Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa laga eryey Urur Siyaasadeedka Hillaac oo uu ka ahaa guddoomiye

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 08. 2024
  • Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa laga eryey Urur Siyaasadeedka Hillaac oo uu ka ahaa guddoomiye
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 101

  • @HernandezAarón-k2p
    @HernandezAarón-k2p Před měsícem +30

    Grandes cosas pueden suceder para aquellos que creen en Dios. Estaba deprimida porque tenía una deuda de más de 12,000, pero a Dios sea la gloria, pagué mi deuda y todavía sigo ganando para mí y mi familia.
    Dios bendiga a la Sra. Angela Naomi Jones, Dios la ha usado para cambiar muchas vidas.

    • @MellLZ-y3h
      @MellLZ-y3h Před měsícem +1

      Lo mismo aquí comenzó con 7000 hace dos meses, ahora puedo decir con valentía que he recibido más de 23,000.
      Dios es genial☺️!!

    • @AdrianaRamirez-m9w
      @AdrianaRamirez-m9w Před měsícem

      ¿De qué estás hablando y quién es ella?

    • @LaurissDayDay
      @LaurissDayDay Před měsícem

      Soy limpiadora para Walmart aquí en Estados Unidos, gano $15,000 en sus ETF. Puedo cuidar cómodamente a mis padres y hermanos en Ecuador.

    • @MarianoGusman-l1c
      @MarianoGusman-l1c Před měsícem

      ¿Cómo puedo comunicarme con la Sra. Angela Naomi Jones?

    • @HernandezAarón-k2p
      @HernandezAarón-k2p Před měsícem

      Su disponibilidad es principalmente en
      Whatsapp

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Daahir riyaale inoo.doora daahir.riyaale❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanbarre9635
    @abdirahmanbarre9635 Před měsícem +3

    Inqilaab aan dhiig ku daadan

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Před měsícem

    Guul 💚 🤍 ❤ guul somaliland 💚 🤍 ❤ guul ururka hilaac insha allah

  • @magankahin447
    @magankahin447 Před měsícem

    Waan idiin hiilinaynaa haddii alle idmo, guul, gobinimo, kalsooni iyo qalbi wanaagsan, guulbaan idiin rajaynaynay.

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 Před měsícem

    Hilaac haloo hiiliyo oo hala soo saaro inshallah

  • @Saifiyacumer
    @Saifiyacumer Před měsícem +7

    Samaroon iyadaa mudan inay samato bixiso dalkan dawakhay ee halasoo saaro xisbigooda odaygana tuura waa dawakhe

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Kelmada tanaasul ka qaranka waad ku qiimaysan tihiin Geesiyaal qaran Ayaa ka soo baxay ururkii hilaac.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gulledgilani1253
    @gulledgilani1253 Před měsícem

    The right direction ⬆️ the right solution of this party. The Republic is most important than everything.

  • @abdullahukhalif9801
    @abdullahukhalif9801 Před měsícem +1

    Kkkkk war ururka hillaac dagmadii uu dorashada kasogalilahaa muse bixi iyo adna aadan baa ethopia kaiibsaday eee xayawaan yahow xageed dorashada kasogalaysaa oo aad dholka kuleedahaye

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před měsícem +1

    Waa dhulgariir siyaasadeed tolow soomaaliland xagee usocotaa??

  • @user-xs1qw4vl3f
    @user-xs1qw4vl3f Před měsícem

    Hogaan cusub waan soo dhaweynayaa waana lasoosaraa
    Hilac waanu u codeynaa sidu
    U noqdo 3xisbiq

  • @Moalimappchemist
    @Moalimappchemist Před měsícem

    YAA MAXAAD TIDHI II WAD SHEEKADA , ALAA INA dilayayee iska aamus un.

  • @user-jx9tm2qu3n
    @user-jx9tm2qu3n Před měsícem

    Good decision, well done reer Awdal! Keep going garab🎉kiinaanu nahaye. Professor‐ka waanu uhan weynayne wuxu noqday qof naga yaabiyey iyo waxaan laga filayn iyo waxaan meeshaba laga filan. He doesn't have to compare Domaliland oo hantideedii ladhacay, la burburiyey oo dhulka lalasimay, 34 sanona kasoo kabmaysay burburikii loogaystay to the America which is the richest and the most powerful country in the world! He must be a fool or rather insensitive! Anyways, reer Awdal are well educated and patriotic people. I hope the you will select a good leader for Hilaac Party I know you will not disappoint us. Sida Professor-ka loohanweynaa ee lagu hungoobay!

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Sifiican Ayaad uhadasheen waan taageeraynaa ururka hilaac ❤❤❤❤❤

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 Před měsícem +1

    Haye wll ❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuul

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Před měsícem +1

    Axmad Ismail Samatar isagoo dheeldheelaya ka hadlay jidhka dhalinta reer Somaliland iyo aqoonsi raadista Somaliland wuxuu yidhi markaan ka soo noqday Xamar ayey reer Somaliland yidhaahdeen ictiraafkiibuu sidaa, hadda waa ninkii lagu soo eryey Muqdishaduu u ololeynayay 30ka sano ee uu ka soo horjeeday Somaliland, waligiina eray umuu odhan Somaliland...

  • @faiabd6621
    @faiabd6621 Před měsícem +1

    Codkayga waxaan siinayaa Hilaac

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fg9ir9ww3m
    @user-fg9ir9ww3m Před měsícem

    Mashaa allah alle aqliga haydiin daayo waxad garateen tay garan waayeen oo siyaasiyiin isku sheegayaa mashaa allah waxan idiin balan qaadayaa inan inii codeeyo insha allah

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před měsícem +3

    Hala soo saaro hilaac diyaar

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Před měsícem

    Professor Beyle halagu wareejiyo halana soo saaro oo 6da gobolba codkooda yaan loo kala hadhin.

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r Před měsícem

    ADEER ROODA AYAA KU SHEEGTAYE PRO, SAMATAR WUU IMANAYAAYE SHAAHA U SII DIYAARI XILKA QAADISTU WAA MID SHURUUCLEHE HAWLO AAD ADIDIGU GELIKARTO MAAHA, EE MASAASADA ISKADHIG HORTA.

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe5473 Před měsícem

    Rag baa weli nool, Weynudu gu'ga maaha waa garashadda. dhallin yaro waawaaweyn , waadna dhiirigeliseen, rag baa jira. Waca muuqata in aanu ahay hadal la idiin soo dhiibay.

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Před měsícem

    Yes codka wanu idin siinayna insha allah lkn nin daacad u ah qarankiisa oo lexejeclo ka qaba kuso bedela gudomiyaha wanu idinku hambalyynayna tanasulka aad usamaysen umada reer somaliland

  • @basheabdilahi6174
    @basheabdilahi6174 Před měsícem +1

    Daahir rayaale/bayle/ahmedyasiin sh ayaanle mid inoo doora codka na waydiiya

  • @Wanaaje
    @Wanaaje Před měsícem

    Umad aan is dhaamin oo cuf ka buuxo taasaa la leeyahay hala wada yeesho
    Ilaahow iguma ogid

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Sidaa cilmiyasan Ayaa loo hadlaa ee ay uhadlayaan mas uuliyiinta ururka hilaac ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před měsícem

    Misgiiin
    Ururka Axmedbas iskale.
    Maxaad ka qaadikartaan.
    Waa la ogyahay on Ina Xaashi idin soo diray.

  • @museahmed5147
    @museahmed5147 Před měsícem

    Hilaac waa urur aad mudnaan uleh siyaarna waa in. Shacabku unoqdaan oo ay doortaan

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc Před měsícem

    Islantii hoyadeed dhalmada ugashekeyay marka horaba tuug lagu darsaday Bad ahayden lakin ogaada xisbigu isaguu ahaa kana hadhi maysan cidna waxidinku falimayso

  • @IlyasCdosh-le3fk
    @IlyasCdosh-le3fk Před měsícem

    Haye😊

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 Před měsícem

    waanu siinaynaa

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Před měsícem

    Hadanu nahay shacabka reer hargaysa wlhi wanu soo saarayna ururka hilaac waayo iyadoo xisbiga wadani oo cadawga gudaha ah lagu raali galinayo khaladkodii iyago qaranka duulaan ku ah aya la dulmiyay ururadii cusvaa taasina wxy ahayd is lagu qasbay madaxwayne muse inu aqbalo afduubka si aanu gudaha dagaal kale uga qarxin

  • @YurubAyuub
    @YurubAyuub Před měsícem

    anigoo kunool gobalka sool codkayga waxan siinayaaa hilaaac guuuuuul iyo goba nimo ururka god dheeer ayaaad kasoo saarteen horaaa loo soconayaaa

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Před měsícem

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Ururka hillaac waxa iska leh professor ahmed ismaciil samater. 2.0. Haddaba waxba la idinka dhegeysan maayo.

  • @1Horyaal
    @1Horyaal Před měsícem

    Smf.Waxan warar hoose ku helnay inla damac san yahay prof samatar iyo mahamed abib la kharajiyo.

  • @CumarCaliaadan
    @CumarCaliaadan Před měsícem

    Odagu ama burifusaar Marka uu dheelayey wuu cabsanaa

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 Před měsícem +1

    Ha ina dhaafo basaaas buu ahaaye

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 Před měsícem +1

    Guul Iyo Gobanimo . Hor U SOCO HILLAAC .

  • @kaiserhaji7008
    @kaiserhaji7008 Před měsícem

    Suuro u roon (Ex Sama Roon) waa in la xoreeyaa.

  • @MuseXuseen-jw6fw
    @MuseXuseen-jw6fw Před měsícem

    War shaaha sodhig menale

  • @CsalaanAbiib
    @CsalaanAbiib Před měsícem

    Gudh

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe5473 Před měsícem

    Nin aan qoys dhisin qaran ma dhisi karo, qaranku waa qoysas isku tagay.

  • @user-oz1xd9ix6y
    @user-oz1xd9ix6y Před měsícem

    Isku xishooda ma iidoor ayaad amindysaan waa shelf's iimaan la. udaaya waxooga inagana state keena ino dhisa aqli iyo garaad ma laha ee ka baxa warkooda.

  • @KhaderSheekhyuusuf
    @KhaderSheekhyuusuf Před měsícem

    laga bilaabo manta oanu isku aragti noqonay dhalinyarta rer hilaac waanu kamid nahay ururkaa

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Před měsícem

    NACDALI IDIN KORTAY!!!!!!.WAAR ODAYGA KA XISHOODA OO ILAAHAY KA XISHOODA!!!!!!!.URURKAAS ISAGAA GUDOOMIYE KA AH, KU DHARCIYEYSAN!!!!!.

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr Před měsícem

    Inamadanyaneedibjirada ah maxay eryikaraan isaga samaystay akhas

  • @fj8626
    @fj8626 Před měsícem

    _ Oo hadda waxa la idinka hor taagan yahay ma gunnimaa?
    Ismaciil Samatar 30-Sano buu naxash soo sidey hadda ayuu fahmey in wax xaquuq ah aydan lahayn.!
    Idinkana dhalin yaro ayaad tihiin. 30-sano kadib baad ogaan doontaan inaad kabihii uu is yiri dhiga aad dib u qaadeen.! " QABIIL QARAN NOQON WAA.!

  • @moustafaelmirage5h.885
    @moustafaelmirage5h.885 Před měsícem +1

    Dee iska tagaa samaroon waxbaa yaan lawada jooginee yaa kaa jilicsan

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 Před měsícem

      daarood xaasid baad mooday waa niman dir ah aqoonyahaniina codkana way helayaan madaxwaynaha mastaqbalkana waan dooranaynaa ku biyo cab faqashay

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Před měsícem

    O sideed uga xayuubinkarata
    Ma hooyada aya aya ururaka lahayad
    Ciyaala suuuuq

  • @isseyare837
    @isseyare837 Před měsícem

    3 isaaq ah ictiraaf😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Allah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Allah beerka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂Allah beerka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂🎉🎉😂😂🎉😂😂😂😂😂Allah beerka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂

  • @Hoodo123-b2f
    @Hoodo123-b2f Před měsícem

    isaq ba ka sugayey benlo

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Před měsícem +1

    Saaxiibayaal keena gudoomiyaha Cabdiraxmaan Aw Cali, aniga waan idinku soo biirayaa waxaadna igu halaysaan ololaha gobolada barriga Sool, sanaag iyo togdheer

  • @abdinasiribrahim620
    @abdinasiribrahim620 Před měsícem

    Professor ka haduu hees qaado maxaa ku Jaban.

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Před měsícem

    Kkkkk

  • @celpecelpe6121
    @celpecelpe6121 Před měsícem

    Oromadan la qarameeyey yaa wx u sheega war shaahuu idin shubaa ninkan aad ka hadlysaan

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 Před měsícem

    Weger yar yarkii shaaha
    Dhig dhigi jirey kkkkkkk

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Před měsícem

    Ahmed islawayn xaar kisi aa loshiday.

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc Před měsícem

    War waxan muryaan miyaa

  • @Cabdi141
    @Cabdi141 Před měsícem

    Oo xageed u tartami sawtaa land tii kala socotay sadexdan xusbi ku sheeg ma jiro mid kaliya oo wax u ogol sool iyo awdal markaa saw gar iyo daw maaha inay labaduba danahooda u tashadaan beeshaa isaaq baa noqotay wadkii dilihaa somaliland sadex xishood ka dhamaaday totobaatan jiro ah oon oo mid waliba is leeyahay cimigaa ku gaadhsiino maayo tobankaa sano ee soo socoda land

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr Před měsícem

    Siilka hooyadiin wasa ciyaLow

  • @user-ov1rk3fl9y
    @user-ov1rk3fl9y Před měsícem

    Markaa ninkii aqoonta lahaa ma caruurtanyar yar ba isaaq uso isticmaleen walee saa filayo reer boramma they are not knowledge people they are just wheelbarrow people

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392

    😂😂😂😂😂😂

  • @isseyare837
    @isseyare837 Před měsícem

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhjhhhhhhjhhhhhjhhhhhhhhhhhhhjhjjj
    Isaaq waa waashay wlhy

  • @aaminaaxmed9375
    @aaminaaxmed9375 Před měsícem

    Hacodayn baan islahaa laakiin hilaac baan u Ololaynayaa haday galaan doorashada

  • @abdirahmanbarre9635
    @abdirahmanbarre9635 Před měsícem

    Guddoomiyayaasha kulmiye,waddani iyo ucid ma la caydhin karaa?

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 Před měsícem

    Waar hala tageero hilaac marhaday odaygii tureen waa rag dadalaya

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 Před měsícem

    Daba dhilif xun baa tahay ismaciil samatar muxuu ku falayaa meeshaan uu ka talinayo muuse juudaan

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 Před měsícem

    miskiin miskiin dhalay markii horeba samaroon miyaa isaaq ka hor imaan karta !!! samatar isaguna micno malahayn doqon buu ahaa !!!???

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Před měsícem

      XAAROOD, INAAD DAD KA DHAX FATAADHO MOOYEE, CAMAL KALE MA LIHID!!!!.

  • @guuleedmaxamuud2278
    @guuleedmaxamuud2278 Před měsícem

    Waar waxa inaga bedala waa macangage

  • @Kaarshe1392
    @Kaarshe1392 Před měsícem +2

    Waar gobalka awdal doorasho kama dhacaysee siilka hooyaada gee wlhi doorasho ma dhacayso ilaa saamiqaybsi lahelaayo

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Před měsícem

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @bardacad
    @bardacad Před měsícem +1

    Tolkaaga baa maamuul madaxbanaan loo dhisaya iimaanso sida SSC

  • @Shihaab464
    @Shihaab464 Před měsícem

    Film 🎥 shalay Kaartadiisa la soo dhajiye miyaanu maanata si live ah u aragnay Somaliland IsaaQ kaliya aaa leh

  • @user-xo5tk7id8q
    @user-xo5tk7id8q Před měsícem +1

    FAKE PEOPLE FAKE FACES
    CIYAAL XAAFAH.😂

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před měsícem

    Inta MUUSE IYO CALANCAS JOOGAAN, WAXBA KAMA HIRGALAYAAN. SOOMAALILAAND WAY DHAMMAATAY. ISKU DIYAARIYA SIDII WADANKA LOO DIFAACI LAHAA.

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 Před měsícem

    Cunug yahoow madaxa fiiqan soomaaliya waamid muqdidhana waacisimada waayo sadaqada muqdisho aay kunooshihiin

  • @abdirahmanbarre9635
    @abdirahmanbarre9635 Před měsícem

    Immisaad qaadateen