MAALINTA 1AAD RAMADAAN ROUTINE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 284

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  Před rokem +75

    Soo daawo 👉🏻 czcams.com/video/dwbiGN7qu5E/video.html

  • @bahjaabdullahi6967
    @bahjaabdullahi6967 Před rokem +71

    Guys let's pls make her reach 500k within Ramadan in shaa Allah 😊

    • @meandyou7020
      @meandyou7020 Před rokem

      She really deserves everything, Those jealous Bitches can fck off 😒 🙄

    • @hamdisalah4427
      @hamdisalah4427 Před rokem +2

      Yes I agree with you.Let help our wonderful sister reach 5000K.

    • @Bewithu-wn5np
      @Bewithu-wn5np Před rokem

      Have great time ❤

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 Před rokem +27

    wlhi beerka u huri jire markad ramadanadi Hore kaliga Afur samaysan jirte oo afuri jirte,lakin Alhamdulilah ramadankan guriga Buux waye,hooyada macan iyo walalahaga kula afurooyo❤️mashalah

  • @NimoHassan-yz5gu
    @NimoHassan-yz5gu Před rokem +75

    Ani yaa iga horeeya maanta😂💃Ramadaan Mubaarak Dhamaantiin Qofkasto Arkaba❤️🙌

  • @ruweidayusufibrahim9226
    @ruweidayusufibrahim9226 Před rokem +18

    Ramdanki hore adi iyo asim le eheden hadana hooyo iyo abtyashiis msha allh 🥰❤️🫶❤️‍🔥⭐️🌙

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Před rokem +5

    M.a waxan so xasustey hoydey markan lanola ramdnka sanbuska saynola samen jirtey miss u mcnto😭😭

  • @nasroshariif1733
    @nasroshariif1733 Před rokem +3

    M.a cimraan waa Abti fcn wxn kahelay siduu wilka yar u bod bodinaayo illahay ha isku deesdo wiil iyo abtigiis ❤️❤️❤️❤️🤲

  • @huseinomar8637
    @huseinomar8637 Před rokem +1

    Masha allah tabaaraka allah

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Před rokem +7

    MashaAllaah xbbty faraxad ku afura ilahey cidladi wu ka saaray ramadankan famliga kula jooga alx🥰🥰🥰

  • @المحققه-س6ص
    @المحققه-س6ص Před rokem +8

    Masha.allah

  • @aminamaxamud415
    @aminamaxamud415 Před rokem +2

    Mashallah nuunr aziim waynow 9 wanaagsnaw Ramadan mubarak ❤

  • @cabdiraxmaanmustafa
    @cabdiraxmaanmustafa Před rokem +13

    Ramadan mubaarak all muslims

  • @najaxxasan1442
    @najaxxasan1442 Před rokem +6

    M.a family qurux badn Ayaad tihin ee Alle haysku kiin daayo Amiira isku filan wnku jeclhy wlhy gabadh karti badn oo wangzn Ayaad tahy Alle hani xafido dhamntiina iyo inti Muslim ☪️♥ Ah Alahuma Aamin yarabi🤲🤲💯🥰🙏🏿👍 inaan u duceeyo inta aan jeclhy iyo inta Aan necbahy wlhy kama daalo🥺❤🤌 Alx 🤲💯 ilahow adeey mahad kugnaatay soonka nabad iyo barwaaqo iyo cafimad iyo cimridherer nagu soo garsiiyay alx🤲🤲🥺❤👍 Soonkan soonkisa kale Alle cafimad iyo cimridherer nagu gaarsi🤲🤲💯🙏🏿

  • @iftinqurux7959
    @iftinqurux7959 Před rokem +7

    Ramadan Mubarak all Muslims 🌙❤️🕋

  • @ayaanmahamed7435
    @ayaanmahamed7435 Před rokem +4

    Mnsh allh nimcoyinak aanu ku jirano Alle ha inosiyadayo intan hasanin Alle ha siyo wx woyi nimco aan lagu waren fimili qurubadn nimcad ku Kirsten Alle ha idin siyadiyo Insh alllh 👋

  • @faisasamatar653
    @faisasamatar653 Před rokem +4

    Mash allh Ramadanka cunugagag kula afuraya Wlhy marka miska ku arky bn Videoga furay allh hku dayo

  • @sabriincqadir5283
    @sabriincqadir5283 Před rokem +3

    ayy manta dhan sugaye wlhi hada tarawiix ka imadey ramadan kareem amiira😍😍

  • @xaawowr6301
    @xaawowr6301 Před rokem +5

    Aanaa uhoreeyo my queen amiira🇸🇱💪

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Před rokem +1

    M.a family Allah ni barakeyo Ramadan Mubarak sister

  • @cabdiraxmaanmustafa
    @cabdiraxmaanmustafa Před rokem +6

    First comment wllhi today I am happy Ramadan mubaarak soomaali maxamed meelkastoo adduunka ka joogtaan

  • @umuahmed706
    @umuahmed706 Před rokem +4

    Amiirooy wllshy hooyo dan haysato baan ahay ma I caawin kartaa 😢

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 Před rokem +1

    Mashaa Allah ❤❤❤❤❤

  • @najmoabdulaahi8810
    @najmoabdulaahi8810 Před rokem +3

    Alxm horta illhy ba mahdaa leh 2021 ila hda 3 son ban ku dawanyaa alxm illhy hanaga aqblo alle hgu xfido adi neh❤️🫶🏻🥰

  • @SabarinAdenibrahimAden-bm1dp

    Ayyy ana uhoreyo 😂😫🥺💃🏻❤️

  • @amalmahrez7078
    @amalmahrez7078 Před rokem +7

    Saan u sugaayey Lee 😂😊 Amiiro Qurux Nooloow abayo ❤❤

  • @nafisomacalin6285
    @nafisomacalin6285 Před rokem +8

    Masha Allah sister keep going 🥰

  • @haniali9138
    @haniali9138 Před rokem +9

    Keep going sis❤❤❤❤❤

  • @ana2604
    @ana2604 Před rokem +3

    Alla waa jeclahy Amiiroy family ka dhan inay isla shaqeeyaan m a farax weey

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před rokem +1

    Masha allaa amiira xabiibti azim yare waxkate ikabar so ulaqabsadi ilaahey haku xafido insha allaa xabiibti ❤❤❤

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 Před rokem +2

    Masha Allah 🌙👍❤️

  • @nadiahajji7262
    @nadiahajji7262 Před rokem +1

    Maku caajiseno nos badi video yada wllo qaali ❤❤❤❤❤ mash allah

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před rokem +2

    Maasha Alaah Yaahekikro Hooyo Macaaan hakula Afurto. Mama Ramadaan Kariia❤❤❤

  • @ubaxshire3842
    @ubaxshire3842 Před rokem +1

    SOON Half millon Queen❤️🥵

  • @nasriinxasan708
    @nasriinxasan708 Před rokem

    Maasha Allah

  • @hamdaosman4700
    @hamdaosman4700 Před rokem +1

    Amiira videoyadada Kuma caajiso wlhy I like your routine ❤

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 Před rokem +1

    Masha Allah Masha Allah Ramadan mubark adiga iyo familyga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumabashir50
    @fatumabashir50 Před rokem +1

    Waan rabnaa mcnto nosoduub iyo sanbuska ba

  • @hakiimaaxmed7572
    @hakiimaaxmed7572 Před rokem +3

    Mash allah ramadan mubarak dhamantin inta aragta comantigan

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 Před 11 měsíci

    Waada mahadsan tahay wll la mida

  • @hodacabdi295
    @hodacabdi295 Před rokem +2

    M.a ❤😊Ramadan mubarak 😊

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 Před rokem +2

    Masha Allaah 🤗❤️

  • @raaqiyoabdirisaaq
    @raaqiyoabdirisaaq Před rokem +2

    MaannshaALLaaaah❤

  • @maryanosmaan5528
    @maryanosmaan5528 Před rokem +3

    Qofka ugu horey dawaday saaan usagaye lee😂❤

  • @istarabuukar
    @istarabuukar Před rokem

    Masha allah ❤

  • @naimamohamed3178
    @naimamohamed3178 Před rokem +3

    Ramadan Mubarak quruxey

  • @fatuush675
    @fatuush675 Před rokem +2

    Yaba kaa fiican cawa waad noso dhaqsatee sidaas nogu wad umu asiim

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Před rokem +1

    Aslam alaykum habo Ramadaan Mubarak ❤

  • @farhia2006
    @farhia2006 Před rokem +2

    Noo soo badi abaayo mcn❤🥰

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 Před rokem +3

    Masha Allah maanta anaga xitaa Ramadan ka Illaahey rahmadiisa noo da eeyso roob in the UK

  • @user-ut3fv5im9h
    @user-ut3fv5im9h Před rokem

    Masha allah

  • @queennasracayush5789
    @queennasracayush5789 Před rokem

    Masha Allah ❤

  • @xamdacabdi3890
    @xamdacabdi3890 Před rokem +2

    ameen

  • @AbdiasiisFarah-wc3cs
    @AbdiasiisFarah-wc3cs Před 3 měsíci

    Sriirtaad hooyo hooyuu kaurinayaa❤❤❤❤

  • @FartuunAli-bp9ln
    @FartuunAli-bp9ln Před rokem

    Mashaalaah

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Před rokem +1

    Ramadan Mubarak to All Muslims around the world 🌍

  • @umusharif7603
    @umusharif7603 Před rokem

    Masha Allah

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před rokem +1

    Wcs abayo amiira masha allha tabarikllha Ramadan mubarak dhaman musliminta mal walbo waxan idin leyahay ramadan kariim 🌙☪️☪️❤️❤️❤️🥰🥰

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před rokem

    Masha allah mama clwiyo io ilmhed alaa yahfid reer mlesia io reer nairobi wnolaten roob xmarna kulel alx illhy roob hno keno.😢🤲🏻

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671

    Mashaa allha my family Ramadan mubarak ☪️ ❤❤❤

  • @nasroabdulaahihussein628

    Maasha Allah abaayo 🎉🎉😊

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před rokem +1

    Masha Allah keep going ❤️ 👍 ❤️ 👍

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 Před rokem

    Mashaa Allah ❤❤❤❤❤😊

  • @yaasmiinnuur8887
    @yaasmiinnuur8887 Před rokem +1

    Mash allah amira family qurx badn baa hesataa ilahy ha idin xifdiyo ❤😊❤

  • @fihiimaaxmed2992
    @fihiimaaxmed2992 Před rokem +3

    Ramadan Mubarak my family qurux badn ❤❤

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 Před rokem

      Asc Xabibti Amiiro Wilka yar Cuntadis ha ka hadalin maxaa yelay waa imo yar dadka indhahoda ka qari waa uun talo walid Xabibti Amiiro

  • @laylamabsuud1070
    @laylamabsuud1070 Před rokem

    Masha allh masha llh aziim allh haku barakeeyo habo

  • @HindashireCade-fh8qb
    @HindashireCade-fh8qb Před 10 měsíci

    Masha allah xabiibti

  • @zahraahmed5687
    @zahraahmed5687 Před rokem +2

    Masha Allah ♥️♥️♥️💙

  • @awoelmiali4993
    @awoelmiali4993 Před rokem

    رمضان كريم امره يا حلوتي لوًاناًجيتي مليسيه. هشفلكً انتي وًعالتتك احبك اويً يا روحي😍😍😍😍😍❤️❤️❤️

  • @khadroadan9787
    @khadroadan9787 Před rokem

    mansh allllh amiira keep goin xbbt runti aad baan kutagera wlshy horumar wacan

  • @sabrinaabdifatah7129
    @sabrinaabdifatah7129 Před 8 měsíci

    Amiira pls prt2

  • @ubahmahadbashey1890
    @ubahmahadbashey1890 Před rokem

    Wxaano daan anii kalikeey sameyo😢 idinka shan qof kusameyneysiin😭ajiir iyo xasanad Alle hanaga wada siiyo

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 Před rokem

    Ramadan mubaarak Amiiro qurux iyo famille ka 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Asma_ismail77
    @Asma_ismail77 Před rokem

    Ramadan mubarak

  • @ugasosead6152
    @ugasosead6152 Před rokem +2

    First inta ramadan la socty routinka😊❤❤

  • @nafisaosman4399
    @nafisaosman4399 Před rokem

    Asc maasha alaah tabarakalaa walaalo ilmaha yar cuntada markaad siinayso hasoo ban dhigin wax kastaa dhici kara cid kastaa ku dawanaysa dad aanba waxba haysan ayaa ku dawanaya dadka badan koodu masha alaah ma yaqaanan plz and plz nuunaha yar markaad wax siinayso qarso raalina iga ahow hadii aad i dhibsato

  • @user-ll9pl3lh2l
    @user-ll9pl3lh2l Před rokem

    ماشاءالله رمضان كريم

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy Před rokem

    M.a Ramadan Mubarak tagyero from Kenya

  • @nastehobottan9024
    @nastehobottan9024 Před rokem +1

    Scw scw scw scw scw scw

  • @xaawomaxamud489
    @xaawomaxamud489 Před rokem +7

    Ilaha kuu daysto apyo Asim Yare👶💗🙌

  • @Mahour7038
    @Mahour7038 Před rokem

    Ramadan moubarak ❤

  • @memonxalima4499
    @memonxalima4499 Před rokem

    MashaAllah 🎉🎉

  • @monalizalovemadrid9594

    M.a alle ha idin xafido so beautiful family 👪 😍 ❤

  • @SANTIKUMI1
    @SANTIKUMI1 Před rokem

    #Masha_allah,
    The best #hoyo iyo #jawi_dagan #masha_allah,
    Video qurux bdn waaye Thankz #queen👑,
    #Azim 🤴.

  • @mandeeqyuusufmandeeqyuusuf

    M.a😍😍😍😍❤

  • @xafsaxaji4576
    @xafsaxaji4576 Před rokem

    Ramadn Mubarak ❤ Amira

  • @fadumaabdulaahi5220
    @fadumaabdulaahi5220 Před rokem

    Mashaa allah

  • @mhameddave9758
    @mhameddave9758 Před rokem +2

    Maasha allaah ❤

  • @ladancabdulahi3889
    @ladancabdulahi3889 Před rokem +1

    Mashallh

  • @ishwaaqaxmed5073
    @ishwaaqaxmed5073 Před rokem

    MaanshaAllh waa jeclahay routineka ramadanka aad so galiso hakancaajisin horey usoco abayo

  • @Micraaj-.1997
    @Micraaj-.1997 Před rokem

    Wow Ramadaan keerm 🌙 Amira💜💜💜🌙💜🌙💜🌙💜🌙💜🌙

  • @user-ou1gc1wo6k
    @user-ou1gc1wo6k Před 9 měsíci +1

    ❤❤❤❤

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 Před rokem

    MashaAllah Amiraa quruxey ❤

  • @sohaanmohamed
    @sohaanmohamed Před rokem

    Ramadan Mubarak ❤

  • @mohammedseid2451
    @mohammedseid2451 Před rokem +1

    Allaw xaas wanagsan nasii 🤲

  • @nimcoabdisalanyuusufnimc-xk2wd

    Ramadan mubaarak 😍❤️

  • @user-ge4co3mg2j
    @user-ge4co3mg2j Před 5 měsíci

    Ilhow wax walbo An ku raajo weynahy I rumey❤

  • @maxedabshirxiis6155
    @maxedabshirxiis6155 Před rokem

    Masha alah alaha idin xafido aamiin aamiin is

  • @caashosuleymancabdulahi7601

    Masha allha 😊

  • @user-wo6iz7ho8w
    @user-wo6iz7ho8w Před rokem

    رمضان الكريم ياأ ختي❤❤❤

  • @Iman-321
    @Iman-321 Před rokem +1

    Plz video no dheere kuma cajiisena ❤