GABDHAHA BILOWGA GANCASIGA IYO DEENTA XALKODII

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 23

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 Před 3 měsíci +3

    Anigu gofna bisinis Kulama taliyeen becouse somalidu wax wey qaatan lakiin deyen ma baxshaan marka anigu qabdhaha waxaan kula talin lahaa war markaad xogaa aruusataanba dhul ama dahab ku gata oo iska dhaafa somali iyo madax xanuunka deyentooda

  • @user-ui7ub6qz3y
    @user-ui7ub6qz3y Před 4 měsíci +4

    Gabdhaan mashalah wxan kujeclhay dhiiri galinta sister horey usoco

  • @ilhaniman7303
    @ilhaniman7303 Před 4 měsíci +3

    Ruumi video ga waqti aye galisay 760 qof aya fiisatay 170 aya like saren qof walbo dadkisa ayu waxku yhy aniga abasi furaye si ana uu ilawin horay ayanka sara horay usoco walashey

  • @fardowsoabdikadir847
    @fardowsoabdikadir847 Před 4 měsíci +2

    M.a frst cmmnt ahy ruumiyy inan kgu xirnhy saas ku ogw😊

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 Před 4 měsíci +1

    Waa sax abaayo ganacsiga soomaalida aad uma hana qaado dhibka dhana waa deeynta

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 3 měsíci +1

    Istaqfurulla kaalay xoog iga qaad deyn hada ku dhimato waa khatar inay tahay soo ma oga 🫢

  • @hamdimohamed5842
    @hamdimohamed5842 Před 3 měsíci +1

    Somali qol malahan bari abyo ku keenaaa waba lagaa dhuumanaaa qofka ha iwareerin gadayo waa wareer qol qof kaste mayaqaano inyar ayaa ilaahey ka cabsata

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 Před 3 měsíci

    Afrika waa okey lkn yurub hooyadii wax yar keento oo deen looga qaato waaba loo hanyabaa holada iyo boliska kuugu dacweenaa .kwaran habo mcnto.

  • @fardowsaahmed4431
    @fardowsaahmed4431 Před 3 měsíci

    Mashallan ❤❤

  • @halimakhalifa4443
    @halimakhalifa4443 Před 4 měsíci

    Masha Allah ❤

  • @hindahusen-tq9pt
    @hindahusen-tq9pt Před 3 měsíci

    ❤❤❤

  • @user-nd1yk3lh2g
    @user-nd1yk3lh2g Před 4 měsíci

    Waa run wlh

  • @hawafarahaden60
    @hawafarahaden60 Před 4 měsíci

    Ruumi gabdhaha green u dhig

  • @abshirmohamed9935
    @abshirmohamed9935 Před 3 měsíci

    Ma kuwa cusub suuqa soo galinaysaa bel lu qaadaye uma ha halyn shaydasn yahay

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman Před 4 měsíci

    Masha Allah abaayo ❤️ 🥰 ❤❤

  • @HibaaqAbdiqaadir-sx7ks
    @HibaaqAbdiqaadir-sx7ks Před 4 měsíci

    Ruumi abaayo kaso hadal qaliinka gabadha ugubka ah

  • @jaamacnuur4004
    @jaamacnuur4004 Před 3 měsíci

    Waarnta huuno ha la is caawiyo oo sifiican wax halooga iibsado gabdha wax iibinaya

  • @Caliya529
    @Caliya529 Před 3 měsíci

    Ruumiyey Dayax iyo farhia waa isku so labten naaagta hadi dalaaqo lagu furo ninka miyu kuso laaban

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Před 3 měsíci

      Ma is furen obal waxaas armey iska sheeko ahyed aaheey kkakakak