PROF--CALI KHALIIF GALAYDH OO BADKA SOO DHIGAY WAXYAABO BADAN OO QARSONAA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • (Bulsho Tv) -
    subscribe to get any video this channel click :- goo.gl/RG5o7T
    This channel is broadcast news and social affairs of Tv Bulsho

Komentáře • 22

  • @garadmediaofficial999
    @garadmediaofficial999 Před 6 lety +4

    ilahay ha ku xafido prof ali khalif ader qali

  • @khaalidofficial5061
    @khaalidofficial5061 Před 3 lety

    Ax Ax alle ha unaxariisto

  • @geeljire4414
    @geeljire4414 Před 6 lety +2

    Detol! Kulahaa! Cali Duufle! Xitaa dawadii naagaha dhaley hoosta iskaga meydhijireen afka kalaxishoonwaa! Habaartaa Iidoor ee madhaleska ah ayaa ku caqlidhaanta!😬 Cali Duufle at his best!

  • @geeljire4414
    @geeljire4414 Před 6 lety +2

    Iska guurso habaartaas madhaleyska ah! Isku Dhuusa sida digaaga koley wax ba isu dhalimaysaane. Sidii saaxiibkaa Fagadhe😂 odaykastoo Dhulbahante oo asaasaqaa habar Iidoora ayuu hoosfadhiistaa aakhirka! Adeer, adigaa mingiskuhayaaye gidaarka raac!

  • @cabdiqaadirahmedcabdiqaadi2945

    Ali khaliif galaydh geesiga geeska Africa h eebe ha ku sharfo

  • @rexamin
    @rexamin Před 5 lety

    Si’odaynima ah buu u hadlay oo mudakarnimo iyo khibrad leh.

  • @abdirisaqali5179
    @abdirisaqali5179 Před 6 lety

    Waa ninkii kudagaalamaysanaaduuqdii kulmiye 2010 ee sameeyay horumarka wadooyinka ugu horeeyay

  • @abdirisaqali5179
    @abdirisaqali5179 Před 6 lety

    Jabhadbaa nawaashay raga soo afjarikarana marka lagameelgaadho ayaa albabka lagaxidhanayaa

  • @geeljire4414
    @geeljire4414 Před 6 lety +1

    Cali Duufle Waraabe!

  • @AhmedIbrahim-dd2nl
    @AhmedIbrahim-dd2nl Před 5 lety

    Hadeer Muuska labaray oo mid xamar kayimaada baa soomara ninkani wuxuu jecelyahay inuu Reerkiisa bahdilo warninkani dhulbahnte maaha Caliyow Muusku hargaysaba xamar buu uga imaanjiray hadii Tolkaa ku nacay maaha inaad fadeexad ladaba socoto doqon foqol doqon

  • @abdirisaqali5179
    @abdirisaqali5179 Před 6 lety

    Waxan fariin udirayaa md muuse bixi mudane madaxwaye cali qaliif kawarhay iyo ninka layidhaahdo kayse tungub mayarkii hore ee lascanood

  • @abdirisaqali5179
    @abdirisaqali5179 Před 6 lety

    Aleele waa nasiibdaro in somaliland cali xil umagacaabi waydo marna waxay smlnd dhahaysaa

  • @maxamedaxmed3715
    @maxamedaxmed3715 Před 6 lety

    somaliland oo lawada leeyahay ayaa wacan oo la wada dhisto dhinac walba oo ay khusayso....