YURUB : 10 Dal Oo Dhalasho Kugu Siinaya Si Fudud

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 03. 2019
  • Hadii Midan ay Tahay Booqashadaada kugu Horeysay
    Eee Bogeena Fadlan SUBSCRIBE Nagu Taageer , Hana ilaabin inaan like-ta nagu dhiira gelisid Si aan U Joogteyno Soo Saarista Muuqaalo Cusub #Mahadsanid #Walaal.
    #Somali #Universe
    Follow Us on facebook Page : / somali-universe
    Follow Us on twitter : / somaliuniverse
    Follow Us on Instegram : / somaliuniverse

Komentáře • 237

  • @nazraabdi458
    @nazraabdi458 Před 3 lety +20

    France wl faaf faahin naga sii passport nolosheed wax barashada nogu so waran
    Thanks bro

    • @amiinali4692
      @amiinali4692 Před rokem

      Wax barasho free ah ilaa heer jamacad ah Iyo card cunto oo weliga aa ka dhamanin Mid cafimad intaba waa yala France hada imado nin aa u bahane ee Ha I ilowin please

  • @user-qf4or8bj8l
    @user-qf4or8bj8l Před 4 lety +19

    Masha Allah Aniga waxan jeclaan lahaa dalka UK England 💝

  • @khalidhaydar6798
    @khalidhaydar6798 Před 5 lety +10

    masha allah waa muuqaal aad u qurxoon o ku wanaagsan daawashada aad ayaad u mahadsantihiin BAHDA SOMALI UNIVERSE

  • @jamiilmubaarikjamac
    @jamiilmubaarikjamac Před rokem +3

    Ustria incha allah adaya ❤

  • @munacabdalla4625
    @munacabdalla4625 Před rokem +2

    France 🇫🇷 insha allah gordhow je suis français 😊😊❤❤

  • @mohamedabdulkadirali8487
    @mohamedabdulkadirali8487 Před 4 lety +13

    France ama London midkodan rajenayaa insha all isoo duceya allh in uu ifududeyo

  • @captainozanozan
    @captainozanozan Před rokem +3

    InshAllah ani Sweden🇸🇪🇸🇪

  • @abdirahiimhappy8606
    @abdirahiimhappy8606 Před 5 lety +8

    Mahad sanidiin Aniga Dalka kobaad Eglan ayaan jeclahay inaan qaato dhalashadisa 😍

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 Před 3 lety +9

    Nio ufiirso qoralka kusaaran shaashada iyo wxd kuhadleysid isma lahan
    Sababto ah wxd tidhi si fudud ayaad dhalasho kuheleysaa
    Ma fudeydbaa in 10 Sano kunolado walibana gabadh kaguursado
    Wx qimo leh nosheeg nio

  • @ifiyahasportska6632
    @ifiyahasportska6632 Před 5 lety +4

    Masha alah aniga runtii waxan taga sweden

  • @theguy4083
    @theguy4083 Před 2 lety +2

    masha allah london

  • @peaceandcalm4778
    @peaceandcalm4778 Před 3 lety +18

    Ireland iyo Belgium ayaa ugu fudud qaadashada dhalashada dhamaan Europe oo dhan waa inaad ku noolaataa 3 sano Ireland xujo kale malahan Lkn Belgium waa inaad 3 luuqadood ee looga hadlo midkood wax ka taqaanaa

    • @raafidabdi2233
      @raafidabdi2233 Před 3 lety +1

      Belgium 3 sano inaad kunoolaatid miyaa lagaa rabaa bro Ireland miyey lamid tahay mudada kunoolaanshaha

    • @peaceandcalm4778
      @peaceandcalm4778 Před 3 lety +2

      @@raafidabdi2233 haa, Belgium waa inaad sedex sano degenaansho ka haysata, mudadaas aysan ku jirin wixii diidmo ah. Lkn Ireland waa Laba nooc, qofka qaata sharciga qaxootinimada sadex sano ka dib dhalashada wuu qaadan karaa shuruud la‘aan aan ka eheen inaadan wax danbi ah aadan wadanka ka galin iyo sanadka u danbeeyey na waa inaadan wadanka ka bixin, 2) kan labaad waa sharciga magan gal yada iyo kan bini aadan tinimada labadaas sharci hadaad hesho 5 sano ka dib shuruud la aan ayaad qaadanaysaa passportiga aan ka ahayn danbi inaadan wadanka ka galin iyo sanadka u danbeeyey na waa inaadan wadanka ka bixin.

    • @zamzamcumar2177
      @zamzamcumar2177 Před 2 lety +2

      Walal anigo Italy jogo sidee ku aadi karaa irland

    • @peaceandcalm4778
      @peaceandcalm4778 Před 2 lety +1

      @@zamzamcumar2177 Ireland wadamo EU ah oo aysan u ogoleen iney gudaha galaan ayaa jira, sida Greece ga iyo Italy lkn hadaad haysato sharci Sweden ama Germany caadi ayaad ugudbi kartaa. Lkn waxaad samayn kartaa inaad ka duusho airport aan wayneeny ee ku yaal talyaaniga ama wadan kale oo Europe ah kadib markii aad gasho airport tiga Ireland ee dublin ama mid kaleba inaad qariso passport tiga iyo ticket iwm ama qof udhiibto oo aad airport tiga iska dhiibto waayo waxaa macquul ah ineey kuu diidaan inaad gudaha caadi ugasho hadaad sharci talyaani ah aad wadato. Waxaad raadisaa dad talyaaniga ka tagay oo galay Ireland 🇮🇪 sidii ay u galeen, iyaga ayaa wax badan og. Insha Allah khayr.

    • @werzema-apdy
      @werzema-apdy Před 2 lety

      @@peaceandcalm4778 sxb wxaad isheegtaa sideed yurubku imaan kartaa adoon soo tahriibin se wadankee ugu fudud imaashihiisa bilaa tahriib

  • @yoonisxusain31
    @yoonisxusain31 Před 2 lety +5

    Dalka Finland 🇫🇮❤

  • @shaficicabdimadoobeabdi1511

    Somalia 🇸🇴 iga badan

  • @omarabdullahi6797
    @omarabdullahi6797 Před 4 lety

    Thanks

  • @zahirsomalicilmi7009
    @zahirsomalicilmi7009 Před 3 lety +16

    Canada ilooday zxp😂😂

  • @khalidabukar8319
    @khalidabukar8319 Před 3 lety +16

    Belgium 🇧🇪 aaka iloowday sxb

  • @mohahussein6568
    @mohahussein6568 Před 4 lety +7

    Germeny one love🥰

  • @craxmancalixuseenbalwakaja275

    Waxaan jeclahay in aad fikir iga siiso tusaale hadaan u bahanahay dalka England UK in aan aado oo aan buuxiyo shuruudaha oo dhan meeqo ayaa ku tagi karaa wadanka bal taas fikir iga sii wall waxaan rabaa macluumaad ku Saabsan qaraanka ku baxaya galida wadanka England UK mahadsanid

  • @cabdallaaweis7428
    @cabdallaaweis7428 Před 5 lety +1

    Great

  • @abdirahmaanhassan5282

    Masha.Allah dalka uk England 🇬🇧

  • @yacquubmustafe6371
    @yacquubmustafe6371 Před rokem +1

    Mustaqbalka dhow inshlah egland

  • @isoorapp8866
    @isoorapp8866 Před 5 lety

    Awesome

  • @gayaalkoo736
    @gayaalkoo736 Před 5 lety

    Midna tnx

  • @jowharsicid3310
    @jowharsicid3310 Před 2 lety +3

    Masha allah wllo anigu waxaan jecelaan lahaa Sweden

  • @khalidibnwaleed7773
    @khalidibnwaleed7773 Před 3 lety +7

    Bro Italia iyo Spain ayaad ka fudud waxaan dhan

  • @sportschannel6772
    @sportschannel6772 Před 3 lety

    Faransa saaxiib

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 Před 3 lety +1

    England 🇬🇧🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿

  • @nastehofarah5821
    @nastehofarah5821 Před rokem +2

    8 sano sugayay sweden 🇸🇪

  • @abdiwalimaalinhassan4670
    @abdiwalimaalinhassan4670 Před 3 lety +1

    Walaal waxaan jeclaan lahaa wadanka UK waxaan doonayaa inaad ila dalisaan

  • @bacharochannel1448
    @bacharochannel1448 Před 2 lety +1

    Ax Sweeden shp stock home shp halkaan raBo in aan nolozha macan keda ku qaato inzha allH ilaah hayGu simo

  • @sucdiaxmed4963
    @sucdiaxmed4963 Před 2 lety +1

    mahadzanid pro eglan ayan jecelahy in an qato dhalashadiiza

  • @omarhussein8368
    @omarhussein8368 Před 3 lety +5

    UK maxaa yeelay UK caalamka kale weey kailbaxsantahay diintaadana xur ayaat utahay dhaqankaagana xur ayaat utahay waxaan ku noolahay UK nolal fiicana waan kunoolahay alxamdulilaah

    • @madiiabii3960
      @madiiabii3960 Před 3 lety

      Wll adoo raaliya markaad imaanayso dhibadan maka soomaraysa mise wayfududey🙏

    • @abdiwahaap6347
      @abdiwahaap6347 Před 3 lety

      @@madiiabii3960 zxp qofkan aad LA hadlaysaa 5 bilood ka hor soo qoray sms Kan bilee waa dhintayba

  • @deeqdarajo940
    @deeqdarajo940 Před 3 lety +3

    Sxb iska ilaali Bulgaria waaayo waa cunsiriyad miidhan

  • @mascuudozil1513
    @mascuudozil1513 Před 2 lety +2

    Filaan ayaan rabay zxp

  • @abdiwiliabdiaziiz5732
    @abdiwiliabdiaziiz5732 Před 4 lety +3

    Finland

  • @aqbaalsiil8068
    @aqbaalsiil8068 Před 2 lety

    Sweden 🇸🇪

  • @ahmedalimohamedyemeni1837

    England, London inchallah

  • @ahmednoursh.ibraahim2882
    @ahmednoursh.ibraahim2882 Před 5 lety +2

    Sweden❤

  • @sabriyemuxudin1186
    @sabriyemuxudin1186 Před 4 lety +3

    France insha Allah

  • @diyaarostudio7847
    @diyaarostudio7847 Před 4 lety +2

    France & Finland

  • @xamzexamze1451
    @xamzexamze1451 Před 4 lety +1

    Paris❤

  • @mohamedhappy8629
    @mohamedhappy8629 Před 3 lety +1

    Canada

  • @user-wh7ip9od7i
    @user-wh7ip9od7i Před 2 lety

    Asc wllkayga Muslim ka ah waxan rabaa London markaa fahfahin iga sii

  • @zakariyexasan1630
    @zakariyexasan1630 Před 4 lety

    Unite king dom

  • @zahirsomalicilmi7009
    @zahirsomalicilmi7009 Před 3 lety

    Sweden

  • @azaadkalay2425
    @azaadkalay2425 Před 3 lety +2

    Waxaas dhan so shegteen wadan ka fcn ka lacag badan waa USA america 5 qof yurub ku nool hal qofoo america ku nool ka taqli so galis badan yurub ben ben taal lkn america shaqo taalo

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 Před 3 lety +2

    Helisinki Finland

  • @zakariaabdulrizak2327
    @zakariaabdulrizak2327 Před 2 lety

    England Sxp🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿

  • @jakobadam7942
    @jakobadam7942 Před 3 měsíci

    Waxba kama jiraan waayo Sweden anigaa jooga waana 8 sano iyo sanad kale oo ad sugtaa

  • @habibohabiiboabdi3505

    Walal waxan xiiso uqaba dalka England kas Ayan dhalasho kaqaadanlahaa

  • @axmedkafieke5930
    @axmedkafieke5930 Před 3 lety +2

    wadanka sweden shansano malagu qato dhalashadisa waa sided sano ina wadanka jogtid tas waa qaladay

  • @ayu5901
    @ayu5901 Před 3 lety +1

    Wll wxd isoo shegtaaa wadan aya faro iga yalaa mxn faraha ku dhaqaaa si wadankale iskooga dhibo

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 Před 3 lety

    MAXANU SAMAYNAA MARKAA WALAL HADAN IS NIDHAA XARAYSTA

  • @hanadyare8553
    @hanadyare8553 Před 4 lety

    Wllo md sameysa meel an kala so xidhidho

  • @husseinmohameddhafe4273
    @husseinmohameddhafe4273 Před rokem +1

    UK Baan kacosaan lahaa sharici si aan oogu noolaado London

  • @ridwaanofficial5341
    @ridwaanofficial5341 Před 3 lety

    Malta and Uk

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 Před 3 lety

    Isweedhan

  • @abdoulhakimismael
    @abdoulhakimismael Před 4 lety +3

    What about Germany walal ?

    • @peaceandcalm4778
      @peaceandcalm4778 Před 3 lety

      Germany Ma baxsho dhalasho waliba Somalida wuuba ku cadaabaa inaar qabaha

  • @maxamedcabdi7259
    @maxamedcabdi7259 Před 2 lety

    England

  • @nasrasidiiq729
    @nasrasidiiq729 Před 2 lety

    Wll sual London mawaxay ka mid tahay yurub

  • @abdullahimahamed2752
    @abdullahimahamed2752 Před 3 lety +1

    Waxanjeclan laha baris

  • @cabdirisaaqcabdilaahicabdi7514

    Waxan jeclahay inan ado wadanka sweden

  • @seraptaacade7616
    @seraptaacade7616 Před 4 lety

    London

  • @kowthar-rm5yq
    @kowthar-rm5yq Před rokem

    Alla yaa i geeya melesia

  • @anshaxomar2990
    @anshaxomar2990 Před 3 lety +1

    Austria iloobday

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 Před 3 lety +2

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaannnnnnnnn

  • @AdadWeed
    @AdadWeed Před rokem

    France iyo finland jeclahay

  • @ahmedjr3788
    @ahmedjr3788 Před 3 lety

    Uk passaport love

  • @abdiqadir3961
    @abdiqadir3961 Před 2 lety

    ENGLAND

  • @mahamedbazhe1689
    @mahamedbazhe1689 Před 4 lety +3

    France (Paris) inshallah 8/3/2020 maalinta axad 2 :49 pm

  • @princessintisaan1584
    @princessintisaan1584 Před 2 lety +1

    8sano iyo 6 wax fuduud miyaa

  • @fahmaimaan1105
    @fahmaimaan1105 Před 3 lety +5

    Alle hanofuudidiyo hadiy khernotahay

  • @sagalmodel4655
    @sagalmodel4655 Před 3 lety +2

    Beeen dadka ka daa waryaa waa loo dhididaa dhalshada zxp ciyar cina Wax iskuma siiso

  • @Abdikadir_0p
    @Abdikadir_0p Před 3 lety +1

    WaXa Jeclan laha inan Uk ka heLo Cause waxn rapa inan Ka BiLowo Football

  • @abdijabarabdillahi3223
    @abdijabarabdillahi3223 Před 3 lety +2

    Hungry kulaha zhp ana joga sharcina zi fudud ly isku ma ziiyo

  • @axmedsahal8695
    @axmedsahal8695 Před 3 lety

    Dalkayga soomaaliya khaasatan puntland

  • @mohamedsalat5456
    @mohamedsalat5456 Před 3 lety +1

    Wadanada yurubta aan ku kirin ingiriiska muxu ka yiri

  • @boqoradainjimcle6513
    @boqoradainjimcle6513 Před 5 lety +4

    Ani waxna jecelhaye uk qastan landan

  • @abusaliim1621
    @abusaliim1621 Před rokem

    War bixin Khaldan 100/100

  • @qeyzhatem3092
    @qeyzhatem3092 Před 3 lety +2

    sweden 4 years waa anaa ku qaatay

  • @abdullaahimacquul942
    @abdullaahimacquul942 Před rokem

    Marekanka now York

  • @yaxyegurmad1590
    @yaxyegurmad1590 Před 4 lety +1

    Iswiidan

  • @cabdisamad4700
    @cabdisamad4700 Před 3 lety +1

    Aniga Waxman jeclaanlahaa iglan gaar ayaan liverpool inshaa Allah wll

  • @hanadyuusuf9185
    @hanadyuusuf9185 Před 4 lety

    FRANCE

  • @ayozaoffcial8917
    @ayozaoffcial8917 Před 5 lety

    France

  • @nuurdiinmohamedali6674

    Finland 🇫🇮🇫🇮🇫🇮🇫🇮🇫🇮

  • @fatimaosman9032
    @fatimaosman9032 Před 3 lety

    ENGLAND AND FRANCE FILAND

  • @cabdulahimohamud
    @cabdulahimohamud Před rokem

    Waxaas wax fudud ma,ahan

  • @torkipoi6924
    @torkipoi6924 Před 3 lety

    midna marabo waayo hamigaygu 5 sano kawaym

  • @mohamedkhaliif6292
    @mohamedkhaliif6292 Před 2 lety +1

    Yurub passport ugu fiican waa Sweden Germany iyo Holland

    • @mtnpage1814
      @mtnpage1814 Před rokem

      Kan Holand meeqa sanaa lagu qaata sxb

    • @mohamedkhaliif6292
      @mohamedkhaliif6292 Před rokem +1

      @@mtnpage1814 5 sano

    • @mtnpage1814
      @mtnpage1814 Před rokem

      @@mohamedkhaliif6292 sxb shaqooyin fiican ma leedahay olacag leh sxb

    • @mohamedkhaliif6292
      @mohamedkhaliif6292 Před rokem +1

      @@mtnpage1814 xagee wll

    • @mtnpage1814
      @mtnpage1814 Před rokem

      @@mohamedkhaliif6292 sxb waxaa kawada Holand shaqo ficn maleedahay olacag fiican camal

  • @sucaadahmed4854
    @sucaadahmed4854 Před 2 lety

    Sweden ban rabaa

  • @kingmohasuubane308
    @kingmohasuubane308 Před 2 lety

    Ingiriiska ayaa jecelahay

  • @muxuboyariisadan5905
    @muxuboyariisadan5905 Před 3 lety

    London ayan jeclahy

  • @muhudiin-Alii
    @muhudiin-Alii Před 5 lety +1

    Swedhen

  • @aftaxmokhtar4101
    @aftaxmokhtar4101 Před 2 lety

    Ingiriika

  • @mohamedyare7410
    @mohamedyare7410 Před 2 lety

    Balo ku qaaday kan waxow tiriyey wadamada dhaqalahoda hoseyo waxow is dhahy hadu dhaqalahoda hoseyo wax walbo fudud waxow tiriyey ugu adag wa wadamo shuuci eh wax walbo oo dowlada quseeyo wey adag yihin aqon la aan aya ku geysay ee dib ugu noqo bro google kaso baar shurudaha iyo sharciga

  • @ifraaxali1190
    @ifraaxali1190 Před 3 lety +3

    Wll Poland kwrn sharciga meeqo sano ayeey ku bixinayaan mrdhow ayaan imaada plz iga zoo jwp

    • @jibriilabshir6039
      @jibriilabshir6039 Před 3 lety

      Poland miyad jogta wllo

    • @ifraaxali1190
      @ifraaxali1190 Před 3 lety

      @@jibriilabshir6039 Haa wllo

    • @aliabdi5480
      @aliabdi5480 Před 3 lety

      @@ifraaxali1190 4years baa ugu badan baa umalayn balse waan kuso hubin walal

    • @jibriilabshir6039
      @jibriilabshir6039 Před 3 lety

      @@ifraaxali1190 facebook iso qor aan kaso qabte ana aqaan wiil joge oo kguso xiraya wll

    • @karinacwjacobs
      @karinacwjacobs Před 3 lety

      Bisinka polan iyagaabo gaajo ah.

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 Před 2 lety

    dalka UK ayaa jaclan lahaa