Nin Shaqaalihiisa U Xiray Sabab Layaab Leh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 01. 2019

Komentáře • 7

  • @elmastrocopra2089
    @elmastrocopra2089 Před 5 lety +1

    Wlhi maanta carabta iyo yuhuuda carabta ayaan sii necbahy waliba khaliijka

  • @somalifootball2451
    @somalifootball2451 Před 5 lety +1

    Waa Dhaqan Xumo aan wanaagsaneyn in uu sidaa ula Dhaqmo Shaqaalahaas Masaakiinta ah Si walba uu wadankiisa U jecel yahay

  • @abdirahimadde3881
    @abdirahimadde3881 Před 5 lety

    Waa Taageernimo Waali ah Oo Xadka Ka baxsan

  • @elmastrocopra2089
    @elmastrocopra2089 Před 5 lety +1

    Kkkkkk taageere maahan ee lacagta ayaa ubeen sheegtay waa doqon dhulkedi loogu yimid oo dad masakiin ah ku gumaysanysa

  • @farhaanbaofficial6505
    @farhaanbaofficial6505 Před 5 lety

    Run ahaantii
    waa tageernimo
    cajiib ah

  • @saidyare8127
    @saidyare8127 Před 5 lety +1

    Kkkkkkkkkkkkkk carab qofkii u shaqeeyo ayaa ka daran

  • @idilabdi7817
    @idilabdi7817 Před 5 lety

    Carabtu gumasi xuma