VLOG XEEBTA JAKARTA OO QURUX BADAN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • #america #canada #hargaysa #hargeysa #muqdisho #nairobi #somali #socialmedia #somaliamerican #somaliland

Komentáře • 48

  • @rumanmohamed837
    @rumanmohamed837 Před měsícem +8

    Abaayo xijaabka ku dadaal please dharkan cmal asturaad mahane xubnhgo qawana haso duubin please

  • @user-jj4ed3kk5z
    @user-jj4ed3kk5z Před měsícem +4

    Masha Allah ❤❤❤

  • @hooyomcn3401
    @hooyomcn3401 Před měsícem +7

    Abayo adi vidow yada sobadi no sidu 100k kugu gaaro oo lacagta kugu bilabato wad ka cajisan tahay maxa waye nh abayo is qasab asxabtada kamid ahay marka wax samey oki 😢

  • @biinsports
    @biinsports Před měsícem +3

    Waaw beautiful

  • @user-tz5rn9gw7l
    @user-tz5rn9gw7l Před měsícem +3

    Hala gashaiyo 100 kun gabadha bilis ❤

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 Před měsícem +4

    Haniyey sabsc ka waad heline hooyo macaan ama gabadhaydiiyey vedio ga hadheerayn, waxyar oo xiiso leh soogali oo hadi fani ah iyo gabadhaydi ilmaha iyo meelaha xaafadada u dhaw ha soogalin, waan ku baryaaye ilmahaaga iyo noloshaada gaarka ah private ha kuu ahaadaan.❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanMohmed-dv9qi
    @AyaanMohmed-dv9qi Před měsícem +1

    Masha allh❤❤

  • @user-ps9vy9ch8y
    @user-ps9vy9ch8y Před měsícem +1

    Msha allah

  • @user-ds4sx8pq5h
    @user-ds4sx8pq5h Před měsícem +3

    Asaxaabey hani wahooy adaag ooilmo korsansyso oomiiskinaha muqalada uqur xiyaa

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 Před měsícem +1

    Mansh allah❤❤❤

  • @hussensuldan7478
    @hussensuldan7478 Před měsícem

    Man sha alh❤❤❤ ma indunuusiyaa xagani

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 Před měsícem

    Maasha allah tabarakallah walaashey macnto

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Před měsícem

    Masha ALLAAH dalxiis wanagsan ❤❤❤❤

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 Před měsícem

    Masha Allaah Tabarakalaah Wllo hora usoco

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 Před měsícem

    Wll meesha guryaha iyo nolsha meeshu maqalibaa bal kazoo warn

  • @XaajiYare-p8f
    @XaajiYare-p8f Před měsícem

    Plss abayo biyaha meshaan iska Karkari markey wasa salkafarisato miir ee firishka gashta ilen meshan biyeheda waaa wasaq

  • @user-zl5cw5qi3i
    @user-zl5cw5qi3i Před měsícem

    Alla hakuxifdiyo

  • @somcana
    @somcana Před měsícem

    Wallahi Somalida waa reer guuraa. Hani sal fadhiyaa suuf qaada.

  • @KhadroMohamuud
    @KhadroMohamuud Před měsícem

    ABaayo qisooyinkii sooo celli

  • @KaderMahamed-qw9do
    @KaderMahamed-qw9do Před měsícem

    Mn sha allha guul leeso

  • @faadumojaamac5642
    @faadumojaamac5642 Před měsícem

    Guuleyso markasta abaayo macanto

  • @NastexoMohamed-vj5ul
    @NastexoMohamed-vj5ul Před měsícem

    Guuleyso abaayo

  • @KeyfMohha-ji5xl
    @KeyfMohha-ji5xl Před měsícem

    guuleyso wllo

  • @user-ic8xj5nx6g
    @user-ic8xj5nx6g Před měsícem +1

    4000 hrs marhoraad gaadhay marwo
    100k waa iska imaanaa

  • @user-zw5zt7wz4r
    @user-zw5zt7wz4r Před měsícem

    abayo nolosha iyo kirada guryaha kasohadal please

  • @user-ic8xj5nx6g
    @user-ic8xj5nx6g Před měsícem +1

    Laqabso Indonesia
    CZcams ka bishii 300 $ hadaad kahesho
    Waa raaxo
    Vlog a nagu waal

  • @user-up1jm2xr4r
    @user-up1jm2xr4r Před měsícem

    Adiga talefoka maqabanesid ahay🤙

  • @Kiki-r3j
    @Kiki-r3j Před měsícem

    Ana ugu horeyo

  • @user-ic8xj5nx6g
    @user-ic8xj5nx6g Před měsícem +1

    Geenyada maddaw ayaa Surabaya joogta qofta balanso

    • @user-zx6xj1yi6k
      @user-zx6xj1yi6k Před měsícem +2

      Berey katagtay sirialank heeder joogta geenyaa

  • @AminaAhmed-dw9on
    @AminaAhmed-dw9on Před měsícem

    Naa Wllo so bade kor isku soo qaad

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 Před měsícem

    Bad maaha malaa meeshu waa lake ama haro wayn

  • @mrszeynibaraawa1704
    @mrszeynibaraawa1704 Před měsícem

    Abyo vina fan masoo araktay 😂

  • @QueenNamu
    @QueenNamu Před měsícem

    M a abyo

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 Před měsícem

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @habibodiriye4068
    @habibodiriye4068 Před měsícem

    Gabar dadnimaad ku jira ayuu doqonki ku ciyari gabay
    Alaaha macaak

  • @nashaadalihashi2386
    @nashaadalihashi2386 Před měsícem

    Mooto badanaa kampla ayn soo xasuustay

  • @ubahabdi6315
    @ubahabdi6315 Před měsícem

    Kenya wa ka qurxoontahy

  • @haniabdiqadir7061
    @haniabdiqadir7061 Před měsícem +1

    Nolosha inta qarash bil kugu baxeso no sheg Guryaha kirada side ukal qalisanyihin sida ukal raqisanyihin no kal sheg

  • @MuxuboShikhxusen
    @MuxuboShikhxusen Před měsícem +1

    Mooto.badanaa
    Ma bajajtii xamar baa

  • @sadaamcabdikarim1304
    @sadaamcabdikarim1304 Před měsícem

    Africa mootadaan yaa ku imtixaanay

    • @biinsports
      @biinsports Před měsícem

      H😂nocaan wali Africa my gaadhin

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 Před měsícem +1

    Masha allah❤❤

  • @user-ps9vy9ch8y
    @user-ps9vy9ch8y Před měsícem +1

    Msha allah