Waraysi Gaara= Abwaan Nageeye By Kayse Digaal HCTV Burco

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

Komentáře • 118

  • @user-cy2eh2xd2q
    @user-cy2eh2xd2q Před 6 měsíci +11

    inta dib u soo raadisay markii uu Al-Shabaab aaday kadib wan salaamaya😅❤

  • @mahamudjaamac421
    @mahamudjaamac421 Před 7 lety +9

    allahu akbar waa ninkii ugu da ada yaraa ee gabya een arko ee gabaygiisu ku taabanayo. waxaa kaloo cajiiba sida uu wadani u yahay ee uu midnimada u jecel yahay...maanshaallah

  • @sanasana8448
    @sanasana8448 Před 7 lety +14

    abwaanka kama dhargo dhageey sigiisa alah noka xafdiyo wll from muqdisho

  • @mohamudishak9994
    @mohamudishak9994 Před 5 lety +9

    Wiilkaan abwaanada kale wxu oga duwan yahay waa aqoonyahan mel dheer ayu wx ka arkaa.

  • @kingazlamahmedanaani4232
    @kingazlamahmedanaani4232 Před 7 měsíci +5

    Taariikhda ku xusi doonto

  • @akhyaar11
    @akhyaar11 Před 7 měsíci +4

    Xaqiiqo jirto oo hada ay tahay 2024 ethiopian rabaan sidaan dadban inay kuso galaan 😢

  • @khalafyare1260
    @khalafyare1260 Před 7 lety +9

    Wow abwaan sare nolow Lkn murtiii somaliland uu daaaa lamaa xaaqirii karoo viva somaliland from. Puntland

  • @atam7838
    @atam7838 Před 7 lety +13

    ilxun kuma aragto gesi abwaan somaliyed

  • @sadammaxamed2960
    @sadammaxamed2960 Před 7 lety +5

    waa abwaan geesi ah
    waxaana abwaanka lagu qiimaayee meesha uu ka gabyo kani waa nid dhamays tiran dhan walba ilaahy ha ku xafido

  • @abdirisakmohamed6652
    @abdirisakmohamed6652 Před 7 lety +5

    mashaa alah, garashadu da iyo waynaan mahan abwaana in la gabyo un maahane waa in meel dheer wax laga arko alaylehe 100 dheeg oo kale ah in uu ka fiican yahay oo reer nimo un lawaynaaday

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 Před 3 lety +2

    Horta marka hore waan kuu ducaynayaa, nin yar oo abwaana baa tahay. Waanse ku saxayaa way jirta dad cares ah laakiin ma jirto wax ruuxa dumarka ah la yidhaa u maydh odaygaas, wax ku khasbayaana ma jirto.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 3 lety +4

    Maanshaa allaah geesi geesi dhalay oo aan goboldeeqin bahay adigoo kale ayay soomaalidu ubaahantahay

  • @suleimanali4312
    @suleimanali4312 Před 3 lety +4

    Waa Abwaan yar oo Alle heybad iyo xigmad siyey Mansha Allah.

  • @suldamoserar4517
    @suldamoserar4517 Před 4 lety +4

    Abwaan somaliyeed nolow alle hanookaa xafido

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 Před 4 lety +5

    Weriyahu waa qabyaalayste qabilku madax maray lkn waageesi afku maal ah Abwaanku Hore usoco wllo

  • @mahamedabdi2208
    @mahamedabdi2208 Před 7 lety +4

    mazha Allah mazha AllAh wllhy top Abwaan wali Abwan lamida ma Arag nolozhaydii Erayga kazo bixiiza Ayaaba cajiip Ah

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Před 3 lety

      Kadaa qoraalka afsoomaali oo aad sikale uqortey, sifiican maaduqortid, *MA SHA ALLAH*

  • @hamdiali143
    @hamdiali143 Před 7 lety +9

    maan u maleeynaan qarnikaan in hargasa lakhaleeyo wadani sidah will kaan kale ah mashallah mashallah ilahay cadowkah ka qabto 👌👌👌🖐🖐🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @waasuge7253
      @waasuge7253 Před 7 lety +2

      Hamdi Ali Wadan nimo waxaad u taqaan Xamar iska xaadiri!!!! Reer Somaliland iyagaa dad badan oo somali sheeganayaa ka wadanisan, horena uga wadanisaa.

    • @hamdiali143
      @hamdiali143 Před 7 lety +1

      waasuge Walalo waqoyi waan aqanaa tarqdeedah iyooh dad ka kasojaadah balsa wayahan daanbi wadani nimado waay ka sii damnaaysay waxaay ku hadleyaan arayo aan wank sanaan ooh aay kamid tahay waxan inaka jaclnahay Ethoipan balsa waqoyi waa walalhay waan jaclahay ilahayan hasiko kaan socaliyo 🖐🖐🖐

    • @msahmed7874
      @msahmed7874 Před 7 lety

      Hamda Ali yes we love Ethiopia...and we love them soo much....why would I care about faqash like you who's hate us, after what you did to us I don't think so.

    • @hamdiali143
      @hamdiali143 Před 7 lety +3

      muna Ahmed Walalo I will never talk to you like that and if you hate me I love you that's ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 midnimo one love to all of us 👩‍❤️‍👩👩‍❤️‍👩👩‍❤️‍👩👩‍❤️‍👩👩‍❤️‍👩👩‍❤️‍👩

    • @Dalwanaage
      @Dalwanaage Před 7 lety +2

      WADANIMO MAXAAD KA TAQAANAAN AFSOMALIGA XIITA MARTIBAAD KU TIHIIN. KARTIDA SOMALIDUBA WAA ISAAQA WAA SABABTA UGA DABA OOYAYSA. FUCK OFF.

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 Před 3 lety +4

    Masha Allaah hooyo guulayso garabkaga Rabbi ha galo halganka aad wadana Allaah ha kugu guuleeyo 🤲🤲💚💛🤝🙌

  • @canabmusse1866
    @canabmusse1866 Před 6 lety +3

    Man sha Allah walale nageeye Alle ha ku xiftiyo markasta iyo meelkasta aamiin aamiin aamiin ya Allaah aamiin aamiin aamiin ya Raxmaan aamiin aamiin aamiin ya Raxiim

  • @shakirjaamac5757
    @shakirjaamac5757 Před 12 dny

    Afkaartu maaHa qiiro jabaaan iyo iyo wax habeeen lagu riyooodo waaka isGoo intaa leeg buu qabay fikirkaa khalday ee maanta jarka ka tuuuraY😢

  • @deeqshire7378
    @deeqshire7378 Před 7 lety +5

    Masha allaha ilahey ka ku xafido walal

  • @wardoabdihalim840
    @wardoabdihalim840 Před 7 lety +3

    masha Allah gulayso waa halyeey aragti dheer

  • @nawaljamac3761
    @nawaljamac3761 Před 7 lety +2

    willkasna wafeesi ilahay kahudayo wxd islanimo iyo somalinimo kuwayday inaad rerhebalkuhelayso ani ma aminsani

  • @HassanMohamed-ly6tk
    @HassanMohamed-ly6tk Před 7 lety +10

    Dad badan waxay isku qaldaan somali iyo SOMALILAND iyo somalia waxaan rabaa in aan tooshka ku ifiyo sida saxda ah oo aan muran ku jirin Somali waa qoomiyad waxay la micno tahay CARAB somalia waa dal SOMALILAND waa QARANKAN uu u dhashay abwaanku

  • @shukriabdalla5071
    @shukriabdalla5071 Před měsícem

    Ilaahow khatumada u hagaaji

  • @yaasmiinilka-case3892
    @yaasmiinilka-case3892 Před 8 lety +4

    maaaaaasha alaaaaaah haylyeey weeye qaaliya

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si

    Age kiisa 1992kiii u dhashey
    Iyo Aragtifog. CAQLI ABWAANIMO
    WAXBADAN ISUGU TEGEY YARKAN 👍

  • @caashodhaayow2825
    @caashodhaayow2825 Před 6 lety +1

    abwaan noloow wàn ka helay gabayga dheygag wlh hor mar wacan

  • @zeinab.sheikh.cabdull5338

    Abwaan nageeye raabi haka xiifdiyo Cadowga Soo jiiren ka ah

  • @kinginhate7771
    @kinginhate7771 Před 7 lety +3

    Waa abwaan dayer masha allah

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Před 3 lety +1

    Gabaygan dha laydaa waxa laga dhiigay kii cismaan roob da ay yaalabaanin isla yaqaan hh

  • @aminobashirdahir4988
    @aminobashirdahir4988 Před 5 lety +1

    allah muxuu runta noo sheegay abwaan allah kuxafido

  • @yonis-kin7966
    @yonis-kin7966 Před 9 měsíci +1

    MAHAD
    ⏲️ ⏳️

  • @awcabdiabdirahman2919
    @awcabdiabdirahman2919 Před 8 lety +4

    ninkan waa abwaan mustaqbal leh hore usoco insha allah

    • @queensuusind4572
      @queensuusind4572 Před 10 měsíci

      Hada see dareemoosaa😂😂

    • @Lowk3y19
      @Lowk3y19 Před 3 měsíci

      @@queensuusind4572 Arsenal buu ku dambeyay😂😂

  • @abdilahikhalif6493
    @abdilahikhalif6493 Před 2 lety

    Reer Somalia alle hamideeyo ragan kale alle ha usoosaro

  • @fefhtgbtchgreghf2088
    @fefhtgbtchgreghf2088 Před 4 lety +2

    Isku meel ku dhalanyba abwaan😂😂

  • @khalafyare1260
    @khalafyare1260 Před 7 lety

    Bad wariye walahi uma qalmo inuu waraystoo nageeyee Ali khalif waa kaa xumahay

  • @cawaaleyare2855
    @cawaaleyare2855 Před 7 lety +2

    Walee zxp runtaad ka hadlaysa horaa loo yiri runtu raga madishee way ka nixisa zxp adigana waa laga naxaya walee

  • @ahmedqabayo557
    @ahmedqabayo557 Před 6 lety +1

    Nageyoow waaan kutagersanahay hore usoco qof nadifa tahay

  • @mohamedyusuf-ut2gu
    @mohamedyusuf-ut2gu Před 7 lety +1

    Muna ahmed walal wan ka xumay ina sida uu fakirto..illahay ha ku so hadayo

  • @nawaljamac3761
    @nawaljamac3761 Před 7 lety +4

    wllo Somali wasomali ani sasan aminsanahay Somaliland somaligalbeed Somali Kenya Somali kofur Somali jabuuti kuli wasomali labo Somali majiran halsomali ayeynu nahay wax Somali isudhamana majiraaan

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Před 10 měsíci +1

    Imika ma Arsenal buu noqday😳

  • @ascadmaxamed1390
    @ascadmaxamed1390 Před 7 lety +1

    mansha allahaa
    wll guul iyo gobonimo

    • @mohamedabdi5119
      @mohamedabdi5119 Před 5 lety

      Aad baan uga helaa gabayadaada waxaan ku dardaarmayaa inaanay noqon gabayadaadu kuwa lagu dawarsado ee ay noqdaan kuwa wax dhisa mahadsanid

  • @ussoldier1040
    @ussoldier1040 Před 7 lety +2

    Mashallah abwaan guulayso

  • @GaraadFx
    @GaraadFx Před 3 měsíci

    DULESIGA SHISHEYAHA WAD U DABAC SANATANE
    GALADU WAXAY DAMABCSANTAHAY ABID MA DIDAN
    HADAY DOODA TAGAN HEBAL AMA DARIS WLLKAYE
    MARKAS UUN BAN DHIIG DATA OO ISDUNAA

  • @sahanpetroleumcompany2158

    Alow ka ilali caadawga wa ildheergarad somaliyeed

  • @nadarmahamud9107
    @nadarmahamud9107 Před 7 lety +1

    masha allah abwaan hore u soco

  • @abdul5071
    @abdul5071 Před 7 lety

    maasha allah waa abwaan qali waliba wadaniya

  • @xamdaadan4615
    @xamdaadan4615 Před 7 lety

    mnzh Allah Lkn abwaan iskadaaa labadal daal ee aad ee aaaad izku qazayzo

  • @user-vu9xl3rq2x
    @user-vu9xl3rq2x Před 6 měsíci

    Dadkii abwaankan tagersanaa meye😊

    • @MubaarakJaamac
      @MubaarakJaamac Před 6 měsíci

      Aqoon iyo caqli baanu ku taagernay haddana waanu wadana jidkuu marayna xalkaa ku jira waanu aadi

  • @suldamoserar4517
    @suldamoserar4517 Před 4 lety +1

    Geesi somaliyeed

  • @ahmedqabayo557
    @ahmedqabayo557 Před 6 lety +5

    Aaar gabay ayaa iga buqa hadane isguma keni karo lol like saar hadan nageyi tagerto

  • @jaamahirsi3754
    @jaamahirsi3754 Před 7 lety

    Mansha allah alle haku barakeeyo nageye

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 Před 7 lety +1

    mash allh hore usoco wlllo

  • @nashuuxasan6295
    @nashuuxasan6295 Před 10 měsíci +1

    Hhhh alla hada quruxdaan ma alshabaab buu la aaday😂

  • @aminkafi9785
    @aminkafi9785 Před 7 lety +1

    Masha Allah
    Hanoolaato

  • @Isaac024
    @Isaac024 Před 7 měsíci

    ❤❤❤

  • @mahamedabdi2208
    @mahamedabdi2208 Před 7 lety +5

    lkn ree zomalilan ba tahay duu ku daba wado inuu ka daayo ayaa fcnaa

  • @farhiyoabdi2996
    @farhiyoabdi2996 Před 3 lety

    Ilaahow kudhaf oo dhurow

  • @sucdijama3653
    @sucdijama3653 Před 7 lety

    masha Allah beatifull

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 Před 10 měsíci

    Wr Abwaankii Nageeye Ahaa ma Al shabaab buu ku biiray 🤔🤔

  • @shacbanwadadid4658
    @shacbanwadadid4658 Před 5 lety +1

    Mashalllah

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před 3 lety

    *Ma Sha ALLAH*
    Daliyar oo Soomaali dhab ah.
    Dhaliyaroow, sifiican udhageysta hadalkiisa oo qiimaha leh.
    Mahadsanid , H.C. Tv

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 Před 10 měsíci

    100 dheerad kulaha

  • @Suusuumo
    @Suusuumo Před 7 lety +4

    This man is dreaming. Taariikhada dib u raac oo iska aamu.

  • @mohamedyusuf-ut2gu
    @mohamedyusuf-ut2gu Před 7 lety

    guul iyo gobonimo

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 Před 4 lety

    Man sha Allaah

  • @geeljirehowd9861
    @geeljirehowd9861 Před 8 lety +1

    halkaas kor ugasoco abwaan

  • @user-yg9ws9wd7g
    @user-yg9ws9wd7g Před 7 měsíci

    🎉

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 Před 3 lety

    dibjir ma aa jsl

  • @mubarakabdulkarim1446
    @mubarakabdulkarim1446 Před 10 měsíci

    Markaan maleeyo ninkan yari waa isaaq waa garxajis waa ciidagale

  • @macarufiskabe9782
    @macarufiskabe9782 Před 6 lety

    Maasha allaah
    Cimrigaada allaah hadheereeyo

  • @calicumar5266
    @calicumar5266 Před 3 lety

    Nagnagle

  • @maryancali3867
    @maryancali3867 Před 7 lety

    kani nacas ayuu u eegyahy

  • @mrdirie2765
    @mrdirie2765 Před 7 lety +4

    Dadkan video ga dislike ta saaraya ayaa iga yaabiyey afsomali kuma hadlaan malaha

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Před 3 lety

      Waa walaal waa dadkii qalad qalbiga loo qoray dad dislike ta saarayaa marka walee oromaduu abwaan ku sheegaybaa idiindanbaysadhe hadaydaan caqli yeelan

  • @bashiirmmawliid619
    @bashiirmmawliid619 Před 3 lety

    Maanshaa Allah afkaaga caano laqabay

  • @u.j7332
    @u.j7332 Před 4 lety

    Garxajis iyo suugaan la isu daa
    Tira koob la sameeyay waxaa la xaqiijiyay gabayada iyo suugaanta garxajisku tiriyeen iyo gabayada soomaalida inteeda kale tiriyeen ama sameeyeen waxaa batay suugaanta iyo gabayada garxajisku sameeyeen

  • @SaxaanAxmed-jh2ie
    @SaxaanAxmed-jh2ie Před 11 měsíci

    Asfwt

  • @abdiaziz.2326
    @abdiaziz.2326 Před 7 lety +1

    kkkkkkk kulaaa adigu soomaalilan ayaa tahay maxaad uga gabayadaaa soomaaliya kan caloosha 9bilood ku jira waa lax lax dhashay, kala saar soomaali iyo soomaaliya soomaaliya waa dal soomaalina waa afka aad ku hadleysid. cunsuri calool le. abwaan nin adag wakaaa ninka afka u dhashay uu u hiliyaaa. somalilan ayuu la soo booday islaanta uurka le

    • @dagandaacad3066
      @dagandaacad3066 Před 3 lety

      Hhh after four years qoraal kaaga gaan qosol igu dilay qoraalku waa dhaxal waaraya maasha Allah ishaad kariday👍

  • @shukriabdalla5071
    @shukriabdalla5071 Před měsícem

    Ilaahow khatumada u hagaaji

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 Před 4 lety +1

    Weriyahu waa qabyaalayste qabilku madax maray lkn waageesi afku maal ah Abwaanku Hore usoco wllo

  • @caashodhaayow2825
    @caashodhaayow2825 Před 6 lety

    abwaan noloow wàn ka helay gabayga dheygag wlh hor mar wacan

  • @suldamoserar4517
    @suldamoserar4517 Před 4 lety

    Abwaan somaliyeed nolow alle hanookaa xafido

  • @shukriabdalla5071
    @shukriabdalla5071 Před měsícem

    Ilaahow khatumada u hagaaji