Booqashadii gobolka iyo waxan kusoo aragnay@hannihannan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 05. 2024
  • #america #canada #hargaysa #hargeysa #muqdisho #nairobi #socialmedia #somali #somaliamerican #somaliland

Komentáře • 60

  • @karbaash_halaal2824
    @karbaash_halaal2824 Před měsícem +10

    Hani qisadaada soo dhageystay gabar yar oo adag baatahay. U are an amazing mother 🦁❤ guuleyso walaaley ♥️

  • @FatxiAbdi-ii8oh
    @FatxiAbdi-ii8oh Před měsícem +4

    Naahaniyeey waan kujecelnahay 1m akudawatay fidyowgaan nogashekey mesha iyo sideytahay

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah Před měsícem +1

    Aduunka waxa ujeclahy😢cabsida sabato ah allah aya soxasuusaneysaa

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 Před měsícem +1

      Subxanallah cabsida badan mafiicna walalo 😢xanun ayaa kugu dhacay

  • @AsmaXuseen-vg5cl
    @AsmaXuseen-vg5cl Před 7 dny

    Qali. Horaya usoco

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 Před měsícem +2

    Hani hore u soco habo guulayso. Buurta haw guurin wa khatar habo ilmo ba wadata. Magalada qurux masha allah. Hani hameen❌️ maha ee wa habeen ✅️😂😂

  • @ilhamahmed5140
    @ilhamahmed5140 Před měsícem

    Hore u soco qali

  • @hodanawil3732
    @hodanawil3732 Před měsícem

    Amiin baa ii muuqdo

  • @MUNAArab-md1vy
    @MUNAArab-md1vy Před měsícem

    Maashaa allaah apaayo

  • @shukrisaidhassan8830
    @shukrisaidhassan8830 Před měsícem

    Maasha Allaah hani Habo horey u soco

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 Před měsícem

    Masha allh abaayo alle ha idin ku xafido

  • @user-hr4km9jp4m
    @user-hr4km9jp4m Před 24 dny

    Meeshaan aniga ma'dageen no no no

  • @ikhyarmaxamed2768
    @ikhyarmaxamed2768 Před měsícem +1

    Guuleyso inadeer

  • @sideechanel3061
    @sideechanel3061 Před měsícem +2

    ❤mcnteydii guuleyso waligaa 😊

  • @FatxiAbdi-ii8oh
    @FatxiAbdi-ii8oh Před měsícem

    Guriga natus abayo

  • @Amalahmed-cf4uu
    @Amalahmed-cf4uu Před měsícem +4

    Abayo hadagin magalada iska dag naftada halis hagalin kuleel wax maka dhibayo ❤❤hore usoco 🎉

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed Před měsícem

    Masha alaah hani yar isoo boqda walayala

  • @xafsomohammed8516
    @xafsomohammed8516 Před měsícem

    Alle hakagu xifidiyo abyo

  • @themtt7853
    @themtt7853 Před měsícem

    Keep going abaayo dhibkaa soo martay waxaa ku iloowdo Allaah ku siiyo❤❤❤

  • @FatxiAbdi-ii8oh
    @FatxiAbdi-ii8oh Před měsícem

    Abayo nogasoowaran mesha walahi waan kujeclhy

  • @Zarra_osray
    @Zarra_osray Před měsícem +1

    Wll wadanka si fiican u kala baro oo si dadķa waxa uga baahan dalkan aad ugu warbiso oo hadii ay alaabo looga baahdo uga soo dirtid sida alaabaha gancasiga

  • @D-izzy00
    @D-izzy00 Před měsícem

    Asia waa dhul Tropical, roob iyo geedo badan.

  • @moha_zr23
    @moha_zr23 Před měsícem +1

    Tupo site❤

  • @NasraAbdulahi-wt6ff
    @NasraAbdulahi-wt6ff Před měsícem +1

    Geesiyad

  • @yusufosman3607
    @yusufosman3607 Před 21 dnem

    Gobol ku magaciis wll @Hannah

  • @user-bf7pc2jw4i
    @user-bf7pc2jw4i Před měsícem +2

    APAAYO mcn nolow inta ay nolol jorto

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 Před měsícem +2

    Meshaa waa halis ha isku dagin abayo mcnto 😢

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 Před měsícem +1

    Cod malahan walaashay

  • @MuxuboShikhxusen
    @MuxuboShikhxusen Před měsícem

    Waa meel qurux badan
    Waana wadan muslin

  • @ibrahimsalat4611
    @ibrahimsalat4611 Před měsícem

    MashaAllah Ethiopia is beautifully placed than Kenya

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 Před měsícem +2

    wabi korkisa mel ka dagi karo ma ah qof carur watana kaba sii daran

  • @Kingcadee
    @Kingcadee Před měsícem

    Intee aaday wadankee

  • @FatxiAbdi-ii8oh
    @FatxiAbdi-ii8oh Před měsícem

    😅❤

  • @hafsaabdirahman1077
    @hafsaabdirahman1077 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamawil9305
    @maryamawil9305 Před měsícem

    Masha Allah abayo hani guleyso lakiin meel cabsi cabsi ah hadagin 😂

  • @ibtizamali8969
    @ibtizamali8969 Před 19 dny

    Haniyey wale mar baawa uso socday aniga 2deyda ilaah imageyo waba cabcabsi wlhi cadiim mas jogana unaleenaya wale

  • @IbrahimCabdulle-fq6xt
    @IbrahimCabdulle-fq6xt Před měsícem

    Maleysia miyaa jogtaa wallo

  • @biinsports
    @biinsports Před měsícem

    Anigu 10 sano ayaan joogaa 😢 halkeen kabaxaa meel alaale heestaasaa iishidan

  • @user-td9eb4hy4h
    @user-td9eb4hy4h Před 21 dnem

    Somalidu markasta melsha xun bey magaloyinkakadagta

  • @aishacuud7489
    @aishacuud7489 Před měsícem

    M.Allah abyoh number ubahanayey xbbtii

  • @qadanali599
    @qadanali599 Před měsícem +2

    Beryahaa laguma arag dalxiiski miyaa kula fogaaday bal ana waan soo socda iga war hay hani

  • @user-dx9ij4ct6l
    @user-dx9ij4ct6l Před měsícem

    Firi kamiradda xoga wax lagama arko ee (iditin ku samee) wllshy

  • @sahromaxmedsahromaxmed6074
    @sahromaxmedsahromaxmed6074 Před měsícem

    xage jogta neyrubi makatagtay

  • @kiat987
    @kiat987 Před měsícem

    Haniyey guurso ha ahanin qof kaligeda nool 😅😅😅 ❤

    • @ruweydoYasiin
      @ruweydoYasiin Před měsícem

      Ma ahan gabar an wali gursan marka gurku wa hagar damo ee ha kula talin

  • @israchanell4296
    @israchanell4296 Před měsícem

    asia waxka masasbadan waliba kuwo waawayn

  • @sharifnuh
    @sharifnuh Před měsícem

    Asc wll hanni hannan waxaan kaa codsanaa in aad Mar kale ♥️ ku noqo waaw waan ka heley walahi challen ka ♥️ caawa ka hor ma daawan lakin sabis gareeb ayuu iii ahaa m.a waan ka heley walahi

  • @xafsomohammed8516
    @xafsomohammed8516 Před měsícem

    Abyo waxbarsho ma leedahy

  • @user-sj8ru8gz2i
    @user-sj8ru8gz2i Před měsícem

    Hani walaagi dalxisbaajadharagrey

  • @asmaosman1213
    @asmaosman1213 Před měsícem

    aalaha ha dagan bisinka anaaba cabsaday 😂😂

  • @biinsports
    @biinsports Před měsícem

    Welcome to Indonesia 😂

  • @biinsports
    @biinsports Před měsícem +1

    Hanaay meesha kaadh qaxoonti miyaad utimid😂
    2 sano ayay kaa qaadanaysaa
    Waa iga talo
    Inta uu passport ka visa kuu saaranyahay
    Meesha dhinac uga bax
    Hadii kale waad ka shalayn doontaa

    • @quenhanaa7002
      @quenhanaa7002 Před měsícem +1

      Qaxooti maa lga qaadaa wlllo

    • @biinsports
      @biinsports Před měsícem

      @@quenhanaa7002 wax laqaadayo ma arkin wax guur kubaxa mooyee

    • @biinsports
      @biinsports Před měsícem

      @@quenhanaa7002 visa haduu passport ka kuu saaran yahay si fudud UGA bax bali
      Qoxoonti waqti hayskaga lumin

    • @biinsports
      @biinsports Před měsícem

      @@quenhanaa7002 group 5 ku hadii uu sii socdo iyo kale waxaan arki doonaa sanadka cusub

    • @liibaansoomaali6284
      @liibaansoomaali6284 Před měsícem

      Qaxooti miya thy