SAMAFALE OO YIDHI MESHAN AN JOOGO MAHAN SWEDEN MESHAN AN JOGO WA BOQOR. TOYADI GROWE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • WAXA NIGACODSANAYA QOFKI CHANNELKAN SOO BOQDO INU SAARO SUBSCRIBE IYO LIKE COMMENT HOSTA KHUSOOQOR

Komentáře • 16

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 Před 2 měsíci +1

    Samafale Xaqa ku adin Masha,Allah Kan cay tamaya waa Doqon. Samafale Guulayso.

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 Před 2 měsíci

    Masha allah samafale illaaheyy ajir iyo xasnaad allaha kaa siiyo anigo somali ah abgal ah ayaa kuu duceynayo

  • @ZaynabAbdirahman-iy5nb
    @ZaynabAbdirahman-iy5nb Před 2 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před 2 měsíci

    garoowe wa meeshan rabo in an tago wa dad so dhawaynta ku wacan

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Před 2 měsíci

    Samo fale waa nin illahy caaqil
    Waa garaad waa boqor
    Waa nin soomaliyed

  • @user-gp9oq4sd5q
    @user-gp9oq4sd5q Před 2 měsíci

    Fadlan cayda dhaaf Hooyo hacaayin

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 2 měsíci

    Sakeriye saajin waa tuugsadaa waa wax dhintay

  • @saidaosman6524
    @saidaosman6524 Před 2 měsíci

    Ascw
    War nimanyahaw shishooda iska daaya cayda hooyada iyo gabdhah, isku sheexa

  • @ZaynabAbdirahman-iy5nb
    @ZaynabAbdirahman-iy5nb Před 2 měsíci

    Asc samafale

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 2 měsíci

    Sakeriye saajinkii aan ogaa ee mingisle yaasha la shaqaysanayey ayaa maanta hunqaaco la fadhiya hargaysa. Kaalaydheh xadkaaga war kaasi cidna ma metelo. Waa tuugsadaa

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 2 měsíci

    Yaasiin waa wiil.dhulbagate dhalay oo abti loo yahay waana dadka xaqa ku adima

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 2 měsíci

    Xadku waa lawyacado soomaaliya sama falow taas ayaa run ah waxba yaan la maraatayn maraatayn.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 2 měsíci

    Waqoo cidna kuma mateshide harti waa soomaali
    Adna soomaali diid ayaad tahay

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 2 měsíci

    War hartigu ma yaqaanaan sharaf darada dadka u yimaada hada hadii nin dagaal ka dhexeeyo u yimaado way soo dhowaynayaan
    Dagaalkuna waa halkiisii

  • @ZaynabAbdirahman-iy5nb
    @ZaynabAbdirahman-iy5nb Před 2 měsíci

    Hhhhĥhhhhhhhĥhh

  • @ZaynabAbdirahman-iy5nb
    @ZaynabAbdirahman-iy5nb Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤