DHISMAHA ID 21 207' Cawo dhalad' Hargeisa. Tell +252636000091
Vložit
- čas přidán 14. 07. 2022
- DHISMAHA ID 21 207 Cawo Dhalad Area, HARGEISA, Somaliland
Faahfaahinta dhismaha:
Cabirka dhulka 20m x 30m
5 Qol oo jiifa, fadhi iyo cunto iyo 3 suuli
Dayrka waxa kaloo ka dhisan kijo, 2 qol, istoodh, suuli iyo laundary, wuxuuna qaadi dayrkiisu karaa 3 gaadhi .
Fadlan nagala soo xidhiidha.
Tel and What'sapp: +252 63 6000091
Email: info@somproperty.com
#building
#Somaliland
#Hargeisa
Waa guri qurux badan oo meel cidla ka taagan, oo aan dhir lahayn
Alaabta guirga aad dhigteen aad bay u waa wayn tahay!
Kolay color ka dibada dadka kunool dooorteen, colorka paige ka ama cadaan ku soo bixi lahaa. Gudaha I love it Ma sha Allah
Masha Allah Baaraka Allah
Maasha allah . Waxaan idin waydiiyey furnishings designs ma idinkaa sameeya mise qofka ayaa samaysta . Waxaan kuu waydiinayaa inaad furnishings design guri iigu samaynsaan ama shirkada u qaabilsan design ka gogosha aad isiiso numberkooda . Mahadsanid
Ma iib baa manshaa Alleh
Wow very beautiful
Masha alla tabarakala
Ma sha Allah
Waaw!!!! Awesome👌
Machaalah
Maasha allaah
Masha allh ❤🎉
Maasha allah
Ma idhseysa gury sedax qol ah Wana imesa qimah.
maasha Allah❤
machallah
Waa imisa qiimahu
Mansha allaaah lkn lacag saddex guri lagu dhiso ayay qaataaan
Why is it colorful☹️?
Best design ever Somalian construction
Igaa daa aqiraan hilawayaa hee
Do you have a branch in Burco..
qofki number shaqaynaya ka haya shirgadan please ila so wadag thanks
+252636000091
+252636000093
Shirkadu somaliland bas miyay kashqeysa
Imisa lagu dhisayaa
$100 K
Ma run baa?
@@somproperty xafadddaa cawo dhalad xagge hargeisa ka talla dantee macnaha
@@cabdilahiaxmed8882 waxay u dhaxayss 150 ilaa 200 boqol
Walaal ilaa alaabta guriga miyaa 100 K isku ah mise waa dhismaha uun??