PUTLAND GALMUDUG JUBALAND BANAADIR HIRSHABEELE IYO KOONFUR GALBEED QIIMEYN LAGU SAMEEYAY NALA DAAWO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 205

  • @user-ns5gx8oq6b
    @user-ns5gx8oq6b Před měsícem +17

    yahye thanks apwe mcn wax caqli leh adaa meesha ugu jirro 🤴 madaxa korkiisa alle haku sharfo❤

  • @ahmedshaacuur6959
    @ahmedshaacuur6959 Před 22 dny +5

    1 puntlnd
    2 puntlnd
    3 puntlnd
    4 puntlnd
    5jubland ❤❤❤

  • @user-lv1zl8ib5q
    @user-lv1zl8ib5q Před měsícem +19

    100 kgs /100 ❤konfurgalbeed ha yareysan sxb mcn maamulka ugu Akhlaaqda fiican lama soo gaari kari kgs guuleyso

  • @osmanibrahim5068
    @osmanibrahim5068 Před měsícem +6

    1 Goonfur galbeed
    2 Galmudug
    3 G banaadir
    4 Jubbaland
    5 Hirshabeele
    6 Puntland
    Peace and love 💕

  • @sacdiyoxishood3498
    @sacdiyoxishood3498 Před měsícem +6

    Yaxye mahadsanid from hirshabele jaaaaaaaaaaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍

  • @MahadQoorey
    @MahadQoorey Před měsícem +7

    Banaadir abgaal hirshabelle abgaal
    Dadka nagu naxsan anaa ni waso

  • @quenoflucky3953
    @quenoflucky3953 Před měsícem +3

    Puntland
    Galmudug
    Banadir
    Konfurgalbed
    Jubaland
    Hirshabelle
    💯✅

  • @KeeynaanWarsame
    @KeeynaanWarsame Před měsícem +13

    Team nasteexo indho one like❤❤❤

    • @user-re5hj7rl8x
      @user-re5hj7rl8x Před měsícem +2

      Sharmuuto waaye Nacalada Hotel Elite aa lagu wasaa

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama7231 Před měsícem +3

    1. Puntland
    2. Puntland
    3. Puntland
    4. Puntland
    5. Puntland
    6. Puntland
    Kaas wa fakirkayga ana.

  • @HASSANCABDULLAHI-uh5er
    @HASSANCABDULLAHI-uh5er Před 4 dny +1

    1 kgs
    2 jubaland
    3puntland
    4banaadir
    5hirshabele
    6galmudug

  • @AdanAbdi-dl1sd
    @AdanAbdi-dl1sd Před měsícem +4

    Wankutageraaa saxib keep going

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Před měsícem +5

    Bravo Somaliland kumaad soo darin 🙏Taas micnaheedu waxa weeyi inay Somaliland tahy wadan Somalia lamid ah🙏

    • @user-hk2in7ei1s
      @user-hk2in7ei1s Před měsícem

      Oo ma shaki paa kAaga jiRa

    • @user-dn5he6jx6w
      @user-dn5he6jx6w Před měsícem

      Wax lays weydiyo maha ssbta oo ah cid walbaa waa ay garanaysaa

    • @user-bs5xf7bc7j
      @user-bs5xf7bc7j Před 22 dny

      Dhalanyaradan somaliland meesha makeeni karan maxa yelay mar un ineey tagaan laga yabaa marka weey baqanayaaan dhalanyarada qomkaas wax ma ilowaan

  • @user-xl5ly7mv3g
    @user-xl5ly7mv3g Před 26 dny +1

    Yaxye madaxaa iisarantahay gulayso ina ader mcn❤❤❤❤

  • @hassanabdi3162
    @hassanabdi3162 Před měsícem +1

    1galmudug
    2 hirshabeele
    3 banaadir
    4 Puntland
    5 konfurgalbeed
    6 jubaland
    ❤❤❤❤

  • @AishoMaxamed-i6j
    @AishoMaxamed-i6j Před měsícem +1

    1 banaadir 2galmudug 3putland 4hirshabele 5juba laan 6goonfur galbeed

  • @user-wp6yf6bs8d
    @user-wp6yf6bs8d Před měsícem +2

    1 galmudug
    2 banaadi
    3 puntland
    4 Jubaland
    5 kofur galbeed
    6 Hirshabelle

  • @user-wn8el6tw3c
    @user-wn8el6tw3c Před měsícem

    Yahye thanks frome hirshabeele ❤

  • @user-ud5dp3hu6t
    @user-ud5dp3hu6t Před měsícem

    ❤❤❤ afka Ali sxbow cyarta markz adi kujirtit macaa sidii malabka ankuuarki Kenya 🇰🇪 kan Somali moogiyee

  • @abdullahimohamed5544
    @abdullahimohamed5544 Před měsícem +1

    Calamadaan Kuligooda mataagersani Waxaan Ka,aheen Calanka Jamhuriyada somalia Ee Buluuga ah Waa mahasantihiin.

  • @user-mo5xm2ks7n
    @user-mo5xm2ks7n Před měsícem +2

    Kgs🇦🇿✊❤

  • @Shushu40
    @Shushu40 Před měsícem +2

    1galmudug 2banadir 3hirshabele 4putland 5konfur galbeed 6jubuland 😂🎉

  • @Sakigalmudug
    @Sakigalmudug Před měsícem +1

    1 galmudug soo badi plss

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 Před měsícem +1

    Mesha waxaan U jeedna qabyaalada mesha Ina dhigtey qof walpo qabiilka uu ku so jeedo unbuu Nambar one ka dhiganayaa

  • @idiltravelidiltravel
    @idiltravelidiltravel Před měsícem +1

    galmudug \
    banadir hirshabele kofurgalbed jubalan putlan sidden kuyeley bowe

  • @XumanNeceb
    @XumanNeceb Před měsícem +1

    ninka barnaamijka wada wa hg kuwa dheelaya labo inta ka aheyn duduble waYe mida feeraha weyn ku heesa ihiiii ihiii iyada ugu aqli xun iyi cunugan ligaha bastada leh ma punland iyo hirshabele gaaran kuwan hg isku sheega uf

  • @ayaanbadan1096
    @ayaanbadan1096 Před měsícem +1

    1: puntland
    2 jubbaland
    3: Banaadir
    4 Konfurgalbeed
    5 Galmudug
    6: Hirshabeele

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py Před měsícem +1

    Banaadir
    Somaliland
    Puntland
    Galmudug
    Jubaland
    Hirahabeele
    Ssc khaatumo
    ❤❤❤❤❤

  • @DADAahmed-iz4xw
    @DADAahmed-iz4xw Před 22 dny

    Juuba for erver

  • @XalimoAbdiqadir-gx2ku
    @XalimoAbdiqadir-gx2ku Před měsícem +1

    Galmudug ❤❤❤❤❤❤100

  • @user-hu4iu1sr5r
    @user-hu4iu1sr5r Před 16 dny

    1 g banadir.
    2. Galmudug
    3 goonfor galbeed
    3. Hershabele
    4 butuland
    5kesmayo❤😂😂🎉😢

  • @HassanDadacho
    @HassanDadacho Před měsícem

    Afka cali my Friend go ahead

  • @SumayocumarClahi
    @SumayocumarClahi Před měsícem

    Afka cali walaal hore usoco walaal❤❤❤❤❤❤

  • @abdimalikabdirizak3802

    Marka hore gobaladda dalka dhammaantood waa gobolo wanaagsan iyo dad wanaagsan dowladdo wanaagsan,
    Marka labaad goboladda dalka hadii aad qiimayn ku samaynaysaan waa in la sameeyo cilmi ku salaysan Amniga, dowlad dhiska amma kala dambeynta, wax soo saarka, aqoonta, xadaaradda, horumarka,
    Tusaale annigu sidaan baan ku qiimeeyey
    Puntland
    Galmudug
    Banaadir
    Hirshabeele
    JUBALAND
    Koonfurgalbeed

  • @lll-nj4zy
    @lll-nj4zy Před 17 dny

    Kaas buuran waa doqon raxanweyn ah

  • @Faysaljimcaleibrahim
    @Faysaljimcaleibrahim Před měsícem +1

    Afka cali keep going

  • @abaabala
    @abaabala Před měsícem +1

    yahye hunter waa cunsuri

  • @Niishadhuubo
    @Niishadhuubo Před měsícem

    soo badi afka caliyow ❤

  • @SacdiyoHilowle-dn9kp
    @SacdiyoHilowle-dn9kp Před měsícem

    Wa xan tageer sanahay inta ay galmudug 1 itahay

  • @qadramaxamed367
    @qadramaxamed367 Před měsícem +1

    Ku garaace 🎉🎉

  • @SaacidCabdisiciid-ug6kz

    Wara calanka puntland hanooga coyaarin😢😮

  • @FaraxHussein-oj6ls
    @FaraxHussein-oj6ls Před měsícem +2

    Qarac weye puntlanad wan jeclnahay

  • @fardowscali8527
    @fardowscali8527 Před měsícem

    Walahay naagaha baa ka aqli badan raga joga xamar waayo ayagoo madax waayne noqo kara baay sidaan wax yeeli oooooo owalba nin buuran naaga haa ka aqli baadn balo qosol bada

  • @muniribrahim5638
    @muniribrahim5638 Před měsícem +1

    Jubbaland
    Putland
    Qatuuma state
    Banadir
    Galmudug
    Hirshabele
    K.galbeed
    Somaliland

  • @OTMANA-ld5zk
    @OTMANA-ld5zk Před 28 dny

    Unsure waaye nastiixo from burxakaba

  • @user-pk5bk1ue9i
    @user-pk5bk1ue9i Před měsícem

    Sxb afka ali somalidn qabyaladba babisay inigoah jubalandr wah kale ayay sawiranayan e mardnbe barmamijka hsamenin lakin ani wan kuwata abti hormarkadana wan jeclahy nosteho indo wankusalamy inkasto banadir lee anumalenayo inlahyisinayay kkkk horay usoco gobalda dhaman wan jeclahay😊❤❤

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor Před měsícem

    Yaxye hanter legend ws ku wadan hadn puntilan nahay🎉😂

  • @BinjamiinSesko
    @BinjamiinSesko Před měsícem

    Yahye madaxaaa kuwadanaa 14:02 14:04

  • @Cali-i7n
    @Cali-i7n Před měsícem

    Puntland 💯 I100 mudnayd

  • @farxiyocllaahixusen1327
    @farxiyocllaahixusen1327 Před měsícem

    Team hirshabelle nasteexo an team washamsi an ku qaadno

  • @user-re4wg7rv5h
    @user-re4wg7rv5h Před 24 dny

    Putland .❤

  • @husseinahmed2024
    @husseinahmed2024 Před 12 dny

    Sxbkeygow talent kale la imow pls dhalintaan mesha kuu dhooban waxa aad ku tartansiineyso wax fcn ma ahan.

  • @SudiSudi-qw9jt
    @SudiSudi-qw9jt Před měsícem

    Yaxye iloveyou❤❤

  • @MascuudMascuud-pk2wg
    @MascuudMascuud-pk2wg Před měsícem +1

    Asc

  • @user-sp6qt8zm3r
    @user-sp6qt8zm3r Před měsícem

    putlander
    jubbland
    k/galbeed
    hirshabeele
    banaadir
    galmudug

  • @burhaangeedi8655
    @burhaangeedi8655 Před měsícem +3

    1 banaadir
    2 heershabelle
    3 konfor galbed
    4 putland
    5 galmudug
    6 jubaland

  • @feysaldiaz
    @feysaldiaz Před měsícem

    SOO BADI PLEASE

  • @farxanyusuf1342
    @farxanyusuf1342 Před měsícem +2

    Wan idiin wataa waa farxan oo bosaso kaso salamay

  • @mahadali1052
    @mahadali1052 Před měsícem

    Aweye Somaliland keeda sxb ku Soo dar

  • @abshiromohamoud1956
    @abshiromohamoud1956 Před měsícem

    Waa ini ognahay ee cid idiin baahaan najirto 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @Mankacdey34Mankacdey34

    Puntland kuma baahna wasaq

  • @lll-nj4zy
    @lll-nj4zy Před 17 dny

    Kuli waa hawiye iyo raxan weyn

  • @abdullahimohamedali8397

    Sxp hadalka iska sax lox gobol maahan ee waa dowlad goboleedyada soomaaliya

  • @cabdirashiidahmed8864
    @cabdirashiidahmed8864 Před měsícem +1

    Madaamo mamulkayagii katakaty sapskarpata waan lanoqonyaa

  • @Dheyman-l9y
    @Dheyman-l9y Před měsícem

    1 konfurgalbed 2 galmudug 3 hirshabeele banadir my opinion

  • @CabdiSaaq-fo4xi
    @CabdiSaaq-fo4xi Před 7 dny

    Team qabyaalad

  • @mahadbarlove6942
    @mahadbarlove6942 Před měsícem

    Puntland
    Jubaland
    Konfurgalbed
    Banaadir
    Galmudug
    Hiirshabele

  • @housseinnouhjps3053
    @housseinnouhjps3053 Před měsícem

    ASC war broo afka ali sxbtey dhuubo dhexyar aa wey yaa

  • @alishraf4126
    @alishraf4126 Před měsícem

    1jubland
    2banadir
    3buntland
    4galmudug
    5k.galbed

  • @jackcadnaan-g2r
    @jackcadnaan-g2r Před měsícem +1

    𝗔𝗹𝘅 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗯𝗮 𝘀𝘀𝗰 𝗸𝗵𝗮𝗮𝘁𝘂𝗺𝗼 𝗸𝘂𝘀𝗼 𝗱𝗮𝗿𝗶𝗻 𝘂𝗿𝘂𝗿𝘀𝗮𝗺𝗮𝗹𝗼𝘄 🥸

  • @user-qx3hs3mf2r
    @user-qx3hs3mf2r Před 28 dny

    Aaway calamkaygii

  • @summertime2535
    @summertime2535 Před měsícem

    Hadii wax qabad lagu saleeyo in kastoo jirin wax 100% ah.
    Hadana sidaanaa u qiimeeyey.
    1-puntland 90%
    2-banaadir. 80%
    3-galmudug. 40%
    4-KGS. 20%
    5-Jubbaland 0%

  • @BinjamiinSesko
    @BinjamiinSesko Před měsícem

    Yahye madaxaaa kuwadanaa

  • @MohamedfarahIsmacil-q5q
    @MohamedfarahIsmacil-q5q Před měsícem

    Maajid hoyada candhada kawas

  • @ahmedshaacuur6959
    @ahmedshaacuur6959 Před 22 dny

    puntlnd dambe hadaa ku arakno wa shmasi isku diyaari😂😂😂

  • @alinuuribrahimyusufalinuur72

    Yahye hunter😂😂😊

  • @KeenadiidAhil
    @KeenadiidAhil Před měsícem

    Puntland
    Jupaland
    Konfurgalbeed
    Galmudug
    Hirshabeele

  • @XaliimoCali-mv2nw
    @XaliimoCali-mv2nw Před měsícem

    Soomaliland ayaakabixisaay

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 Před měsícem

    Yaxye handar run buukasheegay oo dee puntland maamul wayn hirshabeele waa maamul khayraad leh

  • @mohamedibraahim9396
    @mohamedibraahim9396 Před měsícem +1

    1banadir 2hirshabele 3 kofurgalbed 4putland 5 jubaland 6 galmudug

  • @engzakariyaabdulrahman7213
    @engzakariyaabdulrahman7213 Před měsícem

    1: banaadir
    2: jubaland
    3: hirshabeelle
    4: puntland
    5: koonfurgalbeed
    6: galmudug

  • @user-sj1ff1xt6f
    @user-sj1ff1xt6f Před měsícem

    1 banandir 2 galmudug 3 budlaan 4 konfur galbeed 5 jubalaan 6 hirshabale😁👋

  • @mohamedosman909
    @mohamedosman909 Před měsícem

    S.S.C KHAATUMO STATES AAWAY???

  • @cumarfarahxireey
    @cumarfarahxireey Před měsícem

    Waraa afka cali hiiraan stat aaway❤

  • @user-cz5uo7mi8v
    @user-cz5uo7mi8v Před měsícem +1

    Afka ali somalilan waxad ku haysatan ogolada mamul goboled hadan wad kaa rebey sin markaste gobalada dalka wasidee

  • @HAMZAMOHAMED-oj8iy
    @HAMZAMOHAMED-oj8iy Před 16 dny

    balaala ey ahaaa😂😂😂😂

  • @ahmedshaacuur6959
    @ahmedshaacuur6959 Před 22 dny

    qiimeem qabiiil😂😂😂😂

  • @SudiSudi-qw9jt
    @SudiSudi-qw9jt Před měsícem

    Yusuf ❤❤

  • @BinjamiinSesko
    @BinjamiinSesko Před měsícem

    Wey nugu naxsan thy ee yey nugu nacde gal jecel xawaadle abgaal

  • @yaasirismaaciiliska8183

    Fananadii xabdileda ayuu wataa kwrma asxbta 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂hayelin hayelin waa la yaqanaa falembo intas waa kaftan 😂😂😂😂

  • @MohamedAli-v2o
    @MohamedAli-v2o Před měsícem

    1:G.banid
    2:galmudug
    3:hirshabelle
    4:kgs
    5:putuland
    6:jubuland
    Ezy kaftan ke wyay😂

  • @MuunoMuuno-lx4yf
    @MuunoMuuno-lx4yf Před měsícem

    Rambir iyo marwo buldhaq ayèeimaawtoonaa

  • @AbdaleAbgaalow
    @AbdaleAbgaalow Před měsícem

    Somaliland aaway uma jeedo

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 Před měsícem

    Somaliland maxa ugu sodariwaysay😂❤

  • @user-ns5gx8oq6b
    @user-ns5gx8oq6b Před měsícem

    hirshabeele
    banaadir
    koofurgalbeed
    jubaland
    Budlaan
    galmudug
    ✅😊

  • @user-rl4nt6xk7z
    @user-rl4nt6xk7z Před měsícem

    Nagtan xidhala a maxaa samaysay kgs ayaa 00 gilisay waxba makalatagano

  • @user-sw2vt9lz5t
    @user-sw2vt9lz5t Před měsícem

    Afka cali zxb somaliya qabil baa babiiyay xata kuwa kula joga xata qabil bey wax ku doranayan ee iska dhaf inad cakan wax ku samaysaa mida kale aniga wan ku wataa taliya qabyalada in haysa in ma dhigtaa cunaga rambir la leyahay baa sida la raba sameyay sababto ah melu kaso jedaa bu ka dortay mel kala sabab to ah waa inan lagu dhihin qabil bu ku dortay kow markasta waa banadir inta kala waa inad doqata from jubaland

  • @nimcoxuzen5970
    @nimcoxuzen5970 Před měsícem

    Free puntland

  • @summertime2535
    @summertime2535 Před měsícem

    Nin jeclaysi haday tahay qiimaynta waa sax.
    Lkn wax qabad haday ku salay san tahay wax ka jira maleh.

  • @farxiyocllaahixusen1327
    @farxiyocllaahixusen1327 Před měsícem

    Yahye dhiiga

  • @user-gp7dr6wr9w
    @user-gp7dr6wr9w Před měsícem

    Yahye hunter waa qabiiliste