4.000$ AYAAN U DHIBTAY KADIBA MAXA DHACAY QASARO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 113

  • @munamohamed1078
    @munamohamed1078 Před 6 měsíci +16

    Abayo anaka ayaa is dhacnay wlhi yaa na qasbayo nin maba arki karo lacag mel kutalo haduba kugu arko waxad kulahayd xitaa kama helaysid 😂😂 lacag waad haysata ayaa lagu leyahay

  • @-farhia
    @-farhia Před 6 měsíci +4

    Wale dumarka gbdhan waa udadaashey hadey talo qadanayan xalimoyinka mahadsanid Mcnto

  • @Ustaadshukria
    @Ustaadshukria Před 6 měsíci +10

    Asc ruumi waanku taageeraa quraankaanu dhignaa. Hablaheena. Qaybtii diintab inoo gaadhsii❤❤❤❤

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 Před 6 měsíci +2

    Maxaanba marka hore ugu dhiibanaa nin lacag waxaan aniga dumar nimo usiiyo mooyee ama xaalado jiro aan ku caawiyo.

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Před 6 měsíci +2

    Walaalo uma dhibin, Laakiin ruumiyeey anaa dib u isticmaalaya tii Aan dhigtay , maxaan sameeyaa?

  • @fardowsoabdikadir847
    @fardowsoabdikadir847 Před 6 měsíci +4

    Lcaga udhiibto iska daaye ayuutadyda xataaa uma sheegto

  • @user-rx6kx3gv3d
    @user-rx6kx3gv3d Před 6 měsíci +1

    Wall waxfican ayad noshegta allaha ku barakeyo xbb ❤❤❤

  • @ImranBashi-ho6sj
    @ImranBashi-ho6sj Před 6 měsíci +2

    Mansha Allah ruumi wan bilaway

  • @marwo1162
    @marwo1162 Před 6 měsíci +3

    Asc ruumiyey abaayo aniga bishi wax laisiyaaa 50$dolr raashinki ayaa kujiro iyo shoobinkeyga iyo wixikale oo lacunilahaa ilatali

    • @hanideeq9482
      @hanideeq9482 Před 6 měsíci

      Sey ku gari marka 50& 1 isbuuc macqul waye lakin bil se ukala maresa

    • @marwo1162
      @marwo1162 Před 6 měsíci

      @@hanideeq9482 abaayo bishi 12 bari in aan gaarsiyo walagayabaa lkin dhib ayey igu tahy

    • @marwo1162
      @marwo1162 Před 6 měsíci

      ​@@hanideeq9482 hada manta 15bisha marhore ayey iga dhamaaty

  • @XafsoGureye
    @XafsoGureye Před 6 měsíci +2

    Asc Abyo waan ku mahadsanthy sida aad gabdhaha u dhiiri galinaysid aniga waxaan waxaan kula qabaa gabdhaha in aysan ragooda hantidooda iska siin deyn iyo deeq midnaba illaa wax ay ku sadaqeysanayaan mooyee oo ayasan rajo ka qabin in uu usoo celiyo, hadiisa ay ka fursan weydo in ay udhiibato oo uu yahay ganacsade ay rabto in uu ugu shaqeeyo lootaayo gee suul Iyo Saxiix iyo marqaatiyaal u samee lacagta aad udhiibaneysid cadadkeeda iyo sida aad ugu heshiideen in uu kuugu shaqeeyo

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Před 6 měsíci +1

    War aniga xataa waa igu dhacay waliba aniga oo og inuu iga cuni doono ayuuta islagalnay kabacdi marki ayuutadi dhamaatay na wuxuu yiri gurigii aan noo dhisan ku badshay maacalaysh laakiin kabadan baan kahelay alxamdullilah markii hore xataa kamaan xumaan sababta oo ah waa filaayay

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Před 6 měsíci +2

    Ani dahab inaa kugato iifudud wixii aan safe gareenayo sababtoo ah lacag iidhigmi weyday

  • @barliinnurmohamed7225
    @barliinnurmohamed7225 Před 6 měsíci +2

    Abayo si siyasadeesan ugo so ceesho mata halkaanee kadhacday 1000 dollars keen cabaar kadib hadanah u qayiil ilaa 4 kun oo dollars kaga so ceshatid

  • @faysayasiinali3175
    @faysayasiinali3175 Před 6 měsíci +1

    Wllaley waan ku tagera wana ku jclahay waxan donayaa inaad ila taliso xaga dhaqalaha is aan waxa usamaysto shaqa abuur waxana jogaa somaliya

  • @baati8965
    @baati8965 Před 6 měsíci +1

    Asc Ruumi
    Tacsiyo quruux badaan😂❤🫶🏻

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 Před 6 měsíci

    Lacg kale Allaha ha ku
    Sahlo hapo hana isku daalin ❤
    Wey ku daasay hada kadib ka fiirso

  • @umurayann5457
    @umurayann5457 Před 6 měsíci +3

    Abaayo sidii la’isku fahan sanyahay ayeey ku xirantahay quruxey waan deemiyaa waanka so nowsadaa waan u dhiibtaa markaan rabana waanka qaataa maba uu aaminsano inaan wax aanleeyahay uu qaato ee raga ayaaba isu mid aheyn siz

  • @user-zp8tm6us7e
    @user-zp8tm6us7e Před 6 měsíci +1

    ruumiyeey runtaa gugu jeclahay. hoolaa ninkaga udhiibate kasabar gabareey

  • @ubahyusuf9629
    @ubahyusuf9629 Před 6 měsíci

    Maasha allaah walaashay dhaqaalaha waan ku haystaa

  • @sahroali2547
    @sahroali2547 Před 6 měsíci +2

    Ruumi wan kugu raacsanahay

  • @fatumasaado7296
    @fatumasaado7296 Před 6 měsíci +1

    Wcs walal masha Allah kusoco ❤❤❤

  • @fahadjama9043
    @fahadjama9043 Před 6 měsíci

    Mash allaah ruumiyeey waanku taageraa allaah haku xafid ❤❤❤❤ magc nin baa iiguqorn

  • @sahraibrahim5601
    @sahraibrahim5601 Před 6 měsíci

    Masha Allah abayo waano quruxbadan mahadsanid

  • @Nadifo12nopassive
    @Nadifo12nopassive Před 6 měsíci

    Mash alla waa barmamiji fican Lkn andigu waxan ku jirah gabadha ku dhacan shabaqah

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 Před 6 měsíci +2

    Ar ani hadaanba u dhiiban rabaye hhhhhhh waa iska dhaafaa mugooooo bank aanba ka dhigan rabay

  • @user-qi1pl9vj6p
    @user-qi1pl9vj6p Před 6 měsíci +1

    Asc ruuumii wll waan ku salamayaa

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 6 měsíci +1

    Wlhi hadaan arki lahaa xataa 1000 dolar xataa inuusan ogaadeen 😂😂😂 lkn shiid baan ahaye goormee aruurinaa

  • @ayaancumar9192
    @ayaancumar9192 Před 6 měsíci

    Masha Allah

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 Před 6 měsíci +1

    Seygeda ma bangi ba maxey ugu dhiibeysa marka hore mey bangi furto oo ku dhurato😮😮😮😮😮

  • @FaadumoAbdullaahi-su2mq
    @FaadumoAbdullaahi-su2mq Před 6 měsíci +1

    Talada aansiin lahaa waa inay ninkeeda sasabto dabcan iyadaa taqaan meeluhuu kajicsanyahay sariirtanaha 😂 ahaatee siyaasad isticmaal andhihilahaa reerkaaga lkn iysan kaasamayn oo mukilad hayskagalin lacag darteed

  • @hersihersi2406
    @hersihersi2406 Před 6 měsíci

    Abaayo.ruumi.wanodaneesaa.kulasoconaa.intan.noolahay❤❤❤❤❤

  • @FardowsoJibriilmaxamuud
    @FardowsoJibriilmaxamuud Před 4 měsíci

    Waad kumahadsanthy ruumiyey dhiiri geluntada waxbadan kafaa idey alx

  • @faadumagaas9831
    @faadumagaas9831 Před 6 měsíci +2

    Alla ruumiyey dadku isku mid mahan anigu ninkeyga lacag aan siiyo iskadaaye shey walba qiimaha uu yahay xooga baan dul saarsada dambiba ha ahatee intaas dheerigaana meel baan dhigtaa sideen marka lacag nin usiiya sidii aan uga qaadi lahaa baaba falankeeda galaaye 😂😂😂

  • @YoosMax
    @YoosMax Před 6 měsíci +1

    Mnsh allh

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 Před 6 měsíci

    You are very intelligent lady.
    I wish I have your contact.

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p Před 6 měsíci +1

    Markaan qof lacag aan ubaahanahay udhiibaayo majirto anigaa ku labianaayo intaan udhiibilahaay😂

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Před 6 měsíci

    Maasha alaah walalo ruuni anigaa Alxamdu ilaah waxan ku weydiin qofkii aan xakumi karin lacagta aba caruurta eey u taliyaha ee layeeli masalan ilmihii iyagaa shaqeeyno markii eey wax culus u baahdaan oo jooyadii eey dhaqaalaha u heeyso si dee loo maareeya bal iiga soo jawaab????

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x Před 6 měsíci

    Waa aragnay wlhi hasugin nin hada udhiibtay wsxu kudhaha maxa kala leebahay

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 Před 6 měsíci

    masha allah qurux dumarey ❤❤❤

  • @user-zw2yu2gw5l
    @user-zw2yu2gw5l Před 6 měsíci +1

    😂😂😂 samir iyo iimaan ku lahaa

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Před 6 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤

  • @maryanhusein7357
    @maryanhusein7357 Před 6 měsíci

    Walashey ruumi ❤❤❤❤

  • @nasradirir6209
    @nasradirir6209 Před 6 měsíci +1

    walalkey dhul bu igaday 25k dollar accountkisa igu jirtay mudo sanad kudhow marka ubaahdayna ayado shilin kadhimneen bu isodiray xata dalal iyo wax la bixiyo jiro jeebkisu kabixiyay lkn nin we idhimantahay ilahay sidas hakadhigo asna.

  • @Farhiyamoh
    @Farhiyamoh Před 6 měsíci

    Daqaalaha ayaan kusobiri raba walashey xagee kalasoxariira

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Před 6 měsíci

    WASAXANTAHAY RUUMI WANA DHIIRIGILISAY

  • @ayaanabdiaziz5598
    @ayaanabdiaziz5598 Před 6 měsíci

    Mansha allah tasa beenahayn nin lama aamino sanadkan wuuwallankara😂

  • @user-dj8ri4sc4g
    @user-dj8ri4sc4g Před 6 měsíci

    Asc abyo aniga wan cusbahy
    waxan rabaa in aan kuso biro
    tiimkaga ❤

  • @user-vr1oi1dr3b
    @user-vr1oi1dr3b Před 6 měsíci +1

    Magacaygu wa nimco waxan jogaa neyrobi mahad sanid abayo

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 Před 6 měsíci

    Allah haynoo gargaaro dumaroow.

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 Před 6 měsíci +1

    Waa runteed 2023 ama 2024 miyaa nin lacag loo dhiibanayaa
    Haduu dhinto xataa waa dhaxal because wax cadayna kama haysid inaad gaar ulahayd.

  • @Nadifo12nopassive
    @Nadifo12nopassive Před 6 měsíci

    How mache you can sefen money?

  • @user-ed4wk3hv9l
    @user-ed4wk3hv9l Před 6 měsíci

    Ruumi runley

  • @user-vr1oi1dr3b
    @user-vr1oi1dr3b Před 6 měsíci

    Rumiyeey ana uhoreya mantay salalsare San kudawanayay akon an soofutay bishan labaad ila soco

  • @hawamahad7659
    @hawamahad7659 Před 6 měsíci

    1:24

  • @LeilaFamily1
    @LeilaFamily1 Před 6 měsíci

    Asc wan kucusubahay abayo Leila family1 channel

  • @user-sq9uy8mx4i
    @user-sq9uy8mx4i Před 6 měsíci +2

    Habo rumiyey number Kagan whtasApka ayn u bahna talo Ayan ka rabay isnab na ma lihi e❤

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Před 6 měsíci +1

      Inta maso dhigi karo nambarke6ga

    • @user-sq9uy8mx4i
      @user-sq9uy8mx4i Před 6 měsíci

      @@ruumichannel hadi an afsomali ahan qoralka uso qoro ma fahmaysana hadi number ka cadiya halkan kuso qoro dad anan Rabin amy iso galan whtas Apka

  • @khalo4095
    @khalo4095 Před 6 měsíci

    abayo waa kadhitay lacagtas wll

  • @zahraguled3597
    @zahraguled3597 Před 6 měsíci

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 Před 6 měsíci

    Tacsi 😢😢😢 camalaa .bisinka

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 Před 6 měsíci

    Ma sha Allah.
    I love you for the sake of Allah Abayo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 6 měsíci +1

    Samir iyo imaan alah ka siyo 🤣🤣🤣

  • @hindaahmed1952
    @hindaahmed1952 Před 6 měsíci

    gabdhaha qaar masakina jirta nimankey aminaan ani.diricayga xita ma amino

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757

    Walahi waxanuun waxad nafdaada kaxakamaysay hadana Aysifudud aykudhaafdo😢

  • @fadumomohamed-uf3lb
    @fadumomohamed-uf3lb Před 6 měsíci

    Walaahi dumatka weeye dhacayahiin balse wacya wax gartaan mar ay xedho iyo fandjla ka la dhaceen😂😂😂

  • @asmaaosman9810
    @asmaaosman9810 Před 6 měsíci

    Dhibka waxaa keeny Kala duwanaashaha Raha iyo dumarka qalbiyadooda dumarku wa waxaan dododa cadysan Karin nimankuna manaxaan

  • @sahroahmed73
    @sahroahmed73 Před 6 měsíci

    Asc

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 Před 2 měsíci

    oo hada ma sidaasoodhan ayay u kala fogyihiin ragga iyo dumarka isqabaa ??? Hadiiba aanay aamaano jirin oo wixii lakala amaahaado laysusoo celinay ama waxlawada yeelan karayn in la wada joogona way adagtahay hal baan leeyahay dhamaan dumarka gabadhkastaay nin kaagu waa ninkale ee adigu baro sida aad u wada shaqaynlahaydeen balse ruumi iyaba waa gabadh nin qabo oo si u qaasa ula dhaqanta no more

  • @user-gh1hv5zf3f
    @user-gh1hv5zf3f Před 6 měsíci +1

    Asc ruumi aad baan kuusalaamay

  • @Halimo-et9zs
    @Halimo-et9zs Před 6 měsíci

    Xoolahaagaheeso

  • @kadradjamakadra710
    @kadradjamakadra710 Před 6 měsíci

    Asc wll waxan ku dhaha ka samir 😢😢😢😢😢

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 Před 6 měsíci

    Aniga xitaa numberkaada ayaan rabaah ruumi chennel ❤❤

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Před 6 měsíci

      Ruumi_kitchen igala so hadal snapkeyga

  • @kifaayoali5164
    @kifaayoali5164 Před 6 měsíci

    Kkkķ

  • @IfrahMahamed-me1sk
    @IfrahMahamed-me1sk Před 6 měsíci

    Abaayo.xama.iimahdhan

  • @fardowsoabdikadir847
    @fardowsoabdikadir847 Před 6 měsíci

    Videoyada nso badi xbbbt mlinwlba 1xabo😊

  • @user-gm6lm5ze9g
    @user-gm6lm5ze9g Před 6 měsíci +2

    Abaayo wad mahsanthy lkn wixi kugu dhacayo ma ogid inu si qaldan Ila dhaqmayo Uma maleyneynin wlhi xly udambesay wan is qabsanay lcgteyda Raba aan dhahay wuuba xanaqay wuxa idhahay beri ku siina beridana mante ahayd waxbana ima siinin aniga wxnba daremaya in uusan Rabin inu isiiyo haduu isiiyana waxa ka go,an inuu ifuro abyo aniga wxnba daremey in uu lcgts darted lee inu igu heysto mida kle 2 wiilna wan u haaya abyo aniga marabi in ley furo waayo qof igarab istaagayo maheysti ha ahaato Walid iyo walal hooyadena wey iga dhimatay marka hada Ayan sameysanaya hormar iyo hiigsi insha alh Adna illah wxn kaga barya inu owlaadada ku cafiyo musiibo ilah idinma tuso qaaliyey wadna mahsan tihin taladaadana wan qadanaya insha alh mida kle mcny meel qaas aan kala soo xiriiro Ayan Rabi laha hadey macquul thy❤❤❤❤❤

    • @gabarwcn1267
      @gabarwcn1267 Před 6 měsíci +1

      Ilahay xaqaga ha ka siiyo tartib tartibb uga qado amo shiib dheh inta wax kale isku xiranaso

    • @user-gm6lm5ze9g
      @user-gm6lm5ze9g Před 6 měsíci

      ​@@gabarwcn1267thanks abyo mcn

    • @Nadiaabdalla985
      @Nadiaabdalla985 Před 6 měsíci +1

      Xppty tas ayaba tusalo kugu filan alle ku tusinayey wajigisa saxda ah ee goan hoos ka xariiro oo malin danbe ha weydin lacagtas wayo adi wad jogta wadna tabcee insha allah si usan filanen lee wax ugu dalac ee aruurso ❤❤❤

  • @umunuseyba9871
    @umunuseyba9871 Před 5 měsíci

    Ruumiyey tan walalka beenaa Ka sheegtay intaan u dhiibto markaan ubaahdo inteeda kale oo iigu daraa inaa ganacsi sameysto garab ayuu igu siiyaa walalka iyo ninkaga ha is barbardhigin haduu walalka xun yahay aniga boqor naftiisa ii huraa ila dhashay

  • @safiamohamed1631
    @safiamohamed1631 Před 6 měsíci

    Hadan udhiibtaba haigadhoco

  • @maryankeyf4017
    @maryankeyf4017 Před 6 měsíci +1

    Acoun baa lenahay ani iyo ninkayga iyo ilmahyga 😂waxana leyayhy mid igoniya see lay khiyama xalimo wanadu kuma deeqdo miya

    • @gabarwcn1267
      @gabarwcn1267 Před 6 měsíci +1

      Se Lo furta bank oo anaga dhan ah oo ani heysto

  • @najmaAbdi717
    @najmaAbdi717 Před 6 měsíci +1

    Naa aniguu igukekeni rabay maogtahay xaajiga waxoigudahay ayuutada ninka sedigey anla shaqeyo ayanogudaraa kun dolar sanadkii 10kun odolar noqone kumajiraan dahay hooyanba udiri raba oo igaxanunsan halaha kalane dheman baanku bixin rabaa sen yelay🤣🤣🤣

  • @munamohamed1078
    @munamohamed1078 Před 6 měsíci +1

    Abayo allaha nogargaro

  • @user-uo6rm1ue1r
    @user-uo6rm1ue1r Před 6 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @najmayoonis5020
    @najmayoonis5020 Před 6 měsíci +1

    Wlh 17kun buu ihaaya hal maalina buufis kama qaadin seen ku dhahay

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 Před 6 měsíci

      Hadhow hasoo ooynin sis

    • @Feyla731
      @Feyla731 Před 6 měsíci

      Wa kaa war sugeyna😂

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 Před 2 měsíci

      Yaan lagu shaki gelin hadeera wll dadkan qaar badan wax aaminsanyihiin in ay dadkuba isku wada dhaqanyihiin

  • @fahadjama9043
    @fahadjama9043 Před 6 měsíci

    Wallhi talo

  • @Halimo-et9zs
    @Halimo-et9zs Před 6 měsíci

    Waadaadkaugudaran

  • @shukriluggeed4108
    @shukriluggeed4108 Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @user-uo6rm1ue1r
    @user-uo6rm1ue1r Před 6 měsíci