MAADEYS
MAADEYS
  • 563
  • 54 894 401

Video

HEES | SIRMAQABE | SAHRA AXMED | ORIGINAL | LYRICS
zhlédnutí 17KPřed 3 měsíci
Ereyada : Siciid Maxamed Xarawo Laxanka : Siciid Maxamed Xarawo Riwaayadii Bad jaceyl badanaa ayaa lagu daray Mahadcelin : Ahmed Hassan
HEES | KU JECLIYAA KU JANTAYAA | SICIID XARAWO IYO MARYAN MURSAL | Original + lyrics
zhlédnutí 37KPřed 4 měsíci
EREYADA IYO LAXANKA : SICIID MAXAMED XARAWO Qoraalka heesta Jirkoo meel ku hooroo Xareedii ay jiiftaan Sideed kuugu jeeloo Johoradii wadnahaay Jannadii adduunkaay Ku jecliyaa ku jantayaa Aan wada jirnee Ila joog waligaa Wadnahaad i jiidhoo Waan ku jaha wareeroo Meel kaa joogi waayee Juuc iyo oon jirro awgaa Amba jashoo maan joogee Ku jecliyaa ku jantayaa Aan wada jirnee Ila joog waligaa Jirkeen...
HEES | Caawa Waa Habeenkii | Cumar Dhuule | Kaban + lyrics
zhlédnutí 9KPřed 7 měsíci
HEES | Caawa Waa Habeenkii | Cumar Dhuule | Kaban lyrics
HEES | Cadawgii Haweenka | Cabdalla Yuusuf Hanuuniye | Original + lyrics
zhlédnutí 17KPřed 9 měsíci
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them. Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might ot...
HEES | Baayooy Waan Ku Jeclaaday | Mustafe Sh Cilmi | Original + lyrics
zhlédnutí 8KPřed 9 měsíci
Ereyada Iyo Laxanka : Mustafe Sh Cilmi Tr Qabashada : 27/11/1971 Facebook page : MrhamiZare?mibextid=ZbWKwL The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them. Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, ne...
HEES | Ma Rabtaa Aroos | Maxamed Yuusuf Iyo Shankaroon | Original +lyrics
zhlédnutí 10KPřed 9 měsíci
Ereyada : Cisamaan aadan Askari Riwaayaddii : Waraf iyo Shimbiro Facebook page : MrhamiZare?mibextid=ZbWKwL The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them. Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, ne...
HEES | Soomaaliya Soomaali Baa Leh | Xasan Aadan | Original + lyrics
zhlédnutí 9KPřed 9 měsíci
Facebook page : MrhamiZare?mibextid=ZbWKwL The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them. Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair u...
HEES | Maxaan Kaa Dhursugayoo | Axmed Cali Cigaal Iyo Khadra Daahir | Kaban + lyrics
zhlédnutí 28KPřed 9 měsíci
Ereyada : Maxamed Aadan Dacar Facebook page : MrhamiZare?mibextid=ZbWKwL The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them. Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship...
HEES | Saadaashu Khayr Weeye | Cumar Xasan Rooraaye | Kaban + lyrics
zhlédnutí 13KPřed 10 měsíci
Mahadcelin : Mr Hamisare Facebook : MrhamiZare?mibextid=ZbWKwL The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them. Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, educatio...
HEES | Murti Hadal | Cabdikhadar Xasan Laari Iyo Hibo Nuuro | Original +lyrics
zhlédnutí 17KPřed 10 měsíci
Ereyada : Axmee Saleebaan Bidde Laxanka : C/Khadar Xasan Laari Riwaayaddii : Jeel Iyo Jaceyl 1973 The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them. Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching,...
HEES | Waqtigaa U Marqaatiya | Xasan Garayt | Kaban + lyrics
zhlédnutí 9KPřed 10 měsíci
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them. Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might ot...
HEES | Afka Hooyo Waa Hodan | Cumar Dhuule | Original + lyrics
zhlédnutí 11KPřed 10 měsíci
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them. Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might ot...
HEES | Sumaddii Dhulka | Cumar Shooli | Original + lyrics
zhlédnutí 7KPřed 10 měsíci
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them. Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might ot...
HEES | Amuuraha Jacaylka | Axmed Gacayte | Kaban + lyrics
zhlédnutí 17KPřed 11 měsíci
Ereyada : Axmed Saleebaan Bidde Laxanka : Axmed Gaceyte The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them. Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair u...
HEES | Awlaad Jacayl Dhalay | Salaad Darbi Iyo Maandeeq | Original +lyrics
zhlédnutí 33KPřed 11 měsíci
HEES | Awlaad Jacayl Dhalay | Salaad Darbi Iyo Maandeeq | Original lyrics
HEES | Adaa Haweeyaay | Maxamed Suleebaan Tubeec | Kaban + lyrics
zhlédnutí 23KPřed 11 měsíci
HEES | Adaa Haweeyaay | Maxamed Suleebaan Tubeec | Kaban lyrics
HEES | Wali Ma I Dul Joogtaa | Maxamed Nuur Giriig Iyo Habboon Cabdullaahi | Original + lyrics
zhlédnutí 22KPřed 11 měsíci
HEES | Wali Ma I Dul Joogtaa | Maxamed Nuur Giriig Iyo Habboon Cabdullaahi | Original lyrics
HEES | Luul | Maxamed Suleebaan Tubeec | kaban + lyrics
zhlédnutí 37KPřed 11 měsíci
HEES | Luul | Maxamed Suleebaan Tubeec | kaban lyrics
HEES | Higsad | Cumar Dhuule Cali | Kaban + lyrics
zhlédnutí 20KPřed 11 měsíci
HEES | Higsad | Cumar Dhuule Cali | Kaban lyrics
HEES | Riyo ( Gabdhadhii Aan Rabay ) | Cabdinuur Allaale | Kaban + lyrics
zhlédnutí 11KPřed 11 měsíci
HEES | Riyo ( Gabdhadhii Aan Rabay ) | Cabdinuur Allaale | Kaban lyrics
HEES | Jacayl Waa Dhibaato | Caasha Shiikh Axmed | Original + lyrics
zhlédnutí 10KPřed 11 měsíci
HEES | Jacayl Waa Dhibaato | Caasha Shiikh Axmed | Original lyrics
HEES | Goortaan Ladnaayee | Cumar Shoole | Original + lyrics
zhlédnutí 30KPřed rokem
HEES | Goortaan Ladnaayee | Cumar Shoole | Original lyrics
HEES | Eedaadka Caashaqa | Siraad Tahliil Warsame | Original + lyrics
zhlédnutí 9KPřed rokem
HEES | Eedaadka Caashaqa | Siraad Tahliil Warsame | Original lyrics
HEES | Aabe Ha I Bixin Markaan | Xabiibo Xasan Tooxow | Original + Lyrics
zhlédnutí 11KPřed rokem
HEES | Aabe Ha I Bixin Markaan | Xabiibo Xasan Tooxow | Original Lyrics
HEES | Boholyow | Xaliimo Muuse Milaano | Kaban + Lyrics
zhlédnutí 19KPřed rokem
HEES | Boholyow | Xaliimo Muuse Milaano | Kaban Lyrics
HEES | Caashaqa Nasiibki | Cabdikarin Shire Sandheere | Original + lyrics
zhlédnutí 7KPřed rokem
HEES | Caashaqa Nasiibki | Cabdikarin Shire Sandheere | Original lyrics
HEES | Gacaladaan Jeclaayeey | Cabdirisaaq Gaadaco | Original + lyrics
zhlédnutí 22KPřed rokem
HEES | Gacaladaan Jeclaayeey | Cabdirisaaq Gaadaco | Original lyrics
HEES | Majarahu Ii Hayaa | Shamso Cumar Xaydaro | Kaban + Lyrics
zhlédnutí 15KPřed rokem
HEES | Majarahu Ii Hayaa | Shamso Cumar Xaydaro | Kaban Lyrics
HEES | Calafka Wax Kamaan Qabo | Sahro Mire Wehliye |Original + Lyrics
zhlédnutí 15KPřed rokem
HEES | Calafka Wax Kamaan Qabo | Sahro Mire Wehliye |Original Lyrics

Komentáře

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 Před 17 hodinami

    Inta tiktok ka soo Aragtey soo Raadisey

  • @a.d.m680
    @a.d.m680 Před 17 hodinami

    Marwo ree gaaris Bay ahayd 😢

  • @hassanmursal6495
    @hassanmursal6495 Před dnem

    Waxaan kadaagesanaya afgooye😢😢😮

  • @hamsetaajiro8758
    @hamsetaajiro8758 Před dnem

    Aawey legendski 2024

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 Před dnem

    AUN AL-FANAAN CABDULQADIR XASAN NAGEEYE....Ereyada iyo Laxanka macaan lagu daray Codkii macaana AL-FANAAN AD MARIAM MURSAL CIISE, iyo heeska ROGROGASHA.

  • @CaddeWeed
    @CaddeWeed Před dnem

    10/08/ 2022 xasuus habeen jacel

  • @CaddeWeed
    @CaddeWeed Před dnem

    Caawa oo tahay /10/09/2024 iyo muqdisho hedhe gabadh yahay hedhe

  • @musaddad1196
    @musaddad1196 Před dnem

    Dubai 2024-09-11

  • @AbdirahmanAhmedAbdi-fz6qs

    Watching 2024

  • @kamalased7685
    @kamalased7685 Před dnem

    Asc ilaah ha u naxristo waley dad waa baxeen

  • @Nagma-1d
    @Nagma-1d Před dnem

    2014 bn jeclady 2024 ma jecli labdyaduba still single bn nahy

  • @Daddio08
    @Daddio08 Před dnem

    10 Sept 2024 NAIROBI 🇰🇪 ADUUNYADA HAN WAYNIYO HABRASHIYO KALGACALIYO HADII UU JACAYL JIRO KEENA UGU HOREEYEE HEDHE GACALAY HEDHE

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před dnem

    Marxuum xaaji faysel saaxiibkii ( janadii gee ilaahow adigaa jaliilee)❤❤❤.

  • @HarryTabitha-g2b
    @HarryTabitha-g2b Před dnem

    Miller Donald Anderson Edward Garcia Brian

  • @user-tv7qj1bp5e
    @user-tv7qj1bp5e Před 2 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ayanyusuf-em1th
    @Ayanyusuf-em1th Před 2 dny

    heestan waxan dhagaystay cawa oo ay tahay 2024/09/09hbn habeen isniina aya heestan goor habenimo ila 8:20melaha oon lajogo boqorkayga ishiday marka wxba kaman fahmin lkn xafada markan imi ayan dib udhagaystay wixi an ufahmay aya ah qofka mustaqbalka noqon dono se raliyo ayan ku ahay kunoqon doona gacaliye waligayna kuma dhibi doono ugaasow naxariis badnow faraxad ban kusinaya wllhi waxan ku deqaya qalbi aan lahayn qiyaano iyo been midna ❤

  • @XasanSoya-f1i
    @XasanSoya-f1i Před 2 dny

    💯💯💯🇸🇴💯💯🇸🇴💯💯🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Obaxbila
    @Obaxbila Před 2 dny

    🎀✨️✨️ love somali songs ❤❤❤❤❤

  • @HusseinAbdimohamed
    @HusseinAbdimohamed Před 2 dny

    My first time i listen from voa

  • @AbdirizakMohamed-ps9ps

    Heesna kagamaantirin

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 Před 2 dny

    Xalwayste ❤

  • @tusmodairyfarm1382
    @tusmodairyfarm1382 Před 3 dny

    Waw xusuus hugdugaag 1997 anoo yar OO dhaan wada OO meel ladhaho gadoon usoo dhaanshay Dhaan 3 subaxle ah OO laba Bari lasii soconayo labana lasoo soconaayo Rafaad daal ayaan kadhagaysan jiray radio ayaan ka maqli jiray kadibna waan xifdiyay markaas Caaway😂ayaan Dib u xusuustay 27 sano kadib alxamdullillaah allow adaa cimri iyo caafimaad isiiyay

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Před 3 dny

    Ilaaheey ha u naxariisto abwaan Cabdi bashiit indha buur wadani dalkiisa jecel buu ahaa waxaa dilay dhiigyacab yadii daarood

  • @ALOOLQARAAM
    @ALOOLQARAAM Před 3 dny

    Dadka ereyada Dacar ku sheegaya, ha ogaadaan in ruwaayadda dacar lahaa se heestan Siciid lahaa riwaayadana dib lagaga daray.

  • @Qaasaali123
    @Qaasaali123 Před 3 dny

    Marwa Cabdi maxamed Ilaahay naxariisto.

  • @IsmaacihashiJiiis
    @IsmaacihashiJiiis Před 3 dny

    1:36 1:37

  • @nuuradiindarwiish4485

    Cajaaib👍

  • @omara6129
    @omara6129 Před 3 dny

    41 sano ka bacdi ayaan dhageeysaneeena hesstaan 🎉

  • @AbdullahiAbdiUmal
    @AbdullahiAbdiUmal Před 3 dny

    Waa 8 September 2024 waa hees aad cajiib u ah erayada, laxanka iyo codka fanaankii cajiibka ahaa ee AHUN Faysal Cumar Mushteeg, commentigaygan beryo kadib wuxuu noqon doonaa wakhti fog....

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Před 3 dny

    Waan ka. Xumahay in soomaaliya ay 34 kadib aanay helin hogaamiye dadka soomaaliyeed isu keeni kara oo ku soo dabaala waxay soomaali ahaan jirtay sababtuna waa dadkii fiicnaa oo soomaali ka dhamaaday Soomaali waxay u maahan tahay sacrifice self and wallet lk 34 dal baa baa ay ayaa waxaa la isku haystaa reer hebel iyo reer hebel waxba lama siin Soomaaliyeey waa in la helo dad u huri kara dalkan naftooda iyo maalkoodoba oo aan usoo shaqo. Tegin

  • @mustafahassan-ur1pu

    ❤mashallah❤ ❤wacayo❤❤ ❤Asc ❤❤

  • @abdirahanbader6830
    @abdirahanbader6830 Před 4 dny

    2024 7 September 😢

  • @ahmedmohamud1619
    @ahmedmohamud1619 Před 4 dny

    7/9/24 From Soroti Uganada . ❤

  • @user-mw1ne3ru5u
    @user-mw1ne3ru5u Před 4 dny

    Sida musica isuu dabadhacayo waa mid heer sare siiba beydka kowaad ee magool qadaysa kadib yaa salam yaa salam....trumpet and violin well presented. Likes to the team working on this beats. Rabi haunaxariisto inti akhrinaya liibaan kuwaara.

  • @Wajaale64
    @Wajaale64 Před 4 dny

    SIXID: Heestan waxa curiyey midhaheeda abwaan Yuusuf Xaaji Aadan Qabile, abwaan Xussen Aw Faarax ma lahayn heestan, heesaha Xuseen Aw Faarax tiriyey ee Magool heesto waxa ka mida "webiyo isu ooman" , "caashaqii ku dhega tira" iyo qaar kale.

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 Před 4 dny

    Waaye meeside

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 Před 4 dny

    Waatakulehay

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 Před 4 dny

    Wiisigi

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 Před 4 dny

    Xorde

  • @gattuze453
    @gattuze453 Před 5 dny

    Caawa oo ay goorsheegtu garaacayso 12:42 am oo ay bishuna tahay 7/9/2024 waa habeen iska dagan kubad baan kasoo baxay furaashkayvii jiifaa waxan dhagaysanayaa heesta uu qaado fanaanka anigu aan u arko kii uvu wacnaa ee soo mara fanka soomaaliyeed

  • @hipakkhadar5845
    @hipakkhadar5845 Před 5 dny

    Waxaaan sooo bookhdey 2024/9/6 😢❤

  • @abdifitahmohamud7383

    Caawa oo ay saacadu tahay 10:29pm taariikhduna tahay 06/09/2024 ayaan dhageysanaa Allaha u wada naxariisto murti ayaa ka buuxdo

  • @canabcabdideeq
    @canabcabdideeq Před 5 dny

    Waa subax hore xiligu waa 1998 malin axada wxn jogaa israail talabib😢

  • @KittyMildred-i4f
    @KittyMildred-i4f Před 5 dny

    Walker Sarah Wilson Eric Anderson Jeffrey

  • @DavyTracy-l7i
    @DavyTracy-l7i Před 5 dny

    Jones Jennifer Lee Laura Brown David

  • @MuusCabdulahi
    @MuusCabdulahi Před 5 dny

    Xiriir ahmed

  • @WAAYAARAGMedia1
    @WAAYAARAGMedia1 Před 5 dny

    Indha ciida iiga daa hanuuniye

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před 5 dny

    Marxuum Faysal cumer=Saaxiibkii=Ilaahow janadii Firdowsa kuweega ugu Sareeya gee,Aamiin Aamiin Aamiin,Yaaarabi,❤

  • @ao-cy2fr
    @ao-cy2fr Před 5 dny

    Best of the best, dadkii hore ❤

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 Před 6 dny

    Hees waqti badan kahor iigu danbaysay marka aan xasuusto ee aan soo raadiyo markan helo aad baan ugu farxaa, dadbaa xil iskooda qaaday oo hanti somaliyeed ururiyay Mahadsanidiin❤