MALINTAYDA FASAXA SEE U EGTAHE // FULLDAY ROUTINE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 229

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 8 měsíci +41

    Team 27 ASAD xaajio hada thy like iska saar 😂❤❤❤❤ inta aan waligood AMERICA arkin ismujiya 😢❤❣ keep going my queen ❤ KOKO

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion Před 8 měsíci +24

    ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 8 měsíci +37

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤❤ inta ka heshy muuqaalkaan ☺️🍭❤️ koko bulle my Queen of queen ❤

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Před 8 měsíci +53

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato ❤❤

  • @user-up6qw5nt6m
    @user-up6qw5nt6m Před 8 měsíci +66

    Allah is one ❤❤

  • @memonxalima4499
    @memonxalima4499 Před 8 měsíci +29

    We love your routine ❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 Před 8 měsíci +4

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis ❤😊

  • @ramlacabdulle8765
    @ramlacabdulle8765 Před 8 měsíci +10

    Wlhi koko isku dabecada nahay aniga majecli iyadoo hool italo cunto macunayi waa dhamen karalee kadib usojesanaa

  • @Daciyatuaisha
    @Daciyatuaisha Před 8 měsíci +10

    Hadaad rabto qiso iyo shekoyin noogu soobir ❤❤

  • @HaniEk-b6u
    @HaniEk-b6u Před měsícem +1

    Wlaashey markaad slaada tukaneysid wajigaaga iyo❤labadaada gacmod waalasimaa❤❤❤

  • @user-iv4bu9fh2o
    @user-iv4bu9fh2o Před 8 měsíci +12

    Koko ano gabar ahaa ku jecel abayo ilaahay haku sharfo😊😊❤❤❤ ilove you

  • @user-iz5oi2nd8n
    @user-iz5oi2nd8n Před 8 měsíci +6

    M.a koko allah ku sharrow wllshey is bauchi halmar noogu tuur❤❤😊

  • @sucaadabdi540
    @sucaadabdi540 Před 8 měsíci +6

    koko sujuuda gacmaha dhagta agteeda geey abayo 🥰

    • @mohandyballa80
      @mohandyballa80 Před 8 měsíci

      Gᴀʙᴅʜᴀʜᴀ Iʏᴏ Rᴀɢᴀ Isᴋᴜ Mɪᴅ Mᴀᴀʜᴀ Gᴀʙᴅʜᴀʜᴀ Wᴀᴀ Cᴀᴀᴅɪ Iʟᴇᴇɴ Jɪʀᴋᴇᴇᴅᴀ Aʏᴋᴜ AsᴛᴜRAʏSᴀᴀ Aᴘʏᴏ😊

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x Před 8 měsíci +6

    Inta samaha jecel wan idin salaamy🖐🖐

  • @abdallahibrahimhassan8185
    @abdallahibrahimhassan8185 Před 8 měsíci +4

    M.a wllashey qrx aad kaga helaa Allah ha Ku xafido 😘

  • @odayroy3099
    @odayroy3099 Před 8 měsíci +6

    Waa shidan tahay quruxey ❤

  • @Daciyatuaisha
    @Daciyatuaisha Před 8 měsíci +10

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll I ❤❤

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 Před 8 měsíci +3

    Maasha allh walshy koko keep going my sister

  • @walal.deqsi12
    @walal.deqsi12 Před 8 měsíci +1

    Queen Of talented Arimaheena igu salaan Hazaazi

  • @user-qh7kh8kd6l
    @user-qh7kh8kd6l Před 8 měsíci +4

    Masha allah wn kuxisy koko

  • @user-wy7bn5jg7u
    @user-wy7bn5jg7u Před 8 měsíci +4

    Abaayo routine soo badi❤

  • @luulsheq7601
    @luulsheq7601 Před 8 měsíci +8

    Toto buuuuuule routinkaaga waa ku haystack runtime keep going my sis with another mother❤❤❤❤❤❤

  • @user-vh8fe8oj2f
    @user-vh8fe8oj2f Před 8 měsíci +6

    Keep going sister ❤

  • @xamsafarax4038
    @xamsafarax4038 Před 2 měsíci +2

    Wcs koko gacmah ku beeg garbaha markad tukanayso salaada wll

  • @mariamhazzan1103
    @mariamhazzan1103 Před 8 měsíci +1

    Abaayo mcnto sujooda zidaa u. Sujuudeesay iska sax InshaAllah

  • @abdyrahman8851
    @abdyrahman8851 Před 8 měsíci +1

    Mansha allah keep going koko

  • @ahmett5835
    @ahmett5835 Před 8 měsíci +1

    Markaad toothbrush ka ku cadayeytid after 30minute ka dabid ba la isticmala mouthwash/antimicrobialka

  • @bikazopubg
    @bikazopubg Před 8 měsíci +2

    Koko gacmaha qarso mrka public ku tukaneysid 👍

  • @caaishadaahir4505
    @caaishadaahir4505 Před 8 měsíci +1

    Koko abayo alle haku Sharfo xabibtiyeey waxaan kuu sheegaa qoortaada qari abayo maxaa yeelay Cawrada waa waajib in la qariyaa xabibti alle haku badbaadiyo adduun iyo aaqiraba

  • @Halyey869
    @Halyey869 Před 8 měsíci +1

    Aduun yadi xilimay saan isku bedeshay in la idiinsoo duubi shaqo guri inagaa la inga arkay dad dawada yaasha ah

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 8 měsíci +12

    Shan saac maa 11: Duhurnimo ah Aar ciyaala xamaraa😂

    • @aliinaanjlee5726
      @aliinaanjlee5726 Před 8 měsíci

      Duhur 1hr Lee kadhiman is daji rer gbolow tiro iska and agdhow wax mha waxas dadka Waa weyn way fahmi kran💔😆😫

    • @wardaabiib1446
      @wardaabiib1446 Před 8 měsíci

      @@aliinaanjlee5726 anaga Rer gogol ma nihin Rer somaliland ayan nahay lkn bisinkee inantu ma duhurbay soo kacday 😭😂

  • @amransidiiq
    @amransidiiq Před 8 měsíci +2

    Koko gacmahaaga wee muuqdaan markaa tukaneesid waana dambi salaadana lama aqbabalo

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p Před 8 měsíci

    Mash allh wlshy qlih hore uzoco farxada du waa farxdayda alle wax kudhipa ku matuzo ❤❤❤❤koko bule

  • @user-io9nw8ps4h
    @user-io9nw8ps4h Před 8 měsíci +3

    My koko keep goin qali❤

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s Před 8 měsíci +10

    Kokoh xapipti wakujedaa routineka kaacodsane nosodubte mahadsanid 😅😅😅teedakle 2024 dalxiis inteeh u aadaah dhahde ani walashey iskuhesane isosheeg❤❤

  • @user-bc2gy2dz9i
    @user-bc2gy2dz9i Před 8 měsíci +2

    Asc wlashy koko salaada qaabka aa usujuudesid waa qalad iska sax wlashy mhdsnd 🥰🤍

  • @mssballa
    @mssballa Před 8 měsíci +1

    Ilove Korean fov squad game😽💗💕

  • @XafsaQaali
    @XafsaQaali Před 8 měsíci +7

    Amiiiro iyo koko❤❤❤❤

  • @ina_xasan
    @ina_xasan Před 8 měsíci +1

    Salaada markaad dukaneysid waa inaad is asturta
    Wajiga iyo gacmaha labada kaf maahine lkn adi gacatada oo dhan la arkooya salaada sidaas maku ansaxayso

  • @aliyare228
    @aliyare228 Před 8 měsíci +2

    Queen always queen❤❤❤❤❤

  • @user-li6tt5kr9q
    @user-li6tt5kr9q Před 8 měsíci +1

    Abyo fir waan ku baryeya xasaan igu darso😂 xasano waan ku xiftin

  • @AshaNoor-st5hq
    @AshaNoor-st5hq Před 8 měsíci +3

    Koko quruhly ma routineka Qatar aawey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 Před 8 měsíci +6

    Ani cuntada iimaba dhadhanto haday howl iitaalo ilaa aan iska qabto markaas bn cunaa 😂😂 isku mid nahay koko

    • @wardaabiib1446
      @wardaabiib1446 Před 8 měsíci

      Wlhi hawl walba haday ii Taalo waan Dhargi kara Lee markaas hawsha dhan ayan Dagdag u qabanayaa😂

  • @abdirashiidmohamed5211
    @abdirashiidmohamed5211 Před 8 měsíci +3

    Ma aqano wa iskaka jeclahay❤❤❤❤

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 Před 8 měsíci +3

    Move forward kowthar ❤❤❤

  • @user-id2kg1qd6y
    @user-id2kg1qd6y Před 8 měsíci +1

    Koko viewskaagi hooooos buu u dhacay wllo❤ update sameee let videos oo fun ah soo duuub m vloges wareeera

  • @user-pg9qd4uu6q
    @user-pg9qd4uu6q Před 8 měsíci +5

    Queen always queen❤❤

  • @omarali2282
    @omarali2282 Před 8 měsíci +2

    Mamada xamar waa inaad prank call ah kuso sameysaa kowzar 🙏💯

  • @MidoowMaxamed
    @MidoowMaxamed Před 4 měsíci

    Ku sali nabigeen maxamed scw

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Před 8 měsíci +2

    Wow amazing keep going koko🎉🎉😂😂❤❤❤❤

  • @yasinahmed6493
    @yasinahmed6493 Před 8 měsíci +2

    Allah is one ❤

  • @user-xf1hr2bm9y
    @user-xf1hr2bm9y Před 8 měsíci +1

    Amiira saanmaxaakawadaa

  • @user-er2tq3ze9l
    @user-er2tq3ze9l Před 8 měsíci +2

    Wad naa ilewday anaga wllhi gamki away mcnto wan ku sogeyna dhamanteen koko 😭

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 8 měsíci +1

    koko waan isk kaa jecelhy wlhi❤

  • @fathihassanmohamud1567
    @fathihassanmohamud1567 Před 8 měsíci +1

    Abyo checkinka waxa lasmey Kan cuntada lagu kulelesto aa aa lagu dhalaaliyaa labar yar oo saa id ukululeen logeyaa horaa kadhalalaa

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 Před 8 měsíci +3

    Asc asxabta iso beqda walalyalow waxan ahay yutubar cusub iso beqda walalyalow ❤❤❤❤

  • @sohanahmedibrahim9613
    @sohanahmedibrahim9613 Před 8 měsíci +1

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya please 🙏 😭

  • @sahracali7473
    @sahracali7473 Před 8 měsíci +2

    Routine ka leba ka jecladay ❤

  • @user-li8xk6li7z
    @user-li8xk6li7z Před 8 měsíci +1

    ALLAHU AKBAR❤

  • @Amalayyyyqurux113
    @Amalayyyyqurux113 Před 8 měsíci +7

    Keep going sister 😊

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Před 8 měsíci +1

    Nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤

  • @CimaadCimapositive
    @CimaadCimapositive Před 8 měsíci +1

    Smile button ❤

  • @user-sg1hm2zr9e
    @user-sg1hm2zr9e Před 8 měsíci

    Thanks koko

  • @sumayo324
    @sumayo324 Před 8 měsíci +1

    Sida musasal caml kuu sugaa kokooy ❤️

  • @itsnuraa511
    @itsnuraa511 Před 8 měsíci

    Abyo qoorta iyo gacmaha qarso always qoorta waa banaysataa Waana cawro please is astur

  • @UmuAhmed-pf1ch
    @UmuAhmed-pf1ch Před 8 měsíci +1

    firt one waykanaa ❤

  • @fatimaibra3819
    @fatimaibra3819 Před 8 měsíci +2

    Amiiradeeda ❤❤❤❤

  • @caaishoxasan5974
    @caaishoxasan5974 Před 8 měsíci +1

    Abayo shaambada itus 😊

  • @MouminFatouma
    @MouminFatouma Před 6 měsíci

    ❤❤❤Wan ku jeclahya koko BUlle

  • @user-rq8xv1dn6m
    @user-rq8xv1dn6m Před 8 měsíci

    Koko fiilada bareeska oo fadhiga korsaaran fadhiga hoostiis soo mari markas hooskaso bixi ee miiska saar❤

  • @zumiaaboubakar6264
    @zumiaaboubakar6264 Před 6 měsíci

    Abaa gacmaha saaa mala yeelo markii salaada ladukanayo😮

  • @user-qg4zw7vq3p
    @user-qg4zw7vq3p Před 8 měsíci +1

    Wll mcn cayda iyo ayaaniita noo soqabo

  • @Samiyitamouse7
    @Samiyitamouse7 Před 8 měsíci +8

    Mashllah keep going sister 😍

  • @Bilqeyr-oq4rp
    @Bilqeyr-oq4rp Před měsícem

    Love❤❤😊

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k Před 8 měsíci +1

    Koko wankaqadnay Amira cadey igusalam koko cadey iyo Amira cadey wasaxib a asjecel walahey hori usocdo wanijeclo ee

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před 8 měsíci +1

    Wcs koko garme lagu arka ado routine cunto krin ku jirto so dupesid usheg amiro ilkaha yeyka dadanin qbob io kulel la iskuma cbe joji dheh bcawda 😂

  • @UmuzeynabUmU
    @UmuzeynabUmU Před 8 měsíci

    Kooko mashaalaah abaayo wakuwadaa❤❤❤❤

  • @amalaweys8084
    @amalaweys8084 Před 8 měsíci

    wow gaari quruxleyyyy❤❤️

  • @user-of7zi3dz2p
    @user-of7zi3dz2p Před 8 měsíci

    Koky abyo salda wax yalo ka qaldan ku arkay abyo hdana halkan kuma sharki karo ee siaka sax intad shekhakha firsato adigo raliya❤😊

  • @AMraneyPpe
    @AMraneyPpe Před 2 měsíci

    M.a koko nolow abyo mcn😢❤

  • @Abdomajii
    @Abdomajii Před 8 měsíci +1

    ❤❤❤❤love u sister

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 Před 8 měsíci

    Thanks 👌 😊

  • @princesslula3183
    @princesslula3183 Před 8 měsíci

    Asc walashey wankahley routine kaaga lkn hal wax ayan rabaa inaa kusheego ee waxan kuleyahay salada iska sax plz.sababta ad nolashada noola wadaageso waa inaa wax kaa faaidnaa adigana nagafaaidaa

  • @zamirahasan2167
    @zamirahasan2167 Před 8 měsíci

    Salada iska sax siiba marka sajuda gacmaha mesha dhigayso 💯

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Před 8 měsíci +1

    Kooko lkn marka qubaysanaysey wad naga qarise😂😂😂

  • @hodanabdulhi
    @hodanabdulhi Před 8 měsíci

    Koko tiiy da waan kujeclahay mcn❤🌺🤭

  • @user-ym9yy3zr2t
    @user-ym9yy3zr2t Před 4 měsíci

    Kooko Xasan School moo dhigtaa mise Jaamacad school kooka imaaday Jaamacadoo ka imaaday dhagaha noogu Garaacday sxbey Noo kala Bixi Bal Adoo Mahad San

  • @Safo________7
    @Safo________7 Před 8 měsíci

    Part 2 awiii Koko challenge gii xalii

  • @sacdiyosiraadmaxamed5251
    @sacdiyosiraadmaxamed5251 Před 8 měsíci

    Teamkaa ka mid ahy❤❤

  • @MaryamaKiin-to5mc
    @MaryamaKiin-to5mc Před 8 měsíci +1

    Koook nutrition nutrition so same

  • @FadumoAxmed-vk9ll
    @FadumoAxmed-vk9ll Před 8 měsíci +8

    Koko saaid aa caato utehe walaahi dharka dhaa dher malaga daremayo lakin diraca qaliir aa kutehe😂❤

  • @MunaXasan-st3xf
    @MunaXasan-st3xf Před 8 měsíci +2

    M

  • @miskiabdikadir932
    @miskiabdikadir932 Před 7 měsíci

    Mara salada ku dugo abayo gacmaha ka fedmaye gabsarka mana ficno

  • @user-id4qg2ru3c
    @user-id4qg2ru3c Před 8 měsíci

    M.a wll ilaali quruxdaada koko xusulkan kahelay

  • @AziizaAziiza-z9i
    @AziizaAziiza-z9i Před 2 měsíci

    Waa kasnay abaayo 😂😢❤

  • @MaandeeqIbrahim-j5g
    @MaandeeqIbrahim-j5g Před 15 dny

    Xafladii cayda xaa usoo duubiwaysay kookoo

  • @Umamuctazim
    @Umamuctazim Před 22 dny

    Tean koko iso boqda

  • @teehaaak1061
    @teehaaak1061 Před 8 měsíci +1

    Brushing infront of the camera is nah good

  • @ilahaanOmar
    @ilahaanOmar Před 8 měsíci

    Koko haduu allah inoo idmo dhaman teeda rotiinka raamadan ka inoo samy 2 bil bes ayaa ka hartay oki

  • @ShantaShanta-wc9iu
    @ShantaShanta-wc9iu Před měsícem

    Koko bUule❤❤❤❤❤