aduunko dhan - lafole

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • www.wargeyska.net

Komentáře • 2,6K

  • @abdirizakmohamud7597
    @abdirizakmohamud7597 Před 3 lety +703

    Waqti wxa xasusta aan gbdha jecla gurigeeda aktiisa inta fadhiisto oo intaa hal mar kor ka arkaayo sugo mar mar wxa dhacdo iney igu qaadato intey so baxeeso 4 saac iyo ka bdn intaasna wx uma arki jirin wxa igala qiima badnan jirtay aragtideeda oon kaliyah rabo inaa kor dheer ka arko anoon istuseenin waliba anigo masaafo dheer ugu imaanaayo imana ogeen heestaan baa ii daarnaan jirtay 😢😢😥 caawa anigoo kaligey ah oo qolkeyga jiifo beey ii daran tahay 😢😢 marwalbo oo an duceysanayo wan u duceeya in ilahey qof aan ilmo ka keenenin hesho iyo owlad xalal ah dad walbo is jecelna wxa urajeena iney is helaan 👩‍❤️‍💋‍👨🙌 🌹😢

    • @shukrimohamed1024
      @shukrimohamed1024 Před 3 lety +21

      Adigana mid khayrqabta ilaahay hakuu zahlo wll

    • @kingdinhonuur7347
      @kingdinhonuur7347 Před 3 lety +7

      M.a waxaan ku rajey naya raliyo dunida kuugu jecel oo ad ku ilawdo dunida dhib teeda insha alah sxp

    • @abdirazakali7144
      @abdirazakali7144 Před 3 lety +13

      Jacaylka wuu dhibadan yahay wll
      Waxan ahay nabarada ugu badan dadku uu kudhigsy inkasto oo Aan hada guulkagadhay oo qofkii Aan jeclaa xaaskayga tahay samir saxb guul waad gaadhaysaa 😭

    • @fadumoabdikarin8348
      @fadumoabdikarin8348 Před 2 lety +10

      Xaqiqdi markan arkay qoralka wan il meyaya illhy haku siyo mida ku dagto😥

    • @nimcoadenbudul8357
      @nimcoadenbudul8357 Před 2 lety +1

      😭😭😭 sorry walal

  • @abdullahihassantohow851
    @abdullahihassantohow851 Před 4 lety +162

    Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay soomali fanaanin u yihiin ayaa dawanayaa like isaar wll hadaa soo boqatay 2020!!you all full respect!

  • @Injineerka8
    @Injineerka8 Před 2 lety +174

    Soomaalida waa dad aad u qadariya Taariikhda, iyo xasuusaha jaceylka Si aad ah waxaan ula tacajubaa markaan akhrinayo Comments-ka qaar, runtii qof waliba xasuus ayuu galayaa. Aad baan idiin salaamayaa Soomaaliweyn🇸🇴❤, gaar ahaan adiga qoraalkan akhrinayaa, wakhti qurux badan baan kuu rajeynayaa. From nairobi, kenya🇰🇪

    • @asmaa5466
      @asmaa5466 Před rokem +2

      Aad iyo aad mansh allah wll macan isku magaala joogna

    • @omarabdi5273
      @omarabdi5273 Před rokem +2

      Mashallh wll dhamantiin wan idin sl
      salamayaa daleena Allahaa inoo hagaajiyo waxan idiinka soo salamaaya kenya Nairobi❤❤❤❤

    • @freefiregarena7611
      @freefiregarena7611 Před rokem +3

      Sxb walahi caawa waxa halkan I keenay waa xasuuso jaceel really 🎉
      Habeen wacan sxb

    • @Nabaddoon.
      @Nabaddoon. Před rokem +2

      Walaal qaali sidoo kaleh waxan kasoo salaamayaa magaalada rouen ee dalka France. 😊😊😊

    • @mohamedfuture6903
      @mohamedfuture6903 Před 10 měsíci +1

      Ka qaadday wllo

  • @MohamedDeeq-un2uh
    @MohamedDeeq-un2uh Před rokem +25

    Qof walbo ow Qalbiga laga jabiyay 💔si Qaas baan U salamaay😢😢😢💔💔💔🙏🏿

  • @abdiwahidisse7469
    @abdiwahidisse7469 Před 7 lety +2693

    Lyrics
    Aduunkoo dhan taan
    Kaa eegan jirayee
    weyga ambatoo
    Eedaad jaceyl
    Afku hadalka diid (2xs)
    Adimadu dhaqaaq
    itaal wey gabeen
    waan ololayoo
    uurkey bukee (2xs)
    ilmadeyga timid
    waxey arag gartiyoo
    islaamkoo dhan ila yaab
    amakaaga iyooo
    urugadaan qabana (2xs)
    waa udun jaceyl
    Allaa iigartoo cid ma,eersaninee
    hadmeey ii imaan
    inantaan jeclaa (2xs)
    u,ildaranehee
    urugada aan qabo
    ma,iil baan lagali
    mise wey imaan
    inantaan jeclaa (2xs)
    aragtideeda wacan
    oonta aan uqabo
    Allaa igu ogoo
    oogadeydoo idil
    uumibaa kabaxaa........
    waqti ayaan galiyay ee Like ta ha,iga iloowine Somali Maryooley :D

  • @Theizzo1
    @Theizzo1 Před 4 lety +191

    Nabiga scw intiii jecel like dhac ogu siiya 2020/8/29

    • @abdiwahabmire1365
      @abdiwahabmire1365 Před 3 lety +4

      nabig mxd kla so donty meshn wclyhow ma like ba ku rad saneysnh

    • @mezoutozil7278
      @mezoutozil7278 Před 3 lety

      Scw scw scw scw scw scw🥰🥰

    • @maanowvlogs4272
      @maanowvlogs4272 Před 2 lety

      @@abdiwahabmire1365 Brw u were right up untill u called him wecel😒

    • @nasraabdiali2908
      @nasraabdiali2908 Před rokem

      Scw Scw

    • @user-sh6vx4iq6g
      @user-sh6vx4iq6g Před 2 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 Před 4 lety +245

    Dadkii dhagaysan jiray mid calfaday gabadhu uqaadi jiray majirto 😥Ilahow kayga isku kaaya calaf😍🤲 2020 ya ila dhagaysanaya

    • @abiikaryare1239
      @abiikaryare1239 Před 4 lety +9

      Wlley Somali dhan waa bukaan socod
      Teda kle somalida jcl mataqano yaa yiri waa kuwasaa mid wliba calacalya calool xumqda inagu dilee

    • @boqoradihhawenka8359
      @boqoradihhawenka8359 Před 4 lety +2

      @@abiikaryare1239 wl zida loo calaacalo somalidu foorto lagu yay lkn jcylka wa inaad dareenzisa qofka jeceshay kalmadun yu kaa noqon

    • @asxaanasxaan
      @asxaanasxaan Před 3 lety

      Aniga kula dhagaysanaya 2021

    • @mohamedjordan3232
      @mohamedjordan3232 Před 2 lety +4

      Wlhi waxaa kasoo waregtay 12 sano ismana cal fan waana ay dhooftay waana la guursaday wali xiligaa ma ilaawin dhawacydeedu wali waan dareemaa inan aan hallow idhaahdana iyadaa iguu danbaysay 2011 ilaà imka markaan is idhaaa xidhiidh sameeba iyada ha khiyaamin ayaan is idhaaa hada waa gabadh la qabo

    • @zunduzupdi3356
      @zunduzupdi3356 Před 2 lety +1

      @@mohamedjordan3232 wlhi xnunkg wxa dremikra qof wx jcl ilhay qlbiga hku qbojiyo wll

  • @samiihabashiir655
    @samiihabashiir655 Před rokem +29

    Waa jeclhy heestaan mr ksta wan iska dhegystaaa bal cidii iga dambeys wll 👍 isaar 25/2/2023 saacadu waaa 10:43 africa magaaladu waa Garoowe :gobta hanti_wadaag😫
    Ogadeydo dhan uumi baa ka baxaya❤️🙌

  • @khadarcade9910
    @khadarcade9910 Před 5 lety +759

    2019 qofki dhagysta like haygu sharfo😂

  • @abdikaniabdiabukar5195
    @abdikaniabdiabukar5195 Před 5 lety +457

    2019 yaa ila dhageestay😢?

  • @mahidhelmi9442
    @mahidhelmi9442 Před rokem +53

    24/8/2023 Habenimo Qamis so Galeso Sacaduna Tahay 12:58 Ayaan kaligey dhagesanaya Aniga Jeceyl said ah daremaya Qof ku jecel adna Aad jeceshahay marka Hesato Nolosha Aad aye Kugu Qurux badnanesa ilahay Calaf Ha igu daro Qoralkana waxu ii Noqon dona Xasus Aan malin un dib Ugu so laban dono insha allah qofka Aan qalbiga Ku hayana Anago wada jogno wadajir ku dhagesaneno ❤️Inta iga dambesa Like ta Dhac kusiya 😘✋

    • @Lov_master
      @Lov_master Před 8 měsíci

      Nasiib wcn
      Qufkaaga Allaha calaf hakugu daro

    • @farodahabley5120
      @farodahabley5120 Před 8 měsíci

      Yaab in maxaa lay jeclaan waayey

    • @Lov_master
      @Lov_master Před 8 měsíci

      @@farodahabley5120
      Faro dahab ame faro dab ey thy ss a lagaga cararay

    • @AhmedAhmed-rw5kx
      @AhmedAhmed-rw5kx Před 8 měsíci

      heestan markan maqlo dareen ayan dareemaya inigo xaskeyga lajoogo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @zuzanofficial1007
      @zuzanofficial1007 Před 7 měsíci

      Nasib wacan nolosha haidin kulmiso🤲

  • @safaalaahi8950
    @safaalaahi8950 Před 7 měsíci +11

    2024 hadaad dhagaysanayo like iisaar 15yers ago,Hadmuu ii iman inankaan jeclaa waxaan dhagaysanayaa subax axad ah anigoo la daalo dhacaya waayaha nolosha cidlo badan😢

  • @Zaiimsafraye
    @Zaiimsafraye Před 5 lety +268

    11 sano ayaa laga jooga waqtigu waa cajiib qofka comments keeyga arko 11 kaas sano bal dib u milicso maxaad qasaarisay maxaad faaiday fadlan like saar good luck next 11 years barwaaqo iyo cfmd

    • @habihanad3776
      @habihanad3776 Před 3 lety

      😁

    • @ahmeddeeq8093
      @ahmeddeeq8093 Před 3 lety

      886 888,899 I have 886 and the other two ✌️ in a couple 988,986,988 8th 88,887 88 786 in my my 888,899 787877787688687776776676686678687868777787787887777877777777777777777778777877777777777766767667666767676777666868686866768777777877667y6676767666666776866769766666666869766y66967777768887777777777777777777777777777776777777787777777

    • @nasracali6590
      @nasracali6590 Před 3 lety +2

      13 years ago buu maraya🥺💔

    • @Ha_samaato
      @Ha_samaato Před 3 lety +2

      Rajo wacan iyo wanaag😍

    • @abdiazizsacid5436
      @abdiazizsacid5436 Před 3 lety

      Abdirahiim Omer waa kala waayo San iyo sillon

  • @foodcadeFoodcade-cw8jp
    @foodcadeFoodcade-cw8jp Před 6 lety +980

    Waayo waayo heestaan waxaan u qaadi jiray gabar oo aan jeclay oo rerkooda dibada u wadeen mar kaas kabcdi waxan go aansaday inaa kasoo daba baxo dhib badan alle wuu igeeyey meshan ku haminayey bil ka hor ayan wada kullanay gabartii ayadoo garoob ah iyo anoo xaasle ah gabrtii wey igu ooysay anna waan qiiroday kabcdi waxan kawada shekeysanay waqtigii wacnaay aduunka isma hellaan labadii is jacel calafku waa cajiib😓😓😓😢

  • @updirizakhassan6331
    @updirizakhassan6331 Před 7 měsíci +180

    Who is watching 2024

  • @ayaanmohamed1394
    @ayaanmohamed1394 Před 4 lety +446

    2020 Qofkii ila dhagaysanaya like haiisaaso please 👍 Mise wuu imaan inankaan jeclaa oonta aan qaboh oogadaydoo idil uumibaa kabaxa

  • @hibaqwaahwaahwaxaasaajacey2766

    urugadaan u qapo ma iil baan la gali mise wuu iman inaan kaan jeclaa
    2019 may 10keedi habeen sabti ah oo ramadaan 5 thy
    Allaw jacaylkyga ii zoo celi
    inuu ii zoo noqdo kaan jeclaa iigu soo duceeya😭😢

  • @thexaynoosh
    @thexaynoosh Před 4 lety +55

    "Aduunkoo dhan taan,
    Ka eegan jiray,
    Wayga ambatoo,
    Eedaad jacayl,
    Afku hadalka diid.
    Addimadu dhaqaaq,
    Itaal way gabeen,
    Waan ololayoo,
    Uurkay bukee.
    Ilmadayga timi,
    Waxay arag dadkiyo,
    Islaamkoo dhan ila yaab,
    Amakaaga iyo,
    Urugadaan qabana,
    waa utun jacayl,
    Allaa ii gartoo,
    Cid ma eersanine,
    Hadmay ii iman,
    Inantaan jeclaa?
    Waan ildaranahee,
    Urugada aan qabo,
    Ma iilbaan la gali?!
    Mise way iman,
    Inantaan jeclaa?
    Aragtideeda wacan,
    Oonka aan u qabo,
    Allaa igu ogoo,
    Oogadaydoo idil,
    Uumibaa ka baxa."
    Heesta: Adduunkoo dhan.
    Codka, ereyada iyo laxanka: Lafoole.
    Music: Maxamed Karaama.
    Godka tixda: Maqaleey Warlaay.
    Xaraf-raac: Shaqal/alif.

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 Před 4 lety

      Ilmada iga timi waxay aragtiyoo**

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 Před 4 lety

      Faahfaahinta kale fahmay lkn bada tix ma fahmin??

    • @thexaynoosh
      @thexaynoosh Před 4 lety +1

      @@ayaansiciid765, waxa jira -inta la ogy yahay, 40godmaanseed oo dhammaan tixaha/maansooyinka la bilkeedaa ku arooraan.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 2 lety

      Erayada waxaa leh, Aun abwaan cabdi salaad qaareey, laxankana waxaa saaray oo codkiisana ku qaaday
      Aun cabdi dayax.

    • @libaanfarhaan120
      @libaanfarhaan120 Před 2 lety

      Xaynooshoow Waayo waayo saaxiib..

  • @esmahan143
    @esmahan143 Před 3 lety +132

    13 years letter I'm watching this song from 🇪🇹🤗 cimri dheer iyo caafimad our legend lafoole😍

  • @RiyadaNolosha1
    @RiyadaNolosha1 Před 6 měsíci +5

    Lafoole hadadan dhagaysan waliga jacayl kuguma dhicin xata malihid qalbi wax jeclaada best somali Singer🎤👏❤ still 2024

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 Před 2 měsíci

      Hhh kadaa sxb aabihii jacayl ka miyaad ilowdey cumar dhuule cali ilaahay haw naxariistee

  • @abdihakimahmed10
    @abdihakimahmed10 Před rokem +12

    Waxaan daawanayaa maalin khamiis ah 26 January 2023 Waxaan ahay 20 sano jir Kunool Muqdisho Dhigtana University of Mogadishu Kulliyadda Medicine 💊 and Surgery Wax jaceyl ah malihi Manaisoomarin Lkn Noloshu waxa kaahoreeyo maogid waan arkayaa mustaqbalkeyga wuxuu noqon doono Iyo gabadhuu calaf aan iskuyeelan doono Hadaad igadambeyso 👍 igusharaf inasooxasuusi Waxaana rajeyn anoo Dhakhtar caalami ah iyo anoo xaajiyad iyo caruur leh in aan usoolaaban doono commentigeygan

  • @amiiraalpi5184
    @amiiraalpi5184 Před 2 lety +18

    Waaa maalinti iigu horeysay ee aan jacayl dartiis aan la ilmeeyay sababtu waxay aheed in wiilki aan jeclaa uu iga dhoofay 😭qalbiga bini aadanka halmar ayuu wax jeclaada wixi ka danbeeyo waa iska nooloow uun 😭🥲

  • @ApdiraHmaaN_ALi
    @ApdiraHmaaN_ALi Před 4 měsíci +3

    Who is Watching 2024 😢 2008 Ala Muxu Waqtigu Ordaya JiiLka iGa Dembeya Fariintaan U Reebey

  • @abdallahirsi1
    @abdallahirsi1 Před 3 lety +4

    13sano aya laga joogaa hestaan hada waa 2021. Heestaan waxan u qaadi jiray gabar aan jeclaay anigo Mogadisho jooga 2012 iyadana kenya joogta, kenya ayaan nasiib u sheeshay inaan aado gabrtii wan so arkay lkn iyadana Mogadisho ayay usoo guureen markii ayaan is aragno isku keen danbesay waxan maqlay Mogadisho xamar jadiid ine daganyihiin welina waan jeclahay oo waan xisenayaa.

  • @maaida1643
    @maaida1643 Před 2 lety +25

    Hadmuu ii iman inankaa jecelaa?🥺💔😔ilahayo qof walba qofkuu rabo haduu khyr u yhy sii🤲🏾hadii kle wx ka fiican oogu badal😩

  • @freefiregarena7611
    @freefiregarena7611 Před 4 měsíci +4

    Yaa gadaashay daawanaya ayadoo 2024 la joogo

  • @moustaphahassan9142
    @moustaphahassan9142 Před 8 měsíci +10

    Still one of the best somali love songs.❤ he missed her a lot

  • @user-hz8vn9bq4h
    @user-hz8vn9bq4h Před 6 měsíci +7

    Date Maalin salaasa ah abaara 9:40-ilaa 11:22 ayay iibaxasaa heestani.
    Ma qiyaasi karo dareenka iga dhaxguuxaya anoo haysta gabadh ijecel ana aan jaclahay si kastoo ay ahaato hadana jacalku waxuu umaraa marxalado halis ku ah qof bini-aadamka marka jacalka lagaga baxo iyo marka uu uu jacaylku xadkiisa dhaafaba mararka qaar ayaan idhaahdaa qofka sidan udabeecada wacan, u dad-nimada saraysa u dunta fiican ma laha wakhtigu wuu idin kala kaxayn ayaan naftayda waydiiyaa alle kama dhigo'e❤.
    [Waxaan qiraya horayso iyo danbaysaba xataa hadii noloshu ina kala fogayso ama qadarta alle waa tii qorane aynaan calaf isku yeelan inaa tahay qof aan jecel aan u qaado qofkii ugu qiimaha, qurxda badnaa inaa tahay.
    Waaxaan ku leeyahay noloshu kuma xumayso.
    Waxaan rajaynayaa inagoo
    Haysana caruur aynu aaba iyo hooyo unahay. noloshana inama xumayo😢❤.
    Waa commentigii igu horeeyay ee hees kaga falcaliyo. Waxam rajeynayaa inaan maalin maalmaha kamida anagoo laamane ah dib isoo jaleecno.
    Hees cajiiba 😮❤

  • @hamzekdhiico1540
    @hamzekdhiico1540 Před 5 lety +20

    Bari samaad inantii heestan i bartay hada ma aqaan meeshay joogto still live 2019 😭😭😭

  • @zakihani5814
    @zakihani5814 Před 7 měsíci +23

    Who is waching 2024 ❤

  • @CumaribraahimAbdi-un5fm
    @CumaribraahimAbdi-un5fm Před 7 měsíci +5

    27/1/2024 saacadu Waa 6:26 PM qoraxada wali ima dhicin Waxan joogaa Dalka South Africa Waxan fadhiyaa meel dambe oo ah dukanka an ka shaqeynayo dhabarkisa dambe daaal fara badan kadib waxan sha geysanayaa oo Jawiga ku dagsanaayaa legend ka ween ee codka halasigaa leh
    Waxaan idin leeyahay cimri dheer iyo caafimaad iigu nooladaa Somali ween ❤Love

  • @faysalbakaal
    @faysalbakaal Před 3 lety +46

    12 years leter if you are listening and watching ur are legend. Greeting Dhaka Bangladesh 🇧🇩
    Happy new year 2021

  • @farihaabduqani8496
    @farihaabduqani8496 Před 4 lety +104

    2019 dhmaadkiisa qofkii dhagaysanaya like ha iigu qabto jallayal😘👑

  • @suldankadadkadiirkamadow4742

    Dhowr jeer wad guursan kartaa
    Lkn dhowr mar wax ma jeclaan karto
    Waligey halmar bn jaceyl igu abuurmey mrkaasna gabdhii anago isjecel aya waayaha iyo wakhtigu na kla wadey 😭😭♥️♥️
    Calafkedu meel kle ayu aadey
    Heer waxaan dadku sidi qof walan igu shakeystaan😭
    Ixtiraam bn u hayaa Fatima❤️💔
    Alx hdda wehel bn haystaa

  • @inacumar170
    @inacumar170 Před 4 lety +39

    Xili anku jiro jawi jacayl allaw hana kala gayn 🤲 like igu qabta 2020 inti iga dannysa

  • @bbenacnac
    @bbenacnac Před 4 lety +8

    2020 yaa ila dawanaya guys 🙋‍♀️
    Legend Mohamed Husen lafole 😭❤

  • @nimcomuhumed52
    @nimcomuhumed52 Před 8 měsíci +3

    14 sano ayaa ka soo wareegey markuu qof aanu wakhtigaa is jecleyn uu gadhigiisa iigu dhageysiin jirey alle naxariistii janno ha siiye imika wuu geeriyoode😢😢😢😢😢

  • @bahjoalijamac9329
    @bahjoalijamac9329 Před 2 lety +7

    Heestan waxa dhagysan jirty gabar walshy ah ano yar waxaa jirty wiil dariskeena ah oo an kor kaa ka jeclaady schoolk markan subxdii usocdo gurigooda hortisa sii mari jiray asguna banank gurigood ku cadyn jiray subxdaan arag iima ahyn galbti marku kubada usocdo bu xafda so hor mari jiray ciyaalk xafda bu ah wllky bu so raci jiry wlhi waan yara lkn wan jeclaa wiilka😢😢heest markn arko waan so xasuusta still listening 2022...

  • @jamalqulqulofficial9856
    @jamalqulqulofficial9856 Před rokem +12

    Adunka oodhan Ka Eegan Jiray Walahi Bilahi Hestan Waa Jaclahay Markasta Waa Dhagaysta Sacaadu Waa 9:10:Pm Subaxnimo Goobtu Waa Qadijo Cadawe Magalka Waa Balad Xawo
    love you song 🎵 Lafoole ❤️

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 Před rokem +48

    Dadka inta jaceylka unugul ee uu si fudud ugu dhici karaa wa hablaha,hadana badanaa iyaga ayaa dhibta ugu badan ka mara qofka ay jeclaadeen meeshan waxa calaacalaya inta badan waa hablo sorry walalayal is adkeeya jaceylna waxba ma sheego,
    Ragga waxan leeyahay haddii gabadh ku jeclaato pls hadanad mustaqbal ka rabin oo aaney ku qancin ha dhibaateyn ee xidhiidh ugu horeynba hala sameyn xataa hadey ku jeceshay Lkn adiga aanad rabin.
    Aniga hablo badan oo ijecel waan so arkey welina waan arkaa, dhowrkii hablood ee igu horeyey een xidhiidh lasameeyo markan ka aamusey een damcay in aan xidhiidhka ujaro walahi dhib iyo qalbi jab weyn iney ku tahay ayaan arkey Lkn aniga aan sii wadi karin xidhiidhka marka waxaan damcay in aanan gabadh aan rabo maahane maanta gabadh kale xidhiidh lasameyn,aniga Tiktok ayan isticmala maalin kasta Instagram iyo whatsapp hablo badan oo igala so hadlaya ayaan ku arkaa Lkn “go’aankeygu waa gabadh somaliyeed in aanan dhibaato gaadhsiin nolosheydana bilaa qoomamo ku noolado”
    NABAD IYO JACEYL❤️🤝

  • @sadiiqbachirchannel4518
    @sadiiqbachirchannel4518 Před 5 lety +24

    2019 qofkii dhagaysta misena jacaylkiisa mudo sugaya haduu jiro farta ha taago😍😍

  • @baxnaanrawe9525
    @baxnaanrawe9525 Před rokem +4

    Heeatan waxay igu leedahay xasuus gaara naftayda waa heesta si toosa utur jumi jirtay waana hees layaable .
    Gabadhii aan jeclaa ilaa hada waan u duceeyaa eebana uga baryaa say wacan iyo awlaad wacan iyo inay faceed iyo kharkeed ugu sareyso.
    Ilaa hada lkn aniga waxa ii baxaysa.
    Kuu ildaranahee
    Urugada aan qabo
    Ma iilbaan lageli
    Mise wey iman
    Munadaan jeclaa
    ✌️✌️✌️✌️❣️✌️✌️

  • @abdirahmanmohamedalawi6682
    @abdirahmanmohamedalawi6682 Před 4 lety +12

    2020 4 cisho ka harsan ee inta iga dambaysa oo jcel hesta inaya dawadan oo dhagaystan like ii sara meqqa tihiinee aan idin arko

  • @abuubakartahliilmaxamud1377
    @abuubakartahliilmaxamud1377 Před 2 měsíci +2

    Still i am listening to 2024

  • @abdifatahrashidabdi7583
    @abdifatahrashidabdi7583 Před 5 lety +15

    Aragtideeda wacan oonta Aan u qabo allah igu ogo ogadeyda oo idil oomi baa ka baxa hablaha somaliyed we love you😍👏

  • @yacqub2277
    @yacqub2277 Před 5 lety +120

    2020 ya dhegeysanaya like igu sharfa my dhiiga 😍😍

  • @user-Abdulqadir_03
    @user-Abdulqadir_03 Před 10 měsíci +6

    Adunko dhan tan Ka Egan jire wey ga ambato Edda jaceyl ❤😢 heestan wan iska jeclhy ina dageysato waayo dadka jaceylka ku guldareyste aya loogu tala galeey 😢❤
    7/10/2023

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 Před 3 lety +15

    Aduungo dhan baan ka eganjirayo wa iga ambaden Abdikariim io Abdirahman 😥😭💔Curadka hoyadey mcn io curadku xigenka😭😭🤲
    10:10 am
    25/11/2023
    Ayaan dib uso radiyay mra u xiisay Nolosheydi hooyo mcn allha ku naxaristo💔😭🤲
    13/5/2023
    Hbka wayay hoyadey mcn💔😭

    • @jaceylkeena6668
      @jaceylkeena6668 Před 2 lety +3

      🥲🥲🥲🥲 xalkaan ayaan hadaa taganahay 13/12/2021

    • @farxiyocadaawe2117
      @farxiyocadaawe2117 Před 2 lety

      @@jaceylkeena6668 wn ka xumahy💔😥😭mar kale ano xasusaheyga qaliga iska dawanaya arkay samir wll😭 20:07pm 11/5/2022 xasuuso xanuun bdn blse qurux bdn🥰❤

    • @dahirmohamed6254
      @dahirmohamed6254 Před rokem +1

      Allaah Samir ka siiyo abaaayo amin

    • @farxiyocadaawe2117
      @farxiyocadaawe2117 Před rokem

      @@dahirmohamed6254 Amiin yarabi 🤲💔😥😭❤jazakllh abowe mcne❤hda wn ku qasbanhy ina dib u dhegesto wn iska ilaaliya bdnah blse mnta farintada sbb u ah🥺❤

  • @dr-mohammeddheereeye360
    @dr-mohammeddheereeye360 Před 5 lety +14

    Aduunkoo dhan kaa eegan jiray noloshaydii waxaad ii ahayd wwaxkasta mcn isoonoqo waan kuux iixiisaye alla xumaaa markay kaa tagto qoftii noloshaada furaha u ahayd Azma iikaalay mcn noloshaa kuu baahane😭😭😢😢😢😢

  • @mukhtarabdi5304
    @mukhtarabdi5304 Před 7 lety +155

    this song brings back to childhood days, my older sisters used to listen it when they're washing clothes. Who is watching in 2017??

    • @qaradd4265
      @qaradd4265 Před 6 lety +1

      Mukhtar Abdi anigoo dugsiga sare dhigta 2009 dhageysan jirey jaceyl ima.heyn lkn waaban jeclahey heestaan

    • @floatingwiththeclouds2016
      @floatingwiththeclouds2016 Před 6 lety +2

      Me too! Reminiscing the old days. Kinda got me emotional😭🙌🏾❤️

    • @munacali3244
      @munacali3244 Před 5 lety

      U reminded me also my sisters used to listen while they washing

    • @badraxirsi2345
      @badraxirsi2345 Před 3 lety

      still hit🤗

    • @zakihani5814
      @zakihani5814 Před 7 měsíci

      2024 pro ❤

  • @rakzdasher9862
    @rakzdasher9862 Před 2 lety +5

    Born in Hargeisa,Rotterdam I grew up and Manchester I’m living.Somaliland international and I love this song,nostalgia

  • @updekapdyrahman1512
    @updekapdyrahman1512 Před 4 lety +6

    Anuu iyadaa 2020 La Jiro Hadana Kama Xiso dhaci dhageysigeda Mohamed Hasan Husen Lafoole Adbaan U Jecelay Fankisa ❤👏 Like Sar

  • @ayanladan5139
    @ayanladan5139 Před 10 lety +329

    This song brings back old memories back in my high school. I use to listen to it countlessly. Love it

  • @muntimoh4323
    @muntimoh4323 Před 5 lety +5

    Addunkoo dhaan kaa eegan jirayee wu iga anbado eedad jcyl afku hadalka diid adimadu dhaqaaq itaal wey gabeen wan olalayooo🔥uurka i bukee Ilmada iga timi 😢wxy aragatiyo islaamko dhan ila yaab😲 amakaaga iyo murugadan qabana😓 waa xudun jcyl alla ii garto cid ma eersanayne hadmuu ii iman inankaan jeclaa❤😢 uu il daranahe murugada aan qabo ma iil ban la geli mise wu ii iman inankan jeclaa aragtadiisa wacan oonta aan u qabo alla igu ogo oogadeydo idil uumi ba ka baxa
    Weli wn ku sugayaa😢😭

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad8787 Před 3 lety +43

    Mubaarik ahaan markaan dhegaysanaayo heesaha dareenka leh waxaan ku raaxaystaa faalada qiirada leh ee ay ka dhiibtaan daawayaashu😂

    • @deeqsanusmaan2461
      @deeqsanusmaan2461 Před 2 lety +1

      😂😂😂adi wax dareen ah kuma galiso mia

    • @amounfuatt8635
      @amounfuatt8635 Před 2 lety

      😂😔

    • @mubaarikcolaad8787
      @mubaarikcolaad8787 Před rokem

      @@deeqsanusmaan2461, waan dareemaa ma qofan aan dareen aan lahayn ayaa jira walaal?

    • @mubaarikcolaad8787
      @mubaarikcolaad8787 Před rokem

      @@amounfuatt8635, ma nooshahay walaal oo ma nabad qabtaa?

    • @Batuulo
      @Batuulo Před rokem

      Isku team baan nahy 😂😂😂wlh dadka faladoda qiray igu rida 😭🥺

  • @Ciidle1
    @Ciidle1 Před 8 měsíci +1

    13 March 2023 😢
    Adimadu dhaqaq itaal waan gabo waan ololayoo😢😢
    28/ 12 /2023

  • @salebancabdisigad578
    @salebancabdisigad578 Před 5 lety +26

    😭😭😭😭😭 wlhii hees igu qaliya xusuustaydii ninkii igu horeeyay ee aan jeclaado weliba jacayl waaliyaa oon ilaa iyo hada oo aan guursaday aan u qabo 😭😭 calafba ina kala kaxeeyay lkn qalbigayga sidiibad ugu wayntahay iguna dhex nooshahay 😭😭😭👉❤

    • @DHOOYO
      @DHOOYO Před 4 lety

      Saleeban nin mse naag maxaad thay.... 🤔

    • @sulekholove1646
      @sulekholove1646 Před 4 lety

      Hal anta majnuun naag mse nin keethy kkkkkkkk

    • @alanwalker1562
      @alanwalker1562 Před 4 lety

      war hooyadii wase mxd ahayd gay beedee ayad tahy ma nin baad jeclaatay

    • @nimcoheegoofficial8846
      @nimcoheegoofficial8846 Před 4 lety

      Waar waa gabadh nimanyahaw waa laga yabaa inayna lahayn gmail ee Nin lee yahay

  • @shumacaziz1895
    @shumacaziz1895 Před 4 lety +12

    Armey i Imaaan inanTaan jclaaa jaH
    2020 dhgysanyaaa yaa Ila MD ah

  • @Maahiryare77
    @Maahiryare77 Před 11 měsíci +2

    Xasuus iyo wayo tagay Anigo yara ayaan ka dawan jirnay dvd 📀 heestan waqtigu muxuu wacn wagaa jigjiga iyo wayo wayo 😢😢❤

  • @user-sn1ge2nj4h
    @user-sn1ge2nj4h Před 7 měsíci +5

    Waa Udun Jacel Alla Igartoo Cid ma Edsanine Hadmu imaaN inankaa Jeclaa U Il daranahy urugada qabo ma ilban lagi mise wuu iman inankaa Jeclaaa😭 16/1/2024 talado ano Canjeero Duba Subaxnimo🙌

  • @mushtaqomar6527
    @mushtaqomar6527 Před 6 lety +34

    Xasuus hore 😥😥😥dumarku waaayi iska qalbi jilcasnyhyin ha laga daayo ciyaarta waayi idn dhaalen waad la dhalten waad udhaxysan 😥😥😥

  • @umulkherabdinur3998
    @umulkherabdinur3998 Před 8 lety +85

    it's 2016 and am still listening to this song.viva lafoole.

    • @nasrinabeby6067
      @nasrinabeby6067 Před 8 lety +1

      me too wlhi i can't stop listening to this song

    • @abdirizakful
      @abdirizakful Před 8 lety +2

      +Nasrina Beby yeah it's a great a song this song reminds me when I was on way to America in 2007

    • @firdowsadahir4297
      @firdowsadahir4297 Před 8 lety +2

      muqdisho ayaan xasuustaa heestaan wali wada jir baxaandir meeshaas ayaa laga shidi jiray 2008

    • @young6710
      @young6710 Před 8 lety

      even me

    • @sig8279
      @sig8279 Před 7 lety +5

      umulkher abdinur it's 2017 still listening to it I love it 😍

  • @Paxton.11
    @Paxton.11 Před 8 měsíci +9

    This magic never get old 08/Dec/2023.❤

  • @xamdicabdi6928
    @xamdicabdi6928 Před rokem +19

    Waxan soo xasuustay wiil xiriir naga dhaxeyn jiray mudo hore oo aan deris aheyn
    Waxaan xasuustaa markuu banooniga u socdo in aan daaqada fuuli jiray si aad u daawado mana uusan ogeyn in aan dartii mararka qaar aan daaqada ugu soo dhici jiray😢
    Waan kala harnay mudo 3 sano ka hor ah
    Aniga waxaan isku sheega in aana jecleyn lkn qalbigu iyo maskaxdu in ay ka fakaraan madaayan
    Si kasto aan qof xiriir ula sameeyo booskiisa waala buuxin waaye💔
    Waxaan is weydiina tolow sida xasuustiisa kuu wareerisay asagu makuu xasuustaa😢
    Allow qalbiga ii qaboji🤲

    • @muhiyadiinhuseen1054
      @muhiyadiinhuseen1054 Před rokem

      Wll ilaahy ha isku kiin keenokolnaba qof aad si dhaba u jeclaaty ma iloobi kartid

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 Před rokem

      Alle ha ku booga dhayo wll.. wxnse kugu darsan lahaa inad bal raadiso ood dib kla xidhiidho hdd ba ka kaaftoomi waysy

    • @suleekhaaadan3884
      @suleekhaaadan3884 Před rokem +3

      ​@@Who_are_you900 waan kugu raacsanay
      Xattaa walaltinimo ahaan u raadi laga yaaba in hadhow wax isbadalane🙏

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia Před 7 měsíci

      Aniga waxan kudhihi laha iska ilow sababto ah raga ayaga kufican iney wax radiyan wayo ayaga wax xera geysto ee dumarka waxba ma xera geystan o ilaheey uma baneynin arinka qof marba katagay ama aad katagtay haku laban laguma labte wayo waxan bahdil ka aheyn lagama heelo nin iyo nagba wll

  • @ladiyemohmed8653
    @ladiyemohmed8653 Před 3 lety +3

    Inta dawanysa 2021
    Een Ka xiiso goyn
    Like ta Hayla dhafin

  • @khaledbatalaale6210
    @khaledbatalaale6210 Před 4 lety +7

    2008 waxa umalen waa sanadki ey hesta soo baxday waxan jiray waaga 8 sano waan xasusta habaryartey farxiyo aya dhagaysan jirtay waxba kama fahmi jirin Lkn hada waxadba umaleysa in aniga laiso qaday 😀❤💓💔

  • @user-tb9ow5hl2y
    @user-tb9ow5hl2y Před 7 měsíci +2

    Heestan waxaa iigu horeeysi 2009 hadana waxaa laga joogah 2024 Xasuus ❤

  • @omard7649
    @omard7649 Před 7 měsíci +2

    2008 xasuus baan kagalay wlhi sanadkaas waxaan kasoo haajiray dalkaygii hooyo walina kuma laabanin rabbiyow anigoo nabad qabo dib igu celi anigoo nabad qaba hooyaday macaan iyo aabahay iyo walalahay intuba waan isku hilownay 2024 lajoogaa waqtiga iyo waayaha ayaa ii diiday inaan dalkaygi hooyo kulaabto south Africa oo xabsi kor kafuran ah baan kunoolahay Eebow aniga iyo inta muslib ah ee kunooliba nagu ilaalsho

  • @faysaabdi5711
    @faysaabdi5711 Před 2 lety +11

    waaa utun jacayl Allaa ii gartoo cid ma eersanine hadmuu ii imaan inanka jeclaa 😰💔
    4/11/2022 dawanayaa Hadaa iga dambyzo like igu sharaf 🙏

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 Před 2 lety +16

    Muddo hada laga joogo 8sanno ayan sidhaba uwayay wiilkan adunkan kajecladay waliba aha qofki uhoreyay oon jeclado iyo midkii udanbeyay ba waqti badano farxadu isosiiyay nolol adag oo isomartu ilaqaybsaday dartii wan uyooyay inbadan walhi dartii habeeno badanba usojeday dartii habeno badanban rafaad iyo socod ugalay inan arko ama codkisa maqlo darti mustaqbalkygi waxbarasho ayan ugahadhay oon kudhacay imtaxanki jamacada qofka ibaray jacaylka ayuu ahaa lakiin mantaba wan iswaynay kaligay ayan ahay dabadi cid majeclan guurna kuma fikirin wan wayay marqudha qoralka ilahay banay kudhacday oo calaf alle iigama dhigin waxan isu dayay inan naftayda jaro lakin ilahay swt isaga igaqabtay ina danbiga galo oo mantaba wan nolahay isagana dhawr sanno kahor ayan warkisa helay wu guursaday qofanu jeclayn oo calaf kudaray wiilki curad ayuuna haysta allaha udaayo anigana jacaylkisa ha igamaydho oo mid aan ku ilaawo ha isiiyo
    Heestan adbay iiga oohisa marka maqlo wayo wayahayagi adka ayanu dhagaysan jirnay😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪cidlooday dartaa

    • @mohamudmohamed954
      @mohamudmohamed954 Před 2 lety +1

      Jacaylkaasi wuu ku gaaday, waxaa laga yaabaa inoow jiro ruux adigana sidaas kuu jeclaa oo xishood kuu sheegan waayay ama duruufo dabartay

    • @zaynabahmed8042
      @zaynabahmed8042 Před rokem

      😢😢😢😢 illhy qalbigaaga hka saaro hduu khyr kuu yhyna illhy hkuuso celiyo😢😢😢😢😢

    • @Nabaddoon.
      @Nabaddoon. Před rokem +1

      Walaalo qaali, waan ka xumahay, dunida waaxaa jira wuxaad jeceshahay inaad hesho balse aan khayr kuu Lahayn sidoo eebbeh quraanka ku sheegay, qalbiga eebbeh hakuu qaboojiyo, kula dareeen baan ahay. Kolay waad heli ruux saas oo kaleh kuu jecel, gabadh wanagsan oo qalbi wanagsan baad tahay, jacayl wax ka taqaan, qadarisana, waad heli nchallah. Guulayso walaalo qaali, kuma aqaano balse waan kuu duceeeyay. ❤😊

    • @bisharoshamsudin108
      @bisharoshamsudin108 Před rokem

      Dhaqtarki kaa dhayi lahaa Allaha ku sahlo byo🫂💔😭

    • @Bayaan447
      @Bayaan447 Před 10 měsíci +1

      ​@@Nabaddoon.❤❤❤waarunta mahadsanid wl inbadan

  • @roblehussein220
    @roblehussein220 Před 4 lety +45

    Who’s Listening in 2020 during Coronavirus @ Seattle Washington

  • @azoummoh3825
    @azoummoh3825 Před rokem +4

    29/6/2023 malin khamisa xusuus heestan jecliyaa 😭🤎🙌🏾

  • @SOMTRUCK480
    @SOMTRUCK480 Před rokem +4

    heestan waxaan dhageysanaya habeen arbaca ah bisha August 30 2023 waan murugooday 😢

  • @ckpoi3622
    @ckpoi3622 Před 2 lety +6

    Armey ii iman inanTan jeclaa😭💔😓 Big fanan Lafoole Old is Gold🔥🦁

  • @subeerabdulaahihamsewatta4291
    @subeerabdulaahihamsewatta4291 Před 8 měsíci +2

    Aduunyo waayo badan waxan dhagayisan jiray 2015 anigoo arday ah rajadaydna waxay ahayid tolaw goorma ayaa iskuul ka dhamainaysaa balse waxaan joogaa ha 2023

  • @munahusen7197
    @munahusen7197 Před rokem +18

    Maalmahan malmo igag adag oo igag xnun Badan Majirto jacayl an Ku keliyobay💔niyad AhaN iyo jidh Ahaanba Wan Umooral Xumahay qof ad kalsooni xad dhaafa sisey xata ad niyada Gelin inu Ku khiyaMyo dhawacaas markaad La Kulanto waa hubal.wa dhawac adunka ugu xun ya allah Qalbiga ii qabooji
    Oo riyadadayd irume😭💔💔💔💔🤲

    • @hodan8655
      @hodan8655 Před rokem +1

      I’m sorry wll Ilhaye hakusiyo badalkher qaba

    • @khaalidqule3213
      @khaalidqule3213 Před rokem

      Insha allaH wll wax walba wey is bedelayaan sabir wll way haagaysaaye

    • @jano359
      @jano359 Před rokem

      😢😢

    • @filsanfaysal
      @filsanfaysal Před 10 dny

      Waxad rabteY hada waYdo waxa helaYsa waxa rabi kula jeclah oo kaa wangsan waxa rabtaeY😢

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 Před 3 lety +9

    8/4/2021 io Magaalo Xeebeedka Qadiimaga ah Ee Hobyo, waxaa ila dhagaysanaaya Gabar aan 7-sano is aan jecelnahay lagand Lafoole. 🎤🎸♥️✌

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 2 lety +1

      Abwaanka erayada sameeyay isna waa reer hobyo.

    • @Peskonami-cy7dq
      @Peskonami-cy7dq Před 2 lety

      @@sayidka6911 waa kee abwankas

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 2 lety

      @@Peskonami-cy7dq Aun, abwaan cabdi salaad qaareey..

  • @nimconalka901
    @nimconalka901 Před 3 lety +8

    Hadmuu iii iman inankaan jeclaaa 😭
    Wllhi hees xasuus ween igu leh xisaab malahan intaan heestaan lailmeeye ina qalpigyga laga sameeye cml😪 lkn alxm maante qofkaa rafaadka umaray allh wuu isiiiye waxwalpa markaad dhibaato umarto mcnkooda dhapta ogaanaysa sahalna kuma deyneesid❤

  • @sapiriinahmed4030
    @sapiriinahmed4030 Před 4 měsíci +2

    10/4/2024 dhageysanaya waliba wa malin eida xasuus aan xasusanyo qof aan aad u jeclhy😢 oo ii qaaadi jiray😢😊

  • @Mumtaz1928
    @Mumtaz1928 Před 11 měsíci +2

    2023 inta iney. Madax ku dag sato u zoo dontay lafoole🥺💔😞

  • @abdiroxmansheikh4815
    @abdiroxmansheikh4815 Před rokem +3

    After14yrs Ayaan dhageysanayaa. Anigoo kaligay Meel Barxda Oo Cidlo ah iska fadhiya. Waliba Ay Heestani iigu socoto Sidii Biyo Aan Cabayo. " Murugada Aan qabo Ma iilbaan la gali Mise way iman inantaan jeclaa". Legend Lafoole. 👏

  • @hamsemahmed3943
    @hamsemahmed3943 Před 6 lety +18

    Who is watching 2018 👍👍
    Legend Maxamed xasan xuseen (LAFOOLE) 😍😍😍

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim Před 7 měsíci +1

    2024 maalin isniin ah 22 bishii kowaaad saacada 11:50 galin hore heestan waxey i xasuusiseyy qof aan mudo badan wada soconeyy lkn hada aanu kala hadhneyyy😢 murugadaan qabo ma iilbaan la gali mise wey iman😢😢 like heyla dhaafinn wlal😢

  • @skillsoffootball4284
    @skillsoffootball4284 Před 7 měsíci +2

    2005 up to now maxamed xasan xuseen axyaa fanan❤❤❤❤

  • @aagyms
    @aagyms Před rokem +3

    still kama daalo dhageesigeeda 2023 bisha july 4teeda Galab Talaado ah 5:20pm😥😭

  • @omarizamohamed2963
    @omarizamohamed2963 Před 5 lety +17

    2019 qofkii heesta so raadiyay sideyda cml like ta saar saan u ogaado adne inaa ila mid tahay

  • @fitaaxdaahir4106
    @fitaaxdaahir4106 Před 2 lety +2

    😭😭😭😭😭😭 ax aneey maanta i haaysata wlhi. Oo sariir lasaran. Adimada haqaaq itaal weey gabeen . Ax weey iga aamustay aniga oo aad u jcl balse waxan ilaah kabaryaa hadan calaf ku lee yahay in uuu alle iisahla ax ax ala rabiyoow . Malainqamiis ah. Wayo oo ah taariiqada 4/8/ 2022

  • @queenzaabarin4422
    @queenzaabarin4422 Před 11 měsíci +4

    Markii Igu horeyso Aan Maqlo qofka dhagesany io Sameynta igu yelate 30 /Sep/2023 Hben Sabdiya Sacada 00:43 Cajiiiiib ma iloowi dooni ila an ogaado Sbbtaz🖤😭💔

  • @hghvg2946
    @hghvg2946 Před 2 lety +3

    Waxaan dib usoo xasuustii Jaceyl-kaygii 2006- Aamina yariiseey
    Isma aanan calfan.....
    Waxaan u rajeynayaa farxad iyo nolol-qurxoon....
    Al-xamdulillaah hadda jaceyl-kayga waan lanoolahay waxaanan aabe 😢❤️🤦 2022 waxaa kadhiman 9-maalmood.... From sa'udi-arabia

  • @aaadanabdu
    @aaadanabdu Před rokem +3

    Heestan waxan ku dhageysanayaa gurigena somalia🇸🇴 gabarta aan u oynayo waxay jogta Turki🥲🇹🇷 aduunyo lkn malin un wan is heli donaa l.a love you Nalcuum ma qarin karo jecelka aan ku qabo f.g wll hadad iga danbeyso oo qoralkeyga aad argto aan isku soo duceyno nafta isma siin jecelow xanun badnida 😭💔

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad Před 9 měsíci +7

    Hargeisa idinka soo slamaya my childhood song ❤ 04-11-2023 11:00 night

    • @AbdiasisFahad
      @AbdiasisFahad Před 9 měsíci +1

      16 nove maalinka igu adkayd noloshayda subxanala😭😭 ma ilaawi doono wlhi

    • @aaishoumar2915
      @aaishoumar2915 Před 9 měsíci +1

      Kaqaday from Mogadishu 11:40 28th /11/2023

    • @AbdiasisFahad
      @AbdiasisFahad Před 8 měsíci

      @@aaishoumar2915❤❤❤❤ 03 dec 23

  • @nabaddoonka2846
    @nabaddoonka2846 Před rokem +3

    Jacayl daran baa ihaya oon uqabo dhoof America 🇺🇸 ah 23 Jul 2023

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 Před 5 lety +60

    maya maya iilka lamagaleysid murugadada lafoole waa ikan waan soonoqday uumiga dami😊

    • @ahmedbronchi2155
      @ahmedbronchi2155 Před 5 lety +2

      Dr. Sihaameey isaguna mid aan adiga ahayn buu jecel yahay, anna araggaaga iyo fariidnimadaada ayaan jecelahay

    • @farxiyosimanfarxiyosiman882
      @farxiyosimanfarxiyosiman882 Před 5 lety

      Kkkkkk sax

    • @eidfantasticibrahim1126
      @eidfantasticibrahim1126 Před 5 lety +1

      Sihaam waaba nooc kale meel walba ma taagn tahay

    • @irshadaynte121
      @irshadaynte121 Před 5 lety +3

      Waa hees xasuus igu ah sanadkii 2008 waxan ku soo xasuusanayey gabar aan jeclaa fadumo abdi rahman dadaal dheeri ah ma sameynin lkn aniga ayaa jeceylkada ku sheegan waayey sidaa darteed ayaa ku waayey cabsi aan ka qabo ayada indhaheeda markaan arko wan isku nici jiray 2006 ilaa 2019 ayaa gabartaa jeclaa intaas wan jeclaa lkn uma sheegan waxan arkay wiil ay ilama adeero yihiin ana saxibkay ayuu ahaa wuu i geeyey maalin jumco ah qado sharaf ayey noo sameysay markan wan farxay anoo is leh u sheego jeceylkada ayey igu tiri aniga wan guursaday meeshaas ayaa ku niyad jabay lkn waxan xasuus u haystaa magaca irshaad wayo aniga ma lihi waa magaca schoolka aan dhigan jirnay ayaa la dhahaa alirshaad school waxan la baxay magacaas 2010 dhamaadka sandka lkn waan jeclahay wali

    • @user-vr6rj4ud6c
      @user-vr6rj4ud6c Před 5 lety +1

      irshad aynte imika inantii ma isku magaalo joogtaan?

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 Před 3 lety +3

    Heestan waxan dhagaysanaya iyadoo 13sano kaso waregatay wakhtigu waa cajiib waana ordaya hadadan kafaidaysan 2021 jule 20 comentigaygu kama turjumayo ina kuleyahy like isaar waf iska dhafi karta

  • @hamdiiina
    @hamdiiina Před rokem +2

    Miss u Libankeyga ❤ amintadan ila hadlin waan walbaharayaa 😢 waxad ledahay astamihii aan nin kuxulan lahaa hadan kuhelo nimcey ii ahan laheyd Alle ha igu kasimo
    Kolay waxad jeclato badi lama helana waan maqlay😢 2023

  • @samiiramohamed3633
    @samiiramohamed3633 Před rokem +2

    Islaamkoo dhan ila yaab
    Amakaga iyo urugadaan qabana
    Waa uduun jecel allaa ii gartee
    Cid ma eersan karee
    Hadmuu ii iman inaankan jeclaa 😢u ildaranahe urugadaan qabo ma iil baan langali mise wuu iman inaankaan jeclaa aragtiisa wacan onta aan u qabo allaaa igu ogoo ogadaydoo idil umibaa ka baxa ahay ahy ilaahow mar na kulma adaa waynee 😭Still am watching this song and am feeling love 😢

  • @Gangstar612
    @Gangstar612 Před 15 lety +12

    Adduunkoo dhan taan kaa eegen jiraay waan iga aanbantoo eedaa jeceyl afka hadalka diid, adimada dhaqaaqey taley qabeen waan ololoyoo uurkey bukee, ilmadey iga timii waxey aragtiyoo islaankoo dhan ileyaa amakaagiyo muragadaan qabanaa. waan tuun jaceyl alaa iigartoo xidna ma eersanine amey iimaan inantaan jeclaa. waxaasaa calaacal la dhahaa

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 Před 7 lety +53

    Yaa rasuulilaahi tani hees way dhaaftay waa hees iyo badh.

  • @suhaybpaulinho1043
    @suhaybpaulinho1043 Před 3 měsíci +2

    Who is watching ret now 2024

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Před 11 měsíci +4

    Mid aan beri yara jeclaadayoo iga lumay baan heestan dartii u dhagaysan jirey😊