Hiba Nuura shalay iyo maanta

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 08. 2022
  • Hry

Komentáře • 115

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar Před 2 lety +11

    MashaAllah, Cimri dheer iyo cafimaad inshallah

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 Před 2 lety +8

    Fanaanad weyn Hibo Nuura guulayso, fanaaniinteeni hore markaan arko wadankaygii hore ayaan soo xasuustaa

  • @ahmedisse7940
    @ahmedisse7940 Před 2 lety +5

    MaashaaAllah mama Hiba Nuura ilaaheey cimridheer hasiiyo 1960 to 1990 was Somalis golden age hadey noqoto fun rubaayado 🎉

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 Před 2 lety +4

    MashAllaah....
    (waan KU faraxsanahay inaa aan mid ahay dadkii Somali u salaxay gobolka Minnesota, Balse Waxaa Ka jeclaalahay Hibo Somaliya noo joogta)

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Před rokem +2

    Mashallah hibo nuur Allah xifdiyo waa fanaanad aan ugu jeclahay hibo nuur waa wadaniyad jecel dalkeed somalia 🇸🇴

  • @fathiafarhan420
    @fathiafarhan420 Před 2 lety +3

    Masha Allah
    Rabi cimriga iyo cafimaad ha ku siyaadiyo . Rabi haku xafido aduun iyo aakhiba ❤️❤️❤️
    .

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 Před 2 lety +4

    Qiimo badan Hibonuura Allaha ku xafido oo hakuu Ziyaadiyo Cimriga, caqliga iyo cibaadadaba Allahumma Ameen Yaa Rabbi Ameen

  • @abshiroosman4593
    @abshiroosman4593 Před 2 lety +4

    Maasha allaah guulayso fanaanadii qarakii soomaaliya guuuuuuul hibo maxamed hibo nuura

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 Před 2 lety +2

    We love you HIBA NURA waxatay Fanadi weyneed (ilahay ba weyne) ee somaliyeed❤️

  • @degaahmed4737
    @degaahmed4737 Před 2 lety +7

    MashaAllah Mama Hibo, Allaha ku cizeeyo. Much love and Respect 🥰😍

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 Před 2 lety +3

    War mama Hiba nura dheeh xiishmee waa hooyo❤

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 Před 2 lety +2

    Masha allh hooyo somaliyeed iyo fanan qaaliya .we love you 💝💯❤🌹

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 Před 2 lety +2

    Mama hibo mohamed hudon(hibo nura)waa fanaanad fanka somaliyed taariikhwayn kule.cimridheer iyo cafimaad ayan urajaynaya

  • @sharmaakejama3463
    @sharmaakejama3463 Před rokem +1

    Masha Allah hooyadii fanka hibo nuura cimriga Allah ku barakeeyo maamo 🤲 Big respact🙏

  • @mohamedleyli7484
    @mohamedleyli7484 Před 2 lety +2

    I love hibo nora wllo hibo nora darteda ayan subscribe kugusarai coz am big fan of her 😍😍😍 nice to meet you mohamed horsad

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před rokem

    Allahayow,hiba nuura caafimaad iyo cimri dheer iyo cibaada suuban sii .

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 Před rokem

    Great we know hibo before you she my sister one of the most rare advanture , crier ,tallented, and role model

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před rokem

    Hibo maha med hodoon alle haku xiftiyo waan tageraa fananada

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Před 2 lety +3

    Qof qaali oo Soomaalinimo ku weeyn tahay

  • @hodannoor6048
    @hodannoor6048 Před 2 lety +1

    Masha Allah Edo hibo iyo maxamed HORSEED Ilaahay ha idin xafido

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 Před 2 lety +1

    Alle cimriga ha u siyaadiyo mamo hibo nuura
    Haldoorow adna mahadsanid horkeenida mamada

  • @umuhamdi6672
    @umuhamdi6672 Před 2 lety +2

    Maasha Allah tabaaraka Allah mammo habo Nuura alle haku barakeeyo aduunyo Iyo aaqiro mammo qaaliyeey wiilkaan Maxamed cali aad ban kuu salamey waan kuu saarey subsgrab Iyo leegba insha Allah

  • @iiiiiiiiiiiiiii8987
    @iiiiiiiiiiiiiii8987 Před 2 lety +1

    mama hibo nuura aad iyo aad ayaan kuu jeclahay ilaah waxaan ka baryaa inaan is aragno
    hor ilaahery kuu jclhy
    maasha Allaah
    Amina m

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před rokem

    Maansha alaah dadkii hore wax yar baa ka noool😭ilaahow intii dhimatay u naxariiso😭amiin🤲

  • @siciidmaxamed8637
    @siciidmaxamed8637 Před rokem

    Maasha Allah hibo nuura cimri dherer iyo camal suubban ayaan Allah hakusiiyo qof qiimo badan ayaad tahay

  • @hali6732
    @hali6732 Před 2 lety

    Maashaa Allaha. Hibo nura Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad baan kaaga baryeynaa in uu kuugu deeqo. Magaca HORSEED ee Hibo kuu bisayna adigaa iska leh. Moran ma geli Karo!

  • @amranahmed6312
    @amranahmed6312 Před 2 lety +1

    Mansha allah waa dhaxale ku qoro CZcams kana magaca hibo bixisay

  • @Ali-qh7nv
    @Ali-qh7nv Před rokem

    Hibo waligeed umadu way jeclayd waan mar walba qof aad iyo aad u asturan hibo cudoon noolow hibooy meel aad aduunka ka joog tab

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 Před 2 měsíci

    Maasha allaah maama cimrigaga allaaha noo raajiyo

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Před rokem

    Masha Allhhh walalkey iyo mamo hibo nura ciimri dheer cafiimd Allh hakusiyo amiin amiin 💖👍💖💖💖💖💖💖

  • @warsamekamil5393
    @warsamekamil5393 Před 2 lety

    Maansha Allah Edadey hibo maxamed hudon edo allaha ku xafido # wll mahamed Ali Edadey iisalaan please u sheeg lanbarkeda isodir please

  • @ciidenuwaahodan
    @ciidenuwaahodan Před rokem

    Alle. Ha. Ku. Xiftiyo. Hibo. Nuura

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 Před rokem

    I have also my driving license in 1984 from country 🇩🇯 love Hibo Nura

  • @abuakram9184
    @abuakram9184 Před 2 lety

    Maasha allah
    Hibo nuura alle cimriga iyo caafimaadkaaba Alle ha kusiyaadiyo mamo

  • @lavieestbelle-neutre3431

    Masha"Allah, 🤲🤲🤲 Wa 3alikoum Salam wa rahmatoulaahi, 🤔 Hada Hiba Nuura halkeey ku noshahay Asxaabta " wllallayaalll🤲🤲🤲🙏🙏🙏😘😘😘😘😘??????

  • @hibosahal1862
    @hibosahal1862 Před rokem

    Eddo ilhay cibri dhereer hakusiyo inti dhimatay allha unaxaristo

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj Před rokem

    Maansha Allah Wll Cimri dheer iyo Cibaado Suuban Masma iyo Adigaba Bro

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 Před 2 lety +1

    Maansha Allah 50 sano ayay darawal ahayd mama Hibo

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 Před 2 lety

    masha allaah hibo maxamed gudoon hibo nuura boqoradii codka maamo ilaahay hsku xiftiyo

  • @ilyasabdilahisharmarke7334

    Alaha cimrigaaga Haku barkeeyo
    Adoo cafimaa ah
    Akhirona janada mamo 👨‍🍼

  • @abdirahmanyasin3173
    @abdirahmanyasin3173 Před 2 lety

    Edo hipo muhumed Hudoon alle haku barakeeyo edo

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg Před 2 lety +6

    Masha Allah

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 Před rokem

    Masha Allah masha Allah nolow
    cimridheer iyo caafimad kuwaar

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 Před rokem

    mashaAllaah tawarakalah xabibtii hibo Nuura 💯😘😘😍😍😍

  • @abdisalantahir8749
    @abdisalantahir8749 Před 2 lety +1

    Maasha Allah maamo hibo nuura

  • @nuromar8984
    @nuromar8984 Před rokem

    Wow is that surprising to see a Somali women drive a car in North America, they have been driving cars there since they arrived in the 80s.

  • @mohamedshire8747
    @mohamedshire8747 Před 2 lety +1

    Mansha Allah hibo nuura fanaanad qaran

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před rokem

    Aww, waayarahay khatraaayqarancaday yarey nyareykundano iyo kabadanaaa lay dhahaayaaaa.yartan gabadha khatraaaaaay

  • @samirabilan1971
    @samirabilan1971 Před 2 lety

    Mama cimrigag allaha ku dheereyo edo mcn

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 Před rokem

    Masha Allah away baashe oday gedii

  • @mohamedsomali3783
    @mohamedsomali3783 Před 2 lety

    Masha Allah mama Hibo nuura 😍😍😍😍😍

  • @istahilabdi2722
    @istahilabdi2722 Před 2 lety +2

    Masha allh ❤

  • @mohamedahmedxusein
    @mohamedahmedxusein Před 5 měsíci

    Alle ha u naxriisto 🤲🤲🤲

  • @alexfoot8555
    @alexfoot8555 Před rokem

    yes habooo and allah with you ever you are

  • @deqsanmoha3091
    @deqsanmoha3091 Před rokem

    Nio mamadan ila soo xidhiidhii wlhi wan jeclahy hibo nuura cimri dheer iyo cibado salax ayn illhy kaga baryeyna iyo anagaba nolow mamo qaran

  • @fatism448
    @fatism448 Před 2 lety +1

    Maxamed horseed waaw masha allah

  • @xalimomaxamuud4773
    @xalimomaxamuud4773 Před rokem

    Hibo nuura mansha alaah

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 Před 2 lety +1

    Mansha allah, Hiba Nuura iyo Mohamed Horseed allaha idin xafido 💖

  • @SportsYYT
    @SportsYYT Před 2 lety +1

    Hibo nuura salaan sharaf & cizi ku noolow

  • @abdifatahhassanliilan2949

    Mnsha allh maamo hibo

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    masha allah thank you 🙏

  • @maxamedcaagane
    @maxamedcaagane Před rokem

    War maamadaan da'da ah hibo nuura ha ugu yeerine habaryar ama eeddo ka horreeysii magaceeda sidaas ayuu ixtiraamka ku jiraaye

  • @yassinabdaleh1780
    @yassinabdaleh1780 Před rokem

    Machallah hibo nuura I love you Maman

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Před 2 lety

    Maanta kuguso biire mohamed horseed li ajli maama hiba mohamed hudoon hiba nura❤️❤️❤️❤️

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 Před 2 lety

    Maashalah Islantu Wali Waa Xoog

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 Před 2 lety

    Legend Hiba nuura. Ka tashada cadaawuhu isku tiirsanaada

  • @aadangaydh1954
    @aadangaydh1954 Před 2 lety +1

    Mash alaah hibo nolow

  • @hashiabdi1197
    @hashiabdi1197 Před 2 lety

    Masha allah alle haku xifdiyo

  • @zahrahassan523
    @zahrahassan523 Před rokem

    Asc HIBA NUURA nooloow walagu JECEL yahay habaryar macaan 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 Před rokem

    Maasha Allah

  • @dhrdghhbdghdgtdchhjkdfdgdz3884

    Ilahi cimriga haiku dereyo Hibo

  • @abdiweliabdullahi2032
    @abdiweliabdullahi2032 Před 2 lety +1

    Masha Allaah

  • @aishaalicia1794
    @aishaalicia1794 Před rokem

    mansha Allah

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 Před 2 lety +1

    maan shaa alaah mamo

  • @maslah345
    @maslah345 Před 2 lety

    Hiba nuura hudoon waa qaf qasli ah

  • @farxiya267
    @farxiya267 Před rokem

    Masha Allah ❤️

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Před rokem

    M asha allah

  • @iimaanabdi1533
    @iimaanabdi1533 Před 2 lety

    Qurux allah hakudaayo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před rokem

    Waamaya, tanaaa lasoo dhaweeyaaaaa gabadha khatraaaayQarancaday yarey.iyaaaaa

  • @umusumaya859
    @umusumaya859 Před rokem

    MashaAllah 🥰🥰🥰

  • @khadijaaaaa3621
    @khadijaaaaa3621 Před rokem

    Machaallah maman hibo nolow

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Před rokem

    maasha allaaa maamo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před rokem

    XAMARwadajireee.

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    masha allah

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před 2 lety

    Walaal salaan sare hoogo caafimaad ha kusiiyo

  • @najiibcabdi9566
    @najiibcabdi9566 Před rokem

    M.hibo nura

  • @fatimasamatar4258
    @fatimasamatar4258 Před rokem

    Hibo aabeheed baa uduceeyey quraanbaan meel Ka wada qaadan jirnay habeen kasta uduceeya waa baariyadaydii buu Oran jiray waa xiligii nabada hibo abaheed wuxuu dhihi jiray hadaylixsaac Ka baxdo tiyaatarka maseexato ilaa ay ii timaado ilaahaw hanuunka u siyaadi dambigeeda daa

  • @alialiali1421
    @alialiali1421 Před 2 lety

    Masha'alah

  • @yasiinxasan9185
    @yasiinxasan9185 Před 2 lety

    SXB ANIGU HIBO NUURA WAXAAN ARKAY IYADOO MUQDISHO GAARI ARJANTA AH WADATA OO MADOW AH

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Před rokem

    gabadh Samaron Said Daoud o kaso jeda xadarada Adal Empire..casimadeduna tahay Saylac 18 sano jir, majirin gabadh wada babur an iyada hayn

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před 2 lety

    😍💕

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před rokem

    Horseedow 1987 🙈imisaad jittay?

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 Před rokem

    hibo nura hibodgan

  • @nimasamia7905
    @nimasamia7905 Před rokem

    Mashallah

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Před 2 lety +1

    Nice

  • @yasminabdi3003
    @yasminabdi3003 Před 2 lety

    😚🌹♥️♥️

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn Před rokem

    Otamatig labo baregle hal bareg gariga aqontis sareyso baro marhadaigabaxday

  • @raksonsiyat7379
    @raksonsiyat7379 Před 2 lety

    ,m.a Hooyo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před rokem

    Waaatan jeerki danbe.5👋

  • @ilko-dheere
    @ilko-dheere Před rokem

    Machaallah mama
    Welcom Somaliland 💚🤍❤️