FULL ROUTINE HABEEN ILAA MAALIN TEAM 27 MAALMAHA FASAXA / QOSOLKA ADUUNKA 😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 535

  • @nastexofarax7380
    @nastexofarax7380 Před 8 měsíci +35

    Amiira Abaayo mar walbo maskaxdaada adeegso waxa sameyneyso ka fikir mar walba. Guuleyso❤❤❤

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 Před 8 měsíci +36

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Před 8 měsíci +63

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏🏿♥

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 8 měsíci +14

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵

  • @qaalimaxamed6382
    @qaalimaxamed6382 Před 8 měsíci +36

    Vlogaan Ku celis wye maxamed Kuma Jira mxaa uga so tagtay amiira😂😂😂

  • @Suhayb263
    @Suhayb263 Před 8 měsíci +116

    Ramadan intaan la gaarin amiiro qurux iyo adna aan gaarsiino asxaabeey 800k iyo 900k ❤😢

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 Před 8 měsíci +5

      Ceyda Maxaa oga reebee 😂

    • @Suhayb263
      @Suhayb263 Před 8 měsíci +3

      @@Jaaaama36 ceyda ku darso cumeer ku darso asadna ku dar😂😂

    • @Rat_Queen1
      @Rat_Queen1 Před 8 měsíci +2

      ​@@Suhayb263 Koko neh kudar😂

    • @fply3303
      @fply3303 Před 8 měsíci +1

      ​@@Rat_Queen1 asad neh kudar❤

    • @Suhayb263
      @Suhayb263 Před 8 měsíci

      @@Rat_Queen1 adiguna isku dar😂

  • @OGAANSHO-ALLAAH
    @OGAANSHO-ALLAAH Před 8 měsíci +83

    Yaa Allaah Falastiin caawi iyo Muslimiinta Dhamaan🤲

  • @MariaJimale
    @MariaJimale Před 8 měsíci +57

    Asim day routine waaba hilmaamtay amiira dalxiiska asim iyo malinta fasaxisa waxaas maxaa ku nacday 😢😂

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 Před 8 měsíci +61

    Amiira 2 bil inaa 1 million xirtid aaa rabaa adi 800 aa ka hadlosaaye
    Waa ky wadanaa amiiradeena ❤
    Alla kokoyey ninkaaas xalay kor idinkasoo dhacay saa ugu qoslay leeee wlh waa ooyaya 😂😂
    Asad iyo Adna funny wye 😂😂😂

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 Před 8 měsíci +56

    My Queen👸 intan iyo in kabadan wad uqalantaa keep going sister ❤

  • @Saaba17
    @Saaba17 Před 8 měsíci +32

    Routineka ceyda iyo Koko la aantoot ma socdo 😅😅 labadaas ha Soo iloowin , amiira routine leee Soo Gali

  • @IlhaamZeylac-jm9in
    @IlhaamZeylac-jm9in Před 8 měsíci +34

    Shirkada iPhone mareykanka laga lee yahy amiira your right ✅️ 😂😢

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 8 měsíci +32

    Kusaliya rasuulkeena scw❤🕋☝🏼

  • @Drs-saamiyachannel5lt58
    @Drs-saamiyachannel5lt58 Před 8 měsíci +6

    Abaayoy kuuma wanaagsana adoo gabara marwalba inaad rag ku dhex jirto xitaa HADA SHAQA WADAAG tihiin inaad xijaabato ahayd wlhi sidan rabi wuu kuugu caroon😢 tani waa aduunyo amiiroy abyo Alle ka baq qabriga xasuuso iyo maalinta aad aduunka ka faaruqayso , lacag waa la hela si wanagsana waa ku heli karta lkn in caro rabi aad ku hesho waa khatar cadiim wlhi😭😭😭 Allow tawfiiqda nagu sug

  • @user-qt7hk2rd9t
    @user-qt7hk2rd9t Před 8 měsíci +11

    wcs waa u qalantaa akhwaan 😅 kan Amiira original 15 wadata heesta Amiira ma loo dary hye guys muuqalkan 15 like gaadhsiiya 😅

  • @ismahanmohamedismahanmoham3054
    @ismahanmohamedismahanmoham3054 Před 8 měsíci +47

    My queen amiiro keep going my sister ❤❤❤

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 Před 8 měsíci +13

    Asad iyo cayda iyo amiira koko is helay mana qosolin been weeye wlhi😂😂

  • @ciisetooni5158
    @ciisetooni5158 Před 8 měsíci +24

    Amiira the best routine ❤❤waxbalaga qabankaro❤keepgoin marwalba 800k insha allah

  • @MOHA__MB1
    @MOHA__MB1 Před 8 měsíci +49

    Allah is one ☝️ 🎉

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před 8 měsíci +18

    Amiira routine ka waxa ka maqan iamk xaa uga reebtay teeda kale Channelka baryahan kama soo muuqde maxa daaray 😅 Ninkaas funny waaye haday macquul tahay mar kusoo dar routine ka abayo

  • @hudahanna999
    @hudahanna999 Před 8 měsíci +15

    Waa uqalantaa amiiray 800k iyo kabadnba gabadh maskiina oo aan jeclahay baa tahay ♥️♥️

  • @king_amiid
    @king_amiid Před 8 měsíci +144

    Team 27 ON LIKe❤

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan Před 8 měsíci +9

    Amiiro ayaantaan Carabi io English bay baratyyy😂😂😂 Koko io Amiiro Funnyy 😂😂😂

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan Před 8 měsíci +30

    59 Minutes 8k Keep going Team Amiiro 💪 👏

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 Před 8 měsíci +9

    Qabqabyaaashena 😮❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥me time qaadanoysin mii wada jira abid 🥰🥰

  • @MunaQurux-ln7be
    @MunaQurux-ln7be Před 8 měsíci +23

    Dar ilahay ku jeclahay mcny amira ❤ from bosaso tagera ku nahay dhaman familga love you 🥰

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 Před 8 měsíci +8

    Amiira qurux wa gaareysaa insha allah waliba si dhaqsi ah amiiradeena ha ka cabsan marka

  • @leelocumar4259
    @leelocumar4259 Před 8 měsíci +16

    Iyadoo exam ii socdo hadana youtube dhax wareegaa😂😂😂😂

  • @JOKERGRAPHIC.
    @JOKERGRAPHIC. Před 8 měsíci +13

    Jh Cayda Heestii Guuled Simbaa ku shiday 😂❤❤ Jacaylaa ❤

  • @haniali2250
    @haniali2250 Před 8 měsíci +7

    Amiiro balan waye inaa 800 gukaar siino hadaa nahay team amiira ❤

  • @Jamaalkinboy
    @Jamaalkinboy Před 8 měsíci +27

    Team qab qab is not easy wllhi 😂😂😂

  • @faadumocali1544
    @faadumocali1544 Před 8 měsíci +6

    Amiira hadaan awoodo wan ku gaarsiiin lahaa malints kow furaty ilaa hada wan kula socda abyo guulayso

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 8 měsíci +6

    🥺🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* .
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay

  • @Cabdimudhaliblu
    @Cabdimudhaliblu Před 8 měsíci +9

    Ku Sali nabi geena Muhammed scw❤❤️‍🩹🥺🕋

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Před 8 měsíci +12

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @salmasawda1646
    @salmasawda1646 Před 8 měsíci +6

    Queen intaa iyo inkabadanba wad uqalantaa 800K wad gaari i.sh ha niyad jabin dadaal badan ayaa lagaaga baahan yhy🥰

  • @user-iz4ii5fs3v
    @user-iz4ii5fs3v Před 8 měsíci +7

    Anaga boqoradena tehe intan awodno wakuqabana wakudhiri galina dadaalkada wad kuleyay qali ❤

  • @arfornhade1598
    @arfornhade1598 Před 8 měsíci +12

    Wan kujacelnahay Amira qurux keep going my sister ❤️💯👌❤️ madaxa nosarante gcl🎉🎉🎉🎉🎉 👏👏 800k I.a🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @liiluuofficial5468
    @liiluuofficial5468 Před 8 měsíci +8

    Insha allah waad gaareysaa 800k before ramadan❤🎉
    team amiira marna no hoos❤🎉

  • @istarmuhamud1239
    @istarmuhamud1239 Před 8 měsíci +8

    Amira saxan iPhone California lagu sameya waidin salama team 27 from Minneapolis 🥰❤️

  • @hawokayf1795
    @hawokayf1795 Před 8 měsíci +9

    Nin quruxdii waa madow❤🌹 amiira dhibta dhaaf akhwaanteey😂😂

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl Před 8 měsíci +8

    Best routine m.a noso bdi Amiroy 800k coming soon inshaAllah ❤❤❤

  • @user-bl3ob5nv4o
    @user-bl3ob5nv4o Před 8 měsíci +9

    Masha Allah my queen Allah ha ku xifidiyo insha Allah keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Před 8 měsíci +20

    Allah is one ☝️ ❤❤

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 Před 8 měsíci +11

    Amira qurux keep going my sis ❤❤

  • @fahmoabdiqadir3749
    @fahmoabdiqadir3749 Před 8 měsíci +57

    Asad funny 😆 Walhi keep going team 27 dhaman 🥰

  • @Fatmahmohamett
    @Fatmahmohamett Před 8 měsíci +12

    Amira ur right china kuwa fake ah lagu sameeya😂❤

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h Před 8 měsíci +14

    RAMADAN 1m INSHALLAH ❤

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj Před 8 měsíci +7

    Horey u soco queen 👸 Mar walba farxda jaclanahy❤❤🎉

  • @user-th1pl7um9v
    @user-th1pl7um9v Před 8 měsíci +32

    Keep your faith strong my Queen 👑 ❤❤❤

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett Před 8 měsíci +3

    Allah is One propHett m9hamed scw❤😊Allah is One propHett m9hamed scw❤😊Allah is One propHett m9hamed scw❤😊

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 8 měsíci +5

    amiira wlhi iyo koko waad dad is jecel❤❤❤

  • @user-bn5qe9qn3c
    @user-bn5qe9qn3c Před 8 měsíci +9

    Amira qurux keep going ❤

  • @NastexoabdiYousuf
    @NastexoabdiYousuf Před 8 měsíci +5

    My queen👸intan iyo inkabadan wad uqLantaa keep going zizter🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @fartuundhaanto
    @fartuundhaanto Před 8 měsíci +5

    Amiiro 1 million u qalanta 😩🫶🏻❤️

  • @MuhudiinMohamedNishe
    @MuhudiinMohamedNishe Před 8 měsíci +10

    insha Allah waagaareysa amiiroy❤❤❤❤❤

  • @miskishaly4320
    @miskishaly4320 Před 8 měsíci +3

    Amiraa plzz cydaa prank kusameyy ooo kaa arsaa nh dhig malihidhe😮😮😮😮

  • @ilahaanOmar
    @ilahaanOmar Před 8 měsíci +4

    M.allah is dheh amiira intaan io Inka badn ba waad o qalantaa xbbti
    Team 27oo dhan waan idin jeclhy ❤❤

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Před 8 měsíci +43

    Wow amazing keep going amira 🎉🎉😂❤❤❤

  • @user-jp6rz4re6k
    @user-jp6rz4re6k Před 8 měsíci +5

    Markaa sideda boqol garto asiim qol u hagaaji oo qatar eh ❤🎉

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Před 8 měsíci +8

    Keep going amiira qurux ❤

  • @nisriinmohamud5447
    @nisriinmohamud5447 Před 8 měsíci +6

    Maashallah amiiro keep going washy qaali

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Před 8 měsíci +7

    Qab qab guul insha allah ❤🎉

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před 8 měsíci +7

    Adna caawa qurux waaye masha Allah ❤

  • @maryamabdirashiid1824
    @maryamabdirashiid1824 Před 8 měsíci +3

    Masha allah abyo amiiro adba ku jeclnahy horay u soco❤❤❤

  • @najiibMk
    @najiibMk Před 8 měsíci +8

    معقول انساك احب هذا اغنية 😢😢😢❤

  • @Istarshiicali
    @Istarshiicali Před 8 měsíci +3

    Amiira tellka arko waa Kaaga Saara love you xppti❤

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 Před 8 měsíci +16

    Wow thanks amiradeNa routine wanku haysana walipo mohamed yare kujiro❤😂

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p Před 8 měsíci +2

    Mash allh wlshy qlih amiira waxan sug Napa waaa 1m❤❤❤🎉🎉🎉

  • @umumuscab-px7vv
    @umumuscab-px7vv Před 8 měsíci +4

    Amiira ceyda PRankiga nooga soo aar waa kusugoonaayee

  • @afnaanmaxamed5520
    @afnaanmaxamed5520 Před 8 měsíci +6

    Masha allah amiro ❤

  • @user-jd2mr9fj5k
    @user-jd2mr9fj5k Před 7 měsíci +1

    Chaina lagu sameya Amiiro is daji 😅😅😅

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před 8 měsíci +4

    Wcs akhwntena kn routine wu dhafy ani in lgu wdaa rpaa please amira aad meshaz naf isku yle 😂❤️🙏

  • @farhaosmaan5938
    @farhaosmaan5938 Před 8 měsíci +14

    Let' go guys 15k likes aan gaarsino 13:03 😂😂

  • @mariamabdiqadir3072
    @mariamabdiqadir3072 Před 8 měsíci +9

    Omg strong women ❤

  • @Shadiyanazir
    @Shadiyanazir Před 8 měsíci +3

    Alla dadku xasidsanaa kuxumeen way garsiyen 15k😂❤

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 Před 8 měsíci +2

    Amiira soco gaadhi iiboso cayde iyo fatma habeen iyo maalin wada😂😂😂

  • @Muna_Maxamed
    @Muna_Maxamed Před 8 měsíci +7

    Allah is one ❤

  • @KaadriinYuusuf
    @KaadriinYuusuf Před 8 měsíci +6

    The one and only mi queen Aamira❤❤❤❤

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k Před měsícem

    Abaayo hormar wacan ayan kuurajeenaa 1ml iyo kabadan ayaad uqalantaa❤❤❤❤❤❤❤wanidinjeclaha adi iyo tiimka😊😊😊😊😊

  • @user-rj4yd7zo9x
    @user-rj4yd7zo9x Před 8 měsíci +2

    Asad io amiira io cumeer anaa nii kala bicinaayo iPhone waxaa lagu sameeya gurigeyga😂😂😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Před 8 měsíci +1

    Amiira qurux keep going wa ku jeclahay i.a coming soon 800k

  • @user-ek4dh2qu6p
    @user-ek4dh2qu6p Před 8 měsíci +7

    Amiira isn't easy 😂😂

  • @Asma-abdalla75
    @Asma-abdalla75 Před 8 měsíci +3

    Koko kaxeey amiira geesinama deeda rabnaa 15k diyaar wye 😂😂😂 waa sugeenaa

  • @Farhia110
    @Farhia110 Před 8 měsíci +2

    Ku sali nabiga Mohammed scw ❤❤❤❤

  • @user-rz7og4mg2x
    @user-rz7og4mg2x Před 8 měsíci +3

    Amiir qurxu wll macalimoo maxa ku dhacay wll waxab masudubo

  • @NajmaomarNuju
    @NajmaomarNuju Před 8 měsíci +3

    Amiira 1m ka badan uqalanta❤❤

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef Před 8 měsíci +5

    Keep going quentayda ❤❤❤

  • @AishaAdceed
    @AishaAdceed Před 7 měsíci +1

    Wlley anii wa masere iPhone 15 pro Max ayan hesta karlarkanh wa maqan mgcisa 🩶 bila hesta marka ley kenye cadan man arag hadda ina celiye iga heysa 😢wllhi

  • @NajmaH143
    @NajmaH143 Před 8 měsíci +2

    17k ayu marya kaxee koko😂😂😂

  • @user-lw5mh9uy2v
    @user-lw5mh9uy2v Před 8 měsíci +1

    Amiira rootiinkaada wallaahi waajecclahay 😊

  • @SagalmaxamedAbuukar
    @SagalmaxamedAbuukar Před 6 měsíci

    my queen amiirdeyda coming son 800k❤🎉

  • @Ubaxiina_
    @Ubaxiina_ Před 8 měsíci +11

    𝗔𝗺𝗶𝗶𝗿𝗮 𝗾𝘂𝗿𝘂𝘅 ❤

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 Před 8 měsíci +2

    Alla amiiraa wiji malahan see u gabantahy ku lahaa😂😂😂😂😂

  • @Sumayo282
    @Sumayo282 Před 8 měsíci +2

    1/2/2024 i. A 800k iyo kabadan ❤ abaayo keep going🎉

  • @cadceedabdullahi248
    @cadceedabdullahi248 Před 8 měsíci +2

    Yeah China lagu sameya iphoneka

  • @Habon696
    @Habon696 Před 8 měsíci +3

    Mash.allaah wllshy mcn 800k waa gaareysaa i.a ❤❤❤❤

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q Před 8 měsíci +2

    Koko amiira wad balis 😂😂😂😂

  • @user-mb5np9vh1f
    @user-mb5np9vh1f Před 8 měsíci +4

    Amiiro koko prank kusoo samee😂❤

  • @FeliizOmar
    @FeliizOmar Před 8 měsíci +5

    Ceda iyo amiira cawo bashal😂