WAXAAN KU DHAX JIRNAY SWIMMING 12HOURS IYO XUJOOYIN ADAG

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 383

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan Před 2 měsíci +234

    Saan usugaayeyy leee😢 Tnx koko deena ❤
    Kokoyyyy Wiilyar oo aan habaryar u ahay oo jira 3Years Aad ayuu kujecelyhay salaana waakaga wadaa Sis😢❤

  • @DaaciBilan-2
    @DaaciBilan-2 Před 2 měsíci +35

    Ku sali nabigena The best person ever The most knowledgable and the most shine all created prophet muhamed Scw❤️❤️💯✅

    • @caishahaji8839
      @caishahaji8839 Před 2 měsíci

      Scw❤❤❤

    • @user-mu8wb8xn3r
      @user-mu8wb8xn3r Před 2 měsíci

      Scw ❤
      Abti asad waa ku taageeraa walahi dadka waan isku dilnaabaan kuyidhi😂 wax kaa sheega xitaa wiilasha abti re play isoogal please❤❤❤

  • @NajmaAli-mi7ld
    @NajmaAli-mi7ld Před 2 měsíci +124

    Koko wadadi asad ayay haysa malin kasta challenge cusub nokeenta m.a keep going queen❤

  • @user-tl2zg2cc5q
    @user-tl2zg2cc5q Před 2 měsíci +153

    Dumarlaan ma noqon karaa gabadha ugu like ka bdn ❤

  • @FadumoYusuf-im1hx
    @FadumoYusuf-im1hx Před 2 měsíci +93

    Kusali xabibkenah Muhamad scw🕋😊

  • @somaliinspirationchannel
    @somaliinspirationchannel Před 2 měsíci +15

    Hogaamiyihii ugu fiicnaa ee aduunka soomaraa wuxuu ahaa nabigeenii muxamed ahaa naxariis iyo nabad galiyo korkiisa ha ahaatee

  • @QadarAadan-nd1ij
    @QadarAadan-nd1ij Před 2 měsíci +116

    Aan kuwada salino xabibkena muxamed scw

  • @AzmaMahamed
    @AzmaMahamed Před 2 měsíci +70

    Anoon koko daawan amiira madaawankaro team koko on like

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 Před 2 měsíci +67

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi😢😢😢😢

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před 2 měsíci +181

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊😊❤❤

    • @Doodaye
      @Doodaye Před 2 měsíci +8

      Scw

    • @user-zb5xd8hz5b
      @user-zb5xd8hz5b Před 2 měsíci +2

      Abeera wll iwaran 😂😅

    • @MoneqSoso
      @MoneqSoso Před 2 měsíci +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @user-ik7px7uu9y
      @user-ik7px7uu9y Před 2 měsíci +1

      صلى الله عليه وسلم ❤

    • @indaabdouraham3961
      @indaabdouraham3961 Před 2 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤

  • @QueenMuniiro817
    @QueenMuniiro817 Před 2 měsíci +34

    Inta cawa dhan koko radinysay❤ like❤

  • @drsanuush
    @drsanuush Před 2 měsíci +67

    Way kaa maseeri karaan lkn marnba ma samyn karan wxaa adiga sameyso coz waa u dhalasho kokodena meel ksta top ku thy cir iyo dhul iyo bad + aqoon karti hadal karnimo masha allh koko dabaal jeclaa biyo jcl malaay cml biyo le ku dhex jiree😂🥰
    Halista ina bulle❤

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha8 Před 2 měsíci +36

    Alla ilahayow kan qosol lamadhihikro sundus qaybteda ilkaha igadhamaday san uqoslayy 😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 2 měsíci +24

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🎉🎉🎉اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ🎉🎉🎉

  • @Ileysxasan53
    @Ileysxasan53 Před 2 měsíci +27

    Halista lagu shegayaba waa kokobulle ❤❤❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds Před 2 měsíci +15

    My queen 👸 koko bulle. Caaaaaaaawah waaaaaa soo daaaah day. Kokow
    Let's go 🚶‍♂️ 💪 600k 🎉

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Před 2 měsíci +24

    Kokodeyda kabax yaqay ❤❤🎉🎉 inshallah coming soon 600k❤❤mcntadeyda Ina bulle ❤❤❤

  • @queen___miski228
    @queen___miski228 Před 2 měsíci +30

    Sundus qofkii dawado qosolan ma ahanyo wlhi 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Raaxo-nh5em
    @Raaxo-nh5em Před 2 měsíci +33

    inta caawo dhan kooko raadinaysid❤❤❤❤

  • @user-ip6jx3rz6c
    @user-ip6jx3rz6c Před 2 měsíci +15

    Samiya is the best ✨❤❤

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Před 2 měsíci +24

    Walalke ama walashee one like ma ii awoodaa❤😢

  • @Raaxo-nh5em
    @Raaxo-nh5em Před 2 měsíci +37

    Caawo dhan baan ku sugaynay xagee umaqnayd

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha8 Před 2 měsíci +28

    Koko videoyada xujooyinka sanoo kle ah sobadi marar badan sosameya idiga io gabdhaha kle io wiilashaba

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 Před 2 měsíci +19

    Alla mnoli Sundus biyaha wayba cayrsanayaan😂😂😂sundus kuteh hoos ma aadi karo galkacyana bad wee ledahy😂😂😂

  • @user-ey6fm4uq7w
    @user-ey6fm4uq7w Před 2 měsíci +33

    Koko bule gabar aan jeclahay

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 Před 2 měsíci +10

    Alla anigaayey koko uey saa kuusugaayey lee wllhi waaigusoodaahdy fams kaaga ahee mrdanbe sxpey haigasoodahibn vesioyadaad

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 2 měsíci +7

    Masha"Allah ❤Koko Horay U Soco 🤲🤲🤲❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @ihamAbdulahi
    @ihamAbdulahi Před 2 měsíci +10

    Wow koko❤😊jawi mcn wan masersy wlhi masha allaha😊

  • @hayattahmett
    @hayattahmett Před 2 měsíci +10

    sundus ayadoo indho qabto indholo ahy iska soo jartay😂😂

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Před 2 měsíci +7

    Ayy kokodeena kabax saan iskaga raaxeeyso nolosha Kuma ciisho❤❤

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 Před 2 měsíci +8

    Kowthar waankutaageeraa no 1 taageero aankuu ahay

  • @koosmaxamed6168
    @koosmaxamed6168 Před 2 měsíci +10

    Sundus iriixa siday uhaysay ayaa wakhtigii ku batay😂 sundus beerka ixanuujisay😂😂

  • @Raaxo-nh5em
    @Raaxo-nh5em Před 2 měsíci +10

    Team koko waad hurudaan waayadan sey wax ujiraan

  • @HannanJmc8-qm9pw
    @HannanJmc8-qm9pw Před 2 měsíci +8

    Scor ba xidheene i wish in aydan xanuusan qabow idin galin ❤

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy Před 2 měsíci +12

    Alla manoli sudus io smiyoo😂😂tuka kaqbo e biyaha ku celi kadhcde😂wa raftee

  • @kadra9957
    @kadra9957 Před 2 měsíci +4

    Team Halista , Koko, Sundus, Samiya ❤❤❤
    Keep going Koko bulle ❤❤❤

  • @user-xz7zg9bp1p
    @user-xz7zg9bp1p Před 2 měsíci +13

    AAN KU SALINO NABI MAXAMED sc❤😢❤

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Před 2 měsíci +38

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤💓🥰

  • @user-zb5xd8hz5b
    @user-zb5xd8hz5b Před 2 měsíci +8

    Koko manta wadshidnad dabasha wataqana abaayo mcm wankutagera ❤😊🫂

  • @Eng-Ibra_Updizalam
    @Eng-Ibra_Updizalam Před 2 měsíci +10

    Orax maaahan ee wa Qorax😊

  • @drsanuush
    @drsanuush Před 2 měsíci +37

    Ama sida koko naftaada u raaxey inta horey wax ksta uso baraty ama melaha ka ooy😂😂😂

    • @iqraprincess8718
      @iqraprincess8718 Před 2 měsíci

      Adi swimming pool ka ma taqa😂

    • @amraney_abdi
      @amraney_abdi Před 2 měsíci +1

      Adigna nag wxas dhan samesy waqtigada kulumi😂inta wx qabsan lahed

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 Před 2 měsíci +6

    Nayaa koko anaa ugu horeya. Cawa wan kusalamay❤🥰🥰🥰🥰😍✌️👍

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 2 měsíci +6

    queeen koko.buule.ku jecliyaaaaaaa.wlhi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ABUUALQaasim
    @ABUUALQaasim Před 2 měsíci +4

    Hadaa soo daawatay prank ceyda amiiro ku sameeyey like 😂😂😂❤

  • @yaasmiinnuur8887
    @yaasmiinnuur8887 Před 2 měsíci +4

    Ayy Masha allah 3 deeda sidee ubaashalayaan ❤😂

  • @sousouhibou3710
    @sousouhibou3710 Před 2 měsíci +8

    Koko do this game again please sister ❤ from djibouti

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh Před 2 měsíci +6

    Koko sister Masha Allah ❤

  • @NuraNuriNura
    @NuraNuriNura Před 2 měsíci +10

    Amiiro sa ubadalnysa ❤
    comen soon
    Insha allah ❤❤❤❤

  • @SharmarkeAxmedSharmarkeboy
    @SharmarkeAxmedSharmarkeboy Před 2 měsíci +7

    Koko bulle wan ku salaamay ❤

  • @HudaDheeman-ns2gm
    @HudaDheeman-ns2gm Před 2 měsíci +6

    14:00 saan u qoslay lee ala sundus funny waye 😂

  • @SACDIYÀE
    @SACDIYÀE Před 2 měsíci +2

    Kooko coffee iska daay abaayo waxa aadan in badan nefta isugu celin karin waa coffee cabista sababto wadnaha wax yeeleyaa

  • @OmarRahima
    @OmarRahima Před 2 měsíci +9

    Samia and sundus are fun wlh

  • @Juuri97
    @Juuri97 Před 2 měsíci +10

    Koko samia yuotube hlosameyo

  • @Raaxo-nh5em
    @Raaxo-nh5em Před 2 měsíci +6

    Koko daydiii waa.soo daahday

  • @updifitaaxyonis4572
    @updifitaaxyonis4572 Před 2 měsíci +6

    Alla saan uqoslaayey caawa sundus markay hoosgashay😂😂😂😂😂

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p Před 2 měsíci +4

    Koko sundus wllo an jeclhy nolda ❤❤❤❤

  • @user-iw3mf3ob4c
    @user-iw3mf3ob4c Před 2 měsíci +6

    Markala ku soo labta noh amirana soo qabta plz abayo iku qado faniskadan ahaya plz koko 🙏 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 Před 2 měsíci +1

      Abyo iyada wey jeceshahy inay amiira so kaxeystan lkn amiira xoga dabasha wey kabaqda hda Kahor ayey video islasameyeen

  • @RahmaAli-vi8iu
    @RahmaAli-vi8iu Před 2 měsíci +9

    Wow koko I love you sister❤❤

  • @Raaxo-nh5em
    @Raaxo-nh5em Před 2 měsíci +9

    Koko abaayo pleaase xili hore soo dhig. Viodioga

  • @user-np6gm4wv1f
    @user-np6gm4wv1f Před 2 měsíci +4

    M.a koko waa ku jeclahy qalpi horey usoco ❤❤❤❤

  • @susumohaamin9006
    @susumohaamin9006 Před 2 měsíci +2

    Koko abaayo wad. Hergabsanty biyaha kuuma fiicno allah ku caafiyo xbbti😢

  • @queenparni6469
    @queenparni6469 Před 2 měsíci +3

    Lakin 12saac kujureynaa dhahdeen salaad niilagama rabo miyaa🙄🙄🙄🙄🙄

  • @KhadarMK12
    @KhadarMK12 Před 2 měsíci +6

    0:52 Saa u qoslay lee ( inaa ku juraano ) 🤣 af Somali cusub miyaa inaa ku dhax jirno lee maqli jiray runtii si daacad aa u qoslay 😂

  • @KINGMAHIR
    @KINGMAHIR Před 2 měsíci +5

    Team koko one like ❤😍👍

  • @HAElmi
    @HAElmi Před 2 měsíci +5

    Samiya is not easy wlhi

  • @Sudaysimubaarig-lr7nb
    @Sudaysimubaarig-lr7nb Před 2 měsíci +13

    Koko pls reply ❤

  • @user-pm7ov2hr3f
    @user-pm7ov2hr3f Před 2 měsíci +2

    Saiya 1.15 koko 1.25 samiya badisay markii dambe😮

  • @roodoahmed-os8jn
    @roodoahmed-os8jn Před 2 měsíci +3

    Alla saan u qoslay leeee sundus kulahaa biyaha isoo riiiixoooyo😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-np6gm4wv1f
    @user-np6gm4wv1f Před 2 měsíci +3

    Inta wax jir moo u xiisti Love ❤❤❤

  • @Marianahmed112
    @Marianahmed112 Před 2 měsíci +6

    Coco inthe building ❤

  • @jamaadcabdi8618
    @jamaadcabdi8618 Před 2 měsíci +3

    ❤❤❤❤❤ waa ku jeclahay nosobadi Abyo❤❤❤❤

  • @aaminoismaaciill
    @aaminoismaaciill Před 2 měsíci +5

    Koko malay miya maxa waye biyaha sidey ugu farxsanthy😂😂😂

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 Před 2 měsíci +2

      Walaalo waaye ayada iyo malaayga

  • @MohamedMarash
    @MohamedMarash Před 10 dny

    Koko.gabdaha.biyaha.hakudilin🎉

  • @HussenHassen-so5rd
    @HussenHassen-so5rd Před 2 měsíci +4

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wlh ar ya gabdho dawani jiray tu sundus la dhaho qosol ayay ii dishay wlh 😂😂😂

  • @boqoradasomalida1282
    @boqoradasomalida1282 Před 2 měsíci +3

    Koko Qurux badan teena Saa Kuu sugeynay Lee❤

  • @adenisack194
    @adenisack194 Před 2 měsíci +10

    Samiya wadnaheeda best waye 😢

    • @nehaaabdullahi
      @nehaaabdullahi Před 2 měsíci +3

      𝑸𝒂𝒍𝒃𝒊𝒈𝒂 𝒅𝒉𝒆𝒉 𝒘𝒂𝒅𝒏𝒐 𝒃𝒆𝒆𝒍𝒆𝒆😂😂

    • @SamiaHHussein
      @SamiaHHussein Před 2 měsíci +1

      M.a dheh wllo ❤

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 Před 2 měsíci +3

    Alla.ma nooli sundus se wax yeshy😂😂😂😂😂😂hos ma adi karo kulahaa😂😂😂😂😂😂

  • @ubaxaabdullahinoor8050
    @ubaxaabdullahinoor8050 Před 2 měsíci +1

    Wawa dumarlaaan wa adag tihiin m a ❤🎉

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas5803 Před 2 měsíci +2

    Koko halsta naftaat I ilaaali qlbi ❤❤❤

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal13 Před 2 měsíci +4

    Masha aliha ❤

  • @mussemuhidin2250
    @mussemuhidin2250 Před 2 měsíci +2

    GALKACYO BADA MA ADAA U Yelay😂😂😂

  • @unknownchick31
    @unknownchick31 Před 2 měsíci +2

    So beautiful wlh masha Allah gabdho❤

  • @Anaaniyaa1938
    @Anaaniyaa1938 Před 2 měsíci +1

    Koko congratulations 550k subscribers ❤❤❤❤

  • @HamdaOmarsaid-sk2ww
    @HamdaOmarsaid-sk2ww Před 2 měsíci +7

    Team koko 600k coming son 🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @user-px5ty5rj5p
    @user-px5ty5rj5p Před 25 dny

    Koko bulle it's not easy walahi she's fishing. 😂❤

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 Před 2 měsíci +3

    Sundus waa qosol wllhi😂

  • @sucaadosuusuu1066
    @sucaadosuusuu1066 Před 2 měsíci +7

    Sunduus iga qoslisayy 😂😂dhagax ma soo qabasan karto 😂😂

  • @hamudisankaara7239
    @hamudisankaara7239 Před 2 měsíci +1

    Wad iga yabisyn runti i❤love mi team

  • @iqrocabdicasiis3174
    @iqrocabdicasiis3174 Před 2 měsíci +4

    Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 Před 2 měsíci +2

    One like 👍 team koko bulle marnaba nohoos 😢😮❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Před 2 měsíci +6

    Wow koko gamekan wakhatar❤❤❤

    • @makiyamakiya3762
      @makiyamakiya3762 Před 2 měsíci +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohaflims-uk6zo
    @mohaflims-uk6zo Před 2 měsíci +2

    Allah is one ☝️

  • @MunaHassan-pc1tf
    @MunaHassan-pc1tf Před 2 měsíci +5

    Queen kooko qurux ❤🎉

  • @Samsameey
    @Samsameey Před 2 měsíci

    Aawey salaadi ileyn dad biyo kujira fasax ma ahanee 12 saacadood aa 😊

  • @khadraali5225
    @khadraali5225 Před 2 měsíci +3

    yaray hawen walo maxa lasodhada 👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂ina bulle ismaqa majiraaaaaaaa

  • @Cristiano-Ronaldo7938
    @Cristiano-Ronaldo7938 Před 2 měsíci +2

    Abayo 12 hours salaat laan masjogten

  • @FaraxDahir-qp5hp
    @FaraxDahir-qp5hp Před 2 měsíci

    WLLHI QOFAL BAY IGU DILEEN KU WAAN M.A❤ WAKA HELAYY GAEM KAN

  • @LuulBarrow
    @LuulBarrow Před 2 měsíci +4

    Keep going 🎉

  • @yahyesaciid9214
    @yahyesaciid9214 Před 2 měsíci +4

    Koko❤ guleyso abyo

  • @drsalmaas6362
    @drsalmaas6362 Před 2 měsíci +2

    ❤❤ wan ku jeclahag my quen❤❤