DHISMAHA:1020 xaafada ILAYS, Hargeisa: By Arwo Real Estate Development Hargeisa Somaliland

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 12. 2022
  • Welcome to Arwo Real Estate Development
    Road No 2 Shacabka Area Ku xigta Ex UNICEFs Compound Hargeisa, Somaliland.
    what up ±252638888994
    arwo.development@gmail.com
    Arwo-Real-Es...

Komentáře • 48

  • @ahmedmahmed5942
    @ahmedmahmed5942 Před rokem +1

    Mansha Allah beautiful building.

  • @MaHir3050
    @MaHir3050 Před 10 měsíci +1

    Masha Allah ❤😍💯

  • @farahhersi648
    @farahhersi648 Před rokem +1

    Masha alla tabarakala

  • @khadramohamoud4422
    @khadramohamoud4422 Před rokem +4

    Manshallah wallo guryo qurux badan baad dhiseysaane alle ha idin barkeeyo dhulkeenii qurux manshallah

  • @da7988
    @da7988 Před 10 měsíci

    Masha Allah this is the best house ❤❤❤ love it

  • @aaminaosmanismail7894

    Maasha allah

  • @caadilmedia6146
    @caadilmedia6146 Před rokem +1

    Masha allaah

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Před rokem +2

    MASHALLAH what a beautiful home.

  • @hmk..
    @hmk.. Před rokem +2

    window at the end of corridor , floor to ceiling curtains .great taste.the avocado wall color ! wow ! such a beauty ! love it . much respect from henry in dar,TZ

  • @QaalipYare
    @QaalipYare Před 6 měsíci +1

    Ilahayow Hay DiLLin Anon Kan Dhisan Gabadh Somaliyetna KuLa AqaL GaLin If Allah Say Tani WA Riyadayda

  • @abydby
    @abydby Před rokem

    Great property developer with some of the best quality and designs

  • @Oneofakind49
    @Oneofakind49 Před rokem +2

    10/10

  • @user-mr2ht2zb4e
    @user-mr2ht2zb4e Před rokem +1

    Mansha allah xagee idinka la soo xidhiidhaa

    • @ArwoRealEstateDevelopment
      @ArwoRealEstateDevelopment  Před rokem +2

      Road No 2 Shacabka Area Ku xigta Ex UNICEFs Compound Hargeisa, Somaliland.
      Tell: 528818
      arwo.development@gmail.com

  • @universe7245
    @universe7245 Před rokem

    Mashallah tabarakALLAH

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 Před rokem +1

    My dream house 🏠

  • @AbdiMannn
    @AbdiMannn Před rokem

    what is the price ?

  • @mnn5983
    @mnn5983 Před rokem +2

    Guriga quruxdiisa iyo tangiga biyaha saaran isma lahan hargaisa waa inaay biyaha wax badan ka qabataa

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 Před rokem

      Saudi Arabia oo Somaliland ka tajirsan oo wadan petrol lee ah ayad meel lasted ku argaysa tangiga wa shaygi uu horeeyay an la yabay

  • @Ibrahim-kp6zb
    @Ibrahim-kp6zb Před rokem

    Guryahani aad ayey u qurux badan yuhiin. Waxaan weeydiinayaa ma yihiin kuwo uu shacabku iska bixin karo kiradooda Affordable housing wax ka tari kara dhibaatada ka haysata bulshada reer Hargeisa qiimahan kirada ee ka qaalisan xataa kuwa khaliijka petroolka leh

    • @ND-ln1hi
      @ND-ln1hi Před rokem

      "Affordable Housing" adduunkaba lama socotid. America ayaanay jordin, Afrika iskadaayoo.

    • @khadramohamoud4422
      @khadramohamoud4422 Před rokem

      Aduunka ayaay hargeysi kala simantahay guryaha wadankastood joogto qaar baanad kiradooda goyneen ilahaay dadka qofwalba meeshuu u gartay ayuu ka joogaa qarbaa wadamada yurub iyo Amerika hoblos ku ah hargeysa dadkeeduna in goysa kirada iyo in aan goynba waay leeyihiin anduunkay kala simantay

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před 9 měsíci

    Gaalkacyo malayga dhisayaa alabtaas

  • @khadramohamoud4422
    @khadramohamoud4422 Před rokem

    Wallo guri aan leeyahay ayaan rabaa in aad albabada dibada iyo madbakha aan badele ma samaysaan guryaha waxa laga badalayo waxuu ku yalaa dhamka jigjiga yar agtiise

  • @amalahmed88
    @amalahmed88 Před rokem +1

    I have land , it’s possible to bulild it?

    • @ArwoRealEstateDevelopment
      @ArwoRealEstateDevelopment  Před rokem

      Hi Amal yes it is possible . If want discuss this further please call on WhatsApp number. 252638888994

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan Před rokem +1

    Ma design kiiba mise wa gurigi

  • @kennethwilliams3778
    @kennethwilliams3778 Před rokem

    😀 Promo`SM

  • @almher8883
    @almher8883 Před rokem

    It's not cozy !

  • @inasaed2028
    @inasaed2028 Před rokem

    Xaafadani waa degmadee?

    • @cadnaanahmed5269
      @cadnaanahmed5269 Před rokem

      Wll jigjiga yar ama dag mada ibrahim kood buur gaar ahaa school ka ilays ee ku yaala buurta kala jeexan ama madax tooyada cusub ama guriga maayir solteko ama guriga xildhibaan indho indho ama guriga cusub ee maxmuud xaashi ama hotel royal

    • @user-tn2qt5no5r
      @user-tn2qt5no5r Před rokem

      ​@@cadnaanahmed5269 😂😂

  • @mubarikgiama248
    @mubarikgiama248 Před rokem +1

    Qiimaha gurigan waa imisa

    • @ArwoRealEstateDevelopment
      @ArwoRealEstateDevelopment  Před rokem

      Road No 2 Shacabka Area Ku xigta Ex UNICEFs Compound Hargeisa, Somaliland.
      Tell: 528818
      arwo.development@gmail.com

    • @xaajiaxmed3740
      @xaajiaxmed3740 Před rokem +1

      Asc waa imisa qiimihisu gurigan
      Cabirka dhulkana sheeg fadlan

    • @haaji99
      @haaji99 Před rokem +3

      Su aasha ka jaawaba dhowr qof ba idin waydiyeey waaxad u sheegtaan tusale aahan guryahaani imisaay ku kacayaan
      Customer ka u jaawaba qofkastaa telephone idinso diiri kari maye
      Waanad mahadsantihiin.

    • @ArwoRealEstateDevelopment
      @ArwoRealEstateDevelopment  Před rokem

      its not a public information , call the office

    • @halimahussain629
      @halimahussain629 Před rokem

      what are the office details

  • @252somaliland
    @252somaliland Před rokem

    What’s the number for what’s app