Ramadan Routine full day || Jadwalka Ramadanka Suxuur ilaa Galab Maxaan Qabtaa?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Cooking, decoration and beauty style channel
    Please subscribe, like, share and comment
    / @nasra_abtidoon

Komentáře • 487

  • @Umu-abdirahman
    @Umu-abdirahman Před rokem +79

    Nasro Qur'aanka Aadbaad Ugu Cod qurux badantahay Kwrn Hadad tajwiidka xooga Saarto Tartamada Caalamul Islaami ayaad Ka qaybgali karta Codkaga m.a Waaye🥰

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon  Před rokem +244

    Muqaalkan like badan saara night routine wan so galinaa insha allah

    • @Cumeer_bigfan-e4x
      @Cumeer_bigfan-e4x Před rokem

      Diyaar xbbti ❤

    • @asiilosiidow2413
      @asiilosiidow2413 Před rokem +2

      Abaayo nasra waan ku jeclahay hayeeshee majecli inaad ilmahaag baraha bulshada soo dhigto saa ninkaaga uqarise inaad uqariso ayaan jeclahay hada manaal madaxeeda inaad duubto me eheen
      Quruxee wanaaga kula jecleheee cungtaada madaxeeda masar la aan ah hasoo dhigin xapipti fadlan yey dhicin mar danbe

    • @rahoom-123
      @rahoom-123 Před rokem +1

      @@Cumeer_bigfan-e4x hdana intaa naa mcnei fadhi😂😂❤

    • @Cumeer_bigfan-e4x
      @Cumeer_bigfan-e4x Před rokem

      @@rahoom-123 maya albiyeyy anoo wax qorin majoogi karo 😂

    • @naciimoibrahim8035
      @naciimoibrahim8035 Před rokem

      ❤masha allah abayo cafimat kucana insha allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 Před rokem +13

    Maasha allah. Gabadha timaha jeexa u bixi dhowr xabo ugu xer bidaar yey gelin markat Xaflat jirto lee gadaal uga xer, mida kale Baran dada Lagu afuraa waan jeclahay iyo dhulkoo la fadhisto. Riinjiga madow ee hoose ka dhaq Rinjiga ku daadatay, Guryaha Soomaliya aad ayey ugu badan tahay. Kow kor aa la riijiyeeyaa kadib ayaa qaybta hoose la rin jiyeeya.

  • @faaizomustafibrahim722
    @faaizomustafibrahim722 Před rokem +28

    Ilaahay dhamantena janada hanoo wada kulmiyo aamiin yaarabi

  • @aaminoshacban1938
    @aaminoshacban1938 Před rokem +7

    Masha Allah nasro abayo ilaahey haku barakeyo anagoo dhan Alle ha nagadhigo kuwii quraanka kudadalo waana mahasantahay samaan badan nasraay

  • @faisoali6692
    @faisoali6692 Před rokem +9

    M.a routine qurux badaan Alle haku barakeeyo adi iyo familygaaga quruxda badan ❤

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Před rokem +11

    Masha Allah wlhi dhanka saxurta isku dhaqan nahy marka saxurto maku naqsado inti salada laga gaarayo quran aqrisana marka dukto kadib wasexana 10:30 hurdada kaso toosa salat istaqar dukana howsheyda qabsana alhamdulillah Ramadan Mubarak ilahe hanaga aqbalo acmasha wangsan ❤ noso badi routinka

    • @sweetamla2058
      @sweetamla2058 Před rokem +2

      Salaaat dhuxa dheh

    • @caaishacuudmahamed2751
      @caaishacuudmahamed2751 Před rokem +1

      Walee hurdo waadka dharagtay masha allaaah aniga waxan tosaa saxuurta ka hor illaaa duhurka hurdo isma aragno

    • @Xaawo_sharaf262
      @Xaawo_sharaf262 Před rokem +1

      @@caaishacuudmahamed2751 mxa qawata wlley😂😂😂😂

    • @Xaawo_sharaf262
      @Xaawo_sharaf262 Před rokem

      @@sweetamla2058 wll salatu dhuxa waxa la dhukta 11:30 ama 11:50

  • @Mss_Dagan_
    @Mss_Dagan_ Před rokem +11

    Maasha'allah best routine 🎉❤❤❤

  • @nimoomer9500
    @nimoomer9500 Před rokem +2

    Masha allaah wallshy quruxeey allaah haku barakeeyo

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 Před rokem +3

    mashAllah abaayo waka faidey boorishka wa ku saxuurta jazakaAllah qeir abaayo ❤️🇸🇴👍

  • @daganmaxamed279
    @daganmaxamed279 Před rokem +3

    Mansh allah ilahay haidin xifdiyo adiga iyo familkaga quruxda badan walahi waxan kugu xirnahay sidad jamacadada uilaliso camal muqalkaga marko wanku farxaa waxbadana wanka bartay ilahay ajar iyo xasanad hakugu badalo ❤

  • @qajo9403
    @qajo9403 Před rokem +4

    Masha'allah Masha'allah codkaga marka quraanka aqrinso macaane Masha'allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sayiddaud4
    @sayiddaud4 Před rokem +6

    Msha Allah so beautiful my dear sister from another mother Allah yaxfidka macalimadeena nasriina I have respect full 🙏

  • @sacdiyaabdullahi7539
    @sacdiyaabdullahi7539 Před rokem +18

    Ilahey amarkiis ani boorashka labo labo igu qabato😢 masha allah codkaaga quranka qurux waaye alle haku siyaadiyo

    • @farhiamohamed6628
      @farhiamohamed6628 Před rokem +3

      Kulamid ahy nasro mar ey turkey jogty mid san cml loo shida shiitey lalabo la cabi wayey😆😅😅😅😅

    • @aminaisxaaq36
      @aminaisxaaq36 Před rokem

      ❤e

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před rokem +2

    Nasrooy walahi waan ku sugaayay xbbti ilaahey qeer haku siiyo mcny soo badi 😊❤❤

  • @naazlineon2692
    @naazlineon2692 Před rokem +2

    Masha allaah tabarakallaah nasraay dar alle ayan ku jeclahay abaayo qoyskaga iyo adigaba rabbi ha idin xafido farxad badan ku waar

  • @falastiiinahmed9671
    @falastiiinahmed9671 Před rokem +2

    Masha Allah nasra qurux ku jeclahay abayo Allaha ku barakeeyo 🥰

  • @nasromaxamednasromaxamedka1327

    Masha Allah Sami Allah ku xafido familkaga🥰

  • @rahmamohamd5357
    @rahmamohamd5357 Před rokem +3

    Masha Allah nasra hanaan wacan ku jeclahay ilaahay haku xifdiyo adi iyo famil kaga ❤

  • @khadiijomahamud1762
    @khadiijomahamud1762 Před rokem +11

    Mashaa allah mashaa allah mashaa allah codka qur'aanka allah hakuu siyaadiyo

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 Před rokem +1

    Gawadhada markaat o timid qurux Alla hoyo mcnaa ❤

  • @Sakiya-gy3vg
    @Sakiya-gy3vg Před rokem +2

    Masha alaha

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 Před rokem +2

    M.a dumashi qurux gaari baad tahay alle hanoka xifdiyo wllky Hassan gabdh karti leh baa alle kumaneyste m.a farxad kunoolada mcnto🥰🥰

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Před rokem +1

    Mashallah indhaheena sharkooda allah kaa qabto abaayo❤plz noo soo sameey alaabtaa suxuurta ee aad isku shiidey plz i like it because cunada caadiya ma jecli inaa ku saxuurto sidaadoo kalaa wax isku shiitaa bal codsi noo soo sameey bi'idnillah😊❤

  • @halawashohalawasho9098
    @halawashohalawasho9098 Před rokem +3

    Wll murad baan leyahay inu alle u fududeyo ducada iso wada mara walalaha❤🤲🤲

  • @almaasaxmed4215
    @almaasaxmed4215 Před rokem +2

    Nasro quranka sida uaqrinayso kahelay maasha allaah

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 Před rokem +2

    Masha Allah Abaayo nasro warabna Abaayo furudka ad isku darte xbbti ❤❤❤❤👨‍👩‍👧‍👧💯

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 Před rokem +5

    Baby yar timihiii waaaa u dhaadheeraadeen manshllh .adoo leh timaha hablaha ee dhadher ayaa jeclahay ayaa arkay manshllh ❤

  • @ahmedarab7526
    @ahmedarab7526 Před rokem +1

    Masha allah wllshy wa cod ficanthy ilahay ha ku siyaadiyo dhanka qur,aanka

  • @dagancumar1697
    @dagancumar1697 Před měsícem

    Nasra quranka aadbaad ugu god qurux badantahay

  • @hananqurux9457
    @hananqurux9457 Před rokem

    Walee nasro ciyar kuma jirto alabtedii lee u taal waa naag dhan walbo ka dhameystiran dhaqalo edab daganan masha Allah abaayo ❤❤

  • @ajmalexsaas2927
    @ajmalexsaas2927 Před rokem +2

    Mash allah nasra wanku jecel nahay ilhay haku xifdiyo💕💕💕💗💗

  • @dekowadan5611
    @dekowadan5611 Před rokem +1

    Masha Allah

  • @user-vl9fl8ho9i
    @user-vl9fl8ho9i Před rokem +1

    M.a allah ku xafido abaayo🥰🥰

  • @ismaaciilnusra7454
    @ismaaciilnusra7454 Před rokem +1

    Mansha Allah quruxey allaha kuu barakeeyo codkaaga

  • @najmaqurux3141
    @najmaqurux3141 Před rokem +2

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️

  • @samiiraqalbi22
    @samiiraqalbi22 Před rokem +1

    Ramadan mubarak xabiibti iso boqada CZcams keyga nasro asxbteyda❤❤❤❤

  • @ifrahosman3615
    @ifrahosman3615 Před rokem

    Masha allah macalimadeyda ale hakuxifdiyo aad baan kujeclahay qaali ii noolaaw inta nolal jirto

  • @shukricabdulahi5231
    @shukricabdulahi5231 Před rokem +2

    Masha allah Abyo Mcny tinta gbdha Lee noo qari Allah ku barakeeyee 😘🌷🤗

  • @user-yz7de9nk5f
    @user-yz7de9nk5f Před rokem +1

    Family beautiful Masha Allah🥰🥰💯💯

  • @Maizomuhumett
    @Maizomuhumett Před rokem +1

    Mnsha aalh❤

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 Před rokem +7

    Masha Allah waa muqaal qurux badan❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nastehaali2497
    @nastehaali2497 Před rokem +4

    MashaAllah tabarakalah ❤❤❤❤❤

  • @allehakubarakeereyo6405
    @allehakubarakeereyo6405 Před rokem +1

    Nasroy cunto aa no so galiso intaa waayday ba routine no so duubtay masha allah abayo horumar wacan❤

  • @salwaarab6435
    @salwaarab6435 Před rokem +1

    Masha allah 🥺❤

  • @nimcoyasiin6902
    @nimcoyasiin6902 Před rokem

    M.allah manaal wey weyantey timihiina wey u baxeen ramdantii hore nuune yar bay ahyd intaa iyo in la.badanba jir joog habo♥️

  • @princessaloora7911
    @princessaloora7911 Před rokem +3

    Nosoo duub abaayo night routine 🥰

  • @yousra52
    @yousra52 Před rokem +1

    Hore u soco wanada waa qadatey malmhan update noqote😂🥰😍

  • @laylawarsame5810
    @laylawarsame5810 Před rokem

    Nasta xbbti mash allaah bana ku leeyhy waxaad noo tahay macalimadda hablaheena, hormar wacan baan kuu rajaynayaa Noloshu kuma xumayso Eabbe idankii 🤲 waxaan kuu jeclahay sida walalashyda ila xudunta ah, Rabbi ha ku xifdiyo adiyo dhamman familkaaga.❤

  • @mirnaaaali6169
    @mirnaaaali6169 Před rokem +2

    Maclimad nasro thnk u intan cunto ka barte abalkada janada ale hakaga dhigo🥰

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 Před rokem +1

    Masha Allah tabarakallah ilxun alla niga haayo

  • @FardowsAbdi-bs7mm
    @FardowsAbdi-bs7mm Před rokem +1

    Mmash allah xbbty tageere number one ku ahay no sogali suxurta aan ka faidne

  • @xaliimosiidow4169
    @xaliimosiidow4169 Před rokem +2

    Masha allaah alle hakuu barakeyo family kaa ka abayo

  • @naimosulaiman8881
    @naimosulaiman8881 Před rokem +4

    Ugu dambeyn Manaal yariisey timo ayaa uso dhashay Masha Allah

  • @fatimaali3609
    @fatimaali3609 Před rokem +1

    Nasro abtidoon love u mcny

  • @sabrincali3196
    @sabrincali3196 Před rokem +2

    M.a Allah Allah kuxafido ❤❤

  • @roodacilmi624
    @roodacilmi624 Před rokem +2

    Nasrow wll guriga makira dhirti adwarabinjirtay way dharaden iyo canugtayara timidity way unheralded mashalsh nasra qurax ibadan bankugu xidhna wll ad bankujrcelahay fidyowgaga inolow walal

  • @maymunfarah6817
    @maymunfarah6817 Před rokem +2

    Mnsha Allah karti badan nasra caday ❤🎉

  • @omlayandadili641
    @omlayandadili641 Před rokem +1

    ماشاءالله عليك اختي نصرة انتي سنعه ربي يحفظك ❤

  • @raaqiyaaxmed436
    @raaqiyaaxmed436 Před rokem +2

    Yes qalbi night routine noo soo gali

  • @muhanadmohamed2441
    @muhanadmohamed2441 Před rokem +1

    Gabadha aan ka taageero social media ha keep going abayo

  • @samsitmohamed2809
    @samsitmohamed2809 Před rokem +3

    Noo soo samey night routine ❤

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 Před rokem +1

    Wcs m.a alahakuxifdiyo wll waxaan kaacodsanaa inaad iisameyso lingi

  • @SalaadoH
    @SalaadoH Před měsícem

    Mashaallah❤❤

  • @Inayaha104
    @Inayaha104 Před rokem +1

    السلام عليكم
    Abaayo saxuurta manoosoo galin kartaa adoo mahadsan wax dhan ma cuni karo gas dartiss thanks 😊

  • @mohanoudikraan9729
    @mohanoudikraan9729 Před rokem +2

    Mashalah ilahay hakudaayo guulayso ❤

  • @AlishariffNuur-ln4gy
    @AlishariffNuur-ln4gy Před rokem +3

    Masha Allah ❤❤🥰🥰

  • @maryamali4778
    @maryamali4778 Před rokem

    Machallah

  • @mounameecaad2982
    @mounameecaad2982 Před rokem

    Mncha allah tabarakallah nasra alle ha ku xifdiyo xppti

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration Před rokem

    Maa shaa Allah, Caafimaad ku afura abyo video qurux badan waye Ramadan Mubarak

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v Před rokem

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله

  • @AyanHuble-op3cz
    @AyanHuble-op3cz Před rokem

    Mashaa allah manal qurux gabaydhayda wa isku magac & maher allah yax fadakum umii

  • @som1
    @som1 Před rokem +9

    Mashallah beautiful family and decor xx

  • @user-fk5ux8gn1r
    @user-fk5ux8gn1r Před 10 měsíci

    Masha Allah xbbty❤❤❤❤❤

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 Před rokem +1

    Masha aalh cafur ad samaysay wale farah aaya la iska qanina abayo nasray abayo hur mar wacan ayan kurajena

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Před rokem +2

    Mash Allah ❤❤❤❤

  • @farhiamohamed6628
    @farhiamohamed6628 Před rokem +1

    Zoomka sida subtitles furto iiso faidey nasroy oo hadalka maclinka soo qorma xbbt jwb plz

  • @raaqiyoibrhim8089
    @raaqiyoibrhim8089 Před rokem

    Masha allaah nasro sharaf dumashi barakoq qaali

  • @Edebsan444
    @Edebsan444 Před rokem

    Mashaaalh tabaarakalaah xppti alle codkaaaga haku barakeeyo m.a💖❤💯💯

  • @XaawoMustafmaxamed-wo9xy

    M a allah❤❤❤❤

  • @faadumomuxudin23maxamed89

    nasro Abdiulkadir Axmed masha allah wlshey hormar wacn ❤❤

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před rokem +2

    Masha allh sister Ramadan Mubarak

  • @samiiroraage3764
    @samiiroraage3764 Před rokem

    Www mash Allah ilaah haku xifdo wlshey qali hore u soco ❤❤❤❤bountiful

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 Před rokem

    Aad iyo aad aan u jeclahay walaahi wadankeena ma shaa Allaah caadi ma ahan
    Anagana Alla noo kaso dadkeena qurbaha ku maqan waa u xiisay walahi

  • @hamdiabdullhi2626
    @hamdiabdullhi2626 Před rokem

    Mash alha nasara ilhy kher badan haku siyo markasta wan ku duceya cutoyn badan ban ka barey

  • @hodmanalinor331
    @hodmanalinor331 Před rokem +2

    Masha allah macalimadeena guuleysi❤❤😊

  • @mabsuud124
    @mabsuud124 Před rokem

    Maschaalh

  • @bisharoismailaxmed8790
    @bisharoismailaxmed8790 Před rokem +2

    Saxuurta nala wadaag abaa😮😮nasraay

  • @safamaxamed9192
    @safamaxamed9192 Před rokem

    Nasary anig iyo rer kayagub wllhi wanu ku tageern wlll ficanan lhyde inad mar nal kulnto si an sawir kul galo lkn wan k xunhy o sidad caan ma nihin mash allh wll hore usoco♥️🥺👸

  • @kingtripplea5811
    @kingtripplea5811 Před rokem

    Maaasha allh walashy qaali wa mahdsanthy manta sambuus ban sameeyay aan kabartay aniga iyo asxbtyda mhdsnd walashy🙏🙏🙏🙏🙏

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před rokem +15

    Masha Allah ❤️❤️🥰🥰

  • @deeqoalishire7744
    @deeqoalishire7744 Před rokem +1

    Mashlaah family qurux badan ilahay haidin barakeeyo

  • @umushuwaq
    @umushuwaq Před rokem +1

    Mashaa alaah qaali dumar

  • @zariza897
    @zariza897 Před rokem

    Maasha Allah
    Allaha ku xafido adiga iyobfamilkaga insha Allah

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah …..

  • @nasriinabdiaziiz3610
    @nasriinabdiaziiz3610 Před rokem +3

    Masha allah cod quruxbadan ayad ledahy

  • @umuelias
    @umuelias Před rokem

    Mash allh nasra Allah kuxafifo Abyo Manal timaha weka sikanayan qabkaa usameesay bidaar seka galine qabkale ugu hagaaji love u mcnt Ramadan karim

  • @som1
    @som1 Před rokem +1

    Abaayo nasro please ka so hadal xamr iyo nolosha amniga, I am from UK and want to take my children to xamr but everybody is making me scared.

    • @fply3303
      @fply3303 Před rokem

      Saw maha , video inad ka sameyso ayan rajaynaya😊

  • @farxiyoaxmed4407
    @farxiyoaxmed4407 Před rokem

    Masha.allah abyo Allah haku barakeyo

  • @umucuzeyr1412
    @umucuzeyr1412 Před rokem +1

    Masha allah codkaga ilah haku barakeyo❤