maanta rotinkena waa nadaafad. kashaqeynta guriga qayfican thy

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 128

  • @hodancali958
    @hodancali958 Před 3 měsíci +23

    Masha Allah tabaarakallah Allaha ku caawiyo ilmahana hakula koriyo abayo anagana like aakuugu dadaaleynaa hal mid aankugula telinaa abaayo maro baati hal yaardi soo gooso istiraasho si aad uga dhigatid digsiga markaad dabka ka dejineysid garbasaartaada ha isticmaalin halis waaye mida kale koobabka iyo alaabta kale hal beeshin ha iskula ridin saxan ama sagbad gooni ah saaro koobabka, galaasmiinta, qaandooyinka iyo shaah miirka miiskana saaro si ay nolosha kuugu fududaato mahadsanid ❤❤

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc Před 3 měsíci +9

    Masha Allah ❤

  • @user-vs6gh7mc9r
    @user-vs6gh7mc9r Před 3 měsíci +6

    Ruqiya hore u soco waad gaari doonta meesha ugu sareyso.wey kuu hagaagi.inshasha,allaa.ilmaha a allaha kuu caafiyo.

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 Před 3 měsíci +7

    Maashalaah ilahay ha idin barakeeyo lamanaha

  • @muhuboali9896
    @muhuboali9896 Před 3 měsíci +5

    Maasha allaah, rutuxleey, horay u soco ,waalasoo wada maray qoxooti , waadka bixi

  • @fardowsofalsan
    @fardowsofalsan Před 3 měsíci +10

    Roqiyo cadey hoyo karti bdan ❤❤

  • @kmss757
    @kmss757 Před 3 měsíci +6

    Insha Allah adoo 1M💖 garana waa arki donaa insha Allah iska didaal abaayo❤❤❤🎉

  • @najmaqaasim3672
    @najmaqaasim3672 Před 3 měsíci +5

    Masha allh

  • @socialanixety1811
    @socialanixety1811 Před 3 měsíci +2

    Beautiful food!!💕 Mash Allah

  • @user-qz9hg4cr9d
    @user-qz9hg4cr9d Před 3 měsíci +6

    Mash allah

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 Před 3 měsíci +4

    Guulayso wll qaali ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑👸🏼👸🏼👸🏼hooyo karti leh ✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽❤️❤️❤️

  • @rahmogamadid6018
    @rahmogamadid6018 Před 8 hodinami

    Say masha allah Tabarka Xabibti ♥️♥️♥️🫶♥️💯💯 family qurux badan

  • @user-so2ug4ug7t
    @user-so2ug4ug7t Před 24 dny

    Maansha allaah walaashay
    Hooyo fiican baad tahay ❤❤❤

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir Před 3 měsíci +3

    Maasha Allah habo

  • @luulfarah6126
    @luulfarah6126 Před 2 měsíci +2

    Mnsha allh wll muhiimadu waa in aad noloshada ku qanac santahay Alle ha kuu bara keeyo wll

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 3 měsíci +3

    Manshaallah 😍 😊

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 Před 3 měsíci +3

    Sibadan masaaro like i waan daawadaa danbiga ayaan iska dhaafaa lakiin idinka waan idinsaaraa lamana waanu caawinaynaa horo usoco waxan jecelahay sidaad udadaasho maansha alah

  • @nastheamohamed9528
    @nastheamohamed9528 Před 11 dny

    Masha alaah hooyo karti leh oo yar horay usoco

  • @user-kc3ym2bl5r
    @user-kc3ym2bl5r Před 3 měsíci +4

    From Canada 🇨🇦 naagnol batahay alaha kuxafido habo😊

  • @user-hk8il3mo9l
    @user-hk8il3mo9l Před 20 dny

    Masha Allaah Abaayo mcn horey u soco 💋💋♥️♥️♥️💯💯💯💯

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 Před 3 měsíci +7

    Maashaa allaah tabaaraka allaah ❤❤❤

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 Před 3 měsíci +1

    MashAllah Illahey ha ku cawiyon

  • @AliAbdulle2007
    @AliAbdulle2007 Před 3 měsíci +1

    Ma sha allaah

  • @traderhassan5304
    @traderhassan5304 Před 3 měsíci +1

    M,a Gabadh adag ayaa tahy Allaha idiin Wanaajiyo

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Před 2 měsíci +1

    Macan mufda ❤allha udidaweyo

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 Před 3 měsíci +1

    Hooyo fariida baa kudhashay way ku tababartay maxamed baa nasiib kuu yeeshay hada gabadh tababaran way yaryihiin maansha alah

  • @user-xs7nd6lt2p
    @user-xs7nd6lt2p Před 3 měsíci +1

    Ruqiyo cadeey eedo alahA idin barajkeeyo

  • @Hooyomacaan_A
    @Hooyomacaan_A Před 3 měsíci +1

    Masha Allaah Tabarakallaah

  • @fadumafarah6229
    @fadumafarah6229 Před měsícem

    Masha Allah Tabarakallah abaayo quruxey Allah kubarakeeyo gacanta

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Před 3 měsíci +2

    Marshall allh

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Před 3 měsíci +5

    Mashlj🎉🎉 gabadhan qarnigi hal mar aya lahela❤❤ mahlh marwo wngsn nolol fraxt leh

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Před 2 měsíci +1

    Mashallaha 🎉

  • @AmishJama
    @AmishJama Před 2 měsíci

    Mansha allaah hoyo yar oo qanacsan aya tahay allah hakula garabkalo ilahay riyadada haku rumyeeo qaaali

  • @foosbaddi6753
    @foosbaddi6753 Před 2 měsíci

    Ma sha Allah tabaarakallah woow soodhawow habo waa kugu faraxsanahay

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam Před 3 měsíci +1

    Hooyo adag waye masha Alah

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před 3 měsíci +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @zamzamali5403
    @zamzamali5403 Před 2 měsíci

    I miss kakumo ❤️Waan ku dhaashay yarantaydi neh waan joogay markan channel kaaga dawdo waxa soo xasuusta yaranteydi. I love ur channel ❤️ Keep going qali

  • @monasoomali9311
    @monasoomali9311 Před 2 měsíci

    ماشاء الله تبارك الله

  • @DeqaRoble
    @DeqaRoble Před 2 měsíci

    Waa Ku daawaday ilaah ha Ku siiyo irsaaq wanagsan

  • @anhaar7544
    @anhaar7544 Před 2 měsíci

    Masha Allah

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v Před 3 měsíci +1

    MashaAllah ❤❤❤

  • @NimcaaMahamed-xu9mg
    @NimcaaMahamed-xu9mg Před 3 měsíci +1

    Abayo mcn ani isogali sida mufada uqaste unakarise please 🎉🎉🎉❤❤

  • @hiboabdulahi23
    @hiboabdulahi23 Před 2 měsíci

    manshallah alle ubadka ha kula koriyo walal😊

  • @maryamaaxmed8859
    @maryamaaxmed8859 Před 2 měsíci

    Masha allah guuleysta abaayo noloshu waa qanacsanaan❤🎉

  • @user-fm2hd2oo9y
    @user-fm2hd2oo9y Před měsícem

    Horay usoco abayo mcn❤❤

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 Před 3 měsíci +2

    M.a hooyo karti leh

  • @AsmaAbees
    @AsmaAbees Před měsícem

    Masha allah❤❤❤❤

  • @FathiQurux-sx3fv
    @FathiQurux-sx3fv Před 3 měsíci

    From Finland 🇫🇮 guuleyso abayo❤

  • @sidrimussa4626
    @sidrimussa4626 Před 2 měsíci

    Mashallha

  • @AsmaAbees
    @AsmaAbees Před měsícem

    Masha allah❤❤❤❤❤❤

  • @Happ147
    @Happ147 Před 2 měsíci

    Alle haku qurxiyo nolosha abayo

  • @user-mp2mj8hz8j
    @user-mp2mj8hz8j Před 3 měsíci +1

    Maash aallh❤

  • @socialanixety1811
    @socialanixety1811 Před 3 měsíci

    Maasha tabaaraka allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @anisoyareychannel12
    @anisoyareychannel12 Před 3 měsíci

    Asxaabey anna isoo booqda please routines qatara soo sameeyaa❤❤

  • @amiiracabdala6419
    @amiiracabdala6419 Před 3 měsíci

    Abaayo alha ku karayo ilmaha mansh alha

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 Před 3 měsíci

    Alaha kuu caafiyo ilmaha

  • @foziasaleh7952
    @foziasaleh7952 Před 3 měsíci

    Mashaallah hoyo wan ku tagersanahay ❤🎉❤

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x Před 2 měsíci

    Markiindhuxusha sas uqaxdo biraha kadaji abayo digsiga dabada usaar

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 Před 3 měsíci

    Ilahay ha ku gargaaro ameen ❤❤

  • @user-qz5ov6hs4d
    @user-qz5ov6hs4d Před 2 měsíci

    Masha allah ❤❤❤

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Před 2 měsíci

    Marshall allh 😂❤❤❤❤

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk Před 3 měsíci

    Masha alah

  • @ikranhassan2348
    @ikranhassan2348 Před 2 měsíci

    Abayo mofaha ibar😊

  • @aminoadam5934
    @aminoadam5934 Před 2 měsíci

    Msha allh tabaraka allh 🥰🥰❤️

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp Před 3 měsíci

    Masha allaah tabarakallaah

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽👸🏼👸🏼hooyo geesiyad Ah karti badan ❤️❤️❤️❤️❤️👑👑✊🏽✊🏽❤️❤️❤️❤️❤️

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew Před 3 měsíci +1

    Yanyada biyo badan kudhaq qudartasifican loo dhaqaa abyo mcn ruqiyo

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x Před 2 měsíci

    Masha alaah horay usoco abaayo

  • @user-hr7tm3mu8o
    @user-hr7tm3mu8o Před 2 měsíci

    Mansha allah abaayo guulayso ❤❤❤❤

  • @MakoMacalin-sh8rh
    @MakoMacalin-sh8rh Před 2 měsíci

    M.a mcnto alle haku xafido

  • @umumucaad3298
    @umumucaad3298 Před 2 měsíci +1

    Asc, habaryar, beens markaa karinaysid yanyada ka dhaq.

  • @user-ix2hb2vf4m
    @user-ix2hb2vf4m Před 3 měsíci

    Mashaa aalaah

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi Před 3 měsíci

    Illaah ayaan kaaga baryaa in nolol macaan kuugu badalo aduun iyo aaqiro abayo

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 Před 3 měsíci

    MaashaAllah

  • @user-kw9nq9hk8o
    @user-kw9nq9hk8o Před 2 měsíci

    Masala allha ❤❤❤❤

  • @jawahirahmed2370
    @jawahirahmed2370 Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před 3 měsíci

    Mcnto fuulka dhacanka waa laga daadhiyaa waana la dhaqaa raqeyna ku dar.

  • @MunaMahamud-de5uy
    @MunaMahamud-de5uy Před 3 měsíci

    Hormar wacn❤❤❤

  • @user-ss9zd5km2w
    @user-ss9zd5km2w Před 2 měsíci

    Masha allah abaayo horay usoco❤

  • @user-pk6wz9fx4x
    @user-pk6wz9fx4x Před 3 měsíci

    Mashallah ❤

  • @lamyocadey8120
    @lamyocadey8120 Před 2 měsíci

    Mashallah ❤❤❤

  • @NimcoYuusu
    @NimcoYuusu Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NasroBaashi-wz1bs
    @NasroBaashi-wz1bs Před 3 měsíci

    Abyo hore u soco ❤❤❤❤❤❤❤🎉😊

  • @MaryanEggar
    @MaryanEggar Před 3 měsíci +1

    ❤❤

  • @ShamsoCabdi-jy2ml
    @ShamsoCabdi-jy2ml Před 22 dny

    Xadgik

  • @HiboMacalin-pu9xy
    @HiboMacalin-pu9xy Před 2 měsíci

    Hore usoco abyo❤

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hodanhodan8863
    @hodanhodan8863 Před 3 měsíci

    Mash alaha ❤❤❤❤❤

  • @MuxuboShikhxusen
    @MuxuboShikhxusen Před 3 měsíci

    Hooyo
    Sharaf badan

  • @fadumocabdiqaadir4743
    @fadumocabdiqaadir4743 Před 2 měsíci

    Habo qaali muufo macsharoinoo soo geli

  • @Raho339
    @Raho339 Před měsícem

    ♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️👌

  • @MariaMohamed-uj2cm
    @MariaMohamed-uj2cm Před 2 měsíci

    ❤❤ horey usoco

  • @user-zz5ne9ug1v
    @user-zz5ne9ug1v Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawahassanabshir1133
    @hawahassanabshir1133 Před 2 měsíci

    Mais allah ❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @qureyshaabdulahishaafow1625
    @qureyshaabdulahishaafow1625 Před 2 měsíci

    😋😊

  • @YusroMaslax-jg4di
    @YusroMaslax-jg4di Před 2 měsíci

    Ku sali nabiga salalaahu calayhi wasalam

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 3 měsíci

    Asc habo ❤❤❤🌹👍

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 3 měsíci

    M sha alla gari qurux badan habo mcn ❤❤🌹👍

  • @AliAdan-zz3om
    @AliAdan-zz3om Před 2 měsíci

    Fcn

  • @AyaanSacid-yv3fn
    @AyaanSacid-yv3fn Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤