Gabay Duufaan: Nageeye Cali Khaliif Calankii dadkaagaan ihiyo kaa u dirirteene

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Gabay Duufaan: Nageeye Cali Khaliif
    Calankii dadkaagaan ihiyo kaa u dirirteene,
    Waxaan ahay astaantii dalkiyo dawladnimadiiye,
    Diridhaba haddii aad tagtiyo Doollo iyo Faafan,
    Dalsankii Hargeysiyo haddaad degaladii gaadho,
    Ama aad duleedada Taleex yarahe daymooto,

Komentáře • 252

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 8 měsíci +13

    Wali lama xoroobine adaan dhuuxin xaajada
    •Xabashigu wuxuu soo wataa xulafo shaydaane
    •Waa xeebahaygii waxay niman xarasheene
    •Nin ragg oo xaqiisii la dhacay taa xamili waaye
    •Burji malaha soomalidaa baladka joogtaaye
    •Waa qaran bukoodoo daawiyo baano loo heline

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil Před měsícem

      Ragsanaa Abwaanku Allaha barakeeyee

  • @jcm3349
    @jcm3349 Před 8 měsíci +5

    Meshan yaa jooga 2024 January 😢

  • @fchalflondon9698
    @fchalflondon9698 Před 8 měsíci +13

    Inta maanta aragta inay rumawday like

  • @somalidhalada8957
    @somalidhalada8957 Před 6 lety +18

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭waad iga oohisay rabi ha ku daayo

  • @hashigarabey6384
    @hashigarabey6384 Před rokem +6

    Masha allah dadka iyo dalka iyo diinteena suuban alow noo dhowr .amiin

  • @AlrahmanDhancadde
    @AlrahmanDhancadde Před 7 měsíci +6

    27/01/2024 maxaa wax rumoobay shalay gabay un loo arkayay 😢

  • @toosane6454
    @toosane6454 Před 6 lety +10

    mansha allah wadani wakaas
    allaw quluubta somalida burcad isu mari
    insha allah shanta somalia oo midoobay baan arki doonaa hadaan dadaalno

  • @awdalisaylici925
    @awdalisaylici925 Před 6 lety +24

    Ngeeyow
    Dadkaa la hadleysaa dux iyo iiman laheyn dhago nacab dhaceystaa la hadleysaaye blse jazakallah kheyr

  • @nasroismail7175
    @nasroismail7175 Před 6 lety +6

    Alle jecliyaa wiilkan yar allow cimrigaaga barakeee

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 Před 6 lety +18

    Maanshaa alaah nageeyoow afku kumagoho walaal wax garad yaadtahay hadaanahay soomaaliweyn waaan soo dhawyna gabayadaada murtida badan nooloow nageeye

    • @hassanjama682
      @hassanjama682 Před 5 lety

      Guul nagaye guuleyso

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 9 měsíci +1

      Calanka nijaasta ah ilaa la tuuro somali is raaci mayso

  • @umushaficicabdlle5618
    @umushaficicabdlle5618 Před 6 lety +6

    Masha allah allahumma baaarik wadankaga iyo dadkaagaba meesha aad larabto iyo sharafta aad jecshahay inay yershan allah haku toso sidhaqso ah

  • @maryanabdulahi7304
    @maryanabdulahi7304 Před 6 lety +9

    Afkada caano macan lagu qabay illhay haku xifdiyo wllo

  • @jadams5318
    @jadams5318 Před 6 lety +9

    IL xuni kuma aragto abwaan Nageeyoow waxaan kuu aqaanaa aniga shakhsi ahaan ( Abwaan MIDEEYE) ILAAHEY cimri iyo caafimaad rabi ku sii Abwaan MIDEEYOW.

  • @canabmusse1866
    @canabmusse1866 Před 6 lety +6

    Alle hanoosoo celiyo sharaf wadanimo sida nageeye Cali khaliif si aan sharaf teene u sooceshano Alle ha kugu waariyo hanooka xiftiyo markasta meelkasta aamiin aamiin aamiin ya Allaah walale nageeye

  • @hamseahmed362
    @hamseahmed362 Před 6 lety +8

    masha Allah ,Nageeye Cali khaliif. Alle ha Ku garab galo.
    magacaa ha jiro ,maskaxdaadana alle ha kuu siyaadiyo.

  • @MA-ul3em
    @MA-ul3em Před 6 lety +8

    Mansha'alah ilaahey hakuilaaliyo waxaad kahadleyso umadda soomaaliyeed waxey garandoonaan qiyaamaha wadani indheer Garad ah ayaa tahey ilaahey caqliga iyo caafimaadkaba alle ha kuudaayo

  • @libanabiib5797
    @libanabiib5797 Před 5 lety +3

    Maasha Allah wllkay Allah ha ku xifdiyo akhiriyo aduun cadawgaa na hajabo wllkay waligaa saree gacantaa hasarayso

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Před 3 měsíci +1

    Cajabey cajiib alle haku
    Barakeeyo ustaad nageeye
    Aad ayaan gabayadiisa ugu
    Diir sada.

  • @cabdiraxmaancalidiiriyemrd1344

    Jaale #Naageeye Gulayso
    Eepe Dhib kumatuso 😍😍✊✊👏👏👏✌

  • @fatimaahmed2334
    @fatimaahmed2334 Před 6 lety +10

    Masha Allah
    Afku kuma go'o waxa tahay aqoonyahan Alle caqli waxgarada ku manaystay magacaa ha jiro wll

  • @fathiamohamud6610
    @fathiamohamud6610 Před 6 lety +7

    Mash aallah😍😍😍😍😍😍😍😍🌿🌿🌿😘😘😘😘😘❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💐💐💋💋💋👌👌👌🌺🌺🌺🌺🌺😢😢😢😢😢

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 9 měsíci +1

      Calankan nijaasta ah ilaa la tuuro somali is raaci mayso

  • @umuhaatukheyr7448
    @umuhaatukheyr7448 Před 6 lety +3

    maasha allaah wax garad somalia wll allaha Ku xafido maasha allaah allaha kuu daayo xikmadaaada

  • @sihaamcadeey3709
    @sihaamcadeey3709 Před 5 lety +4

    Mashaa Allah nageeye 😍😍😍

  • @dr.gutale6980
    @dr.gutale6980 Před 5 lety +2

    May Allah bless you Abwaan Hon.Nageeye khaliif....

    • @deaconfelix7539
      @deaconfelix7539 Před 3 lety

      I dont mean to be so off topic but does someone know a way to get back into an Instagram account..?
      I somehow forgot my account password. I appreciate any help you can give me

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv Před 6 lety +7

    Sxbkay abwaan nageeye cali khaliif sxb ilaahow maskaxda kuu siyaadi cadawga umada soomaaliyeedna jabi.

  • @abdkkhalif1253
    @abdkkhalif1253 Před 6 lety +2

    ILAAHAY ha ku xafido somali dhab ah

  • @aminamire5559
    @aminamire5559 Před 5 lety +2

    Maashaa Allaah. Allow ku dhowr. Somaliyey bal u fiirsada, rag waaweyn oo Nageeye dhali kara waxay ku mashquuleen gabadh cowradeeda lasoo dhigo baraha bulshada, qabyaalad Somali lagu kala fogeeyo, dal dumis iwm. Halyeygan dhalinyarada ahna bal arka meesha aragtidiisa fog uu kaga hadlayo iyo dareenkiisa sarreeya. Allow noo badi noociisa.

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 Před 3 lety +1

    Masha Allah nolow abwaan waa run hadlakasi alla haku anfaco dadkena

  • @MB-ft2kh
    @MB-ft2kh Před 5 lety +2

    Mashaa Allah ilaahaw ku daa

  • @aminobashirdahir4988
    @aminobashirdahir4988 Před 6 lety +2

    masha allah abwaan qalia allah kudaysto😍😍😍

  • @saqaxasan1675
    @saqaxasan1675 Před 6 lety +12

    NAGEEYE
    Mansha Alaha
    Tabarakalah
    Alah hakubarakeyo
    Oo alaah hakuxufdiyo
    Kuwa badan Oo
    Adoo kalaa Alaha
    SOMALI ha Usoo. Badiyo
    Oo dhulki somaliya
    Oo hawada lagu qaybsaday
    Soo celiya
    Amin
    Amin
    Amin yarabi
    Kuli jamican

  • @somalidhalada8957
    @somalidhalada8957 Před 6 lety +4

    Mashallah waa wiil ciilkan lahurdi wayey isna la harsan waayey calanyow xageen kaa dayaa wan daydadiye illahoow dulaaliinta naga dulqaad 💑💑💑👪👫👬👭👭👭midnimo soomaliyeey

  • @garasho8888
    @garasho8888 Před 6 lety +6

    Hala hala nageeye wale waa wiil soomaaliyeed

  • @wadanidhuul1263
    @wadanidhuul1263 Před 6 lety +1

    Nooloow Nageeye Cadawga Soomaalia oo dhan Allah hanaga Qabto Adiguna Waxaad gashay Taariikhda Muwaadin Xaq ah in aad Tahay iyo Mustaqbalka Madaxweyne Soomaali yeed in aad Noqonaysid Inshaa Allah

  • @halimosharif7651
    @halimosharif7651 Před 6 lety +3

    Alloow ku dhowr, maashaa Allaah

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 Před 6 lety +3

    thankeyou my brother

  • @munahussein6516
    @munahussein6516 Před 6 lety +35

    Nageey abdi malik nicima qorane nimcan hilac abwan abdi wahid abdi salan jantal maan wa dadka umu muwadinsan hadan dhammantod wa reer somaliland dadka reer somaliland sharaf ayn idin hayna wayo somalida kale intas oo haldor ah oo dhalinyaro ah oo muwadinin ah oo codkoda ugu hiliyey umad somalida ma jiran viv waqoyi

    • @toosane6454
      @toosane6454 Před 6 lety +2

      Muna Hussein wllo intaas kaliya maahan ee reer waqoyi awalna ayagaa calanka keenay hadana ayagaa u halgamaya lkn dadyar oo dana shisheeye ka shaqeeya baa isa soo muujiya ayagana waa la badalayaa insha allah

    • @ismailibrahim9676
      @ismailibrahim9676 Před 5 lety

      Wlley ninkani shega shada ad shrganeyso buu diidaye ka dhaaf qab qabileysiga iyo islaheysinta waa somali no think else

    • @dr.gutale6980
      @dr.gutale6980 Před 5 lety

      💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪hadaan nahay reer koonfur xoogii dalkaa tihiin aan tashanoo nacabka soo afjarno sidii syl aan uhalgano koonfur iyo wuqooyi oo midoobay bal qiyaas maxay wada qabsan karaan?

  • @halimoabdi6336
    @halimoabdi6336 Před 6 lety +2

    Nageeyow naartu kuma cunto Allah raxamaan kadhigo mid madaxweyne somaliyeed rabi raxamaan hakaadhigo

  • @abdianshax5850
    @abdianshax5850 Před 6 lety +1

    Mansha allah abwan cimridherr ilahay hakusiyo

  • @MohamedMohamed-bl2li
    @MohamedMohamed-bl2li Před 6 lety +2

    Thank you negeeye ee illaahow nabada midnimada xoriyada aad lajeceshahay inay somaaliya hesho adigoo nool iyo anigoo nool nagaarsii wlakeey

  • @johnjordon8947
    @johnjordon8947 Před 6 lety +1

    Nageeye waa Ku taagayrayaa alaah ha Ku caawiya.Adigoo kale Shanta Soomaali alaha Ku badiyo

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 Před 6 lety +5

    Gobolaysi iyo geerideedi bay guul moodaysaa,
    -gulufkiyo colkiyo gamuun waxa ku maqan,
    -goonyaha ma deyin,iyadaysu guran.
    -nin Garaad lehoo, wuxuun garanayaa,
    -galiiiyoonayoo,geesaasayee,
    Kan gondaha dayaa
    -kuwa daya gondaha,guugulaha ku ciyay,gallad moodayaan

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 Před 4 lety +1

    Masha allah nageeye wll allah haku xafido

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 Před 6 lety +2

    Ileen Wali Somali dad caqli leh ayaa ku soo hadhay.ilahay haku daayo adiga iyo kuwa Kula midka ah

  • @khalidali8081
    @khalidali8081 Před 6 lety +3

    Masha Allah

  • @mariammhd903
    @mariammhd903 Před 6 lety +8

    Alah kuxifidiiyo wilsomaliyed

  • @bashialimanshaalaah8124
    @bashialimanshaalaah8124 Před 5 lety +1

    Mansha alaah abwaan nageye alaah ku xifdiyo wall

  • @khadraali4057
    @khadraali4057 Před 6 lety +4

    Nageeye afkaada cano mac lagu qabay brother horey u soco

  • @aminaosman4078
    @aminaosman4078 Před 6 lety +1

    MAASHA ALAAH, NAGEEYE ILAAHOW KU DAA, OO DADAALKA IYO DAGAALKA KULA QABO, GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL SOMAALIYA HA ISRAACDO!!

  • @yasinadan6901
    @yasinadan6901 Před 6 lety +3

    Abwaan Nageye Guleyso 💪✋💖

    • @cumarmaxamed5680
      @cumarmaxamed5680 Před 6 lety

      kkkkkkk wad gabyga ilaa xil laguu magacabayo waxn islaha gabydii horaa lagu magacaabi laakiin wali wayngaa gabyna

  • @nasroismail7175
    @nasroismail7175 Před 6 lety +13

    Wiilkan hadii aan gabdh wayn haysan lahaa waan siinlahaa lkn gabdhaydu waa afar jir allow yaa gabdh gashaati ah isiiya hada kkkkkkk

  • @MA-ul3em
    @MA-ul3em Před 6 lety +1

    Mansha'alah waan guulaysandoontaa inshaalah

  • @ustaadcalisalaama
    @ustaadcalisalaama Před 8 měsíci +1

    2024 baan dhagaysanayaa ana

  • @Abdullahi..777
    @Abdullahi..777 Před 2 měsíci

    Nin kana waxa uu gabayaga tiriyay 2018
    Manatana waa 1/7/2024 waxa rumobaday
    It's amazing

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 Před 6 lety +2

    mash allallah Allah you scar your God allways

  • @hawaosman6706
    @hawaosman6706 Před 6 lety +4

    mansha Alah jir oo Joog

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 Před 6 lety +3

    alaah haku daayo abwaan nageeye nolow waaa wadani dhab ah

  • @zahrasiman9434
    @zahrasiman9434 Před 6 lety +7

    Nageeye
    Jir oo joog

  • @abdimohamed8640
    @abdimohamed8640 Před 6 lety +2

    Maasha Allah

  • @abdikadirabshir1188
    @abdikadirabshir1188 Před 6 lety +1

    Ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo, geesi qalbi wanaagsan ayaa tahay, meel dheer ayaana ka fakartay, doqonse kula garan waa;;;;

  • @Shimba-uh2lx
    @Shimba-uh2lx Před 6 lety +16

    Adigoo kale Allaha badsho.

    • @halimosharif7651
      @halimosharif7651 Před 6 lety +1

      ابتلع سكينا، كي تزول منك العنصرية. Shimba AAMIIN

  • @siciiddeeqciisecumar2337
    @siciiddeeqciisecumar2337 Před 5 lety +2

    Reerwaqooyigu weligii iyagaa soomaali hogaamin jirey imanka iyaguunbaa koonfur xoreynaya waayo dad aragti dheer

    • @dr.gutale6980
      @dr.gutale6980 Před 5 lety

      Anoo reer koonfur ah ayaa qiraya taa...Reer wuqooyigu waa gob manakala maarano

  • @abwaanileeyemohamed6799
    @abwaanileeyemohamed6799 Před 6 lety +1

    Nageeye cali khaliif alle haku dhawree doorkan inkastoon awalhore gabayadayduna geesta kale kaa ahaayeen inaan isku halbeeg noqonaabay udhawdee isug saacado yar dabadood insha allah

  • @abdullahishire8372
    @abdullahishire8372 Před 2 lety +1

    Guul.abwaan.isha.allaah

  • @smalingeverperson7685
    @smalingeverperson7685 Před 5 lety +1

    Masha alaah abwaan nageeye nolow

  • @user-yl7wu5eh3d
    @user-yl7wu5eh3d Před 7 měsíci

    Maashaalah wll qaal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedtracking2136
    @mohamedtracking2136 Před 6 lety +2

    Abwaan wadani ah taariikhdaa kuqori walee #ABWAAN NAGEEGE ALI KHALIFF

  • @saaadaqmoalindini3351
    @saaadaqmoalindini3351 Před 6 lety +1

    Ilaahow garashada nageeye aad ugu deeqday soomaalidoo dhan sii

  • @abdikheirabdi4697
    @abdikheirabdi4697 Před 5 lety +1

    nageeye iyo intay nolyihiin dhalinyaro dhalalaysa dhuuxa kuwadoonaya inay udaadshan cawale awgiis alle wayne marbuu soocelin calankan ehelkiisii

  • @aragsan-aragsan1448
    @aragsan-aragsan1448 Před 5 lety +1

    Waxaan kamid ahay dhallinta kula fikirka ah kulana deegaanka ah. Dhib weyn weeye marka aad kala aragti duwanaataan badi dadkaagii. Rejo beeli mayno e maruunbaynu guulaysan.

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 Před 6 lety +3

    Maan sha alaah
    Abwaan nageeye
    Cali khaliif ilaahay
    Haku daayo aloow
    Il iyo aafaba kaahay

  • @Awralla
    @Awralla Před 6 lety +1

    Masha allah, caqli badanaa igaarka

  • @maariyaargsan9365
    @maariyaargsan9365 Před 6 lety +1

    maash allah ale haku xifdiyo

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi Před 6 lety +1

    Guulayso wadani nolow walaalky

  • @dr.gutale6980
    @dr.gutale6980 Před 5 lety +2

    Mudanayaal marwooyin inta milgaha qaranimiyo
    Meerisyadan jacburkaa ayaan mowduuc uga dhigey "midnimada macnaheedu madowbaa lagaliyey"
    Aan idiin macneeyoo maqalkiina isiiya....Mahadsanidiin
    ☆♡♡♡♡♡♡♡☆
    Midnimaa dadkeygow lagu muunad yeeshaaye,
    Midnimadu waa xoog
    kala taguna waa mililf
    Aan meelna kugu simeyne,
    dadkeygow midnimo,
    dalkeygow midnimo.
    Midnimadu baryahan, madowbaa lagaliyey,
    Ee dareenkiina ii muujoo,
    Aan idin macneeyee midnimo.
    Midnimaa magac leh,
    midnimaa macno leh,
    midnimaa muunad leh,
    midnimaa miisaan leh,
    midnimaa milgo dadnimiyo,
    Mug qaranimo leh,
    Ee Midnimo dakeygow,
    Midnimo dalkeygow.
    ☆♡♡♡♡♡♡♡☆
    قال الله تعالى:"واعتصموابحبل الله جميعا ولاتفرقوا واذكروا نعمة الله عليكم اذكنتم اعداء فألف بين قلوبكم فاصبحتم بنعمته اخوانا"...
    The old saying is true:-"United we stand; Divided we fall"
    "Alone we can do so little;
    Togetherness we can do so much"

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 Před 6 lety +10

    Cadow kuma qabto cadow kuma arko geesi gaacal ah ayad tahay aqiil ayad tahay xuman weliga kuma adan hadlin intan ku maqlayey gabayadada weedeni weedeni dhalad tahay ad iyo ad ayan ku jecelnahay ogow geesi somaliyed weedeni kofuur maxad u so boqan weyday dhanka webiyada maxad u booqanweyday huurdaday ka tosi lahayene hadey ku arki lahayen nolow sidasu wani hakadalin weeliga

  • @iglaanahmed4112
    @iglaanahmed4112 Před 5 lety +2

    Wlh soomaali haday damiir leeyihiin waa arkaan tuugadaan na iibsatay waana iska celin lahauyn qabiil xunbaa meshaa nadhigay wayoo way

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 Před 6 lety +1

    Guul wl iyo dadka soomaalia

  • @zkicade7151
    @zkicade7151 Před 6 lety +6

    Dalka iiibi kii horeba waa nooga siiidaraye
    Wacade frmajo waa LA isaga Daba yimid

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před 8 měsíci +1

    Warka nageye mantaa lahayaa

  • @alisuleiman9450
    @alisuleiman9450 Před 6 lety +1

    Nageeyoow walaal Allaah ha kuxidiyo Dadkeenii Xaqii waa laga dawaareeyey sidaad sheegtayba waxaad tahay nin Hami sare leh ee halkaa xaqa ah Allaah hagu sugo.

  • @rifaiahmedali3807
    @rifaiahmedali3807 Před 6 lety +1

    Wixii tagay tage dibna unoqon mayno
    Lkn ninaan waxba ogayn ayaa maanta soomaali halkaa dhigay dadkina maanta waxad moodaa in dareenkii laga xaday wadankiina kolba ninka ka madaxda ah ayaa siduu doono ka yeelaya cidkale oo isleh xilbaa kaa saarana ma jirto soomaaliyi marka hilbaheeda la qaybsado ayey malaa wax dareemi Allow dareenkiyo fikir noogu deeq
    Dantayada dhabta ah iyo diinta inaanu garano noogu deeq
    ياالله

  • @sweetyqali9664
    @sweetyqali9664 Před 6 lety +5

    Nageeye nabad iyo barwaaqiyo baraaro iigu nooloow

  • @johnjordon8947
    @johnjordon8947 Před 6 lety +1

    Nageeye waa taagayrayaa alaah ha Ku caawiya,

  • @bushrobishaaromohamoudabda173

    mashallha wll

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 Před 6 lety +2

    mansha alah

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 Před 6 lety +1

    Ngeye this is heartbreaking ilahay Somalida waxa saan oh daantuu ogujiirto tuus oh caadownidama iyo is neecaybka kadheexqaad

  • @sahramukhtae1949
    @sahramukhtae1949 Před 4 lety +1

    Masha Allah Waa Nin Habar Yoonis Ah

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 Před 8 měsíci

      Inuu Soomali yahay ayaa wax waliba kawacan.
      Aad baa umahad santhy wll

  • @helsinkiinternet6450
    @helsinkiinternet6450 Před 5 lety +1

    Mnsha allaH

  • @XawoMaxamed-yj2tn
    @XawoMaxamed-yj2tn Před 7 měsíci

    Maash alaah wadani dhabh alaw isukaaya jeedi

  • @dr.gutale6980
    @dr.gutale6980 Před 5 lety +2

    Geesi qaran màsha Allah tabaarakallah halgamaa soomaali ah oo gob ayaad thy Abwaan Nageeye(Qareenkii Midnimada).
    Nageeye noqo kii lagu nagaadoo
    Idilkeed soomaliyi
    ku nasatoo ku naruurto
    Naseexadaaduna ilaahey ha inaga dhigo
    kuwo ku nasriyoo ku naawila.Amiin Amiin Amiin
    Nabarada gumeysiga
    Ina bidoo nagu reebey
    Kuwo iska naaroo ka naasula ilaahay hanaga dhigo...Amiin Amiin Amiin
    Nageeye noqo neecawdi Somali mideyn laheyd
    ku nasan laheyd kuna tisqaadi laheyd
    Nabad iyo nololbaa nadeeqdoo lagu naaloon karayaa
    Ee kuwo nacabka diidoo
    Nimcada ilaah nasiiyey
    Kuwo garawsada oo nafciya
    Ilaahey hanaga dhigo...Amiin Amiin Amiin

  • @abdirahmanismail1980
    @abdirahmanismail1980 Před 7 měsíci

    2024 😢اللهم سلم سلم adkaatay

  • @zahraluul8854
    @zahraluul8854 Před 6 lety +1

    Ilxuni kuma aragto
    Vivo Nageeye

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 Před 2 lety

    Maasha allah Illaahay haku xafido

  • @aliosmanm9141
    @aliosmanm9141 Před 6 lety +1

    Abwan nageeye guul guul tagera somaliyey

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 Před měsícem

    Abwaan nageeye wax badan uu sheegay ayaa rumoobay
    Sharaf iyo karaamo Abwaane ......

  • @hiboibrahim1983
    @hiboibrahim1983 Před 6 lety +1

    Magaca Khaliif iyo gabayaanimo!! Khaliif Farah Xayir, Khaliif Sheikh Maxamuud, Negeeye Khaliif...

  • @zt3kr
    @zt3kr Před 8 měsíci

    “Duufanadas soo socda oo icudu darameeynin” 1 January 2024 baan dareemnay wallahi abwan, allaha ku naxaristo.

  • @maxamedcabdullaahicali502

    Aswaan Qaran Iyo Abwaankii Qarnigaan Nageeyoow Nooloow .

  • @rifaiahmedali3807
    @rifaiahmedali3807 Před 6 lety +10

    Gabaygani wax ku qaadasho ayuu mudanyahay lkn cidii garaneysa ayuunba fahami karta