Komentáře •

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 Před 2 lety +3

    Mansha allaah Hambalyo hambalyo wllky iyo marwaadiisa is ku waara ❤️❤️

  • @diino4xmohamed328
    @diino4xmohamed328 Před 3 lety +2

    Kharashka badan ayuu ka ordayaa waan fahanaye filmkaa

  • @subxaanyoalbu7749
    @subxaanyoalbu7749 Před 2 lety +1

    caanaha uun qubida kadaaya
    caanahaa laqibsyo diintu ma ogola

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 Před rokem +1

    Dhulka waxaan ugu Jeclahay
    Gaashaamo ❤❤❤❤❤

  • @moseskaahin8631
    @moseskaahin8631 Před 3 lety +1

    Maansha Allaa dhaqankii wanaagsanaa baa soo noqday

  • @khadrakaliilabdi6572
    @khadrakaliilabdi6572 Před 3 lety +1

    Maansha allaah waa arin lagu farxo in wiilkani soo nooleeyay isaga iyo marwadiisa hidaheenii iyo dhaqnkeenii

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 Před 3 lety +2

    Masha allah noqda reerki nagu nastee lagu nagadee

  • @kadra825
    @kadra825 Před 2 lety +5

    ماشاء الله تبارك الله 🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤🥰🥰😁😁 ألف ألف ألف ألف مبروك يا عروسين همبليوه همبليوه بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير اللهم امين امين امين يارب العالمين امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله يحفظكم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰❤🥰

  • @ah5023
    @ah5023 Před 3 lety +1

    Mashallah tabarakallah
    Alif mabruuk ban idin leyahay
    Gurigina guri negi ubad khayr qaba inshallah illahay ha hadinku arsaqo🤲🤲 Amiin Amiin Amiin 😁😁
    Amiin Amiin Amiin

  • @abdurrahmanalshaqi3868
    @abdurrahmanalshaqi3868 Před 3 lety +3

    Walaal yuusuf ilaahay ha isku kiin daayo
    بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير

  • @mustafmuse4764
    @mustafmuse4764 Před 3 lety +8

    masha allah ilahay heerka ha barekeeyo .caruusiintaasna wax wngsn ayay sameeyen

  • @adaruzmohamed2207
    @adaruzmohamed2207 Před 3 lety +3

    NOLOSHEENII 🏕 HORE EE SOOJIRENKA AHAYD ...MID XIISO IYO XARAKO LEH BAY AHAYD MIYIGUNA.. ANFAC ..DHAQAN.. DHARAG IYO NOLOLBA ISAGA LAHAA XAQIIQATAN

  • @faadumomaxamed7689
    @faadumomaxamed7689 Před 3 lety

    Waah waah waa noloshii edebta lahayd. Garanayaa garanaya

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 Před 2 lety

    Maashaa alaah

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 Před 3 lety +1

    Waqtigiina inbadanbaa iigudembeysaye lasocda 1992

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Před 4 měsíci

    Mansha allah

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 Před 3 lety

    Maasha aallaah guurkiinu guur khayr

  • @abdihakinmohamed9352
    @abdihakinmohamed9352 Před rokem

    Waa nin xarif ah magaladii lacagtii guurka ayuu tahliwaayay baadiye oga qarash yar ayuu ku guursaday😂 hambalyo sxb

  • @fadumoshugri6245
    @fadumoshugri6245 Před 3 lety

    ManshaAllah Allah haydin barakeeyo

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 Před 3 lety

    Maasha Allah hambalyo aroos ka Allah ha isku barakeeyo aniga xitaa sidan oo kale baan samayn markaan helo mid ka raaliya

  • @maxamedaxmed876
    @maxamedaxmed876 Před 3 lety +1

    Youzuf cabdi xoday hmplyo hmplyo hmplyo alleh hyzkukiin brakeeyo inzhlah wllyal

  • @riyaaqmohammed8530
    @riyaaqmohammed8530 Před 11 měsíci

    ❤❤❤❤mash alah

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 Před 3 lety

    Masha Allah Wow waa dhaqan kena somali jecliyaaa

  • @shuaibyusuf3330
    @shuaibyusuf3330 Před 3 lety

    Yusuf cabdi xoday alle haku ciseeyo madax madaxi dhashy.

  • @hersimadobe1439
    @hersimadobe1439 Před 3 lety +1

    Maxa kaa macaan nolosha! Rageedi NOLODA adiga & xaskuba

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před rokem

    Mabruuk hadaan somali nahey dhamaan waxeynu ka nami ama dagaanhey miyo somalidia hada magalayinka jooga a awoowgod baa ka yami kolkaa waa 100% miyi

  • @aliosman5386
    @aliosman5386 Před 3 lety +1

    Aaa,war heeryo ha orane Kabad dheh

  • @maveixasan571
    @maveixasan571 Před 20 dny

    ❤🎉

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 Před 3 lety +1

    Maanshs alaah arooswacan waasalaantihiin dhamaantiin Mr good man who's write
    the chaines language wAankugaranayaa jaamacow laakiin hacalaacalin eesida rags badheedh iskumagaaleynu joognaaye waxba comment iga haku waalane hadaad edeb yeelanweydana halkanaan kusoodhigayAA WAXAADTAHAY WAADSALAAMANTIHIIN SAAB TV IYO DHAMAAN DADKA KUXIDHAN SAAB TV

  • @abuaxmed1595
    @abuaxmed1595 Před 3 lety

    waayo waayo

  • @user-ee2tz3wl1o
    @user-ee2tz3wl1o Před 11 měsíci +1

    Asc

  • @munaibrahim8226
    @munaibrahim8226 Před 9 měsíci

    ❤❤❤

  • @faraxrashiid9994
    @faraxrashiid9994 Před 3 lety

    Masha Allaah isku waara

  • @Qorlex
    @Qorlex Před 3 lety

    Miy baan aqal weyn kaga moosi lahaye 💥💥💥

  • @ahmedyare3643
    @ahmedyare3643 Před 3 lety

    Umada somalied maxaad uga noqoto

  • @heegomuuqdheer1
    @heegomuuqdheer1 Před 3 lety

    ma xilliganbaa dayr ah😅😅😅😅😅

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar Před 3 lety +2

    M.a Illahay Ha barakeeyo

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 Před 3 lety

    DHAQANKAAGA DIB U DHUGO,
    KU DHAADO WAA KAAD U DHALATAYE,
    KA DHOWEYSO DHAQAMADA QALAAD,
    INTAAD KA DHAQAAQDO KAAGII,
    DHAJ LAYSKAMA DHIGO,
    ADIGOO DHAQAN LEH,
    KU DHIIRRO DHAXALKAAGI WEEYE,
    DARWIISH

  • @fatumacaadil2643
    @fatumacaadil2643 Před 2 lety

    9pooo

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 3 lety

    soomaali galbeed dheh

  • @blkpanther187
    @blkpanther187 Před 3 lety

    Gashamo waa mashaan ku so koray

  • @amranahmedosman6485
    @amranahmedosman6485 Před 3 lety +1

    Masha allah hanbalyo lakin waxan filaya marki horey kaso jeden deeganka labadoduba hadi kalr mey ka yeshen inatu in mi lagu atoso

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 Před 3 lety

      inanta ayaa reer miyi ah oo kasoo jeeda balse inanku waa reer hargeisa

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 Před 3 lety

    Asalkii Rageedi GAASHAAMOO hawd iyo dhulkaa 30 sano eegu dambaysaa waa inaan u xajo intaan boolalahay

  • @sacadaxmad861
    @sacadaxmad861 Před 3 lety

    War nio ad ban ujecelahay anawaxan rajaynaya inan aado miyiga

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. Před 3 lety

    😅🤣🤣🤣😬

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 Před 3 lety +1

    Gaashaamo waa magaaladeydiidii oonjecelahay inamuraase Iyo ilmaadeeraday ilma cabdiguhaad cabdi nuur Iyo reee weydkii deganaa Iyo reerguutaalihii deganaa waanidinslaamay Iyo tolka kaleba WAADSALAAMANTIHIIN weli lodiimadhaqataan reergaashaamow intaasina waa igakaftan dwyr xiiinyadheerana waansalaamayaa haduu noolyahay kama warhayee Iyo qaadkii HH, Taba kkkk

    • @saids7183
      @saids7183 Před 3 lety

      sorry dayr wuxu dhintay roban casho ka hor

  • @khadarsaleebaanmaxamed1663

    Wlloyal fadlan 1k #subacribers igaadh siiya

  • @kx___k8191
    @kx___k8191 Před 3 lety

    Wllhy Marka Hore dirqi isga hayay inaan Ku gursado Lakin imika igu sii sartay hawd ilaa IO daroor up kam ugaadh inamarsha

    • @bruneibrunei9198
      @bruneibrunei9198 Před 3 lety

      Ugaadh iyo ugaandhiisku waa isku maskax waana laba dayuus eh

  • @roodaibraahin59
    @roodaibraahin59 Před 2 lety

    Hhhh wlhi waan garanayaa oo isku arday malcaamadeed ayaan ahaa masha allah alle haysku kiin barakeeyo

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 Před 3 lety

    *GAASHAAMO SAW ETHOPIA MAY AHAYN?*

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 Před 3 lety +1

    Anu waxaan ku talin lahaa arimaha guurka iyo qoyska in aan warbaahinta la soo gelin.

  • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649

    Ood huryo koran soo jaqdoo, dhiig kabaday mooddo!
    Oo koodad xuunsho ah li waa, kun iyo dheeraade!

  • @khaalidmashcal6800
    @khaalidmashcal6800 Před 3 lety

    Istusnimadii isaxaaqa weeyeee

    • @faadumomaxamed7689
      @faadumomaxamed7689 Před 3 lety

      Istusnimo mise ilbaxnimo. Isaxaaqa sare tegey ee Sugule iyo Cabdiba direy miyaanad hore u maqal 😁😁😁 alloow barakee goor iyo ayaan 🤲🤲🤲🤲 nabad iyo caano Carre Siciid ayaa ugu duceeyey❤

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg Před 2 lety

      Mashalah isaaxaq waa ilbaax isaxaaq iyo cidagale ayaad hargayisa ku jogtaan

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Před 2 lety

    Kuwan ciyaarayaa ma ogaadeen baaa

    • @Samaale-vu6qh
      @Samaale-vu6qh Před 11 měsíci

      waa saldanadii habar yoonis reer caynaanshe weeye

  • @adansaid961
    @adansaid961 Před 3 lety

    Miyigu.siiba.haawdku.waa.silic.iyo.nolal.adag.biyo.la.aan.gaajo.haraad.kaneeco.masas.injir.dhaxan.kuleeyl.iyo.qorax.kan.yari.istusnimuu.ugu.guursadee.dadkii.rer.miyiga.burco.bay.kusoo.wada.xaroodeen