QASARAD EE LEDAHY MARKI AD QOF ISA SIISO RUNTA QISADA MANDEEG

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 67

  • @user-bs3wt4ez3c
    @user-bs3wt4ez3c Před 3 měsíci +7

    Yaa mandeeq my love isku filan wanaag jecel ha igu mashquulin ma lagaaraa qoftaas waa wanagii oo qof lakin abayo aad uma weyno 20jir baa curad u ah❤❤❤

  • @nastehoabdidahir284
    @nastehoabdidahir284 Před 3 měsíci +5

    Marka hore maamo kuma ahan gabadhaan waa gabar kula eg ama waxayar ka weyn qurbana waad joogtaa, waa maxaey maama naa xisho yaran meel kuma taale biainka.

    • @user-tv9mb4zs1t
      @user-tv9mb4zs1t Před 3 měsíci

      😅😅😅

    • @user-lt3vu9dl6w
      @user-lt3vu9dl6w Před 3 měsíci

      Waxaad u egtahy qof masersan ee yan lagaa dareemin😅

    • @lulali6059
      @lulali6059 Před 3 měsíci +1

      Abaayo maamo maxumo in lagu dhaho. Hada aniga 33 ayaa jiraa cuneyga ugu weeyn waa 9 sano, Maamo Hadii leey dhaho , maamo ayaa ahay Marba Hadii aan Hooyo noqdey Maamo ayaa ahay.

  • @munoadan9952
    @munoadan9952 Před 3 měsíci +5

    Mamada aaad yaaap naagihii somaliyed waa lees wada yareynaayaa😮

  • @fatimaali6726
    @fatimaali6726 Před 3 měsíci +13

    Anigaba hadaa layga tagay lkn alxamdulillah Illahay nama dauacaayo

    • @hafsaabdullahi8009
      @hafsaabdullahi8009 Před 3 měsíci +1

      😢

    • @nasramohamed4229
      @nasramohamed4229 Před 3 měsíci +1

      Walal waxka kheyr badan Rabi hakuugu badalo

    • @LaylojamacLaylojamac-
      @LaylojamacLaylojamac- Před 3 měsíci +2

      Illahay isku xir dikriga badso saliga nabiga cws illahay kuma dayaca.yo niyada khayr usheeg ❤ walshay

    • @nimcosagal1044
      @nimcosagal1044 Před 3 měsíci

      Ninku waa qayb kamida nolosheena Dumaroow noloshiina nin hakawada dhigina

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před 3 měsíci

    Sax Mandeq waa hooyo adag weey ka muuqataa. Waa jeclahay CZcamsrkeeda waa fiirsadaa

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r Před 3 měsíci +4

    WALAALEEYCWAX KALA REEBO WAX BADAN AYEY IGA WEYN TAHAY IYO DA HAU BIXINE

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 Před 3 měsíci +5

    Maandeeq maweeynee waa ay daafaa deegtey

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman Před 3 měsíci +2

    🤲Amiin amiin amiin ya Allah😢 🤲

  • @nimohaji8446
    @nimohaji8446 Před 3 měsíci +5

    Ruuneey tiktok malihine nosoo gudbi abaayo wan lahaan jiray lkn wa iska tuuray wlhy wanacay😂

  • @Xamdicabdulahi-pz6nz
    @Xamdicabdulahi-pz6nz Před 3 měsíci +5

    Naaa haduu ninka idinka tago ilaaheey subxaanahu watacaalaa idinkama tahin

  • @aminasaeed2998
    @aminasaeed2998 Před 3 měsíci +5

    Ruumi Qofaan hooyadaa ahayn maamo haku dhihin ixtiraam na maahan maamo qofkii ogol is ok Laakiin hadii la qaangaaro lama kala wayna . Weligaana qof baa iga weyn ha dhihin plz
    Mahadsanid

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Před 3 měsíci

      Hahahah somali iyo da. Maxa kala haysta respect bey iga aheyd

    • @aminasaeed2998
      @aminasaeed2998 Před 3 měsíci

      Qofkasta intuu jiro isaga waalidka is iyo Allah unbaa og ee muhiimadu waa in dadku Walaalo yihiin mar hadii la waynaado. Waana kugu iri qofkii ogol is ok balse dadka ma jecla. Full respect abayo aniga igamaadan hadleyn ee dadkeena baan aqaan
      Mahadsanid

    • @naimaomar3375
      @naimaomar3375 Před 3 měsíci

      @@ruumichanneladbo waakamidthy moho adodhahayo hoyo somaliyed ahy lama arg 😂😂😂😂😂adbowadhashy hoyanh wathy 😊

    • @naimaomar3375
      @naimaomar3375 Před 3 měsíci

      Adabaka mid ah hooyabo wathy manadhahdid 😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-id4uj5yt7w
    @user-id4uj5yt7w Před 3 měsíci

    Masha allah ruumi gabdhaha somaliyed mid mida kujirtad kamid tahay

  • @user-ui7ub6qz3y
    @user-ui7ub6qz3y Před 3 měsíci

    Xbbti mashalah xijabka wad Ku qurxoonthay ee isag qur xiro garbasartu xijab manoqoto

  • @foosomaromar3036
    @foosomaromar3036 Před 3 měsíci

    Masha Allah Xppt

  • @IdilShirwa
    @IdilShirwa Před 3 měsíci

    I'm from ethiopia addis Ababa you are amazing ❤❤😊😊

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 Před 3 měsíci

    Masha allaah abaayo aad ayaad umahad santahay

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před 3 měsíci

    Mashallah Mashallah ❤warunta abayo walahi

  • @SundusElmi-bi7pm
    @SundusElmi-bi7pm Před 3 měsíci +1

    Wlhi been mahaan yaan liisasiin qof biniadam ah

  • @shugrimohamed7357
    @shugrimohamed7357 Před 3 měsíci +4

    Xishood Waa dhamaadey walaahi
    Maamada Maamada adiga ku soo celcelinaayo ma ku dhali kartaa adba maama waa tahay gabadheeda waa 20 jir adna taada waa 15 jir wey uun kaa hor guursatey
    Ha la kala xishoodo
    Irsaaqada hadey meel xun kaa gasho waa saas

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 Před 3 měsíci +1

      Mamo waxa xun mah wa hooyo hooyo wa tahy maxa Kal O jirah had cawo dasho Mamo ba noqatay mah in U qof ka Wayan ya

    • @shugrimohamed7357
      @shugrimohamed7357 Před 3 měsíci +1

      Abaayo qof da da hooyadaa la eg uun baa dhihi kartaa maamada mideeda kale dad kala weyn uma jeedo

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Před 3 měsíci

      Xuman uma dhihin only respect bey iga ahyed adiga.maxa xuman uga dhige miyadan ilahy ka baqeyn

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Před 3 měsíci +1

      @@shugrimohamed7357 bananka uso wada bax mandeeeq hadey mama irahdo iyo hadii an iska daayo waxba kama galine

    • @shugrimohamed7357
      @shugrimohamed7357 Před 3 měsíci

      Xabiibtii markaa banaanka aa I maatey ha filanin in wax walba samcan wadaacan lagu dhaho
      Da da na soomaalidii dumarkoodii waa wareerisey

  • @AdnaKayd-jr4lt
    @AdnaKayd-jr4lt Před 3 měsíci

    Mashaa. Alaah

  • @KhadroAli-fz1jt
    @KhadroAli-fz1jt Před 3 měsíci +1

    Aaminada tirada badan iyo isasiintu wa wax maalinkaste mid uwaalanayso filanwaagu naagwalbay naftaada kow kadhig

  • @AdnaKayd-jr4lt
    @AdnaKayd-jr4lt Před 3 měsíci

    Maashaa. Alaah

  • @cadercumar3753
    @cadercumar3753 Před 3 měsíci

    MaanDeeq my love isku filan wanaag jewel ha igu mashquulin aad ayey nadiif u tahay walhi waxa aan ku qiyaaso wanaageeda😂ma arag

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman Před 3 měsíci

    Masha Allah abaayo sax 💯

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 Před 3 měsíci

    Asc walaal wayo arag ayad tahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zanko6317
    @zanko6317 Před 3 měsíci

    Allah caafiyo

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j Před 3 měsíci

    Subaxalaahay aniga waxaan u arka ineey jecelka ka batay

  • @fatumayakubhussein6440
    @fatumayakubhussein6440 Před 3 měsíci

    waa run wey walantahay, acudu billah, jecel maxa ladhahaa, naa mel fariso kudhaha habartan afeysan

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 Před 3 měsíci

    Kkkkkk haaaa welee
    Waa aragtay

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 Před 3 měsíci

    Walhi waan maqlale tigtog waligey mafuranin

  • @hiboabdirahman7271
    @hiboabdirahman7271 Před 3 měsíci

    Ru.mi malagufuray

  • @mohamedabdulkadir2600
    @mohamedabdulkadir2600 Před 3 měsíci +1

    Sorry abayo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757

    😢😢😢😢

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 Před 3 měsíci

    Nolosheesu waa musalsal

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Před 3 měsíci

    Kaalay ruumiyeey xijaabku ma wxuu noqday waxa ugu danbeeyay ee aanad nagu baraarujin mida kale ma qof qaawan baad leedahay way saxsan tahay

  • @foos4126
    @foos4126 Před 3 měsíci

    caafimaad majiryo wali biloowgees waaye

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 Před 3 měsíci

    Aabyo sorry 😢😢😢😢

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 Před 3 měsíci

    Mammo kuteh kaama weena Maandeeq😂😂😂and dont call mamma qof aan kudhalin karin😅😅 waabo shekadii nimanka Somali da dumarka kudhahan

  • @SadiaHusein-uh7kj
    @SadiaHusein-uh7kj Před 3 měsíci

    Wuu nawada hayaa jeceylke kusoco 😂😂

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Před 3 měsíci

    Excuse me 😂😂😂

  • @Gayaanhayebe
    @Gayaanhayebe Před 3 měsíci

    Mamo aaa adiga ma ka yartahay waa yaab

  • @hudarahma2465
    @hudarahma2465 Před 3 měsíci

    Cimrigan iskuqawi waba khasaro