Hibo Nuura, waxay hore u nuurisay fanka Somalida, imikana Minneapolis

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 06. 2023
  • Hibo Nuura, waxay hore u nuurisay fanka Somalida, imikana Minneapolis

Komentáře • 416

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI Před rokem +54

    Hereri Cimriga Rabbi Kuu Dheereeyo Adeer Qof Bulshada Somalida Boos Muhiima Ugu Jira❤

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar Před rokem +29

    Fanaanad qaran, Cimri dheer Hibo Nuura.

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 Před rokem +8

    Masha allah hibo nuuro wexe ka mid tahay tiirarki fanka ee waaberi kuwa ugu qiimaha mudan sido kale cabdisalan hereri weriye qibrad leh cidkastana uso joogsato Abdisalan mooye yaa kale

  • @ahmedashour8177
    @ahmedashour8177 Před rokem +35

    Hibo Nuura has always been very respectful, loving and down to earth in all her performances. Her voice is golden. She is one of a kind.

    • @mahamadabdirahnan2122
      @mahamadabdirahnan2122 Před rokem +1

      Xamda
      Kuwyn

    • @Shariifa-wj2cg
      @Shariifa-wj2cg Před 4 měsíci

      ​@@mahamadabdirahnan2122😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😊😅😅😅😮😮😮😮😊😊😊😊😊😊😮

    • @AbshiroMuqtaar-wd9fw
      @AbshiroMuqtaar-wd9fw Před měsícem

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅​@@mahamadabdirahnan2122

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani Před rokem +46

    Mashallah u istaaga marwo sharaf alfanaana hiba nuura,ilaahow cafimaad iyo cimri dheer ku waar hibooy,ruuneey walaaleey hidaha yaan la dhalan rogin laga roorin dhaqankii, ragii awoowgeen bohol yaan lagu ridin 😢

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 Před rokem +2

      Amiin walaal waa runta waa fanaanad qaaliya.ilahay cimriga iyo cafimaadka ha u dheereyo hibo maxamed hudon(hibo nura)

    • @aymanxcabdi7544
      @aymanxcabdi7544 Před rokem +1

      Aamiin Aamiin wllo

  • @abdiwahabhusseinabdi569
    @abdiwahabhusseinabdi569 Před rokem +13

    Allaha ku barakeeyo edo hibo nuura, qof qiimo badan ,dagan ,oo soomali aad uwada jeceshahay allaha cimriga kuu barakeeyo eedo❤❤❤

  • @ahmedashour8177
    @ahmedashour8177 Před rokem +19

    Hiba Mohamed Hudoon (Nora) is a living legend and a national treasure.
    In year one, one of my classmate (Sahra Ahmed Omar) used to sing for us in the class one of Hibo’s song “Sii noqo adoo nabad ah”. from the age of 5/6 i was in love with Hiba Nuura. May allah protect here in here and hereafter.
    ❤❤❤

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow Před rokem +5

    Aduun iyo aakhiro ilaahow kunaxariiso waa midkamid ah kuwa aan ugujacaylka badanahay fanka somaliyeed
    Waa waayo joog astaan u ahaa qarankii liicay ee Somalia 🇸🇴

  • @abgaalinho
    @abgaalinho Před rokem +25

    Old is gold my fave somalia women singers 🖤🎺 Hibo Nura 🎤

  • @mahadafdhuub9130
    @mahadafdhuub9130 Před rokem +11

    Hibo maxmad mamaadi
    Fanka umada Somaliyeed
    Alaha cimridheer iyo cibaado
    Iyo caafimad alaha kusiiyo
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Před rokem +5

    Hooyo Hiba Nuuro Cimir dheer oo caafimaad iyo cibaado suuban leh hooyo soomaaliyeed oo sharaf iyo karaamo u hayno!❤️‍🩹🇸🇴🙏

  • @Taagsade123
    @Taagsade123 Před rokem +5

    Maasha Allaah Hooyo Qiima leh "Hiba Maxamed Huddoon" Hiba Nuura cimri dheer Alle ku sii, caafimaad iyo cibaado suubban.

  • @cabdixakiinaxmedaadan
    @cabdixakiinaxmedaadan Před rokem +4

    Ilhay haku barakeeyo edo hibo maxamed cudoon /hibo nuuro/allha ku xiftiyo❤❤❤❤❤

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 Před rokem +14

    Masha Allah. Queen of Voice. Allaha ku dhawro aamiin

  • @DavidEric1
    @DavidEric1 Před rokem +5

    Hibo Mohamed Hudoon( Hiba Nuura) ama magaceeda Sucaad . Waa fanaanadaan heesaheeda kabanka ku bartay . Waliba waxaan jeclahay marka heesaheeda uu Jim Sh Mu’min uu kabanka ugu tumayo.
    God bless you Hibo

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 Před rokem +11

    Cimri iyo caafimaad dheer Allaha idin siiyo labadiinaba inshaa Allah❤👍

  • @farhiyaabdulle7854
    @farhiyaabdulle7854 Před rokem +6

    Masha Allaah Cabdi salaam iyo Hibo nuura labadiinuba waxaad tihiin laba qof oo aan kaladhicin oo caan ah inagana aad iyo aad noogu qaaliya Allah waxaan idiinkaga baryaa cimridheer iyo cibaado wanaagsan iyo caafimaad aad baan iin salaamayaa ❤❤❤

  • @Somali1970
    @Somali1970 Před rokem +6

    Alle hawnaxaristo tubeec iyo dhaman hobadii waaberi 😢

  • @YaxyeMuxumed-jd8rc
    @YaxyeMuxumed-jd8rc Před rokem +4

    Masham Allah hibo maxamed hibo nuura ilahay cimriga iyo caafimaadka ha udaayo
    Waa hooyo kuqaaliya soomaali oo idl

  • @aliabdigeedi1117
    @aliabdigeedi1117 Před rokem +5

    maasha alaah marwada fanka somaliyeed hibo maxamed gudoon hibo nuura ilaahay cimri dheer iyo caafimaad qab haku siiyo aamiin

  • @qarnisheikhabdulahi1933
    @qarnisheikhabdulahi1933 Před rokem +5

    Alaha in xafido cabdiyaw iyo hibo nuuro ama qaali caafimaad taam ah iyo khaatumo kheer ayaan in leeyahay

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Před rokem +6

    Mansha allah , hibo nuura cimriga iyo caafimaad kaba Allah haw barakeeyo

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 Před rokem +11

    One off myself favorite song which I still enjoy listening is " Laaleeys"

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe Před rokem +10

    Hibo nuura fanaanad qaran cumri dher iyo cibaado suuban allaha kusiiyo ❤

  • @dayibjaaliyada-nq1ch
    @dayibjaaliyada-nq1ch Před rokem +7

    Cabdisalaan hereri waa weriyaha aan taageero somalida waanan la kulmi doonaa insha allah

  • @hindayusuf4661
    @hindayusuf4661 Před rokem +4

    Masha Allah edo hibo maxed hodan iyo weriyaha heer caalami herari alle ha idin barakeeyo

  • @Layla6793
    @Layla6793 Před rokem +6

    Ma Sha Allah. Ilaahay cimriga ha kuu siyaadiyo, Hooyo qaali ah. Hibo Mahamed

  • @ahmedabdi1090
    @ahmedabdi1090 Před rokem +5

    Masha Allaah hooyo soomaaliyeed oo qaaliya, wadaniyadi ka muuqato.
    Alla caafimaad iyo cimri dheer ha siiyo

  • @karti-soor
    @karti-soor Před rokem +14

    ❤❤❤❤ Salaan gobeed Hibo Maxed iyo Saxafi calaami Abdisalan Hereri...My favourite song is Hibo and Dacar: Waan dhoofayaa Degmoy Is Ducee Doqon Baan Ogsoonayn Darxumaada Ku Taalllee iyo Heestii Laalays..

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Před 7 měsíci +3

    Si kastaba ayaamuhu
    Ha isku daba socdeene
    Waan Sal gaadhney caashaqa

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 Před rokem +7

    Manshallah - waa fanaanadii Qaranka ee Hibo-Nuura

  • @farhanismail9609
    @farhanismail9609 Před rokem +7

    Waayo Waayo Iyo Hibo Nuura iyo Hererigii waynaa Salaam ❤

  • @dahirali545
    @dahirali545 Před rokem +4

    Mamo Hibo Nuura sharaf baad naga mudantahay Allaha cimrigaga haku siyaadsho.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před rokem +3

    Wariye Abdisalan thanks bro qof NUGU ween baad keentay.

  • @muhiyadinabdi7583
    @muhiyadinabdi7583 Před rokem +5

    Maashaa alaah habo hibo Maxamed ilaahay cimriga ha ubarakeeyo

  • @axmedcade5068
    @axmedcade5068 Před rokem +3

    Mansha Allah aaad ban u salamaya fananada qaran iyo wariyaha jacel wanaga hibo nuura waxa jacel hooyadey heesaheda ana wan jeclhy noolow hooyo

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 Před rokem +7

    Mashallah kalmad cajib ah bay dhahday mama Hibo nuura minit ka udanbeeya
    Waxay tidhi
    “Abdisalan herari waxa uu hayaa documents iyo waraysiyo kadiyariyay dhaman dad ka magaca iyo maamuska ku dhex leh umada somaliyeed
    Adigaba museum kii somaliya ah kkkk”
    Mashallah shaqo wanagsan buu haya Herari cimri dharar iyo Cafimaad qab iyo Cibaado suban baan ugu du cayayna
    Inshalah

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 Před rokem +12

    A very respectful mother .Anational hero.

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Před rokem +1

    Ax Mamo hibo maxamed hibo nuuro ❤markaan arko waayo waayihii hore sooxasuusanaa❤
    Alla Xusuusaha Qaar macaanaa😢😭❤
    Alle caafimaad iyo cibaado suuban haku siiyo hooyo hibo😢❤😊

  • @khadarabdirahmanyacquub5620

    Mansha Allaah hereri iyo hibo nuura. Its a good interview.

  • @hormoodfilms3685
    @hormoodfilms3685 Před rokem +4

    Macha allh hooyo hibo maxamed hibo nuura alle cimriga iyo cafimadka alle ha ku siyaadiyo😢❤🎉

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 Před rokem +1

    Asc Cabdi Salaan Hereri waa barmamish ficaan o wanagsan waad ku mahadsantay sida nogu so gudbisin barmamishka jasaka Alahu kheer 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @yahyemohamedhussein9237
    @yahyemohamedhussein9237 Před rokem +5

    Msha alh Hibo is golden somali star allah ha barakeeeyo

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Před rokem +2

    Maamo Hibo maxamed hodoon Rabi haku sharfo ilaahay caafimaadka iyo cimriga hakuu dheereyo 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰

  • @user-pv2cr6pg9x
    @user-pv2cr6pg9x Před rokem +1

    Ilaahow naxariistaada waa mid waasic ahee maamada iyo anaga dhamaantayo janada nagu kulmi oo noo naxariiso yaa alllllaaaaaaah...

  • @yiriisow
    @yiriisow Před rokem +3

    Hibo Nuura Alle ha ku xiftiyo aduun iyo aakhiraba❤ only great people can do great things❤

  • @abdifatahsalan
    @abdifatahsalan Před rokem +53

    Old is gold ❤️🎤

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 Před rokem +2

    mansh allah tabarak raxmaan alle hayno barakeeyo maamo qali ah iyo wariyaheena quimaha badan jazak allhu khayr❤🎉🎉🎉😊😊😊😊

  • @abdirahmanbashirahmed7227

    Msh allah hibo
    Nuura ifka hibo ku noolow aakhirna
    Halkii rooon
    Hablaha ugu qaalisan baay ahayd habaladii wadanka
    Ama habalad waaberi

  • @rockymilk1917
    @rockymilk1917 Před rokem +3

    Mnsha allha mamo alle caafimadka iyo cimriga haku dheeryoh ❤😮

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 Před rokem +3

    إِنَّ هَٰذِهِۦٓ أُمَّتُكُمْ أُمَّةً وَٰحِدَةً وَأَنَا۠ رَبُّكُمْ فَٱعْبُدُونِ
    Somalia is one nation

  • @deeqalcadaala480
    @deeqalcadaala480 Před rokem +2

    Cabdisalanoow fanaaniin badan waan aragnay ere abwaaaniiin kaa sugeynaa

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 Před 4 měsíci

    Maamshaa Allah Hibo nuura hudoon Allah ha xafido cimri dheer, caafimaad buuxa iyo cibaado suuban

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Před rokem +4

    Hibo mama waanu ku jecel nahay kheyr iyo caafimaad in shalaah.

  • @cabdirahmancabdow3080

    Mashaalah waa fanaanadena hibo ILLAHEY hakubarakeyo inbadan bay soo heestay cudkeedi wacanaa

  • @shakibabdi6330
    @shakibabdi6330 Před rokem +2

    Run ahanti wan sugayay waraysigan mama hibo nuura nolow mahsa allah ❤❤❤

  • @bashirmohmud1980
    @bashirmohmud1980 Před rokem +1

    Masha Allah habaryar Ilahay haku xafido ❤❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 3 měsíci

    Maasha allah ilaahoow rabiyoo raxmaanow usaaidi cimriga amiiiiin yaarabi hibo nuuro xasuus gooni ah ayeey iileedahay aloow noo xafd❤❤❤❤❤

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Před rokem +2

    Alle cimriga ha u dheereeyo Hibo Nuura.

  • @Edbashir
    @Edbashir Před rokem +1

    Legend Hibo Nuura allah haku xifdiyo 😍😍😍

  • @iglanmohamed6151
    @iglanmohamed6151 Před rokem +3

    Mansha allah somalayg goormaynu qabiilka baxayna dhulkenana ay dhisanaa

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 Před rokem +3

    Laaley dusheediyo laan iyo Harar dheer
    Laan gebi ku taalo lulayaan dabayluhu
    Midaan laadsanayno luflufku umacaanyahay
    Aniga u loogo Nigaxa uga gooyey 🥰 Ayaan ku xasuusta heesaheedi Ilahy ha u danbi dhaafo cibaado suubana Allaha siiyo 🥰❤️🙏

  • @ahmednaleye1351
    @ahmednaleye1351 Před rokem

    Ilaahay Waxan uga baryaya Cafimad Cimri dheer iyo cibaad subaan Mama Hibo nuura Hudon ❤❤❤❤❤

  • @hibohadi727
    @hibohadi727 Před rokem +4

    Mashallah Hibo Nuura old is gold 🤩🤩

  • @abdinajibomar9593
    @abdinajibomar9593 Před rokem +3

    Waa Alle mahadis hadad cafimad qabto❤

  • @GUUleed
    @GUUleed Před rokem +1

    MshAa allh tabaraga
    Hibo nuura maxamed hodoon
    Boqorada fanka somaliyeed

  • @aminaqurux7702
    @aminaqurux7702 Před rokem +2

    Mansh Allah hibo nuura gul insh Allah iyo cimri dheer insh Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Před rokem +4

    Very pleasant!

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 Před rokem

    Ilaahay caafimaad cimri iyo dheer Allah siiyo Hibo Nuura Aamiin

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 Před rokem

    mamo hibo nuura alle cimriga ha kuu dheereyo mashaallah❤❤❤

  • @hassanyuusuf
    @hassanyuusuf Před rokem +2

    Insha allah cimri dheer iyo cafimaad hoooyo

  • @nasrimagan8441
    @nasrimagan8441 Před rokem

    Mashaa Allaah Rabi cimri dheer ha idinsiiyo labadiinaba

  • @DamacWarsame-cd2ih
    @DamacWarsame-cd2ih Před rokem +7

    The only legend hibo nuura😊❤❤

  • @Maryan286
    @Maryan286 Před měsícem

    Alle cimri dheer iyo cafimad ha isu gukaadaro edo hibo maxamed hudoon
    Eebe janadul Firdows ha ku geeyo edo

  • @cabdixakiimmaxamedjaamac4179

    Wariye Cabdi-salaan Hereri. Waa shakhsi isagoo keligiiya inoo buuxiyay, xilkii iyo booskii ay innoogu jireen (Hoobaladii Waabari). Alle cimri dheer iyo caafimaad haku deeqo.

  • @aweesabdullahali1633
    @aweesabdullahali1633 Před rokem +1

    Huba maxamed hiba nuura aloow cimriga kuubarakeee❤

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 Před rokem +1

    I❤mama hibo allah haku xifdiyo aamiin

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 Před rokem

    Cimarigiin allh nii raajiyo cimari dheer iyo cibaado suuban allh niisiiyo intii dhimatay allh u naxariisto qabarigan ha u waasiciyo aamiin maamad maskaxdeed Mansha allh way xasuusts waxabadan😍😘

  • @newassong7535
    @newassong7535 Před rokem

    Thank you hareeri

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Před 7 měsíci

    Legendary Queen Hobo.. I loved her ilia waagii iigu horaysay een maqlo 80s.. Laaleys dusheeda.

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Před 3 měsíci

    Masha allah edo hibo allaha ku xafido iyo wariye hareri

  • @mohiyadiinosmaan4410
    @mohiyadiinosmaan4410 Před rokem

    Abdisalam Hereri waxaa tahay wariye kaliya ee maanta ku haray somalida dhan kastaba waa ku daawada somali baal dahaba baa ka gashay war wax ku ool ah u soo gudbiya sxp guulayso runtii waji waji kuula kulmin balse waa ku taageeraa❤

  • @halanetravellogistics637

    old is gold alweys hibo is only one legend mama of somali songs

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad Před rokem

    Cimri iyo caafimaad taama hooyo hibo nuura, saluto hareri✊❤

  • @user-xs2ws5vq7h
    @user-xs2ws5vq7h Před 4 měsíci

    Masha laah c salan wariye soomli xilwayn uhaya hibo cudaan lanadiina cafimad cimridheer ale hydinsiiyo❤❤❤

  • @abdukadirmohamed6913
    @abdukadirmohamed6913 Před rokem

    Mashalah c.salaan hareeri waa ku mahadsantahay inad na hor keento fanaaninti magaca iyo maamuska lahaa

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Před 8 měsíci +1

    Mama hibo nuuro.❤

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Před rokem

    Hibo nuura cimriga iyo caafimaadka iyo cibaadada rabbi ha u barakeeyo waa qof qiimo badan

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 8 měsíci

    Mansha allah noolaada intey nolol jirto niyadan inugu dhisanaa wadankeenii xasuustisi❤🙏

  • @idresosman9384
    @idresosman9384 Před rokem

    Allaha kudhowro mamo hibo nura aqliga suuban iyo cimrigaba alaha kudaayo golde mamo 🙏🙏🙏🫡🫡🫡❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @BAABUNAAZHotel-gy1le
    @BAABUNAAZHotel-gy1le Před rokem

    Masha allah alle ha ku xafido mama HiboH

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před rokem +3

    Maama Hibo nuura wallhi aad bana u jeclahay fankeeda waaxanay kamid ahayd kuwii ugu wanaagsana ee soo mara soomaalida ilaa heer adduunku u qiray haatana tiir bay u tahay bulshada cimri dheer iyo caafimaad Maama!!

  • @Maahiryare77
    @Maahiryare77 Před rokem

    Boqordii Fanka somaliyeed Bari samadkii hibo nuura hooyo qaali Ah ❤ love you 😘 cimri dheere iyo cibado suubn inshallah ❤❤

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 Před rokem +1

    Mashaa allah hibo qaali hibo wadani

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Před rokem

    Cabdi salaamow allow kubarakee waxaa tahay qof aan qiimo weyn uheyno waxaa tahay qofka maanta aan kudayo oo natuso in aan nahay dad magac ku lahaanjiray caalamka😊
    Alle cimriga hakuu barakeeyo oo haku sharfo aadbaad noogu weyn tahay walaal qaali❤
    Waxaa taahy qof bulshada dhexdeeda magac kuleh❤
    Shaqada aad wada waa shaqo aad annaga inooheyso😊alle haku barakeeyo❤😊

  • @user-gj9tn6nz6c
    @user-gj9tn6nz6c Před 11 dny

    This beautiful lady's voice makes me miss Somalia.

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 Před rokem +1

    Wallaahi Faniintaa hore ee waaberi kolkii aan arko qiiro ayaan la Ilmeeyaa,Hibo nuura Allow ku dhoor fanaanada aan ruwaayad ay ku jirto aanan ka baaqan ayay ahayd in aan lacag u waayo uun mooyee.
    Heririyow mahadi ha kaa gaadho.

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Před rokem +2

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Fanaanada Hibo Max,d (Hibo Nuura).

  • @user-rm9yf1es6u
    @user-rm9yf1es6u Před rokem +1

    Masha Allah

  • @huseinwarsama1243
    @huseinwarsama1243 Před rokem

    Hibo nuura alaha cimriga iyo caafimaadka kuu barakeeyo