BIG BRO PRANK XANUUN BADAN KUSAMEEYAY HAZZAL

Sdílet
Vložit

Komentáře • 264

  • @caisha_cuud7049
    @caisha_cuud7049 Před 2 lety +41

    Subaxana Allah Big bro qof weyn baa Tahay isku xishow teda kale Dhaarta iska daa

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Před 2 lety +14

    Firiid gabadh adag 👏👏👏
    Big bro way kuu dhamaatay haday xaaskaagii daawato ciyaala suuq nimadan😂😂😂

  • @abdinacer5264
    @abdinacer5264 Před 2 lety +3

    Wlhi gawadha daacad nimo Alla udhameyay sharafaad leedahy runtii iyo ixtiraam iyo kalsooni alle haku xafido abaayo

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial3568 Před 2 lety +35

    Lacalla hdey ogolaan lahyd muuqaalkan nama soo gaari lahyn😂😂😂😂

  • @AbdisamedOsmangamilCom
    @AbdisamedOsmangamilCom Před 2 lety +19

    Waxaan kuuma fiicna Big pro
    Sharaftaada

  • @cismaanmahamud771
    @cismaanmahamud771 Před 2 lety +12

    Hhhh big pro umadeena maha mid Kenyati ah buu soo watay😂😂😂😂

  • @abdirahmaniltre-bock7953
    @abdirahmaniltre-bock7953 Před 2 lety +7

    Haazale u kale Ilaahohe dunida ka badi. 10 gabdhod ayay u dhiganta 💪🏽👏🏽👍🏾!!!

  • @muniiroxusen6077
    @muniiroxusen6077 Před 2 lety +7

    Subxanallah war nin weeen oo gar iyo gafuur leh aya tahe ilahey ka cabso

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před 2 lety +6

    Mashaa Allaah Walee waa gabadha hagaagasan fariid

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 Před 2 lety +21

    wilif ma erey jiraa mise big bro baa samaystay cawa ka hor ma maqale 😅😅✌🏻

  • @zahraabdullahi3008
    @zahraabdullahi3008 Před 2 lety +3

    Subhanallah big bro waxano kale prank lama.dhaho waa dhaqan xumo

  • @daudmohamed3178
    @daudmohamed3178 Před 2 lety +7

    Hazaal Allah ha ku dhowro.
    Diintaada kugu sugo.
    Ma sha Allah .
    Gabdhaha qaar kood waa iska hoorsan la haayen....

  • @billowabdi2844
    @billowabdi2844 Před 2 lety +1

    Gabadha halibaro fadlan.....MshAllah wa gabar asturan oo dhaqan iyo diin leh. Alla basrik

  • @arizonaaz2466
    @arizonaaz2466 Před 2 lety +4

    Welcome back Big bro!!

  • @ciyalxafataofficial5171

    Manshaalah hazan wan kuwata wlhi m a qof aqlaq iyo xishood usaxib ah aya tahy........sxp big bro wxs kamasurtowaan waleh keep going my term 🥰🥰

  • @banoodachannal4379
    @banoodachannal4379 Před 2 lety +2

    Gadoomiye kaafi cabdi see cml Hee Teamka MA dhaarta free dhaxdiina ka tahay

  • @hibaaqxuseen3426
    @hibaaqxuseen3426 Před 2 lety +3

    Subxaana laah xishoodkii waa ka tagteen dhaartii alena waad fududeysateen imisa jeer baaad bigbro magaca ilaahey ku celcelisay laaxowla walaa quwata ilaa bilaah war ilaahey ka baqa inagana naga xishooda waxaasi akhlaaq maahane

  • @najiibalpha3905
    @najiibalpha3905 Před 2 lety +3

    big pro walahi prank.yadiisa waa jecelahay wilif aa ihayo kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yasirfilms6395
    @yasirfilms6395 Před 2 lety +9

    Another.......level ....✨😉✨🥶

  • @six_million2573
    @six_million2573 Před 2 lety +4

    wlhi ayaa prank noqoty subxaanallah

  • @libannkeyosman4421
    @libannkeyosman4421 Před 2 lety +9

    U made my night big bro😂😂😂😂🙌

  • @caaliyafaray8553
    @caaliyafaray8553 Před 2 lety +9

    Dhaarta kadaaya beeenta 🥺

  • @fikradkaabe
    @fikradkaabe Před 2 lety +2

    Kasar Videoga Pro Wxs Gabadha Sharftedu uma wanagsana

  • @zahraabdullahi3008
    @zahraabdullahi3008 Před 2 lety

    Big bro xoolo ilaahay xataa waa xushmayn wayday wlahi ma.eedadaa baa.leh nacasaw waa adiga sida biyaha ugu dhaaranayee

  • @abshirkamedia8655
    @abshirkamedia8655 Před 2 lety +13

    Big bro I always have respect for you always cousin this time round my respect for you is way up there. Vast talents . Kudos kaka

  • @mohamedsheknur3569
    @mohamedsheknur3569 Před 2 lety +1

    Bro dharta alle kaftan ha ugu dharan

  • @alimahamud409
    @alimahamud409 Před 8 měsíci

    Walahi bilahi kulaha walahi Hadi ogolaan lehed horaye bu usocon laha

  • @naimachannel1523
    @naimachannel1523 Před 2 lety +3

    Naag iikala kici la dhahay oo qolka la sijogto xawaye ruwayadi ma ni goyse😂😂

  • @nazuufootball4990
    @nazuufootball4990 Před 2 lety +7

    Big bro legend 😂😂😂

  • @umubahja1508
    @umubahja1508 Před 2 lety +1

    Manshallah keep going bro

  • @farxiyoqueen7441
    @farxiyoqueen7441 Před 2 lety

    subxanlaah war nin wen bathe xishow uf kaftan xumida xishoodku waa muhiim

  • @mohamednoor8227
    @mohamednoor8227 Před 2 lety +6

    this another level prank waye😅😅😅😅big bro keep going💕💕💕hazel we are whetting comeback ✊✊✊

  • @ayaan850
    @ayaan850 Před 2 lety +3

    Waxaad samaynaysiin sameeya anigu halkanan soofadhiyaya kulahaa 😂😂😂😂

  • @SOM-CODE
    @SOM-CODE Před 2 lety

    Big Bro Walle Siiriyas Aa U Hadashaa Caadi Ha Ooga Dhigin qofta😀😀

  • @mohanqureysh8354
    @mohanqureysh8354 Před 2 lety +11

    Walhi hade aqbali laheed wuuw marsiin lahaaa 🤣🤣🤣🤣

  • @liibaandahir1068
    @liibaandahir1068 Před 2 lety +3

    Fiicnaa lahaydaa in ay run ka tahay ficilkan aya samaynso lkn tan camal jilinka lee ku fiicantahy laba qof is dagashay oo qol kuwada jir weli miyaa jiro markay ruwayada ku ganbiso waa saan cml prank aya ruwayad laga dhigayaaa😅😅😅

  • @qawdhancismaan8946
    @qawdhancismaan8946 Před 2 lety +1

    Dhaarta ciyaar kadhigtay walee alle haku hadeeyo

  • @filfilyare.9959
    @filfilyare.9959 Před 2 lety +1

    Alla m.a gabdhan hale radiyo jcel lacag wexey rabto kadibi lahay m.a dinteyda jecladay

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 Před 2 lety

    Subxaanallah warwaxas mardame haku dhaqmin Illahay kaxisho waxbulsho lala horfaristo ma aha

  • @hamzabadmash2448
    @hamzabadmash2448 Před 2 lety +3

    😆 😆 😆 big bro u mess up big time 😆 👏 👏 👏 i can't stop laughing wallahi

  • @sabaaxzayba4222
    @sabaaxzayba4222 Před 2 lety

    Akhas caleek nin wayn oo faruqa weyan xata walahi ayuu ku dharanaya

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 Před 2 lety

    Kkk 😂😂😂 Wilif waa maxay weligey ma maqline acuudu billah

  • @Somali24.
    @Somali24. Před 2 lety

    Video gan clear waye kan mid prank lugu duubo uma eko

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 Před 2 lety

    Sow malaha ayadaba ma bashiir labo daana bashiir labo daan kamac😄😄😄😄

  • @maxamedcabdiguhaad3363
    @maxamedcabdiguhaad3363 Před 2 lety +1

    Big baroo waa doqon xabad kuu la yahay

  • @khadarhawadle2538
    @khadarhawadle2538 Před 2 lety +1

    Subxanallah subxanalah big bro wlh soma Ahan magaca ilahi Mxa ogu dharanin waxa been ah

  • @mursalabdirahman4127
    @mursalabdirahman4127 Před 2 lety

    Subxanalah nin wayn oo waxaan jirin ku dhaaranaya

  • @najahahmedali945
    @najahahmedali945 Před 2 lety

    Walahi wa fariid hazzaal inay afkaga kaga dhufato mobile ka bay ahayd saqa jaankaa

  • @mazcudhaji7129
    @mazcudhaji7129 Před 2 lety +2

    Ruwayad weeye prank maaha
    Way iska cadahay in la is la ogyahy

  • @wllzizu
    @wllzizu Před 2 lety +3

    Il fuurnimo wey dhameese qoFta😂 mxa sameene kkk

  • @mursalmohamed9413
    @mursalmohamed9413 Před 2 lety +1

    keep going pro

  • @naasminchannal462
    @naasminchannal462 Před 2 lety

    Waaxan Waa fadexad wall waaxan prank maalahan uff dheeh

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 Před 2 lety +10

    Amazing job big bros and hazel 🔥🔥🔥🔥💕🌹

    • @Siham_i4
      @Siham_i4 Před 6 měsíci

      Heey hazaal iyo kaafi❤❤❤waaye

  • @nasirofficial5627
    @nasirofficial5627 Před rokem

    Big bro sadex bari oo saum ah aya kugu wajib ah wayo magaca illahay dheldhel magalo ee Alle u tawbad keen🙏

  • @fourseven6111
    @fourseven6111 Před 2 lety

    Ayadhaba so malahan 😂😂 wilifaa dib mabadhan 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 8 měsíci

    Waryaa Big bro Waxani Waa Prank Lkin Hadhaaranin Nacasyahow BiLaa’Xishoodka Ahi Waad Kusameyn Kartaa Prank Lkin Dhaarta Iskadaa Maadan Qof Islaam Ah Ahayn oo Rabi Kacabsanaaya Seed Udhaaran Kartaa Subxaan Allaah Kabaq Rabiga Ku Abuurey Huuno Big bro AGA!!!

  • @gorgorelmi7024
    @gorgorelmi7024 Před 2 lety

    He changed it prank, but it was real deal man

  • @saaladkaaf8044
    @saaladkaaf8044 Před 8 měsíci

    BiG pro legend walagu dadiyay xiran buqolka kala sobaxay bun hadi lawayo badal kisa lahela dab hadi lashido Dan baslamawayo wankuwata pro❤❤❤❤❤❤❤

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 Před 2 lety

    Hhhh kan wa funny wallhi ayadana waka darantahay

  • @Mawlidmaxamud580
    @Mawlidmaxamud580 Před 2 lety +1

    See kuugu sheegi karaa kulahaa fiiri tan kubka kuyaala kulaahaa kenyatiga

  • @maankacade9995
    @maankacade9995 Před 2 lety +8

    Waxaas prank ma ahn Allah kaxishow gabar kaafirad ah bad gacata lagaleysaa subxanallah

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 Před 2 lety +1

    Istaaqfulaah dhaarta maxaa waaye subxana laah ilahow nasoohanuuni

  • @mustaphahaji5770
    @mustaphahaji5770 Před 2 lety +2

    Gabdaha Somalida wala guuda mihirkooda wuu joga marwalbo

  • @khadaregeh7101
    @khadaregeh7101 Před 2 lety

    Wlhidiiba sowdigan ka dhigan biyo lacabayo big bro waakusidee prank inay tahay waad ogtahay hadana wlhi kudhaaranaysaaa

  • @xamdiadansayid77
    @xamdiadansayid77 Před 2 lety

    Wlhi hida kada wll dhaar ilhy benben magashe

  • @nasiribrahim7899
    @nasiribrahim7899 Před 2 lety

    Istaqfurullah qofkii qayladeeda maqla inay prankiga ogayn soo lama moodo

  • @shaiyashaiya7926
    @shaiyashaiya7926 Před 2 lety

    Walahi bilahhii ahaa duliyow munafuq dayuss walahi meshas kabicii nijass hiyow

  • @fartuundheeyman2825
    @fartuundheeyman2825 Před 2 lety

    Wlhi waligey isma dhihiin bigbaro ayaa sameynayo barengi nucana mardanbo haunoqon wllo

  • @sabaaxzayba4222
    @sabaaxzayba4222 Před 2 lety +1

    Hhhhhh waar wilif iga daba geya hhhhhh laba labo ayaa iga haysta kulaha maxad cabtay war ilen ceeb loma dhinto xishood wayna

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856

    Hazzan mudo badan maanu arag xagee ku maqned miyena kaafi horta is aroosin in dhawedd iyago wax wada duubaya maanu arag, waa lagu xiisay hazzan ayamahan waad ka maqned

  • @mursalmohamed9413
    @mursalmohamed9413 Před 2 lety

    big bro legend waye

  • @queenamiish403
    @queenamiish403 Před 2 lety +7

    Hazal welcome back 🥰

  • @rooblesiyaad984
    @rooblesiyaad984 Před 8 měsíci

    Ciyaal xamar is not eazy, iikala kico a aka Lee keenay, iyo ereyo badan, long life ciyaal xamar😅

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh8116 Před 2 lety +1

    Dhaar badanaa ninkani laa xawla walaa qutawata ilaa bilaaah waar dhaarta iska daa subxanallaah

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 Před 2 lety

    Sharaftaada illalso walal wxad lcgkuraadineysaan noloshiina Uma fiicna

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 Před 2 lety +1

    Sxb big bro walahi been been looma dhaho wlhida waa saait oo hadana been ah, markii Iska ilaali sxb

  • @Baladulamin12
    @Baladulamin12 Před 2 lety

    Big pro wilif maku qabtay🤣😀

  • @cumargabeyre4081
    @cumargabeyre4081 Před 2 lety

    Wlhi ma Caaadi bay noqotay wuuba iska dharanayaa

  • @jacelowyare
    @jacelowyare Před 2 lety

    wlhi bilahi biyo la cabayo cml oo ugu dhaarataa doqonow big bro xoola tahay

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL Před 2 lety +1

    Big bro walax walax haayo🤣🤣

  • @aishajama6187
    @aishajama6187 Před 2 lety

    Big pro brnkigiisa caadi ma ahn wn kahelaa legn

  • @ibriilaweys2824
    @ibriilaweys2824 Před 2 lety +1

    Big bro qoqaa kuhalaway🤣

  • @queenamiish403
    @queenamiish403 Před 2 lety +2

    Hazal gabar. Adak dheh

  • @khadromohamed8294
    @khadromohamed8294 Před 2 lety +1

    Wilif mxa waaye🤣🤣🤣🤣🤣😂

  • @feysalabdille8348
    @feysalabdille8348 Před 2 lety +16

    Waxan prank mahan wallahi allah kacabso nin ween tahay

  • @ibrahimofficialchannel7737

    come back big bro

  • @mahadyare5318
    @mahadyare5318 Před 2 lety +5

    Another level wlh legend 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Před 2 lety

    Wll luguma ciyar magaca Allah ha

  • @yaxyeaarka6280
    @yaxyeaarka6280 Před 2 lety +1

    Big bro legend

  • @ubaxabdilaahi5759
    @ubaxabdilaahi5759 Před 2 lety +1

    Walaha beenta ah iska daaya subaxanalaah dad wawayn oo waxalaga qorayaad tihiin xasbunalaah wlhy runbay inatahy kulahaa makaftan igama ah kulahaa midakale waxa walaba parnka laguma sameeyo akh wax xunbaad kutiri gabdha

  • @hassanserar6975
    @hassanserar6975 Před 2 lety +12

    Big bro you should avoid constantly swearing on a lie.

  • @Adde12
    @Adde12 Před 2 lety

    Wlhi da badan iska dhaf wll

  • @programmerrules2092
    @programmerrules2092 Před 2 lety +1

    2022 hlkaas baa la marayaaa subxanalllah

  • @iandi9995
    @iandi9995 Před 2 lety +1

    May the lord have mercy🤔

  • @akqanciye
    @akqanciye Před 2 lety

    War waxaan wasaqda ah dhaar badanaa, prank iyo dhaar maxeytahay dharta dhaaf nijaasayahay

  • @wiiltagay7112
    @wiiltagay7112 Před 2 lety +3

    Act what u need but avoid using the swear 🤬 😰😰😭

  • @nuuradin1maxamuud235
    @nuuradin1maxamuud235 Před 2 lety

    Sida kale waa ku wadanaa sxp lkn .
    Noi dhaarta iska yaree

  • @calidhiif9373
    @calidhiif9373 Před 2 lety

    Big pro dhaarta un iska dhaaf sxbow

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN Před 2 lety

    Big brother wan kusalamay

  • @abdifatahabdinuur6815
    @abdifatahabdinuur6815 Před 2 lety +1

    Waxaan kaftan ma ahaa gabdhaa ha laga xishoodo