TOOS: "Somaliland waligeed Dowlad ma noqon Calan gooni Ahna ma yeelan" Yahye Caamir

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 08. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Komentáře • 38

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe Před měsícem +2

    Well said, professor Yahye.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Před měsícem +3

    Waa runtii waxa dowlada ahi ma jirin! Waxa aheyd labo Gobolka oo isku darsadey!!

  • @mohamedismailmohamed71
    @mohamedismailmohamed71 Před měsícem +1

    Wuxuu ku leeyahay baarlamaanka ah somaliland miyay lahayd? Maya ayuu ku leeyahay, miyaanay been cad ahaym , ilayn afkaanad ma qabatid, 33 xubnood ee uu baarlamaanka ahaa ayuu dafirayaa!!!!

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 Před měsícem

    Xaqiiq midnimo sharciya ma dhicin.
    31Jan1961 ayuu baarlamaanka Somalia-Italia kaligii iyo iskii u ansixiyey xeerkii midnimada.

  • @user-fx2zt7zn3d
    @user-fx2zt7zn3d Před měsícem

    Kan ka hadlaya somali ,Aniga oo ah SL ayaa indhaha u jeexey,ciidan gaar ah Ayaan lahaa@ baarlamaan ii gaar ah,wallo taariikh garan maayan,maamul wanaag garanmayaan,magacii soomali way ku tunteen,khiyaamo,xaasid nimo ayaa ka buuxda,halka ay iyagu wax qabsanlahayeen, umada dooda baahan,gaajo iyo cudur la titicaya ayey wax u qaban lahaayeen,in intact uu ka sheekeenayo JSL,haku habsaamin khayaaliga aydin ku sheegeen fifteen 64yrs.ictiraaf waan heystaa India hiina oo shan ah ayaan heli.

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 Před měsícem

    Professor Yahya fadlan dadkaaga ku mashquul sidii ey isaga xoreyn lahaayeen nimanka afka doubt intaad ku mashquuli leheyd dad kale

  • @MaxamedAadan-z4p
    @MaxamedAadan-z4p Před měsícem

    Somaliland balahahahayd calanka madaw imika kasomaliyahaysata waki somaliland

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq Před měsícem

    Adeer somali afdheer calan blue ga Uma baahnin

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op Před měsícem

    Cadawgii.waawaawaas.laand.guulguulguul

  • @goudhassanaden4627
    @goudhassanaden4627 Před měsícem

    Doqoniimadii oo qof ah xanuunbaa haya aqoon daro weyn

  • @mahamedyusuf-2502
    @mahamedyusuf-2502 Před měsícem

    Kaani siidu uu hordo ayuu iseexday somaliland calanka buuluuga ah beey leedahay waxaney kuu lee latay 26 june 1960 waa ki ay madaxbanaanida kuu qaate raysal wasaare iyo waasiro iyo barlamaanba waa laa haaayen ee waxa laydiinkaa dhaadhiciyey ruunta inaad sheegin dhaamantiin waxaan khaasare ahayna maa kaa qaadeeysaan hadii maxkamada icj laa geeyo calanka buluuga ah wlahay somaliland baa yeelaneysaa maxuu dhaman waaqoyi iyo kunfur malin kaliyaa loo siin waayey ee labo malin oo ah 26 june iyo 1 july loogu kalaa yeelay dalnimadaa iyo dawladnimada sidaa uu taqaanan manu garaan haa 33 barlamaana 4 wasiro iyo raysal wasaare ba way lahaayeen calanka ay ku qaaten 26 june baynaa yeelaanayaa ee hadi sidaa lagu wado calanka maxkamada laa geynayaa

  • @cabdiraxmannuur5961
    @cabdiraxmannuur5961 Před měsícem

    S/land adeer waxa ay ku dheerayd waxa ay lahayd lacag u gooniya sharci dhamays-tiaran, &,wax-kasta oo dawlad lagu yaqaanay kaabe

  • @user-fg2fw9jk5f
    @user-fg2fw9jk5f Před měsícem

    beena qiiro jabaan waa dhamatay anago xorah baan idinimi anago xorah waa idinka taagnay guul somaliland

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Před měsícem

    Sawaxili nacbadan ragiilaha e kulayimid wa waxkadhigay aya wixisi lanoqday

  • @user-iy4mg5px7u
    @user-iy4mg5px7u Před měsícem

    Kasoo midhan baa Taariikhda jahwareerinaya oo dhalin yarada Tariikh khaldan siinaya

  • @jamahassan8669
    @jamahassan8669 Před měsícem +1

    WAAAAAAAAAAAAAAAW DHEH...

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Před měsícem

    26 JUNE 1960 HALKEE LAGA TAAGAY CALAN?????.KOONFUR GOORMAY CALAN QAADATAY??????.CAR BAL KA JAWAABA!!!!!.

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před měsícem

    Qadaadweyn qasab qasab

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Před měsícem

    Calankan anaga lahayn, qadhmuunkiinan uga tagney, hadana adeerka Gurgurte weydii qoraalkii uu Djabouti ku qorey ( labo dowlow oo isku darsamey even ahayn). Iyo 3 cisho ka hor baryadu Djabouti ka Soo direy. Kjkkkkkk. Sheeko danbe wey dhamaatey iyo muran, Abgaal sxb muuuuufada iska walaaqo dameeeerkaaga iska wado. Kkkk.

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq Před měsícem

    Beenaale Somaliland lacag bay lahaayen ciidan bay lahayd barlaman bay lahayd

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před měsícem

    Aqoonyahankooda waa.laxdaa.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před měsícem

    Yaxye camir taariikhdii been ta aheed aa isaaq ay kudhiibeen miyaad iska deysey mise wali waad wadaa koley adiga tariikhda 34sano mesha aad kaga jirto jiilka sosocdo waan u qori si ay kugartan dhiiqo

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Před měsícem

    Somaliland haddii dad siyaasada waxka yaqaana yimaadaan xukunka oo ay arrimohooga gudaha wax ka qabtaan, they can push their cessation case legally with more authority and power under sleeve.

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Před měsícem

      KOONFURTU MAXAY HAYSAA?????.MA DOORASHAA KA DHACDA????.CIIDAMADA AJAANIB KU MAXAY U JOOGAAN?????.MUNAAFAQ, WAA WAXA SOMALI IYO XUMAANTOODA AANAAN U RABIN!!!.

    • @FreemanV99
      @FreemanV99 Před měsícem +1

      @@mustafahassan2555 Somaliland lafteeda, gafuur culus uun baan joogine, wax buurani ma yaalaan. Qabyaalad xun iyo musuq baahsan oo foolxun ayaa ka jirta.

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Před měsícem

    X.SHEEKH MUXUU.MAXKAMADA ADUUNKA ETHOIPIA U GAYN WAAYEY??????.CAR WALAWAYNEY, KA JAWAABA!!!!!!.CAR KA JAWAABA!!!!!!.

  • @jamahassan8669
    @jamahassan8669 Před měsícem

    HADDA KOOYEY,KANINA MA HADLAY...

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq Před měsícem

    Sheeko

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 Před měsícem

    MIYAAN KULA YAABAYAA HAWIYE AYAAD XAMAR KA SHEEGATAA E, SOMALIA DA KALENA HADAL KEEDABA DAA.
    "AQOONYAHANOOW XAAL QAADO "
    CUQDADAADA LA CABUDHSANOW WALIYAA .. 😅😅😅😅😅😅

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 Před měsícem

      Hawiye Waa Soomali Dhalda Maha Sida Adiga Lafanaga Xuno Oroma

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před měsícem

    Beenta beenalahaa

  • @AbdallaHersi-hj6ln
    @AbdallaHersi-hj6ln Před měsícem

    Ma macooyada ayaa kuu sheektay?😅😅😅😅😅

  • @abdi5852
    @abdi5852 Před měsícem

    Dameer- Jareer cambuuladu yaaney kaa guban

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 Před měsícem +1

      Adoon Is Hilmaansan Shuurada Lugaha Ka Dhudhubtay Yey Ka Guban

    • @yusufwarsame9682
      @yusufwarsame9682 Před měsícem +1

      Ninkaan waa aqoonyahay.

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 Před měsícem

      Waa yeelkii aqoontiisa atmis hayskaga eryo​@@yusufwarsame9682

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 Před měsícem

    Get lost