7 QODOB KU XULO WADANKA UGU FIICAN YURUB EE ISKA DHIIBAYSO .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • #abdiqadir_hassan_duuliye #jarmalka #yurub #muqdisho #somalia #europe #kenya #ethiopia
    • YURUB SHARCI LA'AAN WA...
    • AIRPORT NORWAY TO JARM...
    • 6 SHAQO OO DADKA KA SH...
    • POLAND VISA APPLICATIO...
    • DALXIIS BADA OSLO SENT...

Komentáře • 32

  • @user-ex7rd5hu9r
    @user-ex7rd5hu9r Před 2 měsíci +3

    Keep going pro

  • @abdinasirGermeny
    @abdinasirGermeny Před 2 měsíci +3

    duuliyoow qiimaha visaha polland waa imisa sxp marka safarada lagadalbanayo❤❤❤

  • @user-jc9ti1gn7p
    @user-jc9ti1gn7p Před 2 měsíci +1

    Duliyow wll aad bad u mahadsanid sidad marwalbo inogaga so gudbisid warbixinada alle haka abaal Mariyo wll waxan ka codsanahay inad noso gudbiso wadamada laga heli karo 7daas qodob

  • @Saabiriinisaaq-e5u
    @Saabiriinisaaq-e5u Před 16 hodinami +1

    Wll ina kula so xariro ban raba side kugu helo Kara🥺

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 Před 10 hodinami

    Plz Filand kaso hadal

  • @EngBabaa
    @EngBabaa Před 2 měsíci +1

    Sxp mahadsanid
    Waxaan ubahanahay layn iib ah maheysaa

  • @abdipio6491
    @abdipio6491 Před 2 měsíci +1

    Tnx sir 🫡

  • @mohamedsaet3817
    @mohamedsaet3817 Před 2 měsíci

    Mahadsanid walaal, waxaan jeclaan lahaa inaad xog-nagasiiso dal aaney jirin cid aad u falanqaysay. adigu’na aad khibrad u leedahay qaaradaas yurub waana dalka Belgium.
    I hope it will be the next video🫡

  • @user-ox9ws5ji5z
    @user-ox9ws5ji5z Před 2 měsíci +1

    Sxp watanka luxembourg sharcikiisa kasoo hadal iyo guryihiisa

  • @samiryare5850
    @samiryare5850 Před 2 měsíci

    Thanks sir ❤💯🙏

  • @SumayahAbdul-bd1hi
    @SumayahAbdul-bd1hi Před 2 měsíci

    Manshallah ❤

  • @NimcodualeNimcaduale
    @NimcodualeNimcaduale Před měsícem

    Aadbad u Mhdzanid wllo waxa doonaya inan ku waydiiyo visa Norway ka heli kara somaliland dhexdeeda

  • @CaashaMuno
    @CaashaMuno Před 2 měsíci +1

    Aboowe waxaan rabaa inaan ku lahadalo

  • @user-me2pq3vc9w
    @user-me2pq3vc9w Před 2 měsíci

    Good

  • @MaxamedEto
    @MaxamedEto Před 2 měsíci

    Nio waligaa mowduuca si dhaqso u sheeg nio😮 waana mahadsantahay aqbaartada fiican

  • @user-me2pq3vc9w
    @user-me2pq3vc9w Před 2 měsíci

    Mahadzanid mawduuc muhiima wllo

  • @user-me2pq3vc9w
    @user-me2pq3vc9w Před 2 měsíci +1

    Marka xigta waxaad noosheegta wadamaha ugu wanasgsan dhinac
    kaste 5 dal noogu soo
    xul wadamada magacaantooda noo sheeg video ka soo diyaari

  • @mohamedabdulwahab7661
    @mohamedabdulwahab7661 Před 2 měsíci +1

    Luxembourg war naga sii sxb

  • @SalaxMaxamed-tq6un
    @SalaxMaxamed-tq6un Před 2 měsíci

    Zxp luxembourg wadan kaas kasoo hadal please lpx 😢😢❤

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 Před 2 měsíci

    France 🇫🇷 ayaan u socdaa insha Allah illahay hay fuduudeeyo

    • @JamaHiirad
      @JamaHiirad Před měsícem

      Zxp ma tagty France war bixin mayga siin kartaa

  • @amira-wv6cb
    @amira-wv6cb Před 2 měsíci

    Wadamadaas oo intas laga heli karo noso bandhig wall

  • @Beeldaje
    @Beeldaje Před 2 měsíci

    asc

  • @KhaalidcabdiNuuryuusuf
    @KhaalidcabdiNuuryuusuf Před 2 měsíci

    Wll waxaan rabaa inaad iiga jawaabto su,aashan abahay waxuu joga
    Finland marka wuxuu idhahay kenya imaaw ama qaahira meel safaarad leh waa inaad imataa waxuu dhahay waxaa dhici karta in lagu diido run miyaa malaydidi karaa❤

    • @horyaalkashacabka
      @horyaalkashacabka  Před 2 měsíci

      Somalia xiitaa qofka haddii looga Dacwoodo waa qasab in mar walba qofku tago meel safaarad leh. Aabo haddii uu dacwada kuu furay tag safaarada.

  • @eisaali692
    @eisaali692 Před 2 měsíci

    E VISA KASOO HADAL WALL MA FIICAN TAHAY

  • @user-me2pq3vc9w
    @user-me2pq3vc9w Před 2 měsíci

    Mahadzanid

  • @Wiilkareercali123
    @Wiilkareercali123 Před 2 měsíci

    Arbacada ayaa jarmalka imaaday marka duuliyow xagee marka wax kabilaawaa oo maxaa igula talin lahayd please iisoo jawaab