45,000 US AYEEY ARUURISAY OO GURIGA DHIGATAY LAKIN LACAGTI YAA QATAY?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 07. 2024
  • Lacagaha ad guryaha ku ARUURISAY Khatartoda ogow

Komentáře • 19

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v Před 10 dny +2

    Masha Allah❤

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 Před 11 dny +3

    Sax abayo aniga magaalada aan daganahay in USA 🇺🇸 gabdho badan ayaa laga dhacday guryaha dhigto xitaa kuwo waxaa laga qaatay sharciyadii SUBXAANALLAAH ALLOOW NAGA BADBAADI ALLAAHUMA AAMIIN…..aniga kuwa ka mid eh waxaan u sheegay in eey bangiga dhigtaan waxaa jiro sanduuq yar oo la furan karo oo la dhigto wax walbo oo muhiim eh laakiin weey iga diideen qaara waa la dhacay kuma baraarugsana in bangiga wax la dhigto sida sharciyada lacagta dahabka waqadaha gaariga ama guriga hadeey leeyihiin guryo jazaakillaahu kheyr habo wax u sheeg dumarkaan soomaaliyeed ❤❤❤❤❤

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Před 11 dny +1

    Absolutely 💯

  • @ikranabdirahman2984
    @ikranabdirahman2984 Před 11 dny +2

    Mashallaaah 🎉🎉🎉

  • @ummucayn2474
    @ummucayn2474 Před 11 dny +3

    Huuno ruumiyeey Anaa kamida dadkaas kabadhka dharka gashta😅

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 11 dny +2

    Ax xanun badana lacagti ilmaha iyo ayada inay ka qaden laga yaba aysan wax qaali ka gadan jirin😮

  • @ayaanabdiaziz5598
    @ayaanabdiaziz5598 Před 11 dny +3

    😂😂😂 ruuney abayo anaaba hda guriga dhigto armalay dhaca

  • @user-xe5td9sj3e
    @user-xe5td9sj3e Před 11 dny +1

    Asc wll ruumiy gabdhiiy caqabad baa haysata allaah ha gargaaro

  • @hafsanoribrahim8644
    @hafsanoribrahim8644 Před 10 dny +1

    80 iskadaye 1m uqalanta qaali aniga la,aanta waxba meel inaan dhigto kakareen

  • @user-vp1se6fj1c
    @user-vp1se6fj1c Před 10 dny +1

    Asc❤😂😂😂😂

  • @sahrosaleh2268
    @sahrosaleh2268 Před 11 dny +1

    Guryaha qaar ayaa leh sanduuq bir ah wuxuu leeyahay furo iyo lambar waxa kuugu jiro maba la ogaan karo guriyaha markii la dhisaayo ayey ku sameeyaan qasnadaha wax la gashto waxay leeyin lambar iyo furo labadab.

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 Před 9 dny +1

    Hada wax maa wacdinee mise tuugadaa caawinee? Xasbunallaahu wanicmal wakiil. Dadka waa la wacdiyaa afaaraha meelaha wax la dhigtana lagama hadlo dadka tuugada laguma soo jeediyo ee caqligaaga balaari.

  • @user-hh8us4vj8j
    @user-hh8us4vj8j Před 10 dny +1

    Guri anu lacg kuma amino shaqalaha ayn ba kabaqa in ay iga xado 😅 Ethiopia joga bangi un ban dhigta melkale kuma amino kkkkkkk

  • @MileySuheyr
    @MileySuheyr Před 10 dny +1

    😂😂 ala hoyoy see lacag guriga ugu amina banjo bankiga AA aaba subax wlba so salama mad mashayqnya mise waa ladhacay 😂😂😂

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh Před 10 dny +2

    Aawey gabdhaha soomaalia joogey is ilaaliya dumar Land waa loo tashtey salaam bank furta simkaarka hormuud kasoo dhax furo

  • @nimcosagal1044
    @nimcosagal1044 Před 9 dny

    Aniga igasocawiya sida akoon losamaysto somaliland wankoga waliba dahabshiil account majirta shurudo laygu xidhayo hadan isdhaho furo

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 Před 11 dny +2

    Sax abayo aniga magaalada aan daganahay in USA 🇺🇸 gabdho badan ayaa laga dhacday guryaha dhigto xitaa kuwo waxaa laga qaatay sharciyadii SUBXAANALLAAH ALLOOW NAGA BADBAADI ALLAAHUMA AAMIIN…..aniga kuwa ka mid eh waxaan u sheegay in eey bangiga dhigtaan waxaa jiro sanduuq yar oo la furan karo oo la dhigto wax walbo oo muhiim eh laakiin weey iga diideen qaara waa la dhacay kuma baraarugsana in bangiga wax la dhigto sida sharciyada lacagta dahabka waqadaha gaariga ama guriga hadeey leeyihiin guryo

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 Před 9 dny +1

      Ma Safe box 🗃️ ka abayo mase midkale fadlan iiso sheeg hadaad igudhaanto