Warbixin - Shirkadaha Dhismaha Tayada iyo Dhaqaalaha kubaxa Dhismayaasha

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 50

  • @bukhaari12
    @bukhaari12 Před 5 lety

    Saab tv
    Waa TV boqortooyo hore u socda qaybtii local ee hargaysana soo daaya
    Sidoo kale barnamijkii caadimaadka iyo siday dadka u baadhaan isgana soo diyaariya
    Thanks M.m tiriik

  • @omaregeh1777
    @omaregeh1777 Před 5 lety +1

    Saab TV HaNBaLYo
    Arimaha bulshadu Aad bay ugu baahantahay war baahin aqoon iyo baadhis samaysa xaqiiqna ku dhisan oo bulshada wixii u dan ah u soo gudbisa.
    Ku wii dayac tirilaha inaad noqotaan ayaan idiin rajaynaya Insha allah.

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn Před 5 měsíci

    Guul falaastin

  • @MrBOSSMAN2342
    @MrBOSSMAN2342 Před 5 lety

    aad ayaan ugu hambalayaynaya Shaqaalaha Saab TV sidi ay arrinkaasi uu daba galeen... waxaanan leeyahay isko barbar dhiga Guryahan qaaliga ah iyo dhulalka horumaray ee laga dhisayo Guryo ka Tayo wanaagsan kuweena iyo ka jaban

  • @abdirahmanabdiqadir9303
    @abdirahmanabdiqadir9303 Před 5 lety +3

    Barnaamij qiimo leh
    Qaybta danbe ayn sugaynaa Insha Allah.

  • @kadra825
    @kadra825 Před 3 lety

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك فيكم وجزاكم الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين

  • @ismailmohamedderie1153

    bulshada si fiican ayuu saab tv ugu shaqaynayaa
    qaar caafimadka iyo nadafada iyo horumarka ku soo dara
    well done

  • @AliMohamuud
    @AliMohamuud Před rokem

    Soo badi wllo intee lacaga ayaa ku baxaya se intee lacag ah ayaa ugu jaban

  • @ismailmohamedderie1153

    keep going
    aad ayaan uga helay warbixintan cimiyaysan ee aad dheegaysaan
    many thanks

  • @mustafecawl6470
    @mustafecawl6470 Před 5 lety

    Hambalyo Saab tv barnaamijyada wax ku oolka ah ee aad bulshada u so diyarinaysaan .

  • @macluumaadkooban8148
    @macluumaadkooban8148 Před 5 lety

    Waa bar namij fiican noo soodaaya fadlan Mahad sanidiin

  • @abdiazizalinchannel4705

    Jaajuurka aniga gacantyda ku samaysan doona foorman ama nin ku takhasuusay dhismahana wan u yeedhayaa sababto ah biyaha iyo sibidhka ayay shaxaadan insha allh

  • @warfageedi8452
    @warfageedi8452 Před 5 lety

    Maasha allah waa wacyi gelin xiiso badan

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 Před 5 lety

    Mncha allh barnamij tayo leh oo fcn Well done

  • @abdiraxmaan6319
    @abdiraxmaan6319 Před 5 lety

    Shaqa fiican ayaad haysaann hore u socda

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid Před 4 lety

    Masha alaa taleefoon kaan rabnaa

  • @xaajiahmed7274
    @xaajiahmed7274 Před 3 lety

    Saab tv wali laydinkama hayo warbixintan ee see wax u jiraan

  • @hajiawalle676
    @hajiawalle676 Před 5 lety +1

    Warbixintaa hada ma la soo saary talaw mudaa ka soo wareegtee !!

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid Před 4 lety +1

    Biliis waxaan rabaa taleefoonkiina

  • @muhamedgreatman
    @muhamedgreatman Před 5 lety

    well done saabtv

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid Před 3 lety

    Biliis sher

  • @amiinfaysal9092
    @amiinfaysal9092 Před 5 lety +2

    Lkn wali ma hayno programkaa ad sheegaysan

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid Před 3 lety

    Waad mahadsantahay

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid Před 3 lety

    Mashaalaa

  • @muhamedgreatman
    @muhamedgreatman Před 5 lety

    saab tv waad asiibteen barnamij loo bahnaa

  • @dr.abdikarimartan9271
    @dr.abdikarimartan9271 Před 5 lety

    Barnaamijkan waa mid loo bahna Saabtv waxan leeyahay bila calaykum af libaax ban ku soconayee bal naga soo gadha

  • @engcalicabdiengcali5071

    Run ahaan waa xqiiq

  • @bakersadiiq693
    @bakersadiiq693 Před 5 lety

    Wakhtigi aan joogey hargeisa shiradihii lagu qatey waxa Ka mid ah Albaraka construction 🏗 iyo daryeel construction

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid Před 4 lety +1

    Xamar baan rabaa inaanguri kadhisto

  • @museyusuf2241
    @museyusuf2241 Před 3 lety

    Rijiileha marka awmarinnaayo qaabkee ayuu umariyaa

  • @AmalMaxamed-xe7pr
    @AmalMaxamed-xe7pr Před rokem

    Tukaanada

  • @abdilkarimjam2877
    @abdilkarimjam2877 Před 5 lety +3

    waa bilaa tayo a Igu waxan dhisanaya guri Lkn shirkad uma dhiibayo Waayo Anigu Waan fahmaya gurigu waxa laga shaxaadaya biyaha sibidhka gurigu Hadii uu biyo Waayo guri maha marka waxan o gahay unuu bilaa tayo yahay Aniga Waan aqaana Sida loo dhiso Lkn waxan doonayaa in ay dadku Iga faaiidaysaan oo Iga macaashaan waxan soo kacaysaaya formaan fiican waxa ku baxaya soo qiimayso Ayan leeyahay markaa gurigu tayo Ayuu yeelanaya please shirkadaha iska ilaaliya walhi guri biyo laan wuu dumayaa

    • @zeinabisse1157
      @zeinabisse1157 Před 4 lety

      Wall isi imail kaga guri ayaan dhisaya agooni leedahay

    • @cumaraxmedqalinle1443
      @cumaraxmedqalinle1443 Před 4 lety +1

      Abdulkarim saba Haa zx si wangsan bal walal namber kaagA nala wadaG 🙏

  • @sidiikahmed84
    @sidiikahmed84 Před 5 lety

    MMT GOOD

  • @hamisare6735
    @hamisare6735 Před 3 lety

    HADALKA ISKA QURXI SOMALILAND WADAN MAAHE MACASOW

  • @bosskaam2546
    @bosskaam2546 Před 3 lety

    Qaybtii labaad malasoo galiyay wali?

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 Před 4 lety

    Anigu najax ayaan aminsanayi

  • @abdixakemdahir8653
    @abdixakemdahir8653 Před 5 lety

    manta ayuu eng ii waramayay ii na shegay in marka qaar eng ku u dul dhigto $50,000

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999

    Xagee lagala xidhiidhaa markaa

  • @mohed7950
    @mohed7950 Před 5 lety

    Nin rageed halkga kga hey

  • @cosmicadventure9184
    @cosmicadventure9184 Před 4 lety

    waxaynu ubaahanahay isbedel aad uwayn ama reform dhinaca dhismaha waayo dhismayaasheena totally waxaa ka maqan tayada iyo architectureka waayo waxaad ku arkaysaa somaliland magaalo dhan oo guryuhu isku wada eegyihiin

  • @abdulrahmanhassankafi6312

    aaaway. sida. ogg feuded. ee aaan ku dhiso. karo. guri. aaway. Sxb. não faaaiideeee

  • @yacquubbakal6727
    @yacquubbakal6727 Před 4 lety +1

    Fadlan Dayn aya ihaysata icawiya 0907954457

  • @yacquubbakal6727
    @yacquubbakal6727 Před 4 lety

    Fadlan waa markii2 Dayn ayaa igu dhagan icawiya owodada 0907954457

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 Před 5 lety +1

    Stupid idea weeye inad guri aad adigu dhisan kartid shirkad sadex jibaar kaa faaido weliba dusha uun kaga dhaldhalaliso sibidh dhacayna kugu dhisto bilo ka bacdina kugu soo dumo

  • @muhammadiali3095
    @muhammadiali3095 Před 3 lety

    i