KOKO IYO ANIGA MARKI UGU HOREESAY DALXIIS ISKU RAACNO/ NAFTEENA AYAAN HALIS GALINAY😱

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 596

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 Před 7 měsíci +202

    Inta amiiro qurux ila jecel salaamn❤❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před 7 měsíci +214

    Ramadaanka 40 casho ayaa ka hartay alle caafimaad qab hanagu gaadhdiiyo aamiin 😢😢
    Like 👍 saar 🕋🕋

    • @shadiyamoh7566
      @shadiyamoh7566 Před 7 měsíci +3

      Amiin Amiin ya rabbi calamiin qab hanagu gadhsiyo ❤❤❤

    • @user-xp8wr9kx8o
      @user-xp8wr9kx8o Před 7 měsíci +3

      Inshallah inshallah inshallah Ameen ya rabi inshallah Ameen ya rabi inshallah damanteen Inshallah ❤❤❤❤

    • @hindanuux858
      @hindanuux858 Před 7 měsíci +1

      Amiiiiiiiiiiiiiiiin yaarabiii

    • @msscanada-yw1fe
      @msscanada-yw1fe Před 7 měsíci

      Ameen dhamaanteen

    • @hanadikhadar567
      @hanadikhadar567 Před 7 měsíci

      Amiin dhamaantenba ❤❤

  • @SundusAbdi-cv1bh
    @SundusAbdi-cv1bh Před 7 měsíci +60

    Amiira iyo koko is helay wllahi funny wayen 😂😂😂

  • @khadraaxmed4578
    @khadraaxmed4578 Před 7 měsíci +48

    Ay ay amiiro waa shidan tahay maalmahan xili hore ba soo gelisaa is ilaali quruxeey meeshii halis ahayde

  • @mariahaajisulaimon8535
    @mariahaajisulaimon8535 Před 7 měsíci +98

    Markasta isla soo duuba video anuu 2diina waanigu haystaa😂😂😂

    • @cuud_
      @cuud_ Před 7 měsíci +3

      Same wllhi labadoda marke yihin waxkle waa😂😂❤

    • @sacdiyodauud9461
      @sacdiyodauud9461 Před 7 měsíci +1

      Haaa Ani xita labadoda ku haysta ayada ceyda marki ihin ma dawda ani😂😂

    • @cuud_
      @cuud_ Před 7 měsíci

      @@sacdiyodauud9461 same🤣🤧

    • @sihaamqurux9867
      @sihaamqurux9867 Před 7 měsíci

      Aba amiiro iyo koko snapka maxa ugu qoran

  • @user-il1cp6pt7h
    @user-il1cp6pt7h Před 7 měsíci +43

    Malin kasta noo soo duub labadin kaliya waa shidan tihini kani dalxiis maaha magac kale haloo bixiyo another level 😊❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds Před 7 měsíci +50

    Amiiro qurux inta aan ramadaaan ka la gaaarin. 800k. Come on 🎉🎉🎉🎉

  • @kowsarHappy
    @kowsarHappy Před 7 měsíci +42

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 7 měsíci +8

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Před 7 měsíci +37

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 Před 7 měsíci +40

    Amiro next ceyda so wad inta igu racsan😂❤

  • @user-hx9se2ke1p
    @user-hx9se2ke1p Před 7 měsíci +59

    Amira qurux is funny 😂😂❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 7 měsíci +52

    Kusaliya rasuulkeena محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼

  • @Amiira96
    @Amiira96 Před 7 měsíci +47

    Amiira iyo koko dad sfcn isku fahme hadana asxb walalo ah qof aan kala geyn karin m.a allow il bini adam idinka haay🤲

  • @user-ds2ul4lx7m
    @user-ds2ul4lx7m Před 7 měsíci +43

    Caawe koko lebiskeeda waa saxan yhy 😂❤❤

  • @SakiLuizdiaz
    @SakiLuizdiaz Před 7 měsíci +47

    Sethy Wll Hadaad Caafimad Qabto ilaahay Haku SiyaadiYo❤❤

  • @umuudaadir7034
    @umuudaadir7034 Před 7 měsíci +48

    Amiiro ayaamahan videoga dhaqso aa soo galisaa keep going ❤❤

    • @nature45631
      @nature45631 Před 7 měsíci +9

      taas waxeey kuu cadeenee inay tay mid marwaliba ina daneeysa teamkana kafurfurantay

    • @nature45631
      @nature45631 Před 7 měsíci +3

      taas waxeey kuu cadeenee inay tay mid marwaliba ina daneeysa teamkana kafurfurantay

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 Před 7 měsíci +84

    Masha Allah gabdaheyna quruxda batnaaa Amiraaaa iyo kokoooooo❤❤❤❤ we love you so much our queens❤❤❤❤

  • @sahromaxamed4755
    @sahromaxamed4755 Před 6 měsíci +3

    Waaw amiira dalxiis quruxbadn ❤❤😂😂😂🎉🎉

  • @najmacadey5159
    @najmacadey5159 Před 7 měsíci +10

    Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam

  • @user-gu1eg1du8f
    @user-gu1eg1du8f Před 7 měsíci +133

    The one and only Aamiira❤❤❤❤

  • @BushroJama
    @BushroJama Před 7 měsíci +21

    koko an amiiro ilove you walahi

  • @bintabdalla1727
    @bintabdalla1727 Před 7 měsíci +22

    😂😂 Ala Amira qosolka iga dhameysay cawa Amira umad ma'ahan qurasha gadud aa cuntay kulahaa😂😂😂😂😂

  • @shukrihassan8437
    @shukrihassan8437 Před 7 měsíci +20

    Amiira abaay xiligaan camal lee soo gali haay abayo xili fican waye

  • @user-br4ss2ro7n
    @user-br4ss2ro7n Před 7 měsíci +41

    KoK maanta Dhar shidan ayaad xirnayd ❤❤😂😂

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 Před 7 měsíci +17

    Wow m.a dalxiis qurux bdn Aya so qadatay San lee nagu wad video ila 30 daqiiqo wllhi kama cajiso ❤❤😊aniga ahan musalsal oo ii yhay wayo aniga musalsal ma firsado video haben walbo suga keep going my sis coming soon 800k 😢❤❤❤

  • @user-xw8zl5ur4k
    @user-xw8zl5ur4k Před 7 měsíci +15

    Amiira 900 inshalh❤😊 amiira walhi dar ale aan ujeclahy😊🎉

  • @Kiii629
    @Kiii629 Před 7 měsíci +6

    Amiiiiro surwaaal Ha xiranin even haduu holof yhy xitaa social media wax xun inee kaa galaan ma rabno aqwaan ,marka dambe waxa xirata atleast saako madoow si suunka ama jirkada u muuqanin tripka dambe 🫶🏻🫵🏻

    • @axlaamcumar5905
      @axlaamcumar5905 Před 7 měsíci

      Sas waye Sur waal Ha isku qashan aqwaan Hadabo Rer tiktok Hayey😂😂

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 Před 7 měsíci

      Waxaas marhorey sameysay 🙄😬

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 Před 7 měsíci +20

    War labadiina vlog yo badan isla sameya funny aaba tihiinee😂

  • @kadra9957
    @kadra9957 Před 7 měsíci +26

    Masha Allah beautiful 😍
    Keep going Amiira and Koko❤❤

    • @user-ws8li5uy3e
      @user-ws8li5uy3e Před 7 měsíci +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤😂😂😂😂😂

  • @Wllmoha04
    @Wllmoha04 Před 7 měsíci +21

    THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE AND THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MUHAMMED SCW ❤ SCW❤ SCW

  • @user-vh8fe8oj2f
    @user-vh8fe8oj2f Před 7 měsíci +11

    Finally amiira and koko is here 🙌

  • @raxma-up2xm
    @raxma-up2xm Před 7 měsíci +14

    Inta ila tageerto amiira qurux❤❤

  • @BalqisaSaed
    @BalqisaSaed Před 7 měsíci +21

    Wow koko maanta way shidnayd❤

    • @umubarakatalcumri3298
      @umubarakatalcumri3298 Před 7 měsíci +1

      sulwal ayyey kushidned miya 😮 amira indo woald❤❤

    • @BalqisaSaed
      @BalqisaSaed Před 7 měsíci

      @@umubarakatalcumri3298 wah ee adi maxaa kaa galay

  • @saharaahmed9269
    @saharaahmed9269 Před 7 měsíci +13

    Team amiraa coming soon 800k🎉

  • @asmoahmed6362
    @asmoahmed6362 Před 7 měsíci +15

    Amiira iyo koko we love you❤❤❤

  • @Cashiid
    @Cashiid Před 7 měsíci +17

    Asc amiiro waxaan ahay number one tageerahadaa waxaa rabay marar badan inaa kula soo xiriiro abaayo mcn waxaan bartaa forex trader waxaa ahay wiil da ahaan jira 16 years Family waa iska danyar abaayo mcn waxaa kaliya kaa codsanaa inaa ii iibiso laptop yar qiima ahaanta jooga 180$ abaayo mcn abaal kaaga ma iloobi doono maalin uuna waa kuu gudi donaa i.a waxaana rajeynaa inaa fariinteyda arki doonto

    • @nature45631
      @nature45631 Před 7 měsíci

      ilaahay riyadaada hakuu rumeeyo aboowe

    • @prettyperlin468
      @prettyperlin468 Před 7 měsíci

      Illahey idinkiis waad helidoontaan ducada badi wll

  • @user-lm5wp3sr3m
    @user-lm5wp3sr3m Před 7 měsíci +4

    Hawalwalin abaayo intaa soon ka lagaarin 😢😢waxaatkaareesaa 900k soon ka intaalakabixin ne waxaat gaareesaa 1m 😢❤❤❤kaminsoon amiira ilove 💖 you❤❤❤

  • @Cawo75
    @Cawo75 Před 7 měsíci +6

    Labo queen's amira inshll intaan ramadaan la gaadhin 800k

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 Před 7 měsíci +12

    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @naciimmaxamed963
    @naciimmaxamed963 Před 7 měsíci +14

    Ayyy Cawada Kokoo Way Nuraysaa 😂😂😂😂😂

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 Před 7 měsíci +9

    Wow m,a dalxiis qurux bdn Aya so qadatay San Lee nagu wad video ila 30 daqiiqo wllhi kama. Cajiso❤❤😊 aniga ahan musalsal oo ii yhay wayo aniga musalsal ma firsado,video haben, Walbo suga, keep going my sister coming soon 800k❤❤😢

  • @user-sd5yv9te9h
    @user-sd5yv9te9h Před 7 měsíci +9

    Laba daan waana xanun bay igurideen saa uqaoslayey😂😂❤

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn Před 7 měsíci +10

    Iisoo duceya asxaabt amiiro xaamilo ayaan ah inow Allah iifududeeyo foosha❤❤❤

  • @muhubaMaaalim
    @muhubaMaaalim Před 7 měsíci +11

    MashaaAllah❤ dalxiiski ugu quruxda bdna noso duubte❤❤

  • @osmanmohamed8615
    @osmanmohamed8615 Před 7 měsíci +7

    Walahi koko weykacaqlibadisey weykugeysey meshii iyada adeysey m.a ❤❤❤❤❤

    • @Faiza-el4nr
      @Faiza-el4nr Před 7 měsíci +9

      Mxaaa caqli xume ah dalxiisku maskaxduu u fiicanyhey inaad jawiga bedeletid

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l Před 7 měsíci +14

    Allah is one ☝️

  • @BarwaaqoCabdihassan-im4fz
    @BarwaaqoCabdihassan-im4fz Před 7 měsíci +10

    Allah is one ☝☝☝☝☝

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Před 7 měsíci +10

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @user-lf4ib3rt6m
    @user-lf4ib3rt6m Před 7 měsíci +6

    Hhhhh intan fin xanuun ah ayaa iga soo baxay 😂😂😂😂😂 aar Amiiraa

  • @najmocali6389
    @najmocali6389 Před 7 měsíci +4

    Jah amira waiga farxise videos ga daqiiqadaha sanle nogu so badi😫👸🏽🫶🏼❤️‍🔥✨️

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan5161 Před 7 měsíci +6

    Cayda iyo cumer so wada marka danbe amiira pls😢😂

  • @Bellaabdirahman
    @Bellaabdirahman Před 7 měsíci +9

    First amira😊

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho Před 7 měsíci +6

    Aan kusalino nabigeena scw ❤🎉🎉

  • @msskiya3665
    @msskiya3665 Před 7 měsíci +9

    Abayo amiiro waa ku jeclhay❤

  • @samiira08
    @samiira08 Před 7 měsíci +7

    Labadeydi Gabdhood 😭❤️👸🏻🔝

  • @faadumocali1544
    @faadumocali1544 Před 7 měsíci +4

    Aamiira gabadha keliya an jeclhy adi ima jeclid miyaa love ima saartid

  • @Zakari2
    @Zakari2 Před 7 měsíci +37

    Your creativity serves as a testament to your unwavering dedication, commitment, and hard work. Keep pushing forward!

    • @Supr93
      @Supr93 Před 7 měsíci

      😮I’m going back in to work now 😂🎉😢 Spout is the rest of my life is a joke but in reality it's just me

    • @ismahaaan8945
      @ismahaaan8945 Před 7 měsíci

      Koko iyo amiiiro saxiiibo forever 😢😢❤❤❤❤

    • @AyaanMahamed-cn2zq
      @AyaanMahamed-cn2zq Před 7 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 Před 7 měsíci +3

    Alla meelahs oo Kale Saan UjeclahaY inaan ku Dalxiiso ❤😊

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 Před 7 měsíci +4

    Cumeer iyo ceyda next soo wada amiiro😂🎉❤

  • @XanaanMaxamudnuur-br7ct
    @XanaanMaxamudnuur-br7ct Před 7 měsíci +11

    video Caawo Ciyoow sooo galisay❤❤

  • @user-ju9rj5yh8u
    @user-ju9rj5yh8u Před 7 měsíci +11

    Amiiro abaayo fiidayaasha noosoo badi ❤❤😂

  • @user-qs1fk4fo8i
    @user-qs1fk4fo8i Před 7 měsíci +14

    Inta ilahay jecel 👍 saara ❤

  • @Nature--675
    @Nature--675 Před 7 měsíci +6

    Koko wllhi farxaaniyad waaye m.a😊

  • @user-bw4fh8md1n
    @user-bw4fh8md1n Před 7 měsíci +6

    The one and only Amira❤

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 Před 7 měsíci +6

    Amiira dhib badanaa koko naftaa ka jartay caadiyaa ugu shacrtaystay ka dhigty wlhi 😂😂😂😂😂😊

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 Před 7 měsíci +5

    inta aan ramadaanka la gaadhin I.a 800K 🎉❤

  • @user-ec8tm5bh8u
    @user-ec8tm5bh8u Před 7 měsíci +4

    Amiira ceyda no sowad inta igu raacsan❤

  • @zamzampretty7871
    @zamzampretty7871 Před 7 měsíci +5

    Inta rabto in ceyda laso wado next like 😂😂

  • @Qaabtur
    @Qaabtur Před 7 měsíci +8

    Kulaha Swimminka guriga lugtaa ku ceshankartaa😢😂😂😊😂😂

  • @hamdiabdillahiali1247
    @hamdiabdillahiali1247 Před 7 měsíci +9

    Thanks yaqey amiiradena waa nosoo dhaqsatay❤❤❤❤

  • @SAALAXISMAACIIL-rr6kh
    @SAALAXISMAACIIL-rr6kh Před 7 měsíci +5

    Ala kokoo qurux badna m.a raxween miyaa❤❤❤

  • @haliosman8059
    @haliosman8059 Před 7 měsíci +6

    Koko iyo amiiro Dhar shidan bay xidhan yihiin

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y Před 7 měsíci +12

    Allah is one ❤🎉

  • @ZeienabZeienab
    @ZeienabZeienab Před 7 měsíci +7

    Wow amazing keep going Amira

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 7 měsíci +8

    DALXIIS. WANAAGSAN
    KOKO
    AMIIRA💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾

  • @umubarakatalcumri3298
    @umubarakatalcumri3298 Před 7 měsíci +6

    Coco sulwal mankugu oga 😢amira inde wold❤❤❤

  • @user-dn4gh9du9d
    @user-dn4gh9du9d Před 7 měsíci +3

    Tanks amira vidiyoga wa no so dheresay shukran

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Před 7 měsíci +11

    Wow amazing keep going amira 🎉🎉😂😂❤❤❤

  • @Queen-Zaaraa13.
    @Queen-Zaaraa13. Před 7 měsíci +8

    Allow anoon ciwaankada kasoo dhex muuqan haydilin❤❤❤😊

    • @Queen-Zaaraa13.
      @Queen-Zaaraa13. Před 7 měsíci +1

      Amiira io koko dar alle idiin jeclhy wllhi io dhamaan team 27 io dhamaan reer malesiya❤😢🎉❤❤

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Před 7 měsíci +4

    Intee u dalxiisteen allaha idin nabadgeeyo hana idin nabadkeeno aamiin

  • @user-zz9mg7ry4i
    @user-zz9mg7ry4i Před 7 měsíci +3

    Saxiibo is jecel cafimaad kunoolaada❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před 7 měsíci +8

    Ayaanita na maa wadaan sucuudiyoow Amiira saan maxaa waaye hee ma kaa yeelaayi ha dhahdee 😂 markay xogaa cabsidu ka ba,dane waxay dhihi laheed Naagtaan Naag tagtay waaye 😂😂

  • @Ruqiyoshriif2022-qh1dj
    @Ruqiyoshriif2022-qh1dj Před 7 měsíci +6

    Amiro wan ku jeclahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @AsmoBishaar
    @AsmoBishaar Před 7 měsíci +5

    M.a Dalxiis Qurux badan❤❤ 8:34

  • @asmaxuseen2896
    @asmaxuseen2896 Před 7 měsíci +5

    Asc wll amira quruxya mata xila hora so dhigatah❤😊

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir6467 Před 7 měsíci +4

    ❤wewe best vlog wyeh amiira wn kaa heynaah💯keep going ✌

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Před 7 měsíci +12

    🎉❤ wan idin salamay dhalinyaro
    Hadii aad Fariintaydan aragto wxn ka codsan in aad nagu soo biirtaan si aan 10k u gaaro mahadsanidiin

  • @user-qn7vz1se2e
    @user-qn7vz1se2e Před 7 měsíci +3

    M.a Amiira iyo koko wad so bashashen wlhi M.a allh Amiira 800k kami son insh allh ❤❤😂😂😂🎉🎉❤😅😅

  • @user-cg1iu2xy7q
    @user-cg1iu2xy7q Před 7 měsíci +7

    Hhhh koko kulahaa hurdada le ma dharbaaxda aaa iqabanooso 😮😂😂😂

  • @C.waaxidAden-xc8rj
    @C.waaxidAden-xc8rj Před 7 měsíci +3

    Amiira nafsadaada wax hagaarsiiniin❤❤❤❤ abaayo

  • @asmitaaahmed1335
    @asmitaaahmed1335 Před 7 měsíci +2

    Amiro please waxan kaa hodsanaa markaa meel adhid koko hore uu wado aad baan ujaclanaa😢❤
    I love when koko is around you❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 7 měsíci +3

    Manshaallah amiira qurux and koko buule ❤❤

  • @Ch-wp9jw
    @Ch-wp9jw Před 7 měsíci +1

    Asc, amiira waan ku salaamay wll, wll xishood oo alle ka cabso, oo gacmahaaga qurquruxda badan ragga ka qari, waayo Alle ayaa kuu diiday inaad tustid ragga Ajaanibtaada ah.

  • @qisooyin01
    @qisooyin01 Před 4 měsíci +1

    Amiira qurux magaca qurux kumuu khasaarin mashalha💋💗💗

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p Před 7 měsíci +1

    Mash allh wllo an jeclhy nolda inty nololi jirto Alle wax ini dhipa inipa tuzo koko amiira ❤❤❤❤❤❤

  • @user-vg3kn8me2j
    @user-vg3kn8me2j Před 7 měsíci +4

    amiira qurux is best CZcams ❤

  • @Zara-fx4qr
    @Zara-fx4qr Před 7 měsíci +3

    Amiira ilaahay waxan kaga baryaay inad garto 800k insha allha intan la garin ramadaanka 800k iyo wax kabadanba anaga ku garsinayana abaayo anga ku joogna waxba haka biqiin insha allha wan kula dabal dagi doonaa 800k insha allah abaayo wan ku jeclahay waxn ahay inaan yar oo ku tageerta waxan ku leyahay gar iyo gardaraba wan kuwata abaayo❤🎉🎉🎉😊😊❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤😊😊🎉🎉

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y Před 7 měsíci +3

    Amira ceyda cumeyr iyo cimraan meshan keen🤩🤩

  • @jazzymoha4864
    @jazzymoha4864 Před 7 měsíci +1

    ❤abaayo amiiro finka waalayaqaana iska gaar hadee kale meelxun ayoo finka kaaga soobaxaa❤intaasna waakaftan