GURI CUSUB XAAFADA MASALAHA | HARGEISA MODERN HOMES

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 06. 2023

Komentáře • 19

  • @user-rg1ef2vr1l
    @user-rg1ef2vr1l Před měsícem

    Waxa ugu wacan kulaylka Magaalada HARGEISA waa geedo la'aanta iyo marmarkan jiq lugu siiyay daarada

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 8 měsíci +1

    Masha allllah❤

  • @abdifatahelmi3092
    @abdifatahelmi3092 Před rokem +2

    Well done 👍 yonis

  • @user-mp5bi5nj7i
    @user-mp5bi5nj7i Před rokem +1

    Masha allh tabaraka lah waguri ilahy lagu sugo runtii

  • @husseinsharaf368
    @husseinsharaf368 Před 3 měsíci

    Gut hous

  • @husseinsharaf368
    @husseinsharaf368 Před 3 měsíci

    Imisa lagu dhisay madan shegin sxb

  • @abdiwelielmi4891
    @abdiwelielmi4891 Před rokem +2

    wsc waa kaaga maad celinayaa filmkan iyo kuwii horeba guryaha ad soo duubtana waa qurux badan yihiin. Talo ayaan kusiin lahaa maadaama dadka ku dawada ay degen yihiin qurbaha qofkastana wuxu raba inuu hanti yeesho waxaad sameysaa qiyaastii qiimaha lagu dhiso guryaha shirkadu wey ogtahay inay noo sheegto wa rabnaa qofka booska haysta iyo qofka aan booska haysan.

    • @hargeisavlogs
      @hargeisavlogs  Před rokem

      Waa tallo fiican, inta badan qiimuhu wuu hawl badan yahay waana wax laga heshiin karo. Sidoo kale qof ba wax ayuu door bidaa oo gurigiisa ku darsadaa tusaale ahaan, qof baa raba beer ama parking qiimuhuna sidaas buu isku badalayaa. Mahadsanid.

  • @mkaafi2022
    @mkaafi2022 Před rokem

    Qiimahiisa soo gudbi sxp

  • @WarsanAli-es8qq
    @WarsanAli-es8qq Před rokem +1

    How much bro

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 Před rokem

    How much???

  • @abdihakinhussein7205
    @abdihakinhussein7205 Před rokem

    Qiimaha lagu dhisay. Maad ku dartid?

    • @faoso2892
      @faoso2892 Před rokem

      Wllo makiraa

    • @faoso2892
      @faoso2892 Před rokem

      Wllo makira wllo mise waa iib ishega bal

    • @Kkaejjang
      @Kkaejjang Před 10 měsíci

      @@faoso2892wllo kasoo garaac WhatsAppka mahadsanid 😊

  • @asiaali566
    @asiaali566 Před rokem

    Ranjiga blu 😒