10-ka Passport Ee Ugu Awooda Badan Qaarada Afrika

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 03. 2019
  • Hadii Midan ay Tahay Booqashadaada kugu Horeysay
    Eee Bogeena Fadlan SUBSCRIBE Nagu Taageer , Hana ilaabin inaan like-ta nagu dhiira gelisid Si aan U Joogteyno Soo Saarista Muuqaalo Cusub #Mahadsanid #Walaal.
    #Somali #Universe
    Follow Us on facebook Page : / somali-universe
    Follow Us on twitter : / somaliuniverse
    Follow Us on Instegram : / somaliuniverse

Komentáře • 37

  • @bakaraxmed1666
    @bakaraxmed1666 Před 5 lety +5

    Waan ka xumahay in baasiborka dakeena uusan ka soo muuqan lkn waxaan illahey ka rajeyna in aan hilno hogaamiyeyaal daacad ah iyo dad isku duuban oo Ku dhaqmaya diinda islaamka illahey ka cabsanaya romeysan rasuulkena nabi muxamad scw si aan ula dartano dhaman qaradaha caalamka waana la dartani toona insh Allah dhaman walalaheyga qaliga ah jazaakallahu kheyr

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 5 lety

      No matter wadada horumarka ayaynu haaynaa insha'allh waana gaari doonaaa

  • @hamaalsheekh7756
    @hamaalsheekh7756 Před 2 lety

    Legend

  • @abdalla6278
    @abdalla6278 Před 5 lety +3

    Waan kaxumahay wlhi aad iyo aad
    Insha alaah waan gaari doonaa
    Nice video keep going 👋

  • @somalifootball2451
    @somalifootball2451 Před 5 lety +1

    Masha allah waa Muuqaal Tabo leh xog badanna xambaarsan horay u socda *somali universe*

  • @shukriamoha3293
    @shukriamoha3293 Před 4 lety +1

    Wa su al an rabo ina kuwediyo

  • @ikraancaday2600
    @ikraancaday2600 Před 4 lety

    Wll wey ka qaldan thy xebta ugu dher e africa wa somalia mahan sod Africa

  • @aishacabdulahi8613
    @aishacabdulahi8613 Před 4 lety

    Mhadsanid

  • @abdisalaanoky1389
    @abdisalaanoky1389 Před 4 lety

    Walalahay,waadhibaato,aad,ugu wayn

  • @cabdallaaweis7428
    @cabdallaaweis7428 Před 5 lety +1

    Xogta aad u muhim ah oo wax badan iso kordhisay

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 5 lety

      Sharaf ayey inoo tahay in aad ka mid tahay asxaabteena ku xiran bogan , Fikirkaaga quruxda badana wuxuu nagu dhiiga gilinayaa in aan joogteyno soo saarka muuqaalo kale *Mahadsanid*

  • @ifiyahasportska6632
    @ifiyahasportska6632 Před 5 lety

    Masha alah hormar wacan asxaabta

  • @najmoaresonamohamuudabdull6440

    Oh away Somalia wan ka xunahy wllhi

  • @cumarmaxamed2575
    @cumarmaxamed2575 Před 4 lety

    Iam very sorry

  • @maandeeqcumar244
    @maandeeqcumar244 Před 5 lety +2

    jabuuti ayaanba ku jirineee war soonlma xqirin

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 5 lety +1

      Soomaali weyn Meel walba ay joogto waan jecelnahay wll , balse warbixintan waxaan kasoo xiganay wakaalad caalami ah :
      www.google.com/amp/s/www.pulse.ng/bi/lifestyle/lifestyle-these-are-the-top-10-most-powerful-passports-in-africa-right-now/r6gcj0w.amp
      Dal walbana waxaa la qiimeeyay baasaboorkiisa inta wadan ee si fudud loogu safri karo , insha allah mustaqbalka dhow Soomaaliya & jabuuti in ay meela fiican kasoo muuqdaan ayaan u rajeyneenaa *Mahadsanid*

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 Před 4 lety

    mid ii soo dhiib bal

  • @WARANTV
    @WARANTV Před 4 lety

    Waa ka xumahya

  • @adanxasan3139
    @adanxasan3139 Před 4 lety

    Waan ka xumahay Somalia Meena can bixin

  • @mahamoudaganehhouffaneh9434

    Qarkod waben runtii wadana dhan aya katagtay

  • @caashocomar7246
    @caashocomar7246 Před 5 lety

    Adban uga xumahay wayo anaga is qemen wayne

  • @drsshukraangutale3553
    @drsshukraangutale3553 Před 5 lety +1

    ciil wayeh

  • @zamzamharetzamzam4927
    @zamzamharetzamzam4927 Před 5 lety

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @alamiinchannel767
    @alamiinchannel767 Před 5 lety +1

    Anigu waxan u arkaa inan anaga somalida ihi an basaborkena an ka cararnay oo an kuwo shisheeye ka dorbidnay

  • @salmosiman3894
    @salmosiman3894 Před 3 lety

    Uf

  • @suldanafricarm3203
    @suldanafricarm3203 Před 4 lety

    War Ethopiya ayad ka ilawday

  • @naadirjunior7078
    @naadirjunior7078 Před 4 lety

    Somaliya Yaa yaqanabaH😂😂

  • @mohakalef5776
    @mohakalef5776 Před 5 lety

    Wijigaa was

  • @jkjr6493
    @jkjr6493 Před 5 lety

    Sorry wlhi somalia

  • @lionlion8050
    @lionlion8050 Před 4 lety

    Waxaan wa been