Gurmadkii Midnimada by Nageeye Cali Khaliif - (Gabay) - Somali Inspiration

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 172

  • @muscabsiyaad6090
    @muscabsiyaad6090 Před 4 lety +10

    Runtii nageeye Ali khaliif waa nin ka dhiidhiya xumaanta alle cimriga iyo maskaxda hakuu daayo zxb

  • @Lowk3y19
    @Lowk3y19 Před 7 měsíci +23

    2024 oo gumaysataha madow baddii loo saxiixay yaa dhagaysanaya 😢

  • @najmobilan753
    @najmobilan753 Před 7 měsíci +5

    allow ya sagoo ruuxdu ku jirto Galin indhaha ii saara
    Oo inaan si dhab ah u bogay dabuubtiisa si dagan uga sheega
    (Abwaan Nageeye) in sagoo nabad qaba an arko ban rajaynayaa muwaadin dhab ah🔥

  • @husseingalaydh8531
    @husseingalaydh8531 Před 5 lety +11

    Abwaaan NAGEEYE allah ha ku daayo inta aad adigo kale noo noshahy nala Gumaysan maayo
    illahy ha ku xafido

    • @crisaaqosman5447
      @crisaaqosman5447 Před 4 lety +3

      Wll yaal waxa iimuqata in aynu dhamaan teen umar khaati furay abwan nageeye lkn aynu dhaqan gelino waxaa uu inooshegay macna aynu dayno qabyaalida oo aynu kubedelo qadiyada qaran nimo

    • @OmarAhmed-bi2lj
      @OmarAhmed-bi2lj Před 3 lety

      Aamiin yaa rabi

  • @amiincox6206
    @amiincox6206 Před 7 měsíci +11

    Haduu garasho leeyahay
    Waxaa wuu ka guban laaye
    Garoomada markuu soo daguu
    Gudub u soo laabto😢
    Wiil garasha dheeriyo
    Si uu gob ugu eekaado
    waa inuu galad been ah
    Iyo Guulo tiriyaaye
    Ninkii garasho liitay iyo
    Magaag geesi lagu sheeg
    Waa ta na haysata imka iyadoo dhulkayagii la iibinayo ayaanu daawanayna ilaahow markhaati ha nooga dhigin 😢

  • @Dajiya_maxamed
    @Dajiya_maxamed Před 7 měsíci +3

    Guud ahaan dalkaygii muxuu cadowgu googoostay. 😭😭😭

  • @halimakulane7373
    @halimakulane7373 Před 3 lety +5

    Nageeye cadowga Allaha kaa qabto
    Hobo hooyo weyn ayaan ahay adiga ayaan kugu fikir ah.Ilaahey adigoo kale hanoo badiyo.

  • @MohamedHassan-tt9ij
    @MohamedHassan-tt9ij Před 4 lety +18

    Kheyr Alle ha ku siiyo, 60+ ayaan jiraa waana kugu raacsanahay aragtidaada wanaagsan

    • @user-gm2sn1qy7l
      @user-gm2sn1qy7l Před 10 měsíci

      xaguu ku dan beeyey waadiga muraa qoodaye

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 8 měsíci

      ​@@user-gm2sn1qy7lilaa hadaa waa taageersanahay waayo gurguurte iyo xarmaajo oo dimuqraadiyad gaalnimo ah wata anagu ma rabto shareecada islaamka ayan rabnaa

  • @anab9951
    @anab9951 Před 4 lety +11

    Maanshaa allaah abwaan nageeye alle ha ku xifdiyo aakhira iyo aduunka waddani dhan ah baad tahay nageeye intuu nool yahay nalla gumaysan maayo allaa yacisak🌹🌹🌹🌹🌹

  • @user-qy3it7yf7g
    @user-qy3it7yf7g Před 4 lety +9

    Ragganimu iyo garashu Allaha kuu siyaadshu.waxaad ka hadleysu walee 100kiiba raggenni hal ba fahmaya. Alla maxaa nasiib darru nagu dhacday. كثر الله امثالك

  • @nagadahmed1678
    @nagadahmed1678 Před 4 lety +3

    Abwaan nageeye illaahay haku xafido haka daalin dhiiri galinta waxa jira oodhan waad soo aragtey

  • @abdiwahid80
    @abdiwahid80 Před 5 lety +10

    Nin Dhalinyaro ah Soomaali ah Dhiig Le inuu yahay ayaan Marqaati ka ahay 🇸🇴 Gobanima waa dhowdahay Walaal Gayiga Soomaaliyeed Dhalinyarada ayuu Dhaxal u yahay Waxaana si cad u Leenahay Dhaxalkeena cidna u daayi mayna inay dhumisa

    • @gumaysidiid1727
      @gumaysidiid1727 Před 4 lety

      Walaale....abwaanku xegee joogaa se xor mayahay mise wuu xiranyahay waxaan maqlay inuu xiranyahay

    • @dekahasan2222
      @dekahasan2222 Před 4 lety

      @@gumaysidiid1727 wll ma xirna waa been taaa

    • @gumaysidiid1727
      @gumaysidiid1727 Před 4 lety +1

      @@dekahasan2222 hhhh Wlle waxaan ku qoslay waa beentaa anigu su,aal umabaan ku waydiiyay,e maashaa allaah Mahadsanid

    • @abdiwahid80
      @abdiwahid80 Před 4 lety +1

      @@gumaysidiid1727 Maya walaal Ma Xirna Abwaan Muqdisho inuu jooga ayaan Filayaa Halkaa ayuu shaqa u joogaa ka shaqaynta Howlaha Guudna wali waa u taagan yahay.

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si Před 7 měsíci +2

    Great men very inteligent
    .the real intelectuel Somali Men cajiib

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Před 4 lety +10

    Dadka ku sheegaya Nageeye Cali waa Itoobiyaan waa Ciidagale Daroorna isga ayaale Hargeisa kama xigtit oo walahi isga iyo Naciima.

  • @hafsomohamedahmed4979
    @hafsomohamedahmed4979 Před 5 lety +27

    Geesi somaliyed alle hno xifdiyo
    Nin Somali u bahanthy

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 3 lety +4

    Candha
    Guran
    Coolaan Aan Wax gelin
    Guri Abaaroobey
    Goblan iyo Halaag iyo maxaa Arami loo Geystey
    Waaw ..Abwaan Nageeye..da.yarta Qabkii iyo Somaliweyn ku dambeyso Waaye Weynoow. Noo badi isagoo Kale

  • @somdhabah6059
    @somdhabah6059 Před 3 lety +3

    Nageeye aad iyo aad baad u mahad santahay. Waxaan xaqiijinayaa in aad Soomaali dhab ah tahay, meel fogna wax ka arka. Rag ku sheeg aan talin jirin oo gumayste soo dhoodhoobay baa dadka hor boodiya balse ma ogolin hadaan nahay dadka dalka leh, Soomaalinimaduna kala wayn tahay gobolaysida, dagmaysiga iyo tuulaysiga..

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 Před 6 měsíci +1

    Somali sooc ah. Allaha ku dhawro.

  • @zaaaraabdullaahi4154
    @zaaaraabdullaahi4154 Před 5 lety +5

    Abwaaan nageeye Allh yaxfidak wall qaaali

  • @tawosabdalla697
    @tawosabdalla697 Před 3 lety +6

    insha Allah wa igu balan intaan noolahay inaan sharfo soomaali oo qiimaha ummada soomaaliyeed soo celiyo oo ka dulqaado dhahanta dhokortooda ku dheehan. Ilaahayoo ila garab gal

  • @Amun615
    @Amun615 Před 7 měsíci +2

    Abwan nageeya ninka igu ildheerbaa dadka ugu ayaandaran.

  • @najaadhupi4619
    @najaadhupi4619 Před 4 lety +4

    Inderkay nageeye nin jira

  • @faadumomohamedjimale7612
    @faadumomohamedjimale7612 Před 3 lety +5

    Ar yaa madaxweyneyne uga dhigo wiilkaan Soomaaliya oo dhan wadani labo maha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @daruroroble2553
    @daruroroble2553 Před 3 lety +3

    Ilahay haku barakey qof yar oo wanaag
    Ka talinaya ayaad tahay.
    Ha joojin wacayi galinta.
    10 kula mida meesha aad ka hadlayso
    Garata. Ilahay ha na siiyo.

  • @mohammedaa1679
    @mohammedaa1679 Před 5 lety +10

    Wn so dhawynayaa CZcams kan cusub
    Mnsha allh abwnkan wn iska taagera

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 Před 5 lety +9

    Nin indheer-garad ah, Allaah haku xafido

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr Před 10 měsíci

      Hayeh caawa kawaran 😂😂 in dheer garad free

    • @Munasar-17
      @Munasar-17 Před 6 měsíci

      Waa indheer garad wlhi ina adeer ninka waa la ciilay sidaas darteed ayuu alshbaba ugu biiray ​@@NimoAliaboubakar-bj3gr

  • @abdullahmohamed519
    @abdullahmohamed519 Před 10 měsíci +2

    go'aanka uu qaatay waxay ka mid yihiin go'aanada ugu geesinimada badan taariikhda Soomaalida, waxaan rajaynayaa inuu sawir saxan ka haystay waaqaca ka jira dhulka ay shabaabtu ka taliso

  • @lastword8502
    @lastword8502 Před 4 lety +3

    Tol beeley nageeye oo kale miyaa la helayaa wlhi wan iska qiirodaa markan gaba yadiisa daawado kuma naan ayuu ka xigmad badan yahey. Aawey hee dadkii fahmi lahaa somali ilahey xaqa ha tuso iyo qiimahan lahan jirney & halkan manta taganahey. Wlhi waa wax laga qiirodo...

  • @habibahayi5673
    @habibahayi5673 Před 6 měsíci +1

    Mantay jogtaa walee😢😮

  • @abdirahmanmumin5926
    @abdirahmanmumin5926 Před 5 lety +9

    "Xaqiiqadu nimay gubtaa aamus garanwaaye,,
    Abwaan Nageeye cali khaliif.

  • @marwaabdi6527
    @marwaabdi6527 Před 4 lety +8

    Geesi somaliyeeeeeed
    Cadawgaa ma ciil baxo 👏👏👏👏👏👏👏♥️♥️♥️♥️

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 Před 5 lety +3

    Waa Abwaan Geesi ah noolow Negeeye xafidulahi

  • @farahmaktal5013
    @farahmaktal5013 Před 10 měsíci +4

    Ninkan maanta ayuu arsenal ku biiray walee cid la aamino ma jirto

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr Před 10 měsíci

      Ad iyo ad yaab ba ii dhamaaday

    • @mrNe4
      @mrNe4 Před 8 měsíci

      Ani waaba aamini la'ahay
      Amaa la qarsade ? Amaa godka jilicoow la geestay ?
      Meshii ikraan tahliil martay amaa la marsiin rabaa ?!
      Waxbaa salagleh.

  • @hodanahmd6913
    @hodanahmd6913 Před 3 lety +3

    allaha kubaarkeyo abwankena

  • @shiikhtabaarakshiikhtabaar2016

    Masha allah abwan jire allaha xifdiyo abwanka

  • @asmaabuukar8709
    @asmaabuukar8709 Před 4 lety +3

    Nageeye May allh protect

  • @deeqanuur3341
    @deeqanuur3341 Před 4 lety +6

    Masha allaah wll aqliga allaha ku barakeeyo allaha ku xafido aduun iyo aaqiro

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 Před 6 měsíci

    Ma ninkasa qolyihii u galy
    Allahu Akbar maxan murugonaya mrkan arko wllken oo dariqa ka so muqdy ilaahayow so hadee Ilaahayow khaatumada no wanaji

  • @maksoudali4453
    @maksoudali4453 Před 5 lety +12

    Thank you 👍👌🤜🤛👑💦🌱🌴🌾

  • @mohamedguure__8081
    @mohamedguure__8081 Před 5 lety +2

    Hory u soco wllo mar un baad heli dontaan himilidina aad u so cataan

  • @cherifhoussein
    @cherifhoussein Před 3 lety +1

    nageeye waa haldoor aan la heli dhiggiisa waxase yar inta dhuganaysaa weedhiisa oo dadka uu ka dhashay ayaaba dhullo wahan ah

  • @ngtech2421
    @ngtech2421 Před 10 měsíci +1

    Ma xuma gabaygiisa. Wadani nimo ka muuqato.
    Waxaan raadiyey ninkan horayna u aqoon. Alshabab buu u galay baa uun ku bartay

  • @alonewolf887
    @alonewolf887 Před 10 měsíci +1

    Abwaankan wadaniga ahaa in maanta alshabaab ladhaho waa wax lagadanbeyo

  • @naimaaybakar8082
    @naimaaybakar8082 Před 4 lety +3

    Hadii zaman la ka sareeyay jiray waa waqtii ma sinaan lahaa abwaan....
    Tariikhdii hore iyo abwaanadii hore la ma oran karo way sax naayeen... 100% lagu ma daysan karo...

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd Před 7 měsíci +1

    Wawxmaantanahysta

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd Před 10 měsíci

    ❤nikasbydheh washable waabeentooda waydileen

  • @wardakhadr6614
    @wardakhadr6614 Před 5 lety +7

    masha allah abwaan nageeye alle haku xafido

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Před 3 lety +2

    MashaAllaah afkaga cano laguqabey Gul iyo Gobonimo ilahay hakuxafido

  • @diindaqre1568
    @diindaqre1568 Před 4 lety +2

    Alle cadowga kaaheey wlallkey allow quluubta midey

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512

    Masha allah.juuleyso wadani jira

  • @abdallahhassan6006
    @abdallahhassan6006 Před 5 lety +10

    ههه ايه الحلاوه دي استمر والله ممسل بجد يادب يوفقك

    • @somdhabah6059
      @somdhabah6059 Před 3 lety +1

      Meeshaan dhagcas ma joogto ee fadlan af Soomaali wax ku soo qor..

    • @muscabismail1173
      @muscabismail1173 Před 9 měsíci

      Cajiib!!! oo af carabigu ma af qaad baa miyaanad muslim aheyn!!

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 Před 4 lety +2

    Wiilkana waa itoobiyaan wuxuuna ka cabanayaa taliskii ina iley

    • @farhanmxlove4449
      @farhanmxlove4449 Před 3 lety

      Ma hooyadaapaa ka dhigtay waa nin ciidagala oo laandheeraa iñan gumeedyoow 😂😂 ka xun haduu illhy ka dhaliyey

  • @tiktok_23rd
    @tiktok_23rd Před 2 měsíci +1

    Ninkaan wlhy waa nin cajiib ah ficil inaanay laheen ayuu na tusay

  • @xasanxarago152
    @xasanxarago152 Před 4 lety +1

    MAHADSANID ABWAAN NAGEEYEE CALI KHALIIF
    #INTAA GARASHO DHEERIYO,
    GOBANIMADA DOONTIYO,
    GARADKU SHAQEEYO,
    GACAN YARE SHISHEEYO,
    MAAN GAB GO,AAN JECEL,
    MAXAAY GUBEEN DALKOO IDIL,

  • @aliyas_channel1296
    @aliyas_channel1296 Před 5 lety +4

    Carwaakase musa shaani ha xidho tigrey gi u isku halayn jiray wa tegay

  • @abwaangadhka903
    @abwaangadhka903 Před 4 lety +2

    Mnsha allh abwaan aadu da'yar maskax iyo caqliba Ku idil

  • @fatumakhader1719
    @fatumakhader1719 Před 3 lety

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍guul insha aaalllaaaah

  • @MubaarakJaamac
    @MubaarakJaamac Před 6 měsíci

    Abwaan Alle haku sharfo❤😢

    • @user-fw8im8dx2n
      @user-fw8im8dx2n Před 6 měsíci

      Abwaan..nageeye.haday.dadkakulagaranlahaa..yeen..wacneydaa

  • @user-ts1jw3xs8m
    @user-ts1jw3xs8m Před 11 měsíci +2

    ❤🎉😂 soomali love hodan xuseen somali iyo af somali❤ my love

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512

    Guuleyso abwaanka sharafta badan

  • @Afahayeenka.dhaliyarada.
    @Afahayeenka.dhaliyarada. Před 2 měsíci

    Khaÿralaha kusiiyo.inadeer.waxabadabu.soomalilahadalay

  • @abdinaasirabdullahi6993
    @abdinaasirabdullahi6993 Před 5 lety +2

    Maasha Abwaan Nageeye

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před 4 lety +2

    Masha'ALLAH TabaarakALLAH
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @amirismail9396
    @amirismail9396 Před 4 lety +1

    Mashalaah

  • @user-ts1jw3xs8m
    @user-ts1jw3xs8m Před 11 měsíci

    Nageey cali khariif aboo ka iqaaba ogegeyada xabibi

    • @user-ts1jw3xs8m
      @user-ts1jw3xs8m Před 11 měsíci +1

      ❤🎉 love bale habibi love nageye kk soomali Wayne 1 Islam calendar somaliya ayaa na ma mura love calamkodhan soomaliye dhagaha fura o maqla nageeye cali khariif soomali du was midh ee mid noqda abwaan khan maqdhra mushroo masurnimada mada an ku sarey kabax ilahey a kudu asturo amiin amiin

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 10 měsíci

    Ninkii wadankisa nacaa wadankle ayunbuu kudhimnaya imka xamar ayaa lagu khaarajiyey 🎉

  • @abdirahmannuur5481
    @abdirahmannuur5481 Před 5 měsíci +1

    Adi armaad kamid tahay kuwaad sheegayso

  • @user-je7ni8qf3m
    @user-je7ni8qf3m Před 10 měsíci +1

    Geesi gunnimo diidey❤

  • @hawaabdi2858
    @hawaabdi2858 Před 4 lety +1

    Mansha Allah

  • @hodanmodan3591
    @hodanmodan3591 Před 4 lety

    MslaAllh waxgarad soomaliyed waaajogan Alwow kuxifdi

  • @kulanahmed
    @kulanahmed Před 5 lety +3

    Somali nimadu walaahiy waxa iman doonta iyadoo loo soo kala ordayo imika waa laga kala ordaa shantasina waxa ay ka turjumaysa in ay somaliya tahay kii diidi lahaa iyo kii dooni lahaa
    Qabiil gooni u leh ma jiro kulina waa ay wada dagan qayb kasta oo dhulka somali ka kooban yahay cid cid ka xigtaa walahiy in aysan jirin been baad isku sheegaysane kii somali diidanow afka bedelo magaca bedelo qowmiyada bedelo ninkan dhalin yarada ahi waa somali afkuu ku hadlayo na waa somali waana abwan somali yeed wuuna sheegay dadku la hadlayo oday gadh cad oo tuug ah oo dhalintii cuqdad iyo qabil iyo qudhun ku kala beeray maaha waa dhalinyarta waxa uu la hadlaya :::::::sorry somali nimo ayaa na deeqda kan donayn dee isaga ayey u taala muushu qabanayo dadka qaar ayaa markad somalia difacdid isla markiiba muqdisho nabadee kule ama konfur kkkkk ilaahay caqligii uunbu intaa ka galiyey waar dalku konfur iyo waqoyi uun maha oo wuu ka badan yahay gayiga somali somaliya sooommmaaali baa leh

  • @ft8611
    @ft8611 Před 4 lety +2

    Asc wr wb abwaan nageeye oo kale somalia Allaah haka dhigo

  • @dahaboabdulle5744
    @dahaboabdulle5744 Před 5 lety +2

    Masha Allah

  • @xudayfiqayliyenuur8324
    @xudayfiqayliyenuur8324 Před 5 lety +1

    Mnshllh abwaan

  • @abdikarimx8787
    @abdikarimx8787 Před 5 lety +3

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍 Somaliya 👍👍

  • @zakiboodhari8314
    @zakiboodhari8314 Před 4 lety

    abwaan alle haku dhowro

  • @xaliimosacdiyamamxedcabdul4382

    ilahy darti ban ujeclahy somali jecaylkisa

  • @xaalimofarah3551
    @xaalimofarah3551 Před 3 lety +1

    MashaaAllah geesi geesi dhaley xaafido Allah

  • @cabdirabimaansuu3168
    @cabdirabimaansuu3168 Před 3 lety +1

    Maansha allh maansha allh allh ha ku ilaaliyo

  • @cfataaxtabaarakduqow5874
    @cfataaxtabaarakduqow5874 Před 5 lety +4

    Masha allah abwaan qaali ah

  • @xaliyemadaxadhiida7882
    @xaliyemadaxadhiida7882 Před 5 lety +2

    Wata xornimadii aad hesheen
    Xulasho gadhen
    Xaqiiniina wakaa ifee xazidkii kacay
    Xaragada ku nolada oo ii xoriyad daaqa
    Xaflad dhigasho diinedka iyo xeebo so marisba
    Shimbir yahay xaqagi heshee ii xoriyad duul
    Dadkaygii hormar idin rajaynayaah

  • @helsinkiinternet6450
    @helsinkiinternet6450 Před 5 lety +1

    Mnsha allah Dhalin Yaradii Garxajis

  • @hodanahmd6913
    @hodanahmd6913 Před 3 lety +1

    Waaa runtis wlhi

  • @sosmanahmed2155
    @sosmanahmed2155 Před 4 lety

    Waa qiiradii soomalida .hadii aanu maanta kulano. Lagayaaba aragtidaa uu maanta qabo inuu kasoo horjeedaba. Oo uu yidhaahdo waan waala

  • @abdirahmanmahamud8723
    @abdirahmanmahamud8723 Před 5 lety +2

    masha ALlah

  • @abdimohamed7175
    @abdimohamed7175 Před 4 lety

    Halyey soomaaliyeed guuleyso

    • @user-gm2sn1qy7l
      @user-gm2sn1qy7l Před 10 měsíci

      shalay sacab kaa u garaacay seen maantan somaliland ayaad ku can baaray naysaan

  • @xaliimo5169
    @xaliimo5169 Před 7 měsíci

    Abwaan nagéeye xaga ku Dan beeyay

  • @bisharobaxsan2874
    @bisharobaxsan2874 Před 4 lety +1

    Masha'Allah abwaane Allaha ku xafido

  • @user-gz3rg9bk7j
    @user-gz3rg9bk7j Před 10 měsíci +1

    Nacas

  • @abdirahmanmuseali9852
    @abdirahmanmuseali9852 Před 4 lety +2

    Masha-ALLAAH

  • @abdinaasirabdullahi6993
    @abdinaasirabdullahi6993 Před 5 lety +1

    👍👍👍👍👍👍

  • @comtheable
    @comtheable Před 10 měsíci

    Ninkan Aad xabasheen reer Koonfuroow meshaad gayseen noo sheega idinka la idin haystaa

  • @user-il2gm6ew2n
    @user-il2gm6ew2n Před 10 měsíci

    NIN MUDAN IN LAGU DAYDO

  • @sadiamohamedsadiamohamed7253
    @sadiamohamedsadiamohamed7253 Před 10 měsíci

    Balaayo ku qaadday dheh😢

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Před 6 měsíci

    Uf shaydaan Dhabol shaydaan BEENAALE ILAAHEY UMADA DHIBKAAGA HANAGA BADBAADIYO DAL DAD IYO DIINBA

  • @user-dy6oh9kh8y
    @user-dy6oh9kh8y Před 5 měsíci

    Asc

  • @garaaddeeq2951
    @garaaddeeq2951 Před 2 lety

    Maxaan kugu soo celiyaa i mee ??

  • @suho7712
    @suho7712 Před 3 lety +1

    Midnimo dnbe....baabaco timo kasoo baxdo...weeye....

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 Před 10 měsíci

    Minjidhi qadka ahayd o abaha ka baqayey inan lagu sisto allayle wa lagu sistay haday tahy warka an maqlayo run allow na xafid ki an u bogo o tagero dib ayu ka noqon wax baay

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před 6 měsíci

    Markey xamar lacagtaa uguu bakhdey markey siinweydey mee halkutagay!!!!