hasoo hubsadeen waxa ku qoran keydka radio muqdisho ama ha waydiiyaan dadka goobjooga ahaa ninkan miraha leh maaha nin dadku yaqaaniin xataa suugan sidaa ah ma lahayn jaceyl soo maray awgii ayuu mirahan u curiyay

    • @mohammedh1120
      @mohammedh1120 Před 4 lety

      MAADEYS TUBE mahadsanid wll waxaan sidaas u dhahay Abwaan Sugaal cabdulle cumar oo la soo shaqeeyay Abwaan indhabuur ayaan ka maqlay wareysi uu siiyey Cumar seerbiya lkn ninkii ay Keydka ugu jirto ayaa iskaleh oo loo qorayaa markaa

    • @maadeys
      @maadeys  Před 4 lety +2

      haa sxb anigu xataa meesha kuma qori lahayn hadii keydla bes aan ku arki lahaa lkn waxaan rumaystay markii aan maqlay inay heestu sheeko dheer leedahay oo ninkan miraha leh uu galab u yimaaday abwaan cabdi bashiir iyo siciid oo meel fadhiya ninkanna horay ayay isku yaqaaneen waliba markaas ka hor kamay maqlin inuu wax un suugaan ah tirinkaro balse waxa uu oga sheekeeyay qisada iyo heesta oo isku qoofalan kadib laxanka ayaa abwaan indha buur saaray siciidna wuu qaaday

    • @maadeys
      @maadeys  Před 4 lety +2

      dadka commentiga soo qoray waxay igu kalifeen inaan dhowr jeer soo xaqiijiyo anigoo horay waxan oo idil u ogaa iyagu waxay isleeyihiin waa khalad dhacay lkn meesha qof dhan xuquuqdiisii iyo fikradiisii ayay ku wax yeelaynayaan

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 Před rokem

    Xordage

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 Před rokem

    Waasax

  • @ahmedindhoofficial6921
    @ahmedindhoofficial6921 Před 4 lety +1

    Heesahaga aan ugu jeclahay waa Siciid mire xaydar #subscribe igu caawiya sxbayaal

  • @nuhadow1751
    @nuhadow1751 Před rokem

    Hi

  • @funnyflicks6474
    @funnyflicks6474 Před 5 lety

    M.a

  • @tixaaletv6953
    @tixaaletv6953 Před 4 lety

    War sxp facebook aan heesaha kala socono ma leedhy

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem

    LIKE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem

    LIVES

  • @ayuubabdalla3656
    @ayuubabdalla3656 Před 2 lety

    🥰🥰🥰

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem

    LIvec

  • @queenalizebeth1401
    @queenalizebeth1401 Před 4 lety +1

    😪😪😪

  • @miinimoofficial5001
    @miinimoofficial5001 Před 5 lety

    🤗👍❤

  • @kingrashiid4212
    @kingrashiid4212 Před 4 lety +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @Buneysead
    @Buneysead Před 8 měsíci

    Warmoogey nafteydaay adaa quusanine iga daa walaaciga😢
    Hbn arbco so galeyso 19/12/2023