MA SIDAN? WAY KUU DHAMAATAY!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 11. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • Zábava

Komentáře • 295

  • @mesutali9978
    @mesutali9978 Před rokem +73

    Wll haddii aad ku dhiban tahay ducadaan Akhriso insha Allah way ka madoowaanaysaa اللهم اغفر لي ذنبي وطهر قلبي واحسن فرجي

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 Před rokem +25

    Subxanalh ilahow na hanuuni anaga iyo qof walbo islaam ah🤲

  • @user-te7ep7gf1g
    @user-te7ep7gf1g Před 2 měsíci +15

    Wlahi bilaahi talahi i stopped just when i heared your advising 2/5/2024, it will be good day forme

  • @updirahmanalap8570
    @updirahmanalap8570 Před rokem +42

    Haka daalin in aad joojiso wacyigaa dad badani in aad wado u noqotid ayaa dhici kartee ❤️❤️❤️

  • @samiiracabdalle4948
    @samiiracabdalle4948 Před rokem +33

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

    • @user-zm2ge6wf7m
      @user-zm2ge6wf7m Před rokem +3

      🔻اذكار الصباح 🔻
      ▪️أَعُوذُ بِاللهِ مِنْ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ
      ⏺اللّهُ لاَ إِلَـهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاء وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ.[آية الكرسى - البقرة 255].
      🔹مرة واحدة
      ➖بِسْمِ اللهِ الرَّحْمنِ الرَّحِيم
      ⏺قُلْ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ، ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ، لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ، وَلَمْ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدٌۢ.
      🔹3 مرات
      ➖بِسْمِ اللهِ الرَّحْمنِ الرَّحِيم
      ⏺قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلْفَلَقِ، مِن شَرِّ مَا خَلَقَ، وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ، وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِى ٱلْعُقَدِ، وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ.
      🔹3 مرات
      ➖بِسْمِ اللهِ الرَّحْمنِ الرَّحِيم
      ⏺قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ، مَلِكِ ٱلنَّاسِ، إِلَٰهِ ٱلنَّاسِ، مِن شَرِّ ٱلْوَسْوَاسِ ٱلْخَنَّاسِ، ٱلَّذِى يُوَسْوِسُ فِى صُدُورِ ٱلنَّاسِ، مِنَ ٱلْجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ.
      🔹3 مرات
      🔸أَصْـبَحْنا وَأَصْـبَحَ المُـلْكُ لله وَالحَمدُ لله ، لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحدَهُ لا شَريكَ لهُ، لهُ المُـلكُ ولهُ الحَمْـد، وهُوَ على كلّ شَيءٍ قدير ، رَبِّ أسْـأَلُـكَ خَـيرَ ما في هـذا اليوم وَخَـيرَ ما بَعْـدَه ، وَأَعـوذُ بِكَ مِنْ شَـرِّ ما في هـذا اليوم وَشَرِّ ما بَعْـدَه، رَبِّ أَعـوذُبِكَ مِنَ الْكَسَـلِ وَسـوءِ الْكِـبَر ، رَبِّ أَعـوذُ بِكَ مِنْ عَـذابٍ في النّـارِ وَعَـذابٍ في القَـبْر.
      🔸اللّهـمَّ أَنْتَ رَبِّـي لا إلهَ إلاّ أَنْتَ ، خَلَقْتَنـي وَأَنا عَبْـدُك ، وَأَنا عَلـى عَهْـدِكَ وَوَعْـدِكَ ما اسْتَـطَعْـت ، أَعـوذُبِكَ مِنْ شَـرِّ ما صَنَـعْت ، أَبـوءُ لَـكَ بِنِعْـمَتِـكَ عَلَـيَّ وَأَبـوءُ بِذَنْـبي فَاغْفـِرْ لي فَإِنَّـهُ لا يَغْـفِرُ الذُّنـوبَ إِلاّ أَنْتَ .
      🔸رَضيـتُ بِاللهِ رَبَّـاً وَبِالإسْلامِ ديـناً وَبِمُحَـمَّدٍ صلى الله عليه وسلم نَبِيّـاً.
      🔹3 مرات
      🔸حَسْبِـيَ اللّهُ لا إلهَ إلاّ هُوَ عَلَـيهِ تَوَكَّـلتُ وَهُوَ رَبُّ العَرْشِ العَظـيم.
      🔹7 مرات
      🔘بِسـمِ اللهِ الذي لا يَضُـرُّ مَعَ اسمِـهِ شَيءٌ في الأرْضِ وَلا في السّمـاءِ وَهـوَ السّمـيعُ العَلـيم.
      🔹3 مرات
      🔘اللّهُـمَّ بِكَ أَصْـبَحْنا وَبِكَ أَمْسَـينا ، وَبِكَ نَحْـيا وَبِكَ نَمُـوتُ وَإِلَـيْكَ النُّـشُور
      🔘أَصْبَـحْـنا عَلَى فِطْرَةِ الإسْلاَمِ، وَعَلَى كَلِمَةِ الإِخْلاَصِ، وَعَلَى دِينِ نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ، وَعَلَى مِلَّةِ أَبِينَا إبْرَاهِيمَ حَنِيفاً مُسْلِماً وَمَا كَانَ مِنَ المُشْرِكِينَ.
      🔘سُبْحـانَ اللهِ وَبِحَمْـدِهِ عَدَدَ خَلْـقِه ، وَرِضـا نَفْسِـه ، وَزِنَـةَ عَـرْشِـه ، وَمِـدادَ كَلِمـاتِـه.
      🔹3 مرات
      🔘اللّهُـمَّ عافِـني في بَدَنـي ، اللّهُـمَّ عافِـني في سَمْـعي ، اللّهُـمَّ عافِـني في بَصَـري ، لا إلهَ إلاّ أَنْـتَ اللّهُـمَّ إِنّـي أَعـوذُ بِكَ مِنَ الْكُـفر ، وَالفَـقْر ، وَأَعـوذُ بِكَ مِنْ عَذابِ القَـبْر ، لا إلهَ إلاّ أَنْـتَ.
      🔹3 مرات
      🔘اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ العَـفْوَ وَالعـافِـيةَ في الدُّنْـيا وَالآخِـرَة ، اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ العَـفْوَ وَالعـافِـيةَ في ديني وَدُنْـيايَ وَأهْـلي وَمالـي ، اللّهُـمَّ اسْتُـرْ عـوْراتي وَآمِـنْ رَوْعاتـي ، اللّهُـمَّ احْفَظْـني مِن بَـينِ يَدَيَّ وَمِن خَلْفـي وَعَن يَمـيني وَعَن شِمـالي ، وَمِن فَوْقـي ، وَأَعـوذُ بِعَظَمَـتِكَ أَن أُغْـتالَ مِن تَحْتـي.
      🔘يَا حَيُّ يَا قيُّومُ بِرَحْمَتِكَ أسْتَغِيثُ أصْلِحْ لِي شَأنِي كُلَّهُ وَلاَ تَكِلُنِي إلَى نَفْسِي طَـرْفَةَ عَيْنٍ.
      🔘اللّهُـمَّ عالِـمَ الغَـيْبِ وَالشّـهادَةِ فاطِـرَ السّماواتِ وَالأرْضِ رَبَّ كـلِّ شَـيءٍ وَمَليـكَه ، أَشْهَـدُ أَنْ لا إِلـهَ إِلاّ أَنْت ، أَعـوذُ بِكَ مِن شَـرِّ نَفْسـي وَمِن شَـرِّ الشَّيْـطانِ وَشِـرْكِه ، وَأَنْ أَقْتَـرِفَ عَلـى نَفْسـي سوءاً أَوْ أَجُـرَّهُ إِلـى مُسْـلِم.
      🔘أَعـوذُ بِكَلِمـاتِ اللّهِ التّـامّـاتِ مِنْ شَـرِّ ما خَلَـق.
      🔹3 مرات
      🔘اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
      ✔️غير مقيد بعدد
      🔘اللَّهُمَّ إِنَّا نَعُوذُ بِكَ مِنْ أَنْ نُشْرِكَ بِكَ شَيْئًا نَعْلَمُهُ ، وَنَسْتَغْفِرُكَ لِمَا لَا نَعْلَمُهُ
      ❤❤❤

  • @nasibxasan3193
    @nasibxasan3193 Před 6 měsíci +32

    29/12/2023 i stopped it 🛑

  • @amiiradasanadka3053
    @amiiradasanadka3053 Před rokem +16

    ...
    قال الله ..... وتوبو الى الله جميعا ايها المؤ منون لعلكم تفلحون (سورة النور ٣١)

  • @garxajis615
    @garxajis615 Před rokem +14

    Walal waan iska dayn laa'ay wllhi isoo duceeya in rabi iga madoobeyo

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 Před rokem +16

    Alla maxan channel kayga u xiisay😊 ayantan internet la aan I haysay🙈 thanks alot brother

  • @Sukeyna2007
    @Sukeyna2007 Před rokem +6

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبى على دينك.
    Ya Allah dhaman intii muslim ☪️ 😢 🙏ah. Waxab joognaa qarni qof kii muslim ah oo diintiisa ku dhagnaado ladhahaayo suufi .

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 Před rokem +7

    Ilahay haku barakeeyo Asxaabtayda markan lakulmo khaasatan kuwa aanjeclahay waxan weydiiya Ayub Axmed madaawatan? daawada ayan ku idhahda haday idhahan maya Guulayso Ayubow Adduun & Aakhira labadaba Aamin

  • @mohamedkhadar9443
    @mohamedkhadar9443 Před rokem +9

    ilaahay dambigena iyo kii waalidinten ba dhaaf😓

  • @abdallaoffical9805
    @abdallaoffical9805 Před měsícem +2

    Isniin.17 /6/2024 last day 6:54😢😢 ilahay ha iga jojiyo😢

  • @zakihassan4013
    @zakihassan4013 Před rokem +14

    Subxanallah allow naga badbaadi🤲

  • @user-gy1pw5ol4r
    @user-gy1pw5ol4r Před měsícem +1

    My brother ayub this video change my whole life I appreciate that thanks so much my Allah bless you 🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯😍😍😍

  • @mariaabdul99
    @mariaabdul99 Před rokem +3

    Allahuma najina ilahy haka madobeyo kuwa dawadana Ameen ya rabbi

  • @umulkayrabdi7272
    @umulkayrabdi7272 Před rokem +9

    M.A ayuub ilaahay ha na hadeeyo rag iyo dumarba mahasanid🥰😇

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 Před rokem +13

    Thank you teacher🥰🙏🌹❤❤💯💯

  • @Ha_samaato
    @Ha_samaato Před rokem +6

    { قَالَ یَـٰلَیۡتَ قَوۡمِی یَعۡلَمُونَ } 🥺

  • @abdihakimjama1877
    @abdihakimjama1877 Před rokem +3

    Jazakalllah Bro!,you aretalking about true point.

  • @ArMan-od3nx
    @ArMan-od3nx Před rokem +2

    Mi favotire ustaad ayoub ahmed 💯🔥

  • @abdirahimhusseinnor6556
    @abdirahimhusseinnor6556 Před rokem +3

    Msha alllah ustaaad jazakalllah wax wlbo waad na xasuuuusisay i.n alle ha inga dhigo kuwa qaato waanadaada

  • @zakariye7522
    @zakariye7522 Před rokem +3

    Jazakallah dhiiragiliyaheena❤️

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 Před rokem +6

    Masha allah my teacher wllhi runta kahadashay waana xaqiiq manta gacanta luuhayo ilaahY hanabadbadiyo

  • @karanaden9741
    @karanaden9741 Před rokem +3

    Thnk you bro walhi waxaaa tahy dhiiiri galiye aaan aad u taageero ... intaan kaaa faiday allah un baaa garan kara allah adna badal khyrleh kuuu waydiiyyy hamigaaga allah hakuuu sahlo ayuup ahmedoow

  • @fahadmohamed4
    @fahadmohamed4 Před 5 dny

    15/7/2024 inshallah maanta waxaa go.aan ka qaatay afkaanta xun iyo siigeeysiga isoo duceenya in uu Allah iga madoobeeyo shalaytadaan dib dambo inaa u laabto ma rabo I.a waxaa doonaayaa inaa nolosha guul ka gaaro😢😢

  • @SaakKhaderAhmett10
    @SaakKhaderAhmett10 Před měsícem +1

    Ilaahayow Noo danbi dhaaf Yaa Allah yaa Allah 😢😢🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AbdirahmaanAbdimahamoud

    Asaxaabeey iiga soo duceeya 10 sano ayaan wadaa walina ma dayn😢😢

  • @naimaadan2635
    @naimaadan2635 Před rokem +2

    Mashallah ayubow aqliga Allah hakubarakeyo

  • @nicmiita9509
    @nicmiita9509 Před rokem +2

    Masha allaah ayub illaahy haku xiftiyo

  • @habiibohassan3378
    @habiibohassan3378 Před rokem +2

    Ad iyo ad ayubow milayin adi o kle Hdey adunka no jogi laheyn wax bdn baa la bedeli lahaa❤ alle haku barakeyo walalkey

  • @yahyemire4368
    @yahyemire4368 Před rokem +2

    Jasakallah wlle ilahay Haku barakeyo malinta jimacahana khayrkeda alle hanasiiyo

  • @atharmursal2633
    @atharmursal2633 Před rokem +2

    Subxanallah allahu manajeynaa wlhi waa xaqiiqah may Allah protect us wax kaloon dhaho garanmeyno markan arko unada Sida ay u dhaqmayaan Ayaan dhahaa sideen wadan degen u heleynaa because waxuu Allah subxanahu watacalaa xaraameye Ayaa normal laga dhigtay Allahu manajeynaa

  • @Sportsreact2
    @Sportsreact2 Před rokem +3

    Masha Allah my teacher ayuub

  • @suhaibalimohamed8190
    @suhaibalimohamed8190 Před rokem +2

    Maashaa allah ayuub hore u soco

  • @xusnidaauud7342
    @xusnidaauud7342 Před rokem +13

    Jazaakallah wllky🙏🙏

  • @yoonissaladcali660
    @yoonissaladcali660 Před rokem +1

    M.a ustaad guuleyso♥️♥️♥️

  • @Shorts.1653
    @Shorts.1653 Před 2 měsíci +2

    17 --5-- 2024 😢 ilaahey iga madobey

  • @omarmohamed4565
    @omarmohamed4565 Před rokem

    Mashaallah guleysa waliga walal ayub

  • @husseinmohamoudomar368
    @husseinmohamoudomar368 Před rokem +3

    Asc ayuub axmed thanks my dear teacher ♥️

  • @khadarkeywiilkariyada6934

    Masha Allah wll ayub mahadsanid 🙏

  • @Raage11
    @Raage11 Před rokem +2

    ❤ Allah hakaa raali noqdo walal 😢 talo wanagsan ayad siisay qofkii kontooroli waayo naftiisa

  • @omomuad9267
    @omomuad9267 Před rokem +1

    Ayuub wll manòshay masha allah maalmahan waluguwayaya

  • @cibaartrainingcenter7492

    masha allah waa arin loo baahan yahay in laga hadlo

  • @abdullahiheikal8731
    @abdullahiheikal8731 Před rokem +1

    Subaxanalah
    Jazakalahu kheyr Apokey

  • @Gaasproduction
    @Gaasproduction Před rokem +10

    subax cusub oo sabti ah 6:36 12/November/2022 waa xiliga aan daawanayo video gaan alle waxan ka baryayaa inuu ka madoobeeyo qof walba oo daawada foolxumadaa ama sameeya alle hanbigeena ha dhaafo hana na asturo😥

  • @user-gy1pw5ol4r
    @user-gy1pw5ol4r Před měsícem

    Keep going you're right true speak ❤❤❤❤😊😊😊💪💪🔥🔥🔥

  • @akdollarxuseen7392
    @akdollarxuseen7392 Před rokem

    teacher ayuub ahmed tnz mr wlpo😍

  • @raqioalihassan9423
    @raqioalihassan9423 Před rokem +1

    Jazzakallah kheyr wll.❤

  • @asmacali111
    @asmacali111 Před rokem +2

    Masha allah

  • @najmoomar
    @najmoomar Před rokem +1

    ilahay qatumada hano hagajiyo walle waqti adag baa lagu jira wll ayub horay u soco baanku leyahy

  • @mohamedabdimohamed8996
    @mohamedabdimohamed8996 Před rokem +1

    aad i aad sxb waana kaaga mahad celinayaa qaabka qurxoon aad noo Tusto wadada Wanaagsan ✊👍🔥

  • @mamanidirisidiris2918
    @mamanidirisidiris2918 Před rokem +1

    Ilahow naga reeb sigada iyo filimants xun xun🤲

  • @sucdimumin5874
    @sucdimumin5874 Před rokem +1

    Saxa waaye brother 👍

  • @omarsharifmadowe4100
    @omarsharifmadowe4100 Před rokem

    waa xaaqiiq usstad waa arin.tabasha leh inlawacyigilyo wad ku mahadsnthy wanaga gudbidtiisa

  • @sharmaakezaki3261
    @sharmaakezaki3261 Před 5 měsíci +3

    Manta igu dambeysay ii soo duceeya 26-01-2024

  • @cabdifataxmursal3440
    @cabdifataxmursal3440 Před rokem +1

    Alle haku sharfo ustaad

  • @hasanadem2848
    @hasanadem2848 Před rokem

    Waa runta wllky Ayuub
    Wllky Ino ducee inu faxishadan naga masaxoo

  • @hibomahamedhibomahamed1879

    Teacher ayuub🥰🥰

  • @alsacadatv7294
    @alsacadatv7294 Před rokem +1

    SXP WALLAHI WAA RUNTAADA
    Allaha Nasoo Hanuuniyo Dhamaanteenba😭😭😭

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 Před rokem +1

    Ilahey hanaga badbaadiyo fasaadka noloshaan🥲🤲

  • @CabdmaaligSalaad
    @CabdmaaligSalaad Před 6 měsíci +3

    Maanta iigu danbeesa ii duceeya 11.1.2024😢

  • @sakisaed4636
    @sakisaed4636 Před rokem +8

    😂😂😂manooli hore usoco ustaad from hargiesa

  • @hanadzyga9619
    @hanadzyga9619 Před rokem +1

    وذكر فإن الذكرى تنفع المؤمنين

  • @Eng_Ccy
    @Eng_Ccy Před rokem

    Xaqiiq Ustaad Shukran alle Hanawada Wanaajiyo 🤲😢😭

  • @Axyaadunya
    @Axyaadunya Před rokem +1

    Subxanalllh Rabi hayna soo hanuuniyo

  • @kaderomar806
    @kaderomar806 Před 10 měsíci

    Tks teacher

  • @ZakiHusen-wo3pl
    @ZakiHusen-wo3pl Před 7 dny

    Alx wllo noolasheydi ilaa maant waligey xumaantan carabkeyga uu ka xishooday masameynin alxamdulilaah waligey arintaan masameynin zinana rabibaan kamagan galay inaan sameeyana Kuma fikirin waligey waxan umahad celinaya walalkey ayub oo ogadey waxa dhalinta laayay lkn dabargo' waayo walahi xasbunalaahi aniga Ala kamagan galay adigana allaan Kaga magan gaaly iisoo duceeya inaan daahirnaanta aan kusii jiro adinkana allaha in badbaadiyo

  • @Maahir12
    @Maahir12 Před 4 měsíci

    Alxamdulillaah ima Heysato wllhi😊

  • @Uqidmeyntaumadda
    @Uqidmeyntaumadda Před rokem

    Alle haku barakeeyo ugaas

  • @yuusufAloomow
    @yuusufAloomow Před 2 měsíci +1

    17/5/2024 I.a waxaan rajeynayaa

  • @anwarhagi103
    @anwarhagi103 Před 8 měsíci +5

    Hadii aad rajo yar xataa ka lee dahay naftaada walaal iska daa siigada nolasha ayay burburisaa farxad la'aan qalbi cariiri xataa salaada markii aad dukanaysid qalbigaaga wax yaabo aanka soo qabaneyn ayaa kusoo dhacaayo sidoo kle maahsanaan zaait ah ayay lee dahay burbur nafeed adoo nool ayay meyd lugeenaayaa kaa dhigaysaa ka fikir mustaqbalkaaga aayaha nolashaada

    • @BACAD_BACK
      @BACAD_BACK Před 25 dny

      Waka wiilka qalbiga kahadlay ma.a

  • @Dhagawayne-fe9zl
    @Dhagawayne-fe9zl Před 2 měsíci

    Walahi xadiisbaad kuhadashay ayuubow ❤

  • @FaadimaTukow
    @FaadimaTukow Před 3 měsíci

    Allah kubarakeyo wll

  • @Burhaansiciid-fk3im
    @Burhaansiciid-fk3im Před 2 měsíci +1

    Video nolshaydu wax kabadaly aad iyo aad baa u mahadsantahy wll

  • @xamdabasha3927
    @xamdabasha3927 Před 4 měsíci +2

    zxb ayubow waxan raba talo basha sigada anigiyo saxibkay waxan kutashanay bisha Ramadan lakin waxan kufashilmay todobo cisho walhi waxad tahay libax zxb laga yaba inanad arag farintayda waxan joga qool cidla marka shaydanka igaxog bate wll talo isii bels

    • @ShaficiKhadar-sx7ew
      @ShaficiKhadar-sx7ew Před 4 měsíci +1

      Ramadaan hadan iska dayn waydo i aamin waliga dayn maysid ramadaanta fursad baa hystaa maalinkina soon habeenkina suuqa u bax oo fiid seexo jiimna aad intasa kugula talin lgaa pro

  • @AbdikariimBarBarBarBar

    19/7/20024/ stop 🛑 siigaysi😢

  • @SaakKhaderAhmett10
    @SaakKhaderAhmett10 Před měsícem

    Ilaahayow Noo Danbi dhaaf Yaa Allah 😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲

  • @xasanmaxamednuur-vd7qy
    @xasanmaxamednuur-vd7qy Před 9 měsíci

    Mashalah wll qali nolow ayuub

  • @khalidfaarax4598
    @khalidfaarax4598 Před rokem +3

    Taqriben labo bilood ila sadex aya kaso wareegtay gortan joojiyey weli se afadi iyo dhibti iyo ciriirigi wan dareemoya ilhow maskaxda no cafimaadi 🤲😔

    • @sacadcabdiwali3283
      @sacadcabdiwali3283 Před rokem

      Xubintaadii Taranku sideedi hore makusoo noqotey sxp mise aafada ayaa baabiisey.

    • @khalidfaarax4598
      @khalidfaarax4598 Před rokem

      @@sacadcabdiwali3283 Waa caadi zp cafimad taama weeyi

    • @sacadcabdiwali3283
      @sacadcabdiwali3283 Před rokem

      @@khalidfaarax4598 imisa Sano ayaad wadey sxp.

    • @khalidfaarax4598
      @khalidfaarax4598 Před rokem

      @@sacadcabdiwali3283 4 sano oo dhen

    • @sacadcabdiwali3283
      @sacadcabdiwali3283 Před rokem

      @@khalidfaarax4598 Hadda is badalka fiican ma dareemaysa, yacnii sidiisi hore makusoo noqdey sxp.

  • @user-cs1hk9pj9f
    @user-cs1hk9pj9f Před rokem +2

    M.a ayuub ilhy mnkaga hkuu brakeeyo runtii wxaad
    Tahay wll ngu qaaliya jecelna mar walba inaan nqono kuwo wngaagsan shrafna leh😍💯💥

  • @sharmaarkeabdi9224
    @sharmaarkeabdi9224 Před rokem

    Wll Ayuub Waan Ku Salaamay❤

  • @AliFoden-hh2zx
    @AliFoden-hh2zx Před 7 měsíci

    Maansha ALLAH

  • @huseinaliwandash
    @huseinaliwandash Před rokem +1

    Daawade no 1 m.a teachar

  • @Khadija_sheikh.
    @Khadija_sheikh. Před rokem +1

    Thank you 💕

  • @cabdikaafi8566
    @cabdikaafi8566 Před rokem +7

    Allah hana soo hanuuniyo dhamaanteen
    Mahadsanid ayuub 👍

  • @dalbarasho
    @dalbarasho Před rokem

    Really walahi. Nin damiirle ayuun baa samaynkara

  • @fatumainyussuf4738
    @fatumainyussuf4738 Před rokem

    Subxanallah Subxanallah Subxanallah allahu minajana mina nar

  • @abdallahussen5702
    @abdallahussen5702 Před rokem +1

    Asc Aad Baan kusalame sxp si dhow yaa kula socda Italy 🇮🇹 yaana kasosalami

  • @samiirozeynofficial9850

    Walaahi Ayuub walal waad ii cabisay rabi haku caawiyo videos kaaga walahi wan ku faaiday

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 Před rokem +1

    M.a kuwad alaha hasoo hanuuniyo

  • @makoaden5640
    @makoaden5640 Před rokem

    Subhannalah

  • @faysahassanfaysahassan9118

    Asc wll ayub axmad

  • @nurtureplace7404
    @nurtureplace7404 Před rokem

    وذكر فإن ذكر تنفع المؤمنين inaa ayuub waxaan kudarsanaya soonka badsada soonkaa xumaantaas idin ilawsiinaya allana haynaga wada Barbadian shaydaanka iyo camaladiisa

  • @aminahussain3991
    @aminahussain3991 Před rokem

    Wllhi waa xaqiqo wllo alle hasoo Hadley dhamantood alow na astur

  • @fatimazahraa7049
    @fatimazahraa7049 Před rokem +2

    ونعوذ بالله جزاك الله خيرا exactly saban layaaba weeyi

  • @kaafiyoyarey3060
    @kaafiyoyarey3060 Před rokem +1

    Thank you

  • @ayubpro
    @ayubpro Před rokem +1

    Chouma kaream ayub

  • @qadarmideey572
    @qadarmideey572 Před rokem +1

    Subaxa a lah wllkey

  • @aminahussain3991
    @aminahussain3991 Před rokem +2

    Asc ayuub jumca mubarak