30 Sanno ka dib Maxaa ka qaldan Dawladnimo ee Somaliland?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 11. 2023
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 186

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 8 měsíci +9

    Mashallah wax badan ayaanu ka fayidnay meeting-kan thanks all panelists🙏👍✌💟💚💖❤❤

  • @engyasirhazzen1293
    @engyasirhazzen1293 Před 8 měsíci +6

    اللهمّ إنّا نستودعك فلسطين وغزّة وأهلها سَمائها وأرضها ورِجالها ونسائهاy وأطفالها وشبابها، اللَّهم انصرهم وثبت أقدامهم، اللَّهُمَّ اجعل لأهل فلسطين النصرة والعزة والقوّة وكُن لهم مؤيدًا ونصيرًا، الَّلهم تولّهم برعايتك واحفظهم بحفظك يارب العالمين

    • @Home_is._home.4102
      @Home_is._home.4102 Před 8 měsíci +1

      آمين

    • @Home_is._home.4102
      @Home_is._home.4102 Před 8 měsíci

      Firdhiye ma jaarbaad tihiin

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Před 8 měsíci

      Wadankaagana Ducada ugu’dar ileen annaguba kufaarbaa Madaxda Somaliyeed jeebadda ku sidatee subhannallah ilaahow Falastiinida iyo Somalida oo idil cadowgooda ha’guuldaraysiiyo Damacooda Qalifan oo ilaahow Yuhuuda iyo Reergalbeedka dhulka afka ugali iyo inta jeebadda ay ku’sitaan Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Amiin ilaahow naga aqbal ducadeena inta khayrka kujirta ilaahow Gaal iyo Muslimba cadowga Somaliya iyo Falastiin burbur u horseed oo ilaahow kuwa u adeega danahooda ilaahow Cudur aan la’garaneen dawadiisa ilaahow ku’rid oo dunida iyo aakhiro ku’silci iyo Kufaartaba Aamiin Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @dahirsmohamed5002
      @dahirsmohamed5002 Před 8 měsíci +1

      Amiin ya Rabi

    • @Fatouma-od8xt
      @Fatouma-od8xt Před 7 měsíci

      ​0

  • @zachary_haji
    @zachary_haji Před 8 měsíci +4

    Wadajir iyo Midnimo iyo amaano kuwada noolada ❤

  • @khadraabdullahi9929
    @khadraabdullahi9929 Před 8 měsíci +3

    Ha is xabeebin qabiil qaran manoqdo

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 Před 8 měsíci +6

    Siday wax u xumadeen waad ogtihiin idinkaa diday in wax lawada yeesho waxii isaaq bay soo dhaafi wayday marka waxaba ha ka war wareegina hadalka halkiisa ugu taga ✍🏾

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 8 měsíci +5

    Reer Awdal ayaa Un u noqday Isaaq.
    Wixii la dhisay waxa qalday Isaaq oo noqdsy qabyaalad iyo uqdad.

    • @keyseamare8658
      @keyseamare8658 Před 8 měsíci

      Waa Runtaa, kuwii ugu waaweynaa ayaa Qabyaalad iyo Xafiis laga dhigto Bakhaar ka dhigay dawladnimadii...waana Axmed-siiraanyo iyo Ina Biixi...waana in lagu cadeeyo oo Maxkamad la taago.

  • @deeqsamater4229
    @deeqsamater4229 Před 8 měsíci +1

    Siyaasiga somalind wixiisu waa qabyaalad uun

  • @abdullaahijaamac5168
    @abdullaahijaamac5168 Před 8 měsíci +1

    Maasha Allah Runbaad sheegtay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před 8 měsíci +7

    Dib u noqotay soomaalidii doorkan maanta ah dagaal dir iyo daarooda baa loo durbaan tumay cadowgoo duleedada fadhiya bay isdilayaan damacaa ethopia ka yimi waa digniin dhaba 😭😭😭😭😭😭😭

    • @libanali1626
      @libanali1626 Před 8 měsíci

      Garta laguma qaado dhacdo
      Galabta joogtaaye
      Goor hore wax dhacay hadaan
      Gocosho loo dheegan
      Waxkastaad gorfaysaa
      Guul ma soo side
      Goortuu dhiigu gobo. Lahaa
      Waataad gamasanaydeene
      Kuwii hore loo gumaaday
      Loo garniqin haatane
      Soomali ciddii gembiday
      Horta golaha soo taaga.

    • @libanali1626
      @libanali1626 Před 8 měsíci

      Magacan soomaaligu kama horeyn qarnigii 15 ilaa 16aad maxaa lagu odhan jirey ka hor.

  • @Home_is._home.4102
    @Home_is._home.4102 Před 8 měsíci +1

    Soo badiya kulanada noocan oo kale ah ❤

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 Před 8 měsíci +2

    Maansha Allah Cabdillahi Habbane, sifiican ayuu uga waramay Taariikhdii Somaliland...Doqontii SNM ee dalka Qabyaalada u rogay ee Ahmed-siiraanyo iyo Ina Biixi, ceebtii ay Qaranka u geysteen ayuu iftiimiyey.
    Aad baan u salaamayaa Cabdillaahi Habbane.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před 4 měsíci

    WA dhab nabada rer awdal BA Ka qabtey door wacan

  • @kanomohamed4637
    @kanomohamed4637 Před 7 měsíci

    That is respectful

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u Před 8 měsíci +1

    Wariyaa. Maxaa. Yihiin. Doqomiintaan. Oo. Wiligooda. Aqli yeelaneyn

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel Před 8 měsíci +8

    ILAHAEY dartiii igucaawi please waxan ahey nin curyaan ah oo saaxibi ciyaal ah oo bilaa camal hada aan heysan cid galab istaag labarku wuxuu kabilaamayaa furuhu waa somaliya labarku wuxuu kabilaamayaa sigis tirii foor sigis nayn saban sigis siro foor waakas labarkeygu waakas

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 Před 8 měsíci +3

      TELka nr ahaan u soo qor si laguu caawiyo & magacaga intaba

    • @Aarkalaasgeel
      @Aarkalaasgeel Před 8 měsíci +1

      @@ismailalihasan9519 WLLO LABARKEYGU CADI UGAMA QORMO YUOTUBE

    • @Aarkalaasgeel
      @Aarkalaasgeel Před 8 měsíci +1

      @@ismailalihasan9519 FUTURE WAA SOMALIYA WLLO LABARKEYGU WUXUU KA BILAAMAYAA SIGIS TIRII FOOR SIGIS NAYN SIGIS SABAN SIRO FOOR WLLO WAAKAD LABARKUGU ILA SOO HÀDAL WAN KU FARXEE

    • @Aarkalaasgeel
      @Aarkalaasgeel Před 8 měsíci

      @@ismailalihasan9519 @ismailalihasan9519

    • @Aarkalaasgeel
      @Aarkalaasgeel Před 8 měsíci

      @@ismailalihasan9519 +252WAA LIX SADEX AFAR LIX SAGAAL TODOBO LIX IBIR AFAR WAAKAS LABARKEYGU WLLO ILA SOO HADAL

  • @user-nb4mq1eq8j
    @user-nb4mq1eq8j Před 8 měsíci

    Mashaala,runbadana,musaga

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Před 8 měsíci +2

    Midnimada Umada Soomaaliyeed in la sugo ayaa inoo wanaagsan. In dhulka, cirka iyo badda Soomaaliyeed la difaaco ayaa waajib ku ah dadka Soomaaliyeed. Qabiil qura oo Dhulkan difaaci kara ma jiro iskaba daa siyaasi dowlado shisheeya u adeega.

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od Před 8 měsíci +2

    Maxd Siyaad bare Allaha u naxariisto . Waxbarasho bilaash ah, caafimaad bilaasha, dhaqaale kobcay , warshado badan , dowlad iyo qaran qiimo wacan iyo soomaalinimo sharaf leh

    • @AbdirshidMahamedhagi
      @AbdirshidMahamedhagi Před 8 měsíci

      Halkaa Mey gaadhine. Dagaalada iyo dadkan isdilaya lagu Soo qaadey dilka reeraha iyo qofkii cid delee Lacag uun lakala Qaadanaayo kahdley.xaaladan hda joogta onley tusaaluu. Ee mashariicda iyo horumarka Mey tagneyn Fahan horta odeygii yidhi 1969..xabada wiif ayuu siyad qabsaday dalka anigu waan Tiirka yidhi 😂 fahan horta mowduuca deee

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi Před 8 měsíci

    Allahu akbar. Faysal cali waraabe maxuu diminkaraa
    .yaa Dawlada hysta Yaa Awoodiidalkaba Gacanta ku haya
    Iyo masabyadii Ugu muhiimsanaa ugu sareeyey. Tasaa taagan nin meelahaas ka qalqayliyaa waxba Ma dumine indhahaa inoo macalina.Nacas waxba looma sheegin Fariiidna waa Garanayaa

  • @mawliidseefta694
    @mawliidseefta694 Před 8 měsíci +1

    7:22 7:24

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 8 měsíci +9

    Allaha u Naxariiste Maxamed Siyaad Bare hadii uu idinkala celiyey noolalna idiin Sameeyey
    Ma u quuri weydeen kaliya inaad oogu yeertaan Magaciisi cuqdadu qofkeedey la hartaa.

    • @AdoonAdoon-ei3dd
      @AdoonAdoon-ei3dd Před 8 měsíci

      Dad waalan weeye ,kuwanookalana looma jawaabo

    • @shukrinoah3987
      @shukrinoah3987 Před 8 měsíci

      Cuqdada maraxdeeda wey hayaan allah u siyaadiyee

    • @libanali1626
      @libanali1626 Před 8 měsíci

      Nin keliya wax ma noqdo qofkastaa dadkiisa ayuu wax ku yahay ogow.

    • @Jamaalabdiow
      @Jamaalabdiow Před 8 měsíci +1

      ​@@AdoonAdoon-ei3ddafweyne markii danbe reer reer buu dadkii iskugu diray

    • @Jamaalabdiow
      @Jamaalabdiow Před 8 měsíci

      ​@@shukrinoah3987maanta qoraxda mawada taagantahay

  • @deeqsamater4229
    @deeqsamater4229 Před 8 měsíci +1

    SAIYAASIGA SOMALIND MAHAN QOF DAACADA AHA WAXAA WAYE ANIGA IIGAKACA AAN CUNEE

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 Před 8 měsíci +2

    War hadal badan iska dhaafa midnimada waa muqadiis somaliya Gooni iskutag maxa laga faaidey

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před 4 měsíci

    Cabdilhi was runtii ta hubka

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r Před 8 měsíci

    What is the solution now u want to adopt to correct the past mistakes?

  • @MohamedAli-si8bo
    @MohamedAli-si8bo Před 8 měsíci +1

    Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka 😂😂😂❤😂😂😂❤😂😂😂😂😂

  • @Therightoselfdetermination
    @Therightoselfdetermination Před 8 měsíci

    Love Somaliland ❤

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 Před 8 měsíci

      Siyaasiyintu dan bey lahayeen shacabkuse waxay donayeen dowlad nimo io wada nolaasho ayay donayeen somalida waqooyi aa donayey kala goa ayay ku shekenayaan

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 Před 8 měsíci

      Snm Dhulkiiiiina Ha Idin Deeeqo SSC Idinma rabteee Hadad Diidan Wax Badan Baad Wayndoontaan Aad Haysataan

  • @fadumaabdillahi9266
    @fadumaabdillahi9266 Před 8 měsíci +2

    30 years 😂 baa dadka been loo sheegayey dadka hada runta sheegq waxba ma xumaadaan Hadii run la sheego😅

  • @HRU2100
    @HRU2100 Před 8 měsíci

    IIMAAN LA'AAN IYO KALA SADBURSI AYAA SABAB U AH NIDAAM XUMADA...

  • @libanali1626
    @libanali1626 Před 8 měsíci

    Dr maxamed daauud arrin kasta runtuu ka sheegaa .

  • @MohamedMohamed-zm8dv
    @MohamedMohamed-zm8dv Před 7 měsíci

    Somali wa inay dhafan wax laqariyo,qabiil,iyo habaarka, waxyabaha dhaco yan la'isu qarin shaydan qaniis iyo kuwo caruurta xumeeyo wa naga buuxa, qabiil in uu nababi'iyo moyee fa'iido maleh habarkana wa Cadada ugu xun ee halla dhaafo nabigu scw wakii la dhagaxeyey wa isagii difaacey oo uu uduceyey runtu wa xore runta sheega

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 Před 8 měsíci

    WAA RUN CAD IN CIYAALKA BOOSKOODII LA DHAAFIYEY OO AY AHAYD IN CID KHIBRADLAHI AGAASIMO

  • @manineima4398
    @manineima4398 Před 8 měsíci +1

    Viva somaliland

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před 8 měsíci +2

    Nasiibdaro 33 sano kadib baanta dagaal qabiil baa loo noqday

  • @muxiyodiinyuusufbarremacha4078
    @muxiyodiinyuusufbarremacha4078 Před 8 měsíci +1

    Sida loo hadalaya ma cadda ee time management iska hagajiya

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před 4 měsíci

    Sheekh muse godad raximu laah nin jiru ahaa

  • @Mohamedmahdiismail-wv6kx
    @Mohamedmahdiismail-wv6kx Před 8 měsíci

    MAR HADADNA AHAYN ISAAQ WA MELKADHAC IN AAD REER SH ISAXAAQ WAX KA SHEEGTID REJIMKI AFWYNE DUNBA SHIHEYEE KALKAL KU CAN BAXAY ISIDA IMIKA OROMDA AAD SAYLAC UGU HADINAYSAY

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 3 dny

    Wada hadalka felled government mogdishu weeye qaladku 30 sanno

  • @flegend194kenedid9
    @flegend194kenedid9 Před 8 měsíci +1

    Faisal Cali waraabe oo kale aya dumiyay

    • @a.m.9096
      @a.m.9096 Před 8 měsíci +1

      Muuse Biixi Cabdi iyo Salebaan Nuur ayaa dumiyay, maxaa been laysu sheegayaa?

  • @soulehassan
    @soulehassan Před 8 měsíci

    Waa waa calyo-ceshi weeyi

  • @abdiroble5107
    @abdiroble5107 Před 8 měsíci

    Kan cirrada leh ee Daud la yidhaaho inaga joojiya waraysiyadiisa

  • @hassanaliaisha5756
    @hassanaliaisha5756 Před 8 měsíci

    Siyasiga somaliyeed wa nooc'o min shaydan ooday dhaaqameed kadhama sida garadada SSC khatumo

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi Před 8 měsíci +3

    Haa, adeer Jamhuuriyada Somaliland waa jirtaa maanta oo waanay jiri doontaa Insha Allaah 🙏👍✌💟💚💖❤❤

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 Před 8 měsíci +1

      War wax la dhaho Somaliland ma jirto iska ilow been baa shacabka loo sheegayay 32 sano kkk hhh ilmo qawma luudh ilmo abaarso😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 Před 8 měsíci +1

      War dawlad ma haysaan ee yaan shacabka been loo sheegin😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 kkkkkk hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @aliMohamed-ev3wr
      @aliMohamed-ev3wr Před 8 měsíci

      Firid qalbiga kayaqaan Somaliland, Doqoona Luma sheegayo... Somaliland is reality on ground farhia.. Nin Somaliland ah malagu siya 😂

  • @daalodaawoquruxda4399
    @daalodaawoquruxda4399 Před 8 měsíci

    af qalaad aqoon ma ahaa waxaay dadkani xagaay joogan dadka afkooda hooyo wax ugu sharaxa

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Před 8 měsíci

    Wariyuhu waxaa haysata aqoon darro subhannallah 😢

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 Před 8 měsíci +1

    Taas bay nooca liitaa ka dhigaan in samaroon loo yeedhiyey alayle wuu cadeeyey in cida dawladnimadan salka iyo aasaaskaba iyagu ahaayeen oo boorama tahay hooyada somaliland

  • @deeqsamater4229
    @deeqsamater4229 Před 8 měsíci

    Qar ama jar ayay kalaaladaa
    Sedexdan xusbi ee maata joogaa
    Waxaba ku soo kordhinmaanayan
    Kulmiye
    Ocud
    Wadni

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi Před 8 měsíci

    Kulankan ookale oo Labadiyo Dadka Ehelu caqliguu Isuyimaado Dalkoodhan ayaa Wacneyd Dawlad iyo cidna loojoojine Xalka kolba la raadiyo

  • @Xasan-ehlubeydlf1ib1pt8j
    @Xasan-ehlubeydlf1ib1pt8j Před 8 měsíci

    Tvyada lamalgashad citisamka waxa kamida mm tv farmajo fahad aya nuyuska usameya

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 8 měsíci

    Anigu 3 sano ugu dambeeyey waxaan dareemayey oo aan ka hadlayey in wax qaladanbyihiin oo dowladnimadii iyo nidaankii inoo dhisnaa uu hoos u sii sicdo oo xitaa hay adihii dowladu aanay qaar kood shaqaynaba

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r Před 8 měsíci

    Ur somaliland history background is 98% correct with out unity of somaliland people present satuation in somaliland is zero state i.e tribalism government will not be recognised internationally

  • @IsseAbdi-np4ek
    @IsseAbdi-np4ek Před 8 měsíci +1

    LIXLE AYUU CARABKA KU ADKEEYEY MUXUU COLAAD UQABAA TAAS AYAA ISRAAC LAGA SUGUYAA

    • @aabaayaabayruntii5559
      @aabaayaabayruntii5559 Před 8 měsíci

      Nin maqan xusidii waxay ku tusi qiimihiisa,lixle wuxuu u soo qaatay wuxuu xusay inuu yahay lafdhabartii halganka iyo radii ay ka soo maaxday maskaxdooda.
      Qof aan neceb tahay lamaba soo hadal qaado.

  • @JSilva-dn3jj
    @JSilva-dn3jj Před 8 měsíci

    Subxaan Daud miyaa cid qabyaalad ka wacdinaya!!!

  • @deeqsamater4229
    @deeqsamater4229 Před 8 měsíci

    Somalind waxay ku noqotay 1991 kii

  • @deeqsamater4229
    @deeqsamater4229 Před 8 měsíci

    WAXAA SIYAASIGA MAANTA SOMALIND JOOGAA MAHA KUWII KA SAARO LAHAA MAANTA GODKA AY KU DHACAY

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 Před 8 měsíci

      Snm Landtii Way Ka Dumtay Shacabkooooda Yaysan Xasuuqin Guryahöooda Ha Joogan Haday Diiiiiidan Wax Badan Bay Waynayaan Ha Ogadaaan

  • @user-sb4pg3zz9k
    @user-sb4pg3zz9k Před 8 měsíci

    Maytida afka nooga dhiga afwayne isagoo nool ba maydan dhihi jirin ee xishooda reer sakaraad ah baad tihiin

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 Před 8 měsíci

    shacbigu waa kaad xasuuqdeen darafyow iyagaa goostay idinkana saamax waxwada dhisano aqbasheen SOMALILAND

  • @deeqsamater4229
    @deeqsamater4229 Před 8 měsíci

    BAL EEG WAXAAD ARKAYSAA
    WASIIR AMA XILDHIBAN
    AMA AGAASIME BARLAMAN
    2 YERS INTA AANUU GAADHIN FOOQA UGU DHEER AYUU HARGAYSA KADHISANAYAA

  • @user-nf6vx5mh4y
    @user-nf6vx5mh4y Před 8 měsíci

    HOTRA MIYAYDAAN XISHOON,QOF DHINTAY ,OO MUSLIM AH MIYADAAN U QUUDHIN ALLE HA U NAXARIISTO ILEYN WUUBA KAA HOOSEEYAAYE INTAAD NANATSTA XUN UGU YEEDHAYSID,SUBSAANALAAH!!!

  • @user-dc2ys4mx3o
    @user-dc2ys4mx3o Před 8 měsíci

    Nio kulamadi lo baahna wakuwan walahi inkasto lalaso habsamay

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 Před 8 měsíci

    AQOONYAHANKII IYO SIYASIGA GABAY DAD IYO DALBA RUN HADAAD SHEEGTAY

  • @deeqsamater4229
    @deeqsamater4229 Před 8 měsíci

    SIYASIGA SOMALIND MALAAHA
    HIBILO FOG IYO MUSTAQBAL FOG

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 Před 8 měsíci

    waa inaynu ka bilowno baha samaroonta iyo sacadmuusaha gabiley wada dega inay is ogolaadaan sida ceergaabo loo wada degan yahay waxna loo qaybsado.

  • @mahamoudkahin8408
    @mahamoudkahin8408 Před 8 měsíci

    DADKA WAAWAY NOSOO BADIYA
    O NAGA DAAYA CARUURTA 1991 DABEED DHASHAY E WAX BAN QORNA IYO TARIKH AYNA JIRIN KEENTAAN ,
    AAD AYAD U MAHAD SAN TIHIN

  • @raafxero527
    @raafxero527 Před 3 měsíci

    Isagii baa qabyaladii laso baxay.

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 Před 7 měsíci

    Doqon weeyi

  • @myway3801
    @myway3801 Před 8 měsíci

    Talow ya bilaabay qabiilka ma la is waydiyay arinta 😮😮😮😮

  • @user-dp8mt4qs6i
    @user-dp8mt4qs6i Před 8 měsíci

    Somliland Isaaqbay eeday
    Waa waraabe lafihiis umaroona
    Waraabaha hooyadii cunay
    Habaryartii ugaraynmaayo
    Iyagu wax isuma ogola
    Waxay isku hanayn laayihiin nin meel
    Oomanah barkad kaqotay!
    Ninbaahan oo beeryar qotay!
    Nin meelcidla ah makhayad
    Kasamayst
    Wasaadhami wuxuu salka kuhayaa

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Před 8 měsíci

    Dadkaan iyagoo qiyaali ku jiro. Beey itoobiya qabsan doontaa. Hadalkaan meel iiga qora. Saylac. Beey itoobiya u soo socotaa.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 8 měsíci

    30 sano kadib maxaa qaladan waa su'aal.fiican

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Před 7 měsíci

    Mar haday sheekadu saa tahay maa Reerba muddo Go,an loodhiibo Xukunka

  • @monagoth
    @monagoth Před 8 měsíci

    Dad ka dhaqday wadankan oo tuugo ah - hunguri mooyee aan hiigsi lahayn ayaa raba umada inay hogaamiyaan.

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal Před 8 měsíci

    *HAAYAAAAY DADKAN C.DHEERE **#DHAGAYSANAYA** KULULAA MEESHAASI UU JOOGA*

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Před 8 měsíci

      Xanuun Baa ku haya ciil qabow

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 Před 8 měsíci

    Alle ma soo celiyo qabiil land
    Aaamiiiiiiiin

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před 8 měsíci

    Qabiil.qaran.ma.noqdo.taa.kaday.

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Před 8 měsíci

    Dadkani waa dad isku wada fikradah isku meel bay wax u wada wadaan koox isku meel laga soo abaabulay bay u eg yihiin

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 8 měsíci +3

    Somaliland xanuun la yidhaa snm oo casbuq ah ayay ku dhakatay,kaasi oo Isaaq isku tabiyo oo kala dhaclo sida macaanka.
    Never in Somaliland ka kacdo xanuunkassi.

  • @hazzanabdi5551
    @hazzanabdi5551 Před 8 měsíci

    Haddiii odayi wax beer beerto isagaa leh oo guranaaya
    Aqoonyahankuna sidookle
    Siyaasiguna waaa lamid markaaa odagyi isaagaa beertay waxana lagama qaadi karo .....

  • @axmed8798
    @axmed8798 Před 8 měsíci

    Caddee yaa keenay qabiilka ama yaa kushaqaysta

  • @abdit8270
    @abdit8270 Před 8 měsíci

    Waynu isleyn laakiin markii laydinka itaal roonaaday waa laydin cafiyay, hadal waa run kama rayste.

    • @mukhtargeeljire4680
      @mukhtargeeljire4680 Před 8 měsíci

      Maya marhadaad ilaamaanta waalagu cafiyay leedahay waxba namaad cafin waanay soo socotaa inaan adkaadaa maantaba waadiga qaylyaya irir samaale yaa diraa walee waanan kuu nixin

  • @ahmedxassan6986
    @ahmedxassan6986 Před 8 měsíci

    32 years ayay jibo qabiil iyo been kujireen maanta oo ay xero Lo'aad fadhiyaan waxay qabteen dood aan waxba ka tari Karin xaalada dhabta ah ee SNM iyo siday u cayn wareegtay waxaad tihiin qabiil been kunool .

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 Před 8 měsíci

    Waxaa ka khaldan kuwad waraysanaysaaaan laftooda khaldan mesha uu fadhiyo cabdilahi dheere kaw😂

  • @seryu8204
    @seryu8204 Před 8 měsíci

    Dhibaatooyinka iyo wax yeelooyinka iyo waxaasi oo dhan waxa ka masuul ah qabyaalada xadkeedii dhaaftay ee la isu cadeystay ee la isugu hanjabayo ee la isugu goodiya hadaanu reer hebel nahay markaa dee dawlada jirtaana waa reer hebel saw didaa ma ah markaa somaaliland wey soo nuureysey sidee wax u dheceen waxa weeyi anoo reer hebel ah anoo ah laan dheere inta waxaasi jiraan wax idiin soconayaa ma jiro ma ah somaland oo keliya waa soomaali oo dhan auu gaadhay cudurka qabyaaladu ama daka ha joogo dibada ha jooge kuwa dalka jooga waxa ka sii daran kuwa debeda jooga waa xanuun aan laga bogsan karin marka aad xaqqada wajahfdaan xanuun waa laga bogsadaa ama waa loo dhintaa laakin ta somalida iyo ta reeruhu madhab iyo kitaab ka sheekeyna garan maayo dawladnimo iyo reero meel ma wada degi karaan waa rayiga aan qabo

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 8 měsíci

    MAAYNAN ISLAAYANE FAAQASHA BAA RAACDAN
    MEELKALO TAAGTAAN BAA WEDAN😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před 8 měsíci

    Siyaasiyiinta..s.n.m..soomlilayn.madoonayn..waxay.deenayeen.inay.lacag.kasameeyaan.maamulka.waqooyi..lacagtiina.way.heleen.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před 8 měsíci +3

    Siyaad bare dowlad wanaag loo qir

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před 8 měsíci

    Weli qiyaaligii iyo beentii ayaa la wadaa..... Dadkiina runta usheega

  • @keyen19
    @keyen19 Před 8 měsíci

    Current SL leaders are not capable of making peace between any people, or creating stability. They only can create disputes, conflicts and war, their history is an attestation(prove) of that.
    Nabada sida loo huriyo ama loo sameeyo ma yaqaanan, dagaal, khilaaf iyo muran sii socota uun ayee yaqaanan.

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Před 8 měsíci

    Waxaa dhacay wax Alle Raali Ka ahayn Iidoor waxay aaminsanaayeen inay Dawlad Isaaqa dhisaan Iyaga oo khiyaabo Ku qarinay magac beena oo Somland la yidhaa si hay dadka Ku haystaan waxaa ogaa Alle Casawajale waxay qarinayaan oo banaan Ka soo dhigay Ilaahay ha Duleeyo Isaaq.

  • @hig8924
    @hig8924 Před 8 měsíci +3

    War walaahi inay daan dowlad hayne shacabka been ha u sheegina

  • @Xasan-ehlubeydlf1ib1pt8j
    @Xasan-ehlubeydlf1ib1pt8j Před 8 měsíci

    Tv m far majo m ku magacaban Nin jifa f l

  • @cabdirashiidgeele3968
    @cabdirashiidgeele3968 Před 8 měsíci

    2005 ilaa 2003 hoosbaa loo socday no no no no no
    Dhaliisha dadka lagama dhaxaysiiyo
    Aniga waxay ila tahay hoos usocodku xisbiga kulmiye markuu xukunka lawareevay ayuu bilaabmay khaasatan intuu muuse xilka hayaa udaran.

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 Před 8 měsíci

    Dhibka ugu weyn Isaaqu waa wada waalan yihiin ayagoo hal qabiil ah rabaam Qaran noqdaan.
    Waalidaas ka caafimaada haddaa nolol rabtaan.
    Runtana isku sheega.

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r Před 8 měsíci

    Yes somaliland 89% r using the same of syid Bare regime no single change from the military rule discipline somaliland is using the regional names like Sool + togdeer +sahal named by ex late syid Bire regime I.e 90% of somaliland people born from 1970 no educational background while the somaliland people in 1954to1968 were 100% muslim suni but now worldwide refugees born in worldwide Allah help the name somali insha Allah ameen

  • @cabdimuuse4205
    @cabdimuuse4205 Před 8 měsíci +1

    Waxa wacnan lahayd Daahir RIYAALE O Caawa Fadhiya

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před 8 měsíci

    Soomaalilanba.isaaq.ayaa.yidhi.anaa..u.soon..gaajooday

  • @lailaalihaid8506
    @lailaalihaid8506 Před 8 měsíci

    Dadka horta maxaa wakhtiga ku yareeyay? Nin kasto barnajiska daadihinaya wuxuu ku celcelinaya wakhtiga cidhiidha , waa yaabe dadka muxuu u soo casumay hadaanu wakhti ku filan siinayn

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 Před 8 měsíci +2

    Hargeysa Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴magaladaydii, waar weligeen Somalia kama baxayno ee anakaad 33 sano na waalayseene hada caruurteena caruurta koonfureed oo aan waxbo isku geysan hanaga kala fogeynina.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Před 7 měsíci

    Muslim marna khilaaf uma roona

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 Před 8 měsíci

    😂😂😂 faqash iyo snm