Doodda Cali Khaliif iyo Dastuurka Somaliland

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 08. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Komentáře • 511

  • @munaibrahim8226
    @munaibrahim8226 Před rokem +14

    Maanta ayaa la garanayaa May Allah grant him highest ranks of Jannah.amen

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 Před rokem +10

    Allah ha unaxariisto Amiin. Wlhi waan qiirooday😢. Muse jaahil dalka halaga qabto

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Před rokem +5

    ILAAHEEY KUUNAXARIISAY AAMIIN WEEY YAREEYSANAYEEN OO YASEEN SABABTOO AH WAA DAAROOD HARGEEYSA JOOGA OO SIYAASAD KA HADLAYA IYO SAAMI QAAYBSI LAAKIIN HADALKIISII MAANTA GOD DHEER HAKARAAD SHAAN

  • @mohamedhussein990
    @mohamedhussein990 Před 5 lety +14

    Somalia waa mid
    Somalia guuuuul 💙
    Daraawiish guuuuul 💙 👍

  • @abdijamanuur9797
    @abdijamanuur9797 Před 5 lety +23

    Ninkani waa waaxgarad iyo caqli caafimaad leh.Aad iyo Aad baan u ixtiraama .waxaan ka bartay sida
    Danta umadaada iyo umada kale u midayn lahayd..Allah yicizak. 💪💪💪✌️✌️✌️Somaliland. 4life

    • @sa4ever243
      @sa4ever243 Před 5 lety

      Doqon weeye, bilaa dhiiga. Isaaq oo Daarood nacayb Somali uga baxay buu hoos fariistay. Second class citizens buu kayahay Somaliland, asagoo kadhashay besha ugu taariikhda badan Gobolada waqooyiga.

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn Před 5 lety +63

    Heroes of Somalilanders
    Galaydh wa astanta qaranka Somaliland

    • @Abdiavlogs
      @Abdiavlogs Před 5 lety +1

      Galeydhkan aad ku jiboonayso waa dadka ay afkooda iyo uurkoodu isxadaan ee aad afkiisa ka dheehankarto in ay reernimadiisu ay kala wayntahay Qaranimada Somaliland.

    • @kawsaribrahim.nesdexa453
      @kawsaribrahim.nesdexa453 Před 5 lety +1

      @@Abdiavlogs
      waa caadi galaydh waxa uu qalad u arkayo ee ka fogaynaya in uu ka mid noqonkaro somaliland waa in la saxaa oo la is qanciyaa viva somaliland

    • @kawsaribrahim.nesdexa453
      @kawsaribrahim.nesdexa453 Před 5 lety +1

      mahadsanid in aad somaliland iidoor siisay laakiin maxaad kula colowday dadka somaliland wax ka leh ee galaydh ka midka yahay kalmadaa iidoorland ama isaaqland eed ku celcelisaan waxay dhib u keentay somalilanderka aan iidoor ahayn sababtoo ah waxay ka saaraysaa lahaanshaha dhulka ay ku noolyihiin dhalintii isaaq hada waxay kula doodaan hartiga somaliland miyaanad maqal isaaqland dhulkaba anagaa leh e guura markaa joojiya in aad dad dulmidaan idinkoo moodaya in aad somaliland wax yeesheen auaad dad gaara dhaxalwareejinaysaan

    • @AhmedAli-uq6cz
      @AhmedAli-uq6cz Před 5 lety

      @@kawsaribrahim.nesdexa453 dhulkaygu xaraan igagana noqonayo hadaan s.land-ta la sheegayo aan anigu isaaq u aqoonsanahay.
      S.landtii aanu xamar geyany kamaanu soo ceshan adigu hadaa tidhi wan soo ceshtay

    • @kawsaribrahim.nesdexa453
      @kawsaribrahim.nesdexa453 Před 5 lety +1

      @@AhmedAli-uq6cz
      hadalkani aad buu ubatay somaluland waa dhul xad laleh somalia meesha ay somaliland tahay waa la yaqaan isaaq halkuu tagaana waa somaliland marka idaaqland la yidhaa waxay noqonaysaa in isaaq somaliland wada leeyahay

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před 5 lety +15

    Cali khaliif rageedi masha Allah rag waa ragii hore hadalna waintuu yidhi afku Kumar go,o viva somaliland kanaxow nafta waa 💚💭❤✊💪

    • @cabdallecawilyoohiye5182
      @cabdallecawilyoohiye5182 Před 5 lety +2

      Ragna waakuwii hore dumarna waakuwii ay qabeen😉

    • @Hooda36
      @Hooda36 Před 5 lety

      @@cabdallecawilyoohiye5182 😁 waad igaga qoslisay nolow walaal👍

  • @najmaaxmed8785
    @najmaaxmed8785 Před 5 lety +37

    Mnsha allaH aqonyahan cali khaliif galayr
    Udub dhexaadka qaranka Somaliland

    • @ismailabdulle5116
      @ismailabdulle5116 Před 5 lety

      Khadar Xasan kkkk qaranoow ba’

    • @Somfox1
      @Somfox1 Před rokem +2

      walee geesi buu ahaa Somaliland cadaalada rabay .. laakin ay jaahiliin diideen cajiib

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před 5 lety +39

    Cali khaliif waa Awoowgay Ilaahay ha xafido anigu waxaan ka soo jeedaa Bariga Burco waxaanan jeclaan la haa in doorkan soo socda DHULBAHANTE LOO DHIIBO XUKUNKA. why waa lawada leeyahay wadanka.

    • @Abdiavlogs
      @Abdiavlogs Před 5 lety +1

      Reerbaad ka hadlaysaa anaguna qaranbaanu ka hadlaynaa,ta kale yaa ku waydiiyey in aan isku beel tihiin duqan aan ka fogaan meel dagaal beeleed ka socdo in uu iskugu abtiriyo.

    • @rahmacookingandbakery8196
      @rahmacookingandbakery8196 Před 5 lety +3

      @@Abdiavlogs Somaliland wa qaran jira wa qaran mideysan Somaliland wa mid Somaliland lama kala xigo qabiilkasta madax walaga dhigi kara . Marka walalayaal wa ineynu israacno viva somaliland viva somaliland

    • @xiinfiniin5271
      @xiinfiniin5271 Před 5 lety

      😂😂😂😋🤣🤣🤣🤣

    • @suaadmohamed141
      @suaadmohamed141 Před 5 lety

      Haa walaal waa runtaa walahi

    • @islaamiconline9585
      @islaamiconline9585 Před 4 lety

      Hhhh dee waayeelkaa awawgaa Isha kagadhuus

  • @saciiddkfsbfkhdmgfn1473
    @saciiddkfsbfkhdmgfn1473 Před 3 lety +2

    Ilaahay naxariistii jano haka warabiyo kuli nafsin daa iqatol maut marti lajecelyahay alaha ka dhi go Aamiin yaa rabi

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před 5 lety +10

    Cali khaliif
    Shalay iyo maanta
    Farqi wayn Mansha allh jecliyaa dadka reer somaliland oo isku tiirsan

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya Před 5 lety +40

    muwadin jecel dadkisa iyo dadkisa somalilaan wanu kaqadan mudane sharaf ayad naga mudantay iyo wanag

  • @youngash6411
    @youngash6411 Před 5 lety +7

    Barak allah feek

  • @dthunder180
    @dthunder180 Před 5 lety +7

    👏🏽 Illahay ha ku daayo

  • @abdilahiaqli6986
    @abdilahiaqli6986 Před 5 lety +7

    mashaa Allah professor ka wan so dhaweeynaynaaa

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Před rokem +2

    Masha Allah 🙏😘 en my Allah bless you SSC GUUL SOMALIË wij steunen jullie SSC GUUL 💯💯💯

  • @hassanabdi8095
    @hassanabdi8095 Před 5 lety +11

    Mashaa Allah Ali Khaliif waa qof aragti dheer waa Muhiim in qof walba Uu arko mustaqbalka Danbe dadka ist Waxa u Dan Ah 👍

  • @asiasiget2873
    @asiasiget2873 Před 3 lety +4

    Allah unaxaristo amiin

  • @herifmr5430
    @herifmr5430 Před rokem +1

    Ilaahay haw naxariisto cali khaliif galaydh SSC guul SSC for ever

  • @timocade9938
    @timocade9938 Před 5 lety +36

    Hadaanu nahay dhalinta beesha dhexe oodhan waanu taageersanay talooyinkaa ay aqoonta iyo wadan iyo dad jacaylku ku dheehanyay ee uu soo jeediyay waxaanan kula talinlaa dhamaan shacabka iyo madaxda reer somaliland oo dhani inay isla qaataan oo ay sameeyaan waxa umada reer Somaliland oo dhani kuwada qanacsanty waarun in ay cadaalad daro badani kajirto dalka waa in xaqooda si sharafle lagu siiyo umada walaalodayada ah ee bari iyo galbeedba si sharafle oo caqli ah ayay ku doonayaan xaqoodii 28sano ka maqnaa gari allay leeday ee garbay u leeyiin nooloow adr pro cali khaliif galaydh

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 Před 5 lety +1

      soo akhri qabiil maxaa ku BARAY
      HA SA;KFUDUDAAN IDOOR

    • @ubaxabdirashiid2747
      @ubaxabdirashiid2747 Před 5 lety

      O adiga umada dhane rer ssc ma wxa ka dhigty in wx la siiyo caqligaga wxba ka dhiman umad dhan o dal iyo degan leh inaad dhahdo wx hala siiyo hadalkagagu wxu u dhigan yahy bahdilaad lkn dadkan maha dad aad wx siinysan wxna idinka baryi maayan dalkody jogan sy raban byna noqonysa xalad walba wx walba wxa ka mihimsan rabitanka shacbka wxy rabana unba shaqynya wx aad cid siso lydinkama baahana cid walba wxa u gaara halahato daris nimo unba inaka dhexysa iyo somali nimo iyo diin lkn nin wlaba rabitan ugaara iyo dal ugaaru leyhy cidna cud dusha kama saarna?

    • @muhammadomer5632
      @muhammadomer5632 Před rokem

      Sadex sano kadib

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed Před rokem +1

      Too late ma marka sool laxasuqay ssc maamul yay dhisan ay leyihin dhulkodana utashan adna kaaga utasho that is all

  • @qaranyuusufcaliburmad8696

    Alle ha u naxariisto.
    Maanta tolkii way wada fadhiyaan sool, waxa ay isku raacaanba!
    Wixii aan xamar ka diidnay, hargeysa ka yeeli mayno.

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 Před rokem

      You can't have both ways we will all be one country or else go our separate ways qabiil qabiilkale uma qaranmenayo zxp

  • @programmerrules2092
    @programmerrules2092 Před 5 lety +12

    Ali kalif
    👑

    • @RAMADAN3035
      @RAMADAN3035 Před 5 lety

      Reer somaliland waa mid waana dada waxgarada haddii wax dhexmarana isqanciya illahay habbarakeeyo waana in laysqanciyaa distoorkana la isla eegaa

  • @siyaasicabdiqani6998
    @siyaasicabdiqani6998 Před 5 lety +2

    msha allaah aqoon yahan calo khaliif alle ha xafido
    cimrigana ha u dheereeyo

  • @programmerrules2092
    @programmerrules2092 Před 5 lety +20

    Mudakar Ali kaliif👑

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Před rokem +1

    Isaaq maanteey hayaan hadalkii Cali Khalid Galaydh Sool iyo Sanaag tagtay fir good

  • @sa4ever243
    @sa4ever243 Před 5 lety +2

    Alle ku liid. ma asagoo Daarooda, Kablalaxa, koombe ah, Hartiya oo Waliba Dhulbahante ah. Miyuu ragii Gumaysiga uu ka xoreeyay manta hoos yaxoobaa. Oo waliba usii dheertay inay malin walba kooda weyn iyo kan yar Faqash ugu yeeraan Daaroodka . Dhulbahante kan oo kale baa gumeynaya.

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 Před 5 lety +8

    Madaxweynaha mustaqbalka dhaw inshallah professor galaydh

  • @ridwaanhaibeofficial9098
    @ridwaanhaibeofficial9098 Před 5 lety +11

    Allah haku barakeeyo adeer anagoo isaaqa ogol ma kitaaba waxey dadku ku qanacsan yihiin hala dhigo

  • @ayanbarre377
    @ayanbarre377 Před 5 lety +11

    Mnshallah guul somaliland 👏👏👏

  • @xamsehuruufe1210
    @xamsehuruufe1210 Před 5 lety +6

    Mujaahid galaydh go forward

  • @MrNur1970
    @MrNur1970 Před rokem +1

    الله يرحمه رحمة واسعة.
    Iidoor waa ka faa.iidaysan waayeen
    Waxay. Ka tageen. Aqoon tii. Professor. Galaydh. Muusoo. Afka
    Taagaya. Maanta. Haka. Shaleeyeen

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 Před 5 lety +10

    Cali khaliif Waa odayga jsl

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Před 5 lety +3

    u malayn maayo Caliyow inaad miyir qabto inaadeer Allah haku caafiyo mahadaad baryo gashay oo weliba snm magan u naqotay adoo daraawiish ah

  • @dahirhassan1459
    @dahirhassan1459 Před rokem +1

    Allah hakuu naxaristo Ali Khaliif galaydh

  • @hebosaban9121
    @hebosaban9121 Před 5 lety +12

    كل المواطنين في جمهورية أرض الصومال تحترم البرفسور وتنظر إليه بعين الإحترام والتقدير ..... أتمنى أن يرشح نفسه للإنتخابات الرئاسية أو البرلمانية لكي يستفاد من خبرته .... أنا من قبلية إسحاق والبرفسور تاج راسنا كلنا الحمد لله على وجود مثل هذا الرجل بيننا فضل من الله

    • @ef609
      @ef609 Před 5 lety

      اني أعرف ليش تحبونه علي خليفه علشان صول وسناج لكن بعيد عنكم بعد السماء والأرض خلوه يجلس عندكم في هرجيسه هنيئا لكم ولكن أرضنا بعيد عنكم لسه في رجال يدافعوا عليها

    • @baarcismaan9930
      @baarcismaan9930 Před rokem

      ⁰9⁸

    • @cabdiraxmancumar5009
      @cabdiraxmancumar5009 Před rokem

      ​@@ef609 huioo

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip Před 5 lety +4

    Professor cali khaliif galaYdh Ilaahow cimrigiisa iYo sharaftiisaba noo dhowr

    • @mige4275
      @mige4275 Před 5 lety

      Ragii maalinba nin baa la iibsanayaaa

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 Před rokem

    Cali Khalif (AHN) wuxuu maalintaa ka hadlaayey maanta ayay taagan tahay. Allah ragga Somaliyeed caqliga ha u soo celiyo

  • @fatuma703
    @fatuma703 Před rokem

    Ilahay ha u naxaristo

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 Před 5 lety +11

    Pro Cali wa libaax My Legend

  • @honburcotvhonburcotv5475
    @honburcotvhonburcotv5475 Před 5 lety +1

    Inta Somaliland hormarkeda jecel farta taga

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 Před 5 lety +1

    Massahallah professor Ali khalif galaydh hora u soco

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 Před 5 lety +21

    Dasturka in lafuro waxay qexaysa midnimada somaliland

    • @qaransoormedia2015
      @qaransoormedia2015 Před 5 lety

      Ma rer ba loo furayaa saw rer walba ifara odhan mayo

    • @qaranyuusufcaliburmad8696
      @qaranyuusufcaliburmad8696 Před rokem +2

      Maanta sow ma haysdi!
      Shalay buu lahaa ha la ii furo, maanta xataa cidi fur kuma laha!
      Wixii uu shalay ka hadlayey sow maanta ma joogto?

    • @diriyeomar-dw8ub
      @diriyeomar-dw8ub Před 8 měsíci

      @@qaransoormedia2015 shalay waa diday manta adaaa leh kaalay ku fureee aduunyo 😅

  • @farahabdi3592
    @farahabdi3592 Před rokem

    Alle naxariistii jano hakaaa waraabiyo , leader nimadu waa vision iyo decision wlhi alle qabriga ha kui nuuriyo

  • @nabaadmohamed7723
    @nabaadmohamed7723 Před 5 lety +3

    Maansha allah waa hal doorkii qaranka Somaliland

  • @maxamedabdulkadir4247
    @maxamedabdulkadir4247 Před 5 lety +2

    Ina aderow mesha lagu xaqiray garxajis ma adoo dhulbahante ah Baa Xaq helaysa adero dadkada harti gees ka raac taas iga talo ah hadad aqli leedahay

  • @fardowsaaar9154
    @fardowsaaar9154 Před 5 lety +7

    masha allah guul iyo gobonimo

  • @cimraancabdi1244
    @cimraancabdi1244 Před 5 lety +12

    Ilahayow haybadda xasan cali galaydh oo kale isii

    • @ismailabdulle5116
      @ismailabdulle5116 Před 5 lety

      Cimraan Cabdi Isaaq adkaaday waa saanoo kale. Haybada ka muuqata maxay tahay odeygaan ooynaya oo ku haya qadaa nala siiyay

    • @cimraancabdi1244
      @cimraancabdi1244 Před 5 lety

      @@ismailabdulle5116 marka hore haybada maxaad utaqaan ?
      Qofku wuxuu doono wuu aamini karaa lkn hadu kaso horjedo waa la qanciyaa
      Teeda kale isaaq adkaafay maxaad ula jeeda snm mise somaliland
      Snm hadaad tiraa haa way ka askaden gaalki afwayne
      Balse somaliland isaaq kaliya maaha isaaq kaliyina meel magaadhsiinayo
      Isaaq kaliyina difaci kari maayo

  • @xamsehuruufe1210
    @xamsehuruufe1210 Před 5 lety +7

    Waa runtii prof galaydh

  • @ibrahimcawil7525
    @ibrahimcawil7525 Před 5 lety +1

    masha allah waan ku soo dhowaan markastba cali khaliif

  • @abdirahiimmohamed1588
    @abdirahiimmohamed1588 Před 5 lety +17

    pro cali kahliif galaydh kugu faana professor noolow fifa somaliland

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 Před 5 lety +4

    Dalka haloo sinaado ma wax aan ahayn ayaa la isku hayaa war dalka siduu Ku socdo halaga badelo

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 Před 4 lety +1

    Intaa melahaas buu dhulbahante baryootamin
    War kaalay puntland baad lee dahay ee baryootan

  • @hudayuusud4157
    @hudayuusud4157 Před 3 lety +1

    Somaliland guul💚💬❤

  • @jimalemohamed8000
    @jimalemohamed8000 Před rokem

    Nin il dheer buu ahaa allah ha unaxariisto

  • @Malik3544
    @Malik3544 Před rokem

    Alle ha’unaxriisto hadal dhaxal gal ah ayuu ka tagay Muuse Juudan wa kaa dadkii walalaha ahaay isku diray balse roonabo Rabi ayaa og. Asiga oo isleh umada xasuuq oo xoog ku qasbo ayuu dantii soomaliweyn ka shaqeeyay Alle neh shartiisa umada qeyr ugu dhigay.

  • @faha9585
    @faha9585 Před 5 lety

    ILLAAHAYOW MADAXWEYNAHA MUUSE KUXIGA KAHIG SALEEBAAN CALI KOORE ILLAAHOW AAMIIN

  • @hawahirsihussein6313
    @hawahirsihussein6313 Před 10 měsíci +1

    اللهم الارحمه ، اءمىن
    Wallet waa min dalka iyo dad ka Somaliyeed jeclaa.

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 Před 5 lety +1

    Waa runtii pro.galeydh hadanu nahay beesha dhulbahante wanu soo dhaweyneyna dadka anu wax la leyahay waa dadka somaliland inta wanaga jecel like

    • @ubaxabdirashiid2747
      @ubaxabdirashiid2747 Před 5 lety

      Tuug tug dhaly ha shegan dhulbahante naclad yahy ka ben aburanya umada rer ssc wxad shegyso ma aaminsana mana ku qnacsana duli nimadas iska hadle

    • @barigaburcoilaabuuhodle2241
      @barigaburcoilaabuuhodle2241 Před 5 lety

      Adeer dhulbahante waa faqash dadki wax xasuuqayay ayay ku jireen tuke ka mid ahaa oo dad masaakina laayay

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Před 5 lety +2

    hoos baad isu dhigtaye meeshaada xaadhxaadho iska hadlow ina Igare reerahaad la hadlaysaa waxay kuu arkaan habar bayska howhowlee heelada inoo tima waxaad ku hadlayso yaa qaadanaya dadkaagay ku dulaysanayaane dadka maskaxda qaarkooda madaxda sheegta waalaga dhaqay qabyaalad baa laga buuxiyey magacay kuu yaqaanaanba waa faqash

  • @m.m.xiiray7511
    @m.m.xiiray7511 Před 5 lety +7

    Mansha Allah Aqoonyahan cali Khaliif galaydh

  • @h.a.baazka9861
    @h.a.baazka9861 Před rokem

    Illahay ha,u naxariisto nin qaaliya ayuu ahaa pro.cali galaydh

  • @daahirdaacad599
    @daahirdaacad599 Před 5 lety +3

    Cali khaliifow intaad dastuur qabiilsamaystay u doodayso in lagugu daro. Maad mid adigu aad leedahay maad samaysato oon cidna u baahnayn. Seyidkii wuxuu yidhi mar uu wadada lahadlayey. Warma danana iyo seef degta maad ku qaadaan gaalada direyskale dakarka maad ka goysaan idinkaa dalkaba lehe dawlad maad ka noqotaan.

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 Před 5 lety +11

    Hargeisa hadad sidaa ugu doodayso dhexdeeda wa horumar la gadhay walee somalia majirto intasi xata somaliland direction fiican bay ku jirtaa

    • @Abdiavlogs
      @Abdiavlogs Před 5 lety

      u jeedadaada ma fahmin ,maqarankan soomalilad ee aduunku ku sooqulqulayo ayaad ka taraartey mise Solai isku sheegtaad u cataabaysaa.

    • @cabdirahmanfaarax4208
      @cabdirahmanfaarax4208 Před 5 lety

      Hargaysadu wamaxay land ba laga hadlayaaye

    • @user-gz5ov5tx6m
      @user-gz5ov5tx6m Před 5 lety

      Qaatumo ma matashid

    • @Ali-cu3sj
      @Ali-cu3sj Před 5 lety

      Aqoon gaab Hargeysa miyaa laga Lee yahay Cali khalif Ader Hargeysa waa caasimada waddanka

  • @khadraabdullahi9929
    @khadraabdullahi9929 Před 11 měsíci

    Janatul culyaa ilaahay hakugu risaaqo ilaahay hakuu naxariisto janatul Fardowsa fureheeda ilaahay xisaab laan ha kugeleyo waxuu yir dadkan lahadlayaa baan lahayn dux iyo iimaane

  • @abdilahiabdi7186
    @abdilahiabdi7186 Před 5 lety +4

    Tolow hargaysa
    Muxuu ku dhadhamiyey
    Khaatumo
    ma meteshide
    Beenta iska daa

    • @endoindho9019
      @endoindho9019 Před 5 lety +1

      Aniga ayu imatalaa
      Khayre ayaa adiga ku matala saw maaha

  • @zuperjigijan9258
    @zuperjigijan9258 Před 5 lety +3

    GEESIGA SOMALILAND AH

  • @user-im5ro6kk6z
    @user-im5ro6kk6z Před 4 měsíci

    Xaqiiqbuu kahadlayey

  • @abdisamadsulaiman3828
    @abdisamadsulaiman3828 Před 5 lety +1

    Legend of Somaliland Prof Ali Khalif galaydh

  • @mohamedabdimukhtaar4989
    @mohamedabdimukhtaar4989 Před 5 lety +11

    Dastuurka in labadalo aad aya ay uu qurxoontay wayo midnimda soomalilnd aya ku jirta waxan dhacaysa soomalilnd lawada leeyahay dhimashanan ka xigna inaan soomaliya aynu midowno

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 Před 5 lety +1

      soo akhri horta ha salfududaan
      waataa isaaq lagu xanteee

    • @rahmacookingandbakery8196
      @rahmacookingandbakery8196 Před 5 lety +1

      Somalia manafbey leedahay 30 yrs ayey dagaal kujirta illhy taas mid nagalama,dhigo wabad nahabariye wa dibu usocod wana cadowtinimo inaad sida uhadashid Viva Somaliland

    • @abdikarinalihashi9777
      @abdikarinalihashi9777 Před 5 lety +3

      Markii la helo somaliland la wada leeyahay ayaad wax nala qaybsan kartiin oo aad nooga gar heli kartiin in north iyo south wax lagu qaysado. Laakiin saad hada tihiin waxba kuma heleysaa abid

    • @thequeen-kn4bq
      @thequeen-kn4bq Před 5 lety +2

      Hadi dastuurka la furo waxa hubaal ah inan ku biirayno Somaliland gabi ahaanba lkn inta isaaq uun u qancinayo dastuurku idinkuma jirno

    • @amaljacayl4556
      @amaljacayl4556 Před 5 lety +1

      @@abdikarinalihashi9777 wa run hadaanu dhacabka beesha dhex nahay wanu ogalnahay Somaliland lawad leeye wax ina dhiibay waa siyasi aan garanwayey waxay dabod noo hayaan wa inu shacabku midoobo oo uu ku kaco xukumad iyo siyasiyiinta ina hofamisa so aya cadaalad ino siman oo dastuurkar loofuro

  • @bashafitness
    @bashafitness Před rokem

    Ilaahoow kuu naxariiso 😢
    Waa la dhagaysan waayay
    Muuse shaani allow naga qabo.

  • @laago6274
    @laago6274 Před 5 lety +2

    ProF Ali kHaliF galaydH
    Dastuurka In laFurO Waxay qeexaysA Midnimada Somaliland

  • @nickal2018
    @nickal2018 Před 5 lety +1

    Waar dawladda fedaraalka Etoobiya uun baa maanta loo diyaariyey inay la wareegto si toos ah soamli meel kasta, taas xamila idinku waa isu wada uraysaane, yaa huush foqal huush, aduunba wax ka socda ma ogidin ee in yar suga inta laydinka soo dhex toosayo, sirtaas haw daymo laaanina 10 sano gudahood

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon Před 5 lety +3

    WAXA LADA LEEYAHAY WAX KA WANAAGSAN MAJIRO WAAYO WAA LAWADA ILAASHANAYAA.

  • @roodamaxamed
    @roodamaxamed Před rokem

    Rabi ha unaxariisto

  • @raxmasharaf6162
    @raxmasharaf6162 Před 5 lety +12

    Viva zoomaalind

    • @mm.joseph4351
      @mm.joseph4351 Před 5 lety +3

      Waa SOMALILAND

    • @a.m.9096
      @a.m.9096 Před 5 lety

      Viva Zoomaalia.

    • @mm.joseph4351
      @mm.joseph4351 Před 5 lety

      Viva Amisom

    • @adnankafi4035
      @adnankafi4035 Před 5 lety

      Somaliland uu joga maaha inaad somalia ku meeraysatan iyo amisom

    • @_s8895
      @_s8895 Před 4 lety

      @@mm.joseph4351 🤮🤮🤮🤮😂😂😂😂😂

  • @cabdiraxmanmuxumad7566
    @cabdiraxmanmuxumad7566 Před 5 lety +2

    ninka ugu il dheer baaa dadka ugu ayaan daran

  • @moaden9630
    @moaden9630 Před 5 lety +1

    Walhi Kama caajiso pro Ali Khalid galaydh qudbadisa

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Před 5 lety +5

    Talada professor Cali Galaydh hala qaato.

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr Před 5 lety +3

    *SNM ta waa la soo afuufayaa, Wax soomàliland layiràahdàa ma jirto ee dadkaaga soo raac*

  • @mohedjigjigawi5581
    @mohedjigjigawi5581 Před 3 lety

    Alle ha unaxariisto

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 Před 3 lety

    Cali khaliif ilaahow kuu naxariiso,
    Geesi hadal cad, wuxuu qabo aan la gabban, taariikh iyo dhaqan yaqaan Ah buu ahaa !

  • @abdishakoursalebaan4414
    @abdishakoursalebaan4414 Před 5 lety +17

    Somaliland Walee bari iyo
    galbeedba gacmaha ayay
    Is qabsatay cadawoow nax

    • @kawsaribrahim.nesdexa453
      @kawsaribrahim.nesdexa453 Před 5 lety

      @Rahama
      sax walaalo dhalasho iyo dhulba waynu wadaagnaa aakhiro mooyee aduunka hal xubin baynu nahay e ilaahay wanaageena ha istuso

    • @kawsaribrahim.nesdexa453
      @kawsaribrahim.nesdexa453 Před 5 lety +2

      @shukri 1977
      walalo somaliwayn awoowyaashayo ayaa ugu jeclaa laakiin riyo beenowday bay noqotay jabuuti waad ogtohoo laba midoobay oo ay sedex ku noqon lahayd bay gooni door biday labadii is raacay kala go e kiiniya iyo itoobia oo dhul inaga haystay ayaa in labadii ay haysteen laga soo celiyo iska daaye hada xamar iyagaa u taliya markaa ka quusoo ha quudarayn in somaliland dhulka isla goyso oo xamar ku noqoro bye bye somalia

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 Před 5 lety +3

    MASKAX LAAWE MAANKA BEELAY MUUFADIISA ISKA DOONTAY MA MATALO BULSHADEENA,HA MAQNAADO LOOMA BAAHNA MUKULAASHU MEELAHEEDA HA MIRATO,MAALIN BAA JIDKA MOWDKU KU HALEELI MUKULAASHA
    SAADO CALI WARSAME ALLA HA U NAXARIISTEE

  • @xirsimumin7107
    @xirsimumin7107 Před 3 lety

    Ilahay haw naxariisto

  • @cabdirisaaqkaariye7753
    @cabdirisaaqkaariye7753 Před 5 lety +2

    Bro thnkz ilhu ha ina waafajiyo wixii dadku isku fahmaan o xaqa ha inawada tuso bari iyo galbeed

  • @kayseabdi
    @kayseabdi Před rokem

    Dhimaye horta, Allah hawnaxariisto, nin waxbadan arkayey garnaqsaday, bare sare galaydh dadka caqliga u saxiibka ah nabada jecel wax wada qabsiga iyo horumarka jecel ee indheer garadka ah uun baa fahmi kara

  • @mohamedabdi-ml8kx
    @mohamedabdi-ml8kx Před 5 lety +1

    Waxaa cad in dastuurka wadaku ku dhisan yahay mid ku saleysan qabill, not diini not ma’adiyan. Sidee lagu hagi karoo ama lagu dhisi karaa wadan ama dad from saylac ilaa laasqorey??????????

  • @cumaraamin8025
    @cumaraamin8025 Před rokem

    Aalle haunaxaristo aamiin

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 Před 5 lety +1

    allihoow addaa weyno waxade qabyaaalada ka madoobe dhulkayga soomailand wlhi alle hayna xiftiyo wllyaaaal

  • @S.Osman1
    @S.Osman1 Před 4 lety +1

    Harti+Isaaq+Samaroon+Ciise+Gabooye=SOMALILAND
    wlhi wan jclahay SOMALILAND lkn wxn aamusa oo ay igu gudhaa marka wiil aan ISAAQ ahayn oo SOMALILAND asal ahaan kasoo jeeda igu yidhaa Siciidow Beeshadu way ku nimcaysan tahay SOMALILAND ee anaga mxanu ka nhay?! Wlhi waan niyad jaba jwbana uma helo..........😞

    • @axlaammuuse6358
      @axlaammuuse6358 Před rokem

      Waad dhaaratay dhaartuna cayaar cayaar ma.aha
      Aniga xataa qalbiyan ayuu iisoo jiitay qoraalkaagan
      Waanze kaxumahay waxaase fiicnayd
      In dulmiga dadka sidaaa uu alleufahamsiiyay inay wacyi gelin kasameyn lahaayeen
      Tanise dhacdaye soo noqod maleh
      Waxaanse kufarxi lahaa inaan arki lahaa dad daacad ugh dalkooda iyo dadkooda oo kamudaharaada duqeymaha loo geystay laascaanood maalinkii koowaadba
      Amaba aan arko dad joojinaya dadkii kumudaharaadayey gudaha Hargeysa iyo burro ee kufarxaayey xasuuqa reer laascano logeysanayey y!!!!!!! dad ka kala yaacinaya dulmigaa waase ayaan daro dhacday
      Anigoo ah gabar Mj oo ay hooyadeed isaaq tahay kuna dhalatay HARGEYSA
      SORRY SORRY WAXAA DHACAYA WAANKA XUMAHAY
      WALAALO HADAAD NOOSHAHAY QAYR ALLAHA KUSIIYO DAR ALLE AYAANKUSALAAMAYA
      XAALKANA ALLAHA SAQIRO AAMIIN

  • @abdifatahmnugal2311
    @abdifatahmnugal2311 Před 5 lety +10

    Tallada cali khaliif hala qaato Hooy,dibaa laga ogaan Doona.

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 Před rokem

    Ilaa KUWAN DHAGAYSANAYA BADANKOODU WAY LA YAABAN YIHIIN HADALKA MARXUUN CALI KHALIIF WAAR ISAAQOOW RUN AYNU ISKU SHEEGNO DASTUURKU MAAHA QURAAN

  • @idirismohamed4081
    @idirismohamed4081 Před 5 lety

    Wlhi wa wax garaad prf cali khalif galaayidh alle garashada haku barakeeyo

  • @hggjhhivv2742
    @hggjhhivv2742 Před 5 lety

    ODAY XOOLO AH NAMA MATASHID HAMBO IIDOOR BAANU KUU NAQAAN ODAY SIXRAN WAAD BAHDILANTAHAY MISKIIN YAA METASHAA WAA SUAAL YAASE KU RABA FADLAN IGU SHUBO KII UGU WEYNAA YAAN KUU NAQAAN INTUU NIN DARWIISH NOOLYAHAY HA RIYOON WAX SOOMAALILAND LA YIRAAHDO MA JIRTO ODAY OOYAYA OO IIDOOR U CALAACALAYA OROD QARI DADNIMADII BAA GEES KAA MARTAY HAMBA IIDOOR OOYAAAYE MUUSE FUTO TAAK UGU SHEEKEE SSC ANAA LEH WAANA PUNTILAND WAXAANU NAHAY SOOMAALIWEYN ISKA OOY YAAD METESHAA WAANU KU CEYRINAY

  • @---bk4lg
    @---bk4lg Před 5 lety +1

    Reer hargeysa dulqaad badana !
    Somaliland bank fadlan Cali khaliif halo tuuro 100-kun oo dollar
    Khaatumo Bank lacaqtii baa ka dhamaatay

  • @aidarusabdilahi4698
    @aidarusabdilahi4698 Před 5 lety +2

    Cali khalif Allah yacizek

  • @aminahirsi468
    @aminahirsi468 Před 5 lety +3

    asc anigu waxan kutalnaya in dhulbahante loo dhibo madaxnimad somaliland

    • @kawsaribrahim.nesdexa453
      @kawsaribrahim.nesdexa453 Před 5 lety

      waa loo dhiibi insha allaah musharax ha ka dhiktaan cali khaliif horta waa in tastuurka la furaa markaa cali hala eego in uu musharax isku sharaxo

    • @hamdahusseinshire6887
      @hamdahusseinshire6887 Před 5 lety

      Wll dastuurka ay rabaan waxa weeyi raysal wasaare hayeesho wadanku taana madaxweynuhu ma ogola

  • @hanaabdicasis123
    @hanaabdicasis123 Před 4 lety

    Haa....mansha alaah

  • @boramaproduction
    @boramaproduction Před 5 lety +5

    CALI KHALIIF BEESHAADA HADII AAD U DOODO BEELAHA ANA HAYSAN CID U DOODA MAXAA LA YEELAYA

    • @muktaribrahimomaromar7793
      @muktaribrahimomaromar7793 Před 5 lety

      Guulesomalilan

    • @muktaribrahimomaromar7793
      @muktaribrahimomaromar7793 Před 5 lety

      Guulasomalilan

    • @boramaproduction
      @boramaproduction Před 5 lety +2

      @@muktaribrahimomaromar7793 WALAL SOMALILAND HADII BEELAHA WAAWAYN UUN LA RAALI GALIYO SIDEEN ILAHAY UGA HELAYNAA NAXARIIS KASOO QAAD NINKA HARGAYSA KULA DAGAN EE GABOOYE HADUUNA MAAYIR KA NOQON KARIN OOD LEEDAHAY WALAGA BADANYAHAY OO ANAD KARTIISA KU DOORANIN SIDEEN KU HELAYNAA WADAN WALIGEED SOMALI HELI MAYSO DOWLAD IYO IN ILAHAY NABAD IYO BARWAAQO SIIYO INTA AAN DULMAYNO DADKAASI

    • @suhebabdirahman4593
      @suhebabdirahman4593 Před 5 lety

      Oday fadhilmay

    • @fuadmahamud9660
      @fuadmahamud9660 Před 5 lety

      WARBIXIN TV inshallah walal way iman maalin aan karti mooye wax kale loo eegin qofkasta

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 Před 5 lety +2

    Adeer Somaliland lawada leeyay ayaaa inadeeqda caloow Iska samir intuu Ciro dalka inoo qabanayo waayo runta marka larabo cida qudhee ee beesha dhexe ah ee rabta Somaliland lawada leeyay waa reerka ladhaho garxajiz insh allh taasina maalin dhow ayay cadaan doontaa