Nolosha Somalia 🇸🇴 Jadwalkeena Maanta Iyo Howlaheena Caadiga…

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 120

  • @hilalsaid3966
    @hilalsaid3966 Před měsícem +8

    Maantaa igu horeesay waan kugu soo biiray ❤

  • @user-xd8yj2wo5y
    @user-xd8yj2wo5y Před měsícem +4

    Manta Ayaa igu kaa horaysa waan kuu saray

  • @amranali6867
    @amranali6867 Před 15 dny

    Abayo mnta ayan videoyadada arkay mrka waana jecleesty routinekaga noloshii Somalia ee quruxda bdneed ayaadba iso xasusisay inshallah inaad hormar gaarto ayan rajeynaa❤

  • @Umamuctazim
    @Umamuctazim Před měsícem +3

    Mash allah hore soco abayo

  • @user-ye8wu9co3w
    @user-ye8wu9co3w Před měsícem +4

    Abaayo waan kugu biirey guul wacan❤

  • @FartuunSaalax-o4s
    @FartuunSaalax-o4s Před 18 dny

    Abayo mcn hada kugu soobiiray guul wacan

  • @umuakram5275
    @umuakram5275 Před měsícem +5

    Wad u Qalanta saka kugu so biiry abyo waxan ku rajyneyaa guulo badan ❤❤🎉

  • @LaylaFarah-ym1vc
    @LaylaFarah-ym1vc Před měsícem +2

    Maasha Allah qurux ilaahay haku barakeeyo

  • @Mulki-mc5rh
    @Mulki-mc5rh Před měsícem +2

    Waan ku soo raacay wllo hora mar fiican baa kuu rajeynayaa ❤

  • @user-uq1ev8px5p
    @user-uq1ev8px5p Před měsícem +2

    Mash Allh hoore usooco

  • @UmuSuheyma
    @UmuSuheyma Před měsícem +4

    Masha Allah tabarakalah ❤❤❤

  • @munamanaal
    @munamanaal Před měsícem +3

    Masha allah 🎉❤

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan Před měsícem +3

    Waa kugu soo biiray horay usoco quruxeey🥰🥰

  • @LuulAbdilaahi
    @LuulAbdilaahi Před 17 dny

    masha allh

  • @RuunXasan-rq1xs
    @RuunXasan-rq1xs Před měsícem +1

    Masha allah ❤😊

  • @AraksanIdleh
    @AraksanIdleh Před měsícem +1

    Machallah 🎉❤

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Před měsícem +3

    Mashallh ❤sodhawaw ana made kuso bire ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @shamsomaxamudroble
    @shamsomaxamudroble Před měsícem +2

    Masha allaah tabarakallaah abaayo horamar wacan

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Před měsícem +2

    Masha allah abayo horay usoco abyo adigaa mudan❤

  • @user-no1lb6ln4u
    @user-no1lb6ln4u Před měsícem +1

    Mashalaah

  • @FarhialuckyChannel9810
    @FarhialuckyChannel9810 Před měsícem +7

    ISO bookhda aniga
    Ana ku saarey

    • @Umamuctazim
      @Umamuctazim Před měsícem

      @@FarhialuckyChannel9810 wa ku sary abayo aniga si sar

  • @hibaaqdiine6998
    @hibaaqdiine6998 Před měsícem +2

    abyo wankugasobiray kul kurajena insha Allah burjikada gas malakushuba❤❤❤❤

  • @user-vo9qg3xo7d
    @user-vo9qg3xo7d Před 7 dny

    Aboyo. Mca. Guuleyso ❤️❤️❤️❤️

  • @queensaajida4918
    @queensaajida4918 Před měsícem +1

    Subaxnimo anigoo canjeero dubaayan kudaabanaaaya❤

  • @maryanikraam50
    @maryanikraam50 Před měsícem

    Xabibiti hore usoco wlhi aad ayan ugu xisay noloshaas simple ka ah oo dagan 🎉❤❤❤

  • @fatxicadey6366
    @fatxicadey6366 Před měsícem

    Manta igu kaa Horeeyso Horay usoco xppty 👏👏👏👏

  • @FardowsoAbdi-i3z
    @FardowsoAbdi-i3z Před měsícem

    Keep going walashey MCN

  • @izaugaas
    @izaugaas Před měsícem +2

    Masha Allah hore usoco

  • @Hayat12157
    @Hayat12157 Před měsícem +1

    Abayo Horay U soco Insha Allah ❤

  • @Raxmoruun12-kh5bi
    @Raxmoruun12-kh5bi Před měsícem +1

    Abaayo horey usuco ❤❤❤❤❤❤

  • @user-kw9lz2hl4u
    @user-kw9lz2hl4u Před měsícem +1

    Masha allh hore u soco❤

  • @ZahraRuuja
    @ZahraRuuja Před 21 dnem

    wan ku so dhahay hormar wacan abayo

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 Před měsícem +1

    Masha Allah xbbt gulley so❤

  • @user-zf7gf5gn2e
    @user-zf7gf5gn2e Před měsícem

    Masha allha abayo allha ku xafido hor mar wacan

  • @umusalman1062
    @umusalman1062 Před měsícem +1

    Masha allah cadeey❤❤❤

  • @umradwan4080
    @umradwan4080 Před měsícem +2

    maashalaah ❤

  • @FatumaAbdi-j2h
    @FatumaAbdi-j2h Před 18 dny

    Hori usoco abyo mcn❤❤❤❤❤

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 Před měsícem

    Masha Allah xabiibti hormar wacan ❤❤❤

  • @SafaanaChannel1
    @SafaanaChannel1 Před měsícem +1

    Mashaa allah horay usoco qaali

  • @leilamire1043
    @leilamire1043 Před měsícem

    Walashey masha allh guleyso quruxey

  • @hamdaamerica12
    @hamdaamerica12 Před měsícem +1

    Masha allh hooyo karti leh❤

  • @XasanCabdi-fu1xn
    @XasanCabdi-fu1xn Před 22 dny

    Dadalka badi wad gadhi hmigagee wllo❤😊

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp Před měsícem +1

    Mashlah wagaree xbbt

  • @ayanahmed70
    @ayanahmed70 Před měsícem

    Mashaallah mashaallah ❤

  • @IkramAli-pl8fo
    @IkramAli-pl8fo Před měsícem +2

    Alla nolashan waa uu xiisay😭🤌

  • @queenfatush9901
    @queenfatush9901 Před měsícem

    Waiga haysa abayo horay uu soco inshaAllah

  • @user-mf5wr1sz2w
    @user-mf5wr1sz2w Před 21 dnem

    Guulayso abayo

  • @user-dl6hy3sh3m
    @user-dl6hy3sh3m Před měsícem

    Mansha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @hanihassan3448
    @hanihassan3448 Před měsícem

    Mansha Allah maanta iigu kaahoreeso keep going sis dadka soomaalia joogo waan jeclahay inaa iska daawado xasuus xasuus😅😅🥰🥰🥰

  • @HaniXasan-qi7ub
    @HaniXasan-qi7ub Před měsícem

    Masha allah❤❤❤

  • @naimamohamed3347
    @naimamohamed3347 Před 18 dny

    M.a 😍😍😍

  • @user-sx8ng3ow9o
    @user-sx8ng3ow9o Před měsícem

    masha allh❤

  • @Muhiima_sharaf
    @Muhiima_sharaf Před měsícem

    Maasha allah horay u soco walahi anigoo waqti heynin ayaan kuu dawaday subscribe kuu saray like waana ku dhiiri galina horay u soco mcnt🥰😍

  • @ubahsamatar1080
    @ubahsamatar1080 Před měsícem +1

    Abaayo waku saray subscribe keep going from USA 🇺🇸 ❤

  • @sacdiyacali424
    @sacdiyacali424 Před měsícem +1

    Mesha Allah ani cawa kuso raacay😊

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed Před měsícem +3

    Abyo mcn ana iisoo boqo

    • @Umamuctazim
      @Umamuctazim Před měsícem

      Wa kusaray abayo iso sar aniga

  • @Amalfamily4
    @Amalfamily4 Před měsícem

    mansha allah xabiibti iso boqo

  • @haweyohusseinalasow2151
    @haweyohusseinalasow2151 Před měsícem

    Mashallah🎉❤❤

  • @lullahmed8166
    @lullahmed8166 Před měsícem

    Asc abayo mcn hore usooco i.a manta an kugusobirey

  • @NASTEXAAXMADCALI
    @NASTEXAAXMADCALI Před měsícem

    Manta aniga kudoracay🎉❤

  • @KaahiyeKaahiye-z4k
    @KaahiyeKaahiye-z4k Před měsícem

    Hooyo isku filan m a❤

  • @user-ty4tk8rl3k
    @user-ty4tk8rl3k Před měsícem +1

    M.a hadeeti 600 iyo aaa mareydy hadana 711 horay usoco xbbty

    • @NastehaMudei
      @NastehaMudei  Před měsícem

      Somaha qalbi Alxmdullilah ❤🎉

    • @kaafiyodagan982
      @kaafiyodagan982 Před měsícem

      ​@NastehaMudei hadon kuguso biiraye 813 masha allah Hora u soco

  • @nafisobaashi2668
    @nafisobaashi2668 Před měsícem

    Waa kusaray mcney❤

  • @mohamudhashi-ei7xo
    @mohamudhashi-ei7xo Před měsícem +2

    burjikada ka fogee jiingada walal yayna gurugo kugu gubane

  • @hilalsaid3966
    @hilalsaid3966 Před měsícem +2

    Abyo burjikadaan gaas mise wax kale

  • @Sgfaahiye
    @Sgfaahiye Před měsícem +2

    Wa gaare dadaal insha Allah guleyso maanta kugu so biiray

  • @Saynabiprahin
    @Saynabiprahin Před měsícem

    Abayo xafda dagthy guri kiro malga hela

  • @KunkaronKafiiso
    @KunkaronKafiiso Před měsícem +1

    Abyo burjikada raba Haye kahela xamar ajogaye kan cuntada kukarsaneso

    • @NastehaMudei
      @NastehaMudei  Před měsícem

      Bakaaro ka helee abyo qeybta maacuunta

  • @anisashire3127
    @anisashire3127 Před měsícem +1

    ISO celi

  • @YasimiinIsmaciil
    @YasimiinIsmaciil Před měsícem +1

    sijayada iyo dacasada ama caga sarka kala gar u maydh wllo wayo sijayada wa nadif oo wad ku cibadaysata melbad dhita lkn dacasada wa wasakh waxkasta lagula so joogsanaya

    • @NastehaMudei
      @NastehaMudei  Před měsícem

      Thnks Abyo. Rooga markaa sifiican udhaqay oo nadiif noqday kdibaa sujaayada ku dhaqay ❤

  • @user-ck6xp9ty2o
    @user-ck6xp9ty2o Před měsícem

    Burjiko miyaa waxaan abyo

  • @NasranYunis18-tk3bj
    @NasranYunis18-tk3bj Před měsícem

    Wankugusobiray abayo

  • @nasramchannal
    @nasramchannal Před měsícem +1

    Sodhoawoow abyo

  • @NasroYuusuf-
    @NasroYuusuf- Před měsícem +1

    Abyo burjikada meqa kaso bixisay😊

  • @FartunMohamed-xn1vg
    @FartunMohamed-xn1vg Před měsícem

    Horausoco

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x Před měsícem +1

    Gooryaanka waxu kubataa macaanka abaayo sokorta ka yareey ilmaha somali sokorta aad ujeclnahay jiimna ma aadno guriga lafadhina sas xanuun ugu bixi waynay

  • @hanaamudei
    @hanaamudei Před měsícem +1

    Canjeeradaa igu bashkaareysay.😢

  • @fowsiyoabdi730
    @fowsiyoabdi730 Před 17 dny

    Sholadan inte laga hela

  • @NacimoNashad
    @NacimoNashad Před měsícem

    M.a Wan kugu so biry❤🎉

  • @ridwaanosman6153
    @ridwaanosman6153 Před měsícem +1

    Abaayo youtube rabaa in an furtee iga caawi

  • @binthassanhaji8369
    @binthassanhaji8369 Před měsícem +1

    SomLia xagee ka joogtaa

  • @user-ic8dx3xi1n
    @user-ic8dx3xi1n Před měsícem

    Abaayo xagee joogtaa wan kugusobiiray bijigadab naafto caadi kushubtaa xageen kahelaa

  • @user-mm3kf9dg9f
    @user-mm3kf9dg9f Před měsícem

    M.a abaay waxaa tahay hooyo karti badan oo isku kalson nolosha aayku jirto aan ka faanin dadka qar flogka aad soo duubtay ma aaysan soo doobeen sababtoo ah waxa aay hastaan oo ilaahy siiyay kuma qanacsana abaay kuul iyo hormar balaaran ayaaan kuu rajaynaa waxaana kudhihilahaa xoogaga, waqtikaka, waxaat siisaa hormarka familyka illahy talo saaro waad guleysanay saa insha allah.

  • @maryanmohamed939
    @maryanmohamed939 Před měsícem

    acs

  • @saromaxamuud-hx1ez
    @saromaxamuud-hx1ez Před měsícem

    Abyo inaa kula hadlo raba inteh kala so xiriraa

  • @KaahiyeKaahiye-z4k
    @KaahiyeKaahiye-z4k Před měsícem

    Manta ayaa igu kaa honeymoon wlh

  • @YasimiinIsmaciil
    @YasimiinIsmaciil Před měsícem +1

    badhidu way u fcnthy ilmaha way kula korinaysa goryankana way ka dilaysa saxaradu so racaya

  • @zahriya6821
    @zahriya6821 Před měsícem

    Mexetahy cunuga afarta sano kujiro guriga kuhaysid na dugsiga geey

  • @umumuaad3206
    @umumuaad3206 Před měsícem +1

    Istofka yomi gaska meeqaa kugu filan

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir9537 Před měsícem +1

    Shaaha heel laguma darayo miya kkkkkkkk waa kafatan

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x Před měsícem +1

    Ane hada kugu so biiray

  • @rodokyf-xn3db
    @rodokyf-xn3db Před měsícem +1

    Abyo gaskaas meeqo lagadaa gaas badan muu cunaa

    • @NastehaMudei
      @NastehaMudei  Před měsícem

      Nafto waaye abyo Dhuxusha asiga ka raqiisan

    • @rodokyf-xn3db
      @rodokyf-xn3db Před měsícem

      @@NastehaMudei thanks abyo

    • @fatxiya8881
      @fatxiya8881 Před měsícem

      Abayo iga cawi siden ku helaa ​@@NastehaMudei

    • @IzoQaali
      @IzoQaali Před měsícem

      Meeqa lagada abyo burjikada adigada mahadsan

    • @Leylo266
      @Leylo266 Před měsícem

      20​@@IzoQaali

  • @mudiali719
    @mudiali719 Před měsícem +1

    Haye abaayo subscribe waa ku saraa hadaa ku arkey walahi Manshallah