Video není dostupné.
Omlouváme se.

deeqa axmed iyo siciid mire xaydar heesti xaqmiyaa (xeermiyaa) abwaan indhabuur

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 12. 2021
  • / @dudubqaraammusic731
    #dudub_qaraam
    deeqa axmed iyo siciid mire xaydar heesti xalmiyaa (xeermiyaa)
    deeqa axmed iyo siciid mire xaydar heesti xaqmiyaa (xeermiyaa) abwaan indhabuur

Komentáře • 27

  • @saladmuse9292
    @saladmuse9292 Před 3 měsíci +1

    2024 inta dawanee

  • @user-yj5uz1bw8p
    @user-yj5uz1bw8p Před 2 měsíci +1

    Haa deeqo jabuuti

  • @luqmansuleiman7870
    @luqmansuleiman7870 Před rokem +1

    Haa gabadhani waa Deeqa Axmad kale waayo Deeqada meesha ku sawirani waa Deeqa reer Jabuuti ah waqtigaa Siciid heesi jireyna labada Masrax ee Jabuuti iyo Muqdisho wax xidhiidhi kama dhexeyn waxa aad ugu xidhnaa Jabuuti kooxahii fanka berigaa siddeetamaadkii Hargeysa joogay

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 Před rokem +2

    deeqa axmed raage aya la dhaha ciidanka poliska somaliyed ayey ka wada tirsanayeed isku qabiilna way ahayeed hawiye ayey isla ahayed weliba duduble ayey jufo hoose isla si ahayeen maaha naagtan aad meesha so saarteen

  • @abdiganiateye7773
    @abdiganiateye7773 Před 18 dny

    Ma aha Deeqa..

  • @nuurhubane
    @nuurhubane Před 6 měsíci +2

    Ereyadii indhabuur

  • @MohametSultan
    @MohametSultan Před 4 měsíci +1

    ❤❤❤ 0:58 1:01

  • @AhmedSaad-lq2bs
    @AhmedSaad-lq2bs Před 5 dny

    Labada deeqo axmed ha isku qaldina tan sawirku waa deeqa axmed gaydh oo ree jabuuti samaroon ah tan heesaysaana waa deeqa axmeddii duduble ee waayo waayo sarkaal boolus ah bay ahaan jirtay 😂

  • @ilyaasaden3142
    @ilyaasaden3142 Před rokem +1

    Gbb

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 Před 2 měsíci

    Marki aan hablaha xulay
    Anon kugu xumayneyn
    Xaafadaad ku noshahay
    Maxasuusan adigee
    Xaga aad u jeedaa
    Mala waa xidigahee
    Ninka xoolo kaa dhacay
    Ka dacwee xafiisyada💔😅
    Waxan daadis lama odhan karo wlhi heestan Hooyadey ayaan la dhageysan jiray ano yar 2011 lkn mafahansaneyn waagaas "xaq miya xeer miya" besa ka aqaanay

  • @CabdiDhuxul-rb5my
    @CabdiDhuxul-rb5my Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shiilalle
    @shiilalle Před rokem +3

    Markii aan hablaha xulay
    anoo kugu xumaynayn
    xaafadaad ku nooshahay
    ma xasuusan adigee,
    Aa aa xagaad u jeeddaa
    Malaha waa xidagahee
    ninka xoola kaa dhacay
    ka dacwey xafiisyada,
    Xaq miyaa?
    xeer miyaa?
    Ma xishood la'aan baa?
    Ma islaamka xoog baa?
    Anoon xiisa kuu qabin igu
    Xiratay faraqeeeeeeee😂😂😂

  • @KiraKITA-zz1gk
    @KiraKITA-zz1gk Před rokem

    Waan ka helay heesta hee❤

  • @AbshirXasan-fx2uh
    @AbshirXasan-fx2uh Před rokem +1

    abshir indhabalac

  • @mukhtarabdi8529
    @mukhtarabdi8529 Před rokem +2

    Wow wa hess ad u qiimo badan

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 Před 2 měsíci

    Erayada cabdi bashiir indha buur

  • @MohametSultan
    @MohametSultan Před 4 měsíci

    G99

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Před rokem +1

    Deeqo axmed raage ayaa ladhaha

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 4 měsíci

    Hees xusid mudan

  • @balansade6802
    @balansade6802 Před rokem +2

    inayahey jin xoog lahaa
    boqor wada xariira
    dusha kugu ximaartoo
    kaa qaaday xayadee
    cajaa ib ish calaa ereyo

    • @HalisTa..22
      @HalisTa..22 Před 2 měsíci

      Boqor ma aha "ku hor wada xariiro" weye

  • @aliabdi6395
    @aliabdi6395 Před rokem

    9

  • @user-yj5uz1bw8p
    @user-yj5uz1bw8p Před 2 měsíci

    ❤😂😮😢😢😢

  • @husseinabdille
    @husseinabdille Před rokem +1

    Deeqo ahmed tan amaysan ahayn

    • @xayaatxilwa8256
      @xayaatxilwa8256 Před rokem +1

      Gabadhaan iyo ninkaan fanka iskuma Soo gaarin kolley waa deeqa kale

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 Před rokem +3

      Deeqo axmed raage ayaala dhahaa sxb tan idiiin muuqato waa deeqo axmed gaydh