Xaafadda casriga ah ee Rugsan Gardens oo xadhiga laga jaray.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 117

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 Před 10 měsíci +9

    soomaalidu waa dad xaasidiina xaasid ma aflax ee somaalilan guul kanaxoo nafda waa guu❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍

    • @zamzamxuseen961
      @zamzamxuseen961 Před 10 měsíci +1

      Ma hadaad oogaatahay somalida xaasidtahay

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 Před 5 měsíci

      Oo maxaa lagaa xaasidaya bank 🏦 dhisay sow maahn bank somali laga leeeyHy maskinow

    • @user-dw2mv8cr4r
      @user-dw2mv8cr4r Před 4 měsíci

      ​@@abdirisakisse4277 isaga noo baahan bank ad sheegayso

  • @user-ww8tx1qu2u
    @user-ww8tx1qu2u Před 4 měsíci +1

    افتخر فيكم يا إسحاق

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 Před 10 měsíci +2

    Mansha alllah Reer Somaliland waaa dad Gob ah Reeer abtigay Insha allah guriyahaaa guri ka iibsan.
    insha alllah .

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan Před 10 měsíci +13

    masha allh alxamdulilaah ilaahy hano siyaadiyo horumarka iyo nabada wa inta laga xunyee inbadm oo somali ka midi inagu haysto😢maxad u hesheen guul guul somaliland ❤

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Před 10 měsíci +11

      Horumar kasta oo aad gaartaan waa farxadeena wax walba oo idin dhibana waa dhibkeena hadaa tihiin rer somaliland cid ka xun horumarkiina ma jirto haday jiraana allaha soo hanuunsho un baanu leenahay ilahayna somali meel walboo ay joogto laabtooda burcad ha isku mariyo, Waa walaalkiin oo idin kasoo salaamaya Mudug 👋

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re Před 10 měsíci +2

      ​@@Cabdiraxman..Mudug.Wan ka qaadnay libax❤🎉

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Před 10 měsíci +1

      @@Cabdiraxman..Mudug.masha allh ❤wallao thank you waxad tahay qof qabyalad iyo xasidnimo ka madhanty oo guri fcn iii walid fcn ku so barbaray somali hadi sida wada ahaan lahayiid manta horumar ban dhagi lahayiin in badan oo wangsan ba jirta lkn intii xunaysdba so baxdo dheraynayasa😢xaqiiq somali walbo 5 somaliyeed oo wax fcn samaysta wa in lagu farxa 🙏🏾🩸❤️

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 Před 10 měsíci +1

      Walalo horumarka aad gaarten alaah siyadiyo qof kasta ok somali ah meeshu doono ha joogo wuxu haysto alaah u barekeyo wayo xadis ayaa ah qof wuxu haysto ka qaadi kartid wixii aad doonto ma siin kartid ilaahy swt hanaga dhigo kuwi qalbigoda iyo qulubtoda isku furo Ameen

    • @najmamohamed2676
      @najmamohamed2676 Před 10 měsíci

      @@sacdiyasiyaad7241Manshaallah walal waad mahadsan tihiin somali oo dhan ilahay bogooda burcad ha isu mariyo ❤❤❤

  • @dhulgariir
    @dhulgariir Před 10 měsíci +1

    Maashaa allaaah wixii lagu dadaalo ee nabad ale lala kaashado iyo isku duubnida shacabku halkaasuu gaadhaa Qurux kastana nabadaa wadata hadii aanay nabiadi jirin Quruxi jiri mayso

  • @LaylaMaxamed-wt2ut
    @LaylaMaxamed-wt2ut Před 10 měsíci +3

    Amiin wlhi wa fikir ficn ina dhakhtar lagu daro😊

  • @lailafarahibrahim9976
    @lailafarahibrahim9976 Před 10 měsíci +1

    masha Allah❤❤❤❤

  • @kadra825
    @kadra825 Před 10 měsíci +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك فيكم وجزاكم الله خيركم والجزاء اللهم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🎉❤🎉❤🎊🎈🎉🎉💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💕💞💓💗💖💝🎊🎊🎈🎈🎈🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🎉🎉🎉🎊🎊

  • @atika5785
    @atika5785 Před 10 měsíci +4

    Dalka iyo dadkaba Allow noo barakee palastine 🇵🇸 ALLOW XOREE

    • @kadra825
      @kadra825 Před 10 měsíci

      اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @aminahmeds569
    @aminahmeds569 Před 2 měsíci

    Mashallah imisaa lagu iibinayas

  • @beautifulworld8814
    @beautifulworld8814 Před 10 měsíci +5

    This is beautiful but what Somaliland really need is more affordable Apartment housing!.
    60% of SL population is under 35 years old and can not afford rent big houses like this.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před 10 měsíci +1

    ❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤ Kaabsan Group ❤.

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před 10 měsíci

    Masha Allah little dubai, hambalyo wa guul iyo qurux ay hargeysa heshay🎉🎉

  • @raxmamaxamuud1447
    @raxmamaxamuud1447 Před 10 měsíci

    Maashalaah tabarakalaah waa arin ILAAHAY loogu mahadnaqo marka xilina shirkada telesom

  • @adannur4755
    @adannur4755 Před 10 měsíci +1

    Hourmar wcn walalaha reer waqooye

  • @fosiyashire7734
    @fosiyashire7734 Před 8 měsíci

    Maansha allah ❤❤❤

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi Před 10 měsíci +3

    We need hospitals.
    We need factory's

  • @drabdillahisaid17
    @drabdillahisaid17 Před 10 měsíci +1

    mnsha allah waa horumar fiican

  • @osmanali2199
    @osmanali2199 Před 10 měsíci

    MASHAA ALLAH

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 Před 10 měsíci

    MashaAllah MashaAllah

  • @abdurahmanismail4481
    @abdurahmanismail4481 Před 10 měsíci

    Maasha Allaah
    Allaha Barakeeyo

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye Před 10 měsíci +4

    Waxan layabanahy dawladan shirkadaha privte ka baryaysa inay dhakhtar u dhisto adigu maxad xilka u haysaa hadaad shirkad dawarsanyso ! Ilaahay umada haydin dhafiyo oo qar wax u qabta ha u so saaro amiin

  • @BSK24TV
    @BSK24TV Před 10 měsíci +1

    Manshalaa waa wax lagu farxo❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 10 měsíci +2

    Masha alllllah guuuuul somaliland cadowgeedu ha jabo

  • @khadramohamoud4422
    @khadramohamoud4422 Před 10 měsíci

    Manshallah hargrya hadhwanaag cadawgaa ha jabo

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před 10 měsíci

    Mansha allh dalkeygu wuu hormarayaa

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Před 10 měsíci +2

    Madaxda Soomaalidu haka xishoodaan garaadka umadda waxqabad shacab ma aha wax aad microfoon 🎤 u soo qaadatan kumana faani kartaan dawlada ayaa laga rabay in shacabka danyartaa ee reer Somaliland u dhisto $25,000,000 baa ku baxday baa layidhi kawaran Biixi oo intaas qudha qaban lahaa 6 sano oo uu joogay xukunka ka xishooda dadka

  • @kadra825
    @kadra825 Před 10 měsíci +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن ألف ألف ألف مبروك همبليوه همبليوه همبليوه صوماليلاندر همبليوه انشاءلله لف لف لف المبرك ماشاء الله تبارك الرحمن 🎉❤🎉❤🎉❤

    • @Somfox1
      @Somfox1 Před 10 měsíci +1

      WE ARE SOMALI WRITE SOMALI ADEER

  • @sali3492
    @sali3492 Před 10 měsíci +1

    Guryaha aad bay isugu dhowyihiin. Waa la isku jeedaa.

  • @user-nz7ey5rb7j
    @user-nz7ey5rb7j Před 10 měsíci

    Mansha allah

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 10 měsíci

    Mashaa Allah alxamdulilaah ❤

  • @kadra825
    @kadra825 Před 10 měsíci

    MASHA AALLAH HAMBALYO HAMBALYO HORUMAR WACAN GUULL GUULL SOMALILAND GUULL GUULL GUULL SOMALILAND GUULL GUULL GUULL SOMALILAND GUULL GUULL GUULL IYO GOBANIMO IYO WADAJIIR IINSHA AALLAH MAGACIIN HAA JIIRO CADOWGIIN HAA JABO AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💕💞💓💗💖💝👏👏🎉🎉🎊🎊🎊👏👏🎈🎈💝💖💗💖💝💞

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 10 měsíci

    Mashallah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @LaylaMaxamed-wt2ut
    @LaylaMaxamed-wt2ut Před 10 měsíci

    Mash allah allow no siyai nimcadi

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 10 měsíci

    Bisillaha

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Před 10 měsíci +1

    Guuuuuuuuul somaliland❤

  • @khaddaradamios7117
    @khaddaradamios7117 Před 10 měsíci +1

    Wax shacabka loo daneeyey ma jirto ganacsigoodii uun bay sii wataan

  • @hajimedia286
    @hajimedia286 Před 10 měsíci

    الحمد الله رب العالمين

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Před 10 měsíci

    Masha allah tabarakallah guul somaliland hanbalyo mudane madax weyne noolow💪👍❤❤💚💚🤍🤍

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 10 měsíci

    Axmdh

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 10 měsíci

    Mashallah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ hargeysa caday

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Před 10 měsíci +1

    Inta wax haysataa degaysa dhaqaalihii qof soomaali ah guri lagaga kiraysan lahaa ajaanibta dhisatay ayaa qaadanaysa

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 Před 10 měsíci +5

    Dadku aqalo la galo looms baahna ee Cunto la cuni ayaa loo baahan mashruuc kalluumaysi maad samaysan? Beero maad samaysan muhiimada kowaad waa cunto

    • @Fathiimoha
      @Fathiimoha Před 10 měsíci +1

      Adaa lagaaga fadhiyaa inaasu😂😂

    • @salaxorgi4419
      @salaxorgi4419 Před 10 měsíci +1

      Cabdi cunto 😂😂😂 mx qabanee markaas adi ma cunee lee😂😂😂

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Před 10 měsíci +2

      Huwan ayaa dhaliil ka raadisa wanaaga ay Somaliland ku arkaan ha u bixin ma xamilaan wanaaga soo kordha e

    • @user-gm2sn1qy7l
      @user-gm2sn1qy7l Před 10 měsíci +1

      kkkkkkkkkkkkkkkk

    • @HibaakMohamet
      @HibaakMohamet Před 7 měsíci

      Cunto iyoo waarshaado dhaakhtaaro iyoo waax kAa ficn

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye Před 10 měsíci +3

    25 million bal waxad qiyaasta warshad intee leg bay dalka u dhisi kari lahayd taaso abuuri lahayd shaqo abuur iyo dhaqaalaha oo kor u kaca marka mashruucani fashil bu ila muuqdaa runtii

    • @HibaakMohamet
      @HibaakMohamet Před 7 měsíci

      Xataa dhakhaatiir taayo leeh hadi daalka loo dhisi lahaa waax baay ahaan laaheed

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 Před 10 měsíci +1

    SomalilanD 💚 💭 ❤️ guuul iyo goponimo waxa laga xunyay horumarkena wlhi mnsha allh ❤🎉 my 🏡 home land

    • @moha-deeq
      @moha-deeq Před 10 měsíci +2

      M.a Run ahaanti cid ka xun ma jirto ayaan dhihi laha walalahen reer somaliland waliba waxaan la jecel nahay halkas iyo meel ka saraysa in horu mar lagaaro wax lays ku xasdo mahan somali meel walbay joogto Allaha ku amaan sado😘

  • @lailafarahibrahim9976
    @lailafarahibrahim9976 Před 10 měsíci

    🎉🎉🎉

  • @1lookmanlook
    @1lookmanlook Před 10 měsíci

    🔥👍👍👍

  • @IbrahimFarah-in2ok
    @IbrahimFarah-in2ok Před 10 měsíci

    Whats price range for those houses

  • @rudwaansulub4835
    @rudwaansulub4835 Před 10 měsíci

    ilahaw noo keen dawlad naga qabata telesomtan dhiig miratada ah

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 Před 10 měsíci +1

    Waar dhirta beera abaar iyo xaaluf ayaa dhulka kamuuqda guryaha waad dhisitaqaanan lkn deegaanka waxba idinkama galin 😂😂

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals Před 10 měsíci

    Waa lacagtey Djibouti kasoxadeyn musse handaraf tuugyow sheydanka

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před 10 měsíci

    Mashallah lkn xabadka muse judan mesha maxaa lokenay wa nuuxuys ee

    • @salaxorgi4419
      @salaxorgi4419 Před 10 měsíci

      Meesha asagaa leh asaga hadii uu juudaan yahay adina waaxaa thy sakaaro😂😂😂yaaa laween doonaa Baad is leedahay

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před 10 měsíci

      @@salaxorgi4419 kkkkkk waryaa

    • @user-gm2sn1qy7l
      @user-gm2sn1qy7l Před 10 měsíci

      mayee xaafadii Abdi raxmaan baras

  • @PsssttstttSstt-qw1my
    @PsssttstttSstt-qw1my Před 5 měsíci

    6 suuli guri walba ku laha ,
    war lacagta 6 suuli miye ku dhisan waado 😂😂😂

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 Před 10 měsíci

    War dalka wadooyin udhisa , maalgashi wuu iman hadii wado la helo

  • @user-gg5cf7uz9f
    @user-gg5cf7uz9f Před 10 měsíci

    ma berberaa mise waa. hargaisa

  • @IbrahimFarah-in2ok
    @IbrahimFarah-in2ok Před 10 měsíci

    Guryahani ma for sale baa.

  • @charmarkeelmi7713
    @charmarkeelmi7713 Před 9 měsíci +1

    Telesom dhakhatar maahe horta ha joohiso shaqalaha ay dibada ka kensanyso iyadoo umadu bila camal tahay dadkooda ha tobabaraan, waad tashateen waa la kala tashanyaan nio turkigan anigu ka iibsnaya haduu ilahay wax isiiyo , cafteriagan hargeisa ka furan doonana nin ugadhiis aha ayaa ka shaqanayaan oo san weyn

  • @hanalander
    @hanalander Před 10 měsíci

    Meeshan waxay ahayd meelihii faqash fircoon iyo SOMALIA-ITALIA markii ay Somaliland duulaanka ku soo qaadeen ee geesi yaashi SNM XOOGA WADANKOODA U XOREYEEN HALKII MIINOOYINKA UGU BADAN LAGA TAGAY

  • @user-vb3bt4ip5z
    @user-vb3bt4ip5z Před 10 měsíci

    Waaar ciiidagalihii wuu lacagaysteee hhh

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 10 měsíci +1

    Ethiopa qaadaneysa dhismayashan

    • @user-gm2sn1qy7l
      @user-gm2sn1qy7l Před 10 měsíci

      Abgaal ayaa laga hayaa intu cadaw qaadan lahaa cadaw cali ha baysten sado ,Ana waxan ku idhi intuu cadaw iga qaadi lahaa Abi ha baysteen sado, cadawga yagu waa faqash ee maaha Abi

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj Před 10 měsíci

    Hada mala iibsankaraa haday haatahay soo dhiga cida haysa

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 Před 10 měsíci

    Beertu wey yartahay iney ka balaadhnaato Kana quruxbadnaateyna ahayd

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 Před 10 měsíci +1

    Horta oomaar kaa maskaxdu fadhiso kaluunkan uu dibada ka keeno miyuu garan wayay warshad yar keenso oo ka faaiidayso badeenan dihin ee gaaladu gurato mida kale nankan guryaha umada lacagaha kaga cunaya waar sameeya wax umad manfac u leh warshadaa sibidhka 25 millions maad gashataan first year ka ayad kaga heli lahaydeen return kee

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Před 10 měsíci

    Guryahan soomaaliyi malaha ee waa dariiq lagu yeeshay dhulkoodii dhaqaalohoodiina lagu guranayo

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 10 měsíci

    Meeshani dowlad kama jirto berito laga qaadanyaa awey dhismayaashii xamar meeshay mareen bay mareysaa hanti xaaraam ah

    • @nacimasalax812
      @nacimasalax812 Před 10 měsíci

      Ma hooyo da ba qadan xool tahaye xamar sa magaalo somali lakin tan anag iska le 😂

    • @user-gm2sn1qy7l
      @user-gm2sn1qy7l Před 10 měsíci

      xamar maanagaa lahayn halkan anagaa lehe ,xamar waa dhul hawiye darood iyo isaaq toona maleh

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Před 10 měsíci

    ALLAW DAANTAA DUMBULUQ HAY DEJIN SABABA JIRA AAWADEED

  • @sahramah2667
    @sahramah2667 Před 10 měsíci

    Madax weyne ma sheerbaad ku leedey tolow

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Před 10 měsíci

    REER LAASCAANOOD
    MA IIBSAN KARAAN 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa Před 10 měsíci +1

    Muusoow kuwana goormaad xaraashi doontaa

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 Před 10 měsíci +2

      Waar akhasbaadtahay maxaakudabadhigey muuse liinka policeka waa daantiisa dhidhiibso

    • @Abclll-i3h
      @Abclll-i3h Před 10 měsíci

      Hhh janis ayuu eeganayaa...

    • @user-gm2sn1qy7l
      @user-gm2sn1qy7l Před 10 měsíci

      ma shilis tahay aan ku xaraash nee mise wayd baad tahay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 10 měsíci

    Somaliland dowlad kama jirto berito biixi dictatorship xarashayaa cid ibsaneysa majirto

  • @user-ds9zt2nb9o
    @user-ds9zt2nb9o Před 10 měsíci

    Niyow isaaqu waalan waryaaraheen maxaka dhisi kolow somaliya aya ayaa kolaba so wareeri oo diyaarida la dhaci somaliya wali kamdhaamaan somalind

    • @moha-deeq
      @moha-deeq Před 10 měsíci +1

      Nıo waqtigaas waqti lasoo dhafay ayuu ahaa waxasna waxay ahayen wax qaldan khalad cad, oo ay sameeyen jiilki naga horeeyay magaratay somaliland mahan dad yuhuud waa dad somaliyed oo islaama marka waxaan leenahay horu mar wacan intaas iyo in ka badan ba waan idin la doonaynaa reer somaliland❤

    • @user-gm2sn1qy7l
      @user-gm2sn1qy7l Před 10 měsíci

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dhuusa wayne

    • @moha-deeq
      @moha-deeq Před 10 měsíci +1

      ​@@user-gm2sn1qy7lthanks tlye 🫶❤️😘

    • @NimcoMuuse-do6vd
      @NimcoMuuse-do6vd Před 10 měsíci

      Faqash siduu alle iiga adkay ayaan uga adkee wx kale ma haysaa dhiso waa qayrkaaye

  • @Maxamedabdullhi-bf2ni
    @Maxamedabdullhi-bf2ni Před 10 měsíci

    😅😅😅😅

  • @salasala8996
    @salasala8996 Před 10 měsíci

    been kama waynadan shirkadahan kulaha 25 milyan guryahan dhamantood kan ugu qalisan wa 250 kun ana bayacay kan ugu janama wa 190 kun guryajas dhaman wa 86 guri ma oqon laran 25milyan wa maya xiita ma noqon karan 3 milyan beenta shirkadahaan aad ula yabay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 10 měsíci

    Booli Qaran hanti shacab laga dhacey ayaa lagu dhisey tuugo mafio ah ayaa meesha isguyimid

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 10 měsíci

    Somaliland mardhow dagaal sokeeyo ayey qarka u saarantahey

    • @nacimasalax812
      @nacimasalax812 Před 10 měsíci

      War ku mash quulka ka da niman qayrka ah ban dhiste wa la tabcaday waxay tahayba ama xaran ha noqto ama xalaal ee tabco dagaal sokeeye kalay adigu ka rid nocaag in loo jawabo uma qalntiid iska neefso dhibi ma jirte laxeeey😅

    • @user-gm2sn1qy7l
      @user-gm2sn1qy7l Před 10 měsíci

      saidmuuse yaahuu hana cawryin

  • @HAMZE91
    @HAMZE91 Před 10 měsíci

    Fadlan soo arag youtube kanal kayga

  • @abdikhadarmohamed1762
    @abdikhadarmohamed1762 Před 10 měsíci

    Masha ALLAH

  • @lailafarahibrahim9976
    @lailafarahibrahim9976 Před 10 měsíci

    Masha Allah❤