Hhh adaaba kugu haysana adna 😂😂😂 aby muniira codka illaah ha u furo illaah ha cafiyo insha allh hoyada hadii codka u furma xita ice cream ku daldal saa adi codka nogu soo sarto 😂😂😂😂
Mashaa Allah Reer my Rajo Ciidul cafiya dhamaantiin Ilaahay ha cafiyo walashay munira iyo intii muslim ah ee xanuunsan, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb❤️🤍🎊🎊
Adna Masha"Allah 🎉🎉🎉😂😂😂😂😂Ani Xataaa Beer Waan Necbahay😂😂😂😂Maxaa La Sameynaa Hee😂😂😂😂 Ayaka Lee Allaha U Daweeyo😂🎉🎉🎉🎉Adna Beerkabo Dad Aaa Heeysanin 😂😂😂😂Allaha Siiyo 🎉🎉🎉❤❤❤🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
mashallah ilahow barake rerkan somaliyey iso duceya ilahay calaf kheir qaba inu ilahay igu arsaqo😢
Eid wanagsan my family reer my rajo🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤allaha ku caafiyo habo mcn wan kaxumhy cafimad taam eha insha Allah ❤
Hhh adaaba kugu haysana adna 😂😂😂 aby muniira codka illaah ha u furo illaah ha cafiyo insha allh hoyada hadii codka u furma xita ice cream ku daldal saa adi codka nogu soo sarto 😂😂😂😂
Abaayo muniisa isoo duceeya walaashen ayaan goobdon Wilkeed in Allah usahlo
Wow beautiful family and MashaAllah ❤️
Mashaa Allah Reer my Rajo
Ciidul cafiya dhamaantiin
Ilaahay ha cafiyo walashay munira iyo intii muslim ah ee xanuunsan, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb❤️🤍🎊🎊
Eid Mubarak ✨ kulligeynaba cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban Allah ha na wada siiyo Ameen yaa Rabb ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah family quruxbadan gabadh yar oo fariida hoyadeed cawinaysa Masha Allah
Allah xaku cafiyo abaayo muniiro ciid Mubarak
Muniira salama Caleykum ciid mubaarak ku li ge na caafi maad iyo cim ri dheer iyo ci baa do suu ban aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kkk allahu barakeeyo Adno qosol ayee iga keentaa mashallah hooyo macn
Walaashay muniiro ilaahay haku caafiyo abyo hoyo iyo aabo midna iima noolo ee ma icaawin kartaa qeyr allha kusiiyee abyo❤❤
Abaayo ❤my rajo alle ha ku caafiyo aaaamiin Aaaamiin yaarbi ❤❤❤❤🎉
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤
Eid mubarak abayo adi iyo familkada🎉🎉🎉❤❤❤❤
Eid Mubarak my family ❤❤
Eid mubarak🎉
Masha allah allow isukiin daa❤
اللَّهُمَّ عَافِـني فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِـنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَصَرِي، لَا إِلَهَ إلاَّ أَنْتَ. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Mashallah family qurux badan ❤
Eid mubarak abayo macaan ❤❤🎉🎉🎉🎉 ilaahey ha ku caafiyo abayo macaan
Mashalah my family ❤
Munira cadey allah hkucfiyo hppti❤
Eid Mubaraka allha ku caafiyo abayo munira❤❤
Eid mubaarak abaay muniiro adna qurux maxaa dhahday qamarji aaaa wax yar ka hor waadba no faaneysay maxaa jiro hee wlhi waa iga qoslisay xbbti xafidullah dhamaantiina❤❤
Waa iga qoslisey adna yaar funny waye
Abaayo Muniira Alle haku caafiyo
Ciid mubaarak ciid wanagsan Masha ALLAAH adno ALLAHA kuxafido habo cafimaad kucuna ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Eid mubarik ❤❤❤
Masha Allah famligayga alla haydin dhowro ❤❤ adno hpo wlhi WA Naga qoslisay barakallaah
Allah cafimaad taama hakusiiyo hbo ❤❤❤
Eid Mubarak Every one, Allaah haku Caafiyo Qaali 🎉🎉🎉🎉🎉
Ciid mubarak habibti❤
Ciid Mubarak abayo alah ku cafiyo inshallah ❤️❤️🥰🥰💋💋
Eid mubarak sis allaha ku cafiyo
Ciid Mubarak allah huku caafiyo abaayo muniira
Masha"Allah ❤❤Muniira ❤❤❤ Ciid Mubarak Saciid Kulu Caam Wa Antum Bakheyr🎉🎉🎉 Dhamaantiin 🤲🤲🤲 Allah Yashaffi Ya'rabb 🤲 Adiga & Intii Islaam Ah🤲🤲🤲🤲🤲
Allah qosol waynaayeey adna yar hadalkeedaa video gii waan dhamaysan Kari waayey qosol dartiis😂😂😂😂
Eid Mubarak
Allah Haku Cafiyo Abaayo Muniiro🎉🎊🛍️🎁🎈
Mash allha munira allha ku cafiyo adan video marmar cod noso sara❤❤🎉
Ciid mubaarak abay munira hada kadib adno lee nogu dhiib alahuma baarik ❤
Masha allah family qurux badan ciid mubarak adna hadalkaga igu socdo😂❤
Ilahay haku caafiyo abaayo❤❤
Masha Allah adna fariideey habo alla haku barakeeyo hooyo waad naga barejaysy ❤❤❤
😂😂😂masha Allah adnah so funny and so cute she made my day. Ciid wanaksan habo❤❤❤❤
Very funny and cute
Waaw gabadheena yar adiga saar codka hadikadib qatari saana tahY ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉ciid mubaarag ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Maasha Allah family quurux badan ilaahay ha idin barakeyo❤❤❤
Masha allaah xbbti ciid. Mubaarag abaayo muniiro illaah Haku caafiyo wax kulu cab xbbti
Ciid mubarak xabiiba ilaahay haku caafiyo❤❤❤❤
Eid Mubaarak, maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤.
Mashaa Allaah adno waaqatar Well done 🎉❤❤❤
Ciid mubaarak maasha allah ar codka adna yariisey macaana maraqa qamarjiya lagu daroyaa kulahaa hhh❤❤❤
Mashaallaah bella illaahey ha ku xafiido adiga iyo family Mashaallaah adna Qatar somaliga ❤️😘😍
Adna Masha"Allah 🎉🎉🎉😂😂😂😂😂Ani Xataaa Beer Waan Necbahay😂😂😂😂Maxaa La Sameynaa Hee😂😂😂😂 Ayaka Lee Allaha U Daweeyo😂🎉🎉🎉🎉Adna Beerkabo Dad Aaa Heeysanin 😂😂😂😂Allaha Siiyo 🎉🎉🎉❤❤❤🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Mashalh Adnan hbo mahadsanid ìlahay ha cafiyo muniro ❤
Alle ha caafiyo hooyo adna
Qali Allah ku caafiyo ❤Eid Mubarak ❤❤❤
First one ❤
Mashaallaha ciid mubarak
abyo ilahay ha ku cafiyo
Illaahay. Ha. Caafiyo. Hooyo. Aamiin
Ciidmuubar my rajo Alle Haku cafiyo adiyo familiar
Hh Ala ilahow adna xabashow qamarji kuteh xabaji iyo maraq digaag ayey kawada ayan filaa😅
CIID MUBAARAK
RET CABDIRISAAQ
MUNIIRA
CARUURTEEDA
ABAAYO. ILAAH. HAKUCAFIYO❤❤
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
Eid mübarek 🎉❤ ilahay haku cafiyo aamiin
Masha allah ciidwanagsaan allaah cafiyoo hoyoo
Ciid mubarak my rajo aaad baan idn jclhy ❤
Mashallah ❤
Wcs abaayo muniiro ciid wanagsan alle hakucafiyo🤲❤
Eid Mubarak
Bisinka allaha ku caafiyo
Masha alllad maamii😢alle haku cafiyo wn kusoo duceeeyneenaa I.n adna hbo.mcn adna tnx
Najma habo waad iga quslisay😂😂😂😂😂
❤😊❤ ماشاء الله
Masha allh
Eid mubarak my family allaha igaa caafiyo xbbt 🤲🤲🤲
Allaah haku caaafiyo abyo
Ilaheey haku caafiyo abayo mcn ❤❤❤ Eida mubark
Masha Allah ❤❤❤❤
Allaha caafiyo Hooyo Habo ❤
Caafimaad rabihakusiiyo
Habarayar muniro adano yar af soomaligeeda waa funny waye
Eid muprak family qurux badn m.a
Eid Mubarak 🎉🎉🎉🎉🎉
Amiiro tan waakuceebeysay aaaaa beer iyofuul kkkkkk
😂😂😂😂😂😂 alla qosol badanaa xabashoow iyo qamarji iga dheh
wcs ciid mubaarak
Marshall alaah
Princess Adna
Mahadsanid👸💕
Ciid mubarak ❤❤❤❤
Habo. Ciid. Mubaarag.
Qamarji xabashow waxas dhan xawaaji lee laga rabaaa😂😂😂😂😂 ar adnaaaa
Hhhhhhhhhhhhhh
😂😂😂😂😂😂Masha Allah Habo mc
Marshall allh 😂❤❤❤
😂😂,,masha allah ❤
masha alaah❤❤❤
Ciid wanagsan abyo Muniiro ilhy caafimaat tamaama hakusiiyo
Adna yariisy luqad cusub nabaroysaa xabashow😂
Adna habaryar mcn ❤ tallent wakudnthy
Wax baad isku qaste adno😂 keeb going any way
Ciid wanagsan all family muniro ilahay ha ka caafiyo hargabka inshalah sorry 😍🥰Adna
Asc walshay munira abshir ❤ciid wanagsan,adna yer fìrid mashlah Mashlah, mahmah waxa jirtay geed walbo dhacan kisoo dhalaa,hhhh adnayer iga qoslisay qatarasana kkk munira alhaha garsiyo❤
Wcs my queen muniiro❤❤
Cafimad iyo farxad ku ciida❤❤🎉
She is funny and MashaAllah